Xidiigii Hore Ee Real Madrid Ee Guti Oo Ku Maadeystay Guuldaradii Barcelona Xalay Ka Soo Gaartay Valencia

0
Monday April 18, 2016 - 12:04:39 in Sports News by
  • Visits: 692
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xidiigii Hore Ee Real Madrid Ee Guti Oo Ku Maadeystay Guuldaradii Barcelona Xalay Ka Soo Gaartay Valencia

    Xidigii hore ee kooxda Real Madrid Jose Maria Gutierrez Hernandez, oo loo yaqaano Guti, ayaa ku maadeystay kooxda Barcelona kadib guuldaradii ka soo gaartay kulanki ay gurigooda ku soo dhaweeyeen kooxda Valencia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidigii hore ee kooxda Real Madrid Jose Maria Gutierrez Hernandez, oo loo yaqaano Guti, ayaa ku maadeystay kooxda Barcelona kadib guuldaradii ka soo gaartay kulanki ay gurigooda ku soo dhaweeyeen kooxda Valencia.

Barcelona ayaa haatan faqriga goolasha ku heysa hogaanka horyaalka La Liga waxayna isku dhibco yihiin kooxda Atletico halka ay kaliya hal dhibic ka sareeyaan kooxdii hore ee xidigaan.

Xidigaan ayaa bartiisa Twitter ka ku soo qoray ""Haat, xaqiiqadii hoos ayaad ula dhaceysan hogaankiinaā€¯ uu soo raaciyay farshaxano sawiro ah.

 

Weerarkaan ayaa imaanaya xili xalay uu halyeeyga kooxda Barcelona iyo xulka Spain ee Carles Puyol uu ku tilmaamay xifaaltanka baraha bulshada la isku weydaarsanayo inuusan aheyn mid sharaf ah isagoo tilmaamay in caruur badan ay daawanaayaan oo aay xumaan ka baranayaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip