HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES AXAD 5-TA SEPTEMBAR 2021-KA21

0
Sunday September 05, 2021 - 08:57:30 in Wararka by
  • Visits: 433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES AXAD 5-TA SEPTEMBAR 2021-KA21

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Ugaaska Beesha Ikraan Tahliil oo sheegay in gabadhooda ay nooshahay
Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi oo ah Ug aaska Beesha Gaaljecel, oo ah Beesha ay kasoo je edo Ikraan Tahliil Faarax, ayaa si faahfaahsan uga hadlay kiiskeeda, wuxuuna ku dooday inay weli nooshahay.
Ugaas Cabdiraxmaan ayaa marka ho re sheegay in Ikraan ay ka maqan tah ay 70 Maalin, islamarkaana wux uu sheegay inay aheyd gabar aqoonya han ah oo wax bad an kusoo kordhi say hey'ad da Nabadsugidda Qaranka ee NISA.
Wuxuu umadda Soomaali yeed iyo Beeshiisa ugu baaqay in la joojiyo ta csiyada loo dhigayo Ikraan Ta hliil, isagoo sheegay in gabadhooda ay nooshah ay oo aysan dhiman isl amarkaana ay ku tabayaan gac anta Hay'adda NISA.
Ugaaska ayaa sheegay inay fahmi waayeen, isla markaana ay maskaxdooda qaadan weysay warka habeenkii Jimcaha kasoo baxay Hay'adda NISA ee ahaa in Ikraan ay dishay kooxda Al-Shabaab, taasi oo kooxda ay iska diiday.
"Waxaan aamisanahay in gabadheena ay ku ma qan tahay gacanta hey'adda NISA, waxaan filaynay haddii ay dambi gashay waa qof bini'aadam ah in maxkamad lasoo taago, haddii aysan dambi gelina xuriyadeeda la siiyo, balse warka kasoo yeeray NI SA waa mid aysan qaadan karin maskaxdeena," ayuu yiri Ugaas Cabdiraxmaan.
Ugaaska ayaa madaxweynaha waqtigiisa dhamm aaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku eedee yey inuusan hal maalin ka hadlin falka lagula kacay Ikraan Tahliil oo u shaqeeneysay dowladda, wuxuu na sidoo kale sheegay in Farmaajo uu diiday inuu la kulmo, isagoo xusay in isaga adduun iyo aakhiro wax laga weydiin doono.
R/Wasaare Rooble ayuu sidoo kale ku eedeeyey in uu ka gaabiyey kiiskaan, wuxuuna ugu baaqay R/wa saaraha inuu arrintaan ka hadlo waxna ka qabto.
Ugu dambeyntii Ugaaska ayaa ku baaqay in la joojiyo afduubka loo geysanayo dadka kasoo jeedo qabiilka Agaasimaha Hey'adda NISA Fahad Yaasiin
 isla markaasna lasii daayo dhallinyarada hadda la xi ray isagoo intaas ku daray in Fahad Yaasiin ay la tii gsan doonaan maxkamad.


Muxuu Sheekh Bashiir ka yiri dilka Ikraan Tahliil?
Guddoomiyaha hey'adda culumada Soomaaliy eed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka hadlay kiis ka Ikraan Tahliil Faarax ayaa dowladda ugu baaqay in jawaab waafi ah oo dadku ay ku qancaan ay ka bi xiso kiis gabadhaas oo hey'adda NISA ay Habeen hore ba ahisay inay dileen Al-Shabaab, halka Al-Shabaab-na ay iska fogeeyeen dilka iyo afduubka gabadhaas.
Sheekh Bashiir ayaa ugu ba aqay DFS inaysan ku tagri falin awoodeeda oo kiiska gabadha an iyo kuwii horay u dhacay ay jawaab cad ka bix iso, shacabkana ka qa nciso, halka shacabkana uu u gu baaqay in wax kas ta ay dowladooda uga damb eeyaan.
Sidoo kale qabaa'il ayuu ugu baaqay inaysan is dhibaateyn oo qadarta ay ku qancaan, isagoo ka di gay cawaaqib xumada ka dhalan karta kiiska Ikraan loo afduubto dad aan waxba Shalaysan oo heybtooda lagu beegsanayo.
"Dowladda waxaa laga rabaa inaysan awooda da dka ku dulmin oo si sax ah ay u isticmaasho, wixii dhacayna sida ay u dhaceen dowladda ayey u taal laa, dhibka dadka soo gaaray waa in dowladdu iska xilqaanto, ee dadku inay macluumaad raadiyaan sax maaha, kiis kasta oo dhaca waxay mas'uuliyadiisu fuuleysaa dowladda," ayuu yiri Sh.Bashiir Axmed Salaad. Sheekha ayaa dadka ehelka ah ee gabadhu ay ka maqan tahay ugu baaqay inay sharciga u maraan baadi goobka gabadhooda, si looga sal gaaro kiiska, iyadoo dhib kale aan la geys an ,"Qawaacidda Isla amka waxay noo sheegeysaa dowladdu inay masu ul ka tahay dadka dhiigooda, ammaankooda iyo ma alkooda, dowladdu dalka ayey ka waardiyeyneysaa in cadaw ku soo duulo, shacabka xitaa inay kala cel iso ayaa laga rabaa dowladda," ayuu yiri Sh. Bashiir.
Sidoo kale waxa uu sheegay in kiis gabdheed uu culeyskiisa leeyahay, "Gabdhuhu diin ahaan iyo dha qan ahaan xurmo gaar ah ayey leeyihiin, culeys ga ar ah ayey leeyihiin, waa in daryeel iyo dadaal fiican laga geysto in kiiskaas xogtiisa dhabta ah laga gun gaaro, ama ugu yaraan dadkii ay gabadhu ka dhala tay laga qanciyo," ayuu yiri.
Sheekh Bashiir oo sii hadlaayey ayaa yiri, "Sax ma aha in la dilo ama la qafaasho qof aan geysan dembigaas, sida aan hadaba maqleyno, ficilkaas mid diini ah maaha, qof kale ayaan ka aar goosana yaa hadaa dhahdo dulmi waaye, diinteenu ma og gola,dulmina,dulmi loogama jawaabo, haddii cadaal adda la waayo, dad kale yaan la afduuban oo la dil in, dulmiga iyo dhibku waa sii badanayaa."
Ugu dambeyntii Sheekh Bashiir ayaa dowladda u gu baaqay in arrintaan ay mas'uuliyad iska saarto si dhibku uusan u sii badan, halka guud ahaan dhinac yada ay khuseyso arrintaan uu kula taliyey in la isku dul qaato.

Yuusuf Garaad Cumar oo war xasaasi ah ka soo saaray dilka Ikraan Tahliil Faarax
Yuusuf Garaad oo ah ergayga gaarka ah ee Ge eska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ay aa qoraal ah oo uu soo saaray wuxuu ka hadlay 'dil ka' Ikraan Tahliil Faarax oo NISA ay shaacisay inay dileen xoogaga Al-Shabaab.
Yuusuf Garaad oo horey u soo noqday wasiirkii arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaa day inuu codkiisa ku biirinayo in baaritaan dhab ah lagu sameeyo 'dilka' Ikraan, si looga gun gaaro xaqi iqada jirta, sidoo kalena ay cadaalad u helaan waali diinteeda.
"Waxaan codkeyga ku biirinayaa in baaritaan la gu kalsoonaan karo lagu sameeyo Ikraan Tahliil Faa rax oo la yiri waa la dilay. Baaritaanka ujeeddadiisu waa in lagu gaaro xaqiiqo wadata caddeyn lagu kals oonaan karo, si Ikraan iyo Waalidkeed ay u helaan caddaalad,loona dhayo dhaawaca gaaray kalsooni da shacabka," ayuu yiri Yuusuf Garaad Cumar.
Sidoo kale wuxuu ku ba aqay in kiiska Ikraan aan loo waxyeeleyn dad kale oo sha cab ah, isla-markaana geys an wax dambi ah.
"Waxaan ku baaqayaa oo kale in dhacdadan murug ada leh aawgeed aan waxy eello loo geysan Soomaali aan wax dembi ah Shalaysan, kuna lug laheyn kiiska Ikraan," ayuu raaciyey.
Ugu dambeynergayga gaarka ah ee Geeska Afri ka, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa tacsi tir aano leh u diray waalidiinta iyo dhammaan dhamm aan Ikraan Tahliil Faarax.
"Si gaar ah waxaan ugu tacsiyeynayaa aabbahe ed Dr.Tahliil Faarax iyo hooyadeed, Qaali Maxamu ud Guhaad, abtiyaasheed Cali iyo Shiine iyo adeer keed Xasan Faarax, oo dhammaantood ah dad aan rafiiq nahay," ayuu qoraalkiisa kusoo gaba-gabeyey.
Tan iyo markii ay hay'ada NISA shaacisay in Ikr aan oo lagu la'aa nolol iyo geeri ay u gacan gashay Al-Shabaab, kadibna la dilay ayaa waxaa isa soo ta raya baaqyada soo baxaya ee lagu dalbayo in baa ritaan dhab ah lagu sameeyo dhacdadaan, si cada alada loo waafajiyo.
Jeesow oo si ka duwan sidii hore uga hadlay kiiska Ikraan
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa kiiska Ikra an Tahliil uga hadlay si ka duwan sidii uu maalmihii ugu dambeeyey uga hadlayey kadib markii Hay'ad da Nabad-Sugidda NISA shaacisay geerideeda.
Jeesow, oo markii hore difaaci jiray NISA, ayaa sheegay in hadda la joogo waqtigii ay Ikraan heli la heyd cadaalad lana caddeyn lahaa cidda dishay ma adaama la xaqiijiyey geerideeda.
"Warqaddii NISA kasoo baxday bulshada waa ku qanci weyday, aniga iyo qoyskeedana kuma qancin, 65 maalmood aan NISA ka sugeynay waxay noqot ay Al-Shabaab ayaa dilay," ayuu yiri Jeesow.
Jeesow ayaa tilmaamay inaysan ku qancin warka ka soo baxay NISA, wuxuuna sheegay inaysan illaa hadda garaneyn cidda gacanta ku heyso kiiskaan.
"Kuma qanceyno Shabaab ayaa dilay, Shabaa bkiina waa soo hadleen, iyagii ayaa qaadan waayey in la yiraahdo Shabaab ayaa dilay, Hay'adda NISA dib ha isugu noqoto, warcadna hasoo saarto iyo wax lagu qanci karo, mana garaneyno cidda gacanta ku heyso kiiskaan," ayuu yiri Daahir Amiin Jeesow.
Xildhibaan Jeesow ayaa sheegay in arrinta ay ka tabanayaan heyadda Nabadsugidda NISA aysan aheyn wax ay ka baryaya an, wuxuuna uga baaqay inay usoo ha dlaan si ka duwan sida ay dhawaan sheegeyn. Wuxuu sheegay in kiiska Ikr aan loo saaray illaa laba guddi balse wuxuu tilmaamay in heyadda NISA ay ka hordhac day baaritaanada socday.
Madaxweyne Maxamed C/hi Farmaajo iyo R/Wa saare Maxamed Xusen Rooble ayuu ugu baaqay In ay guddi cusub u magacaabaan kiiska an si loo helo baaritaan madax banaan oo caddeeya cidda mas'u ulka ka ah dilka Ikraan.
Ugu dambeyntii Xildhibaan Jeesow ayaa ku baaq ay in dadka lagu qafaashay magaalada Beledweyne la sii daayo, isagoo dhinaca kale eedeeyay siyaasiy iinta doonaya inay siyaasadeeyaan kiiska Ikraan Ta hliil Faarax oo la kiciyo gadka.

Rooble oo 48 saacadood u qabtay Taliyaha NISA inuu ka keeno warbi xin 

dhamaystiran Kiiska Ikraan
Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay geerida Ikraan Tahliil ayaa sheegay in warka ay ka soo saareen kiiska Ikraan Tahliil Hay a da Nabadsu gida mid aan dhamaystirnayn oo aan la gu qanci kara oo aan wadan cadeymo ku filan laguna qanci karo.
Maxamed Xuseen Rooble R/W/ raha Soomaaliya ayaa xusay inuu la socday kiiska Ikraan tan iyo intii ay soo bilaaba tay arrinta ikraam si dhow ayaan ula socday uuna fa ray hoggaanka NISA inay keenaan xog dhamays tir in,isagoo ku tilmaamay nasiib darro warbixinta ay
keentay hay'adda NISA.
"Waxaan u cadeynayaa qoyska Ikraan iyo shac abka Soomaaliyeed in xukuumada ay ka go'an tah ay in Ikraan iyo qoyskeeda ay helaan caddaal ad,"ayuu yiri Rooble.
R/wasaaraha ayaa ku amray taliyaha nabadsug ida inuu muddo 48 saacadood gudahood ah inuu u soo gudbiyo warbixin dhamaystiran oo ku saabsan kiiska Ikraan Tahliil Faarax.
Waxana uu xusay Ra'isul wasaaraha inuu go'aan ka gaari doono marka uu helo warbixin dhamaystir an ku haboon lana wadaagi doono dhamaan shacab ka soomaliyeed .
Ugu dambeyntii R/ wasaaraha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed degenaan ayna ka fogaa daan in lagu xadgudbo dadka aan waxba Shalaysan.

 
Duqa Muqdisho Oo Ka Jawaabay Cabasho Ay U Soo Gudbiyeen Bajaajleyda
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Muqd isho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ay aa ka Jawaabay ay u soo gudbiyeen dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta iyo dadweynaha.
Qoraal kaaoo baxay Maamulka G/Banaadir ayaa waxaa lagu she egay in wado Interlog ah saaray Luuq yar oo maritaankiisa dhib ku qabeen Gaadiidka Bajaajka oo ka qeyb qaata koboca dhaqalaha dadweynaha Muq disho.
Wadadan oo dhirirkeedu dhan yahay 30 Mitir oo u dhexeysa Masaajidka Madoow iyo Sayidka ee de gmada Hawlwadaag ayaa durba soo dhaweeyey dar awalada gaadiidka Bajaajta iyo dadweynaha.
Sidoo kale Qoraalka ayaa waxaa intaas lagu sii daray in dhismaha wadadaan Interlog ah saaray uu fuliyey Agaasime ku-xigeenka Waaxada Howlaha Farsamada ee D/Hoose Md. Bashiir Shombe shute.
Suuqa yar ee la saaray Interloga ayaa ah mid ay mari karaan oo kaliya gaadiidka Mooto Bajaajta, wa xaana uu yahay mid ay Mootooyinka iska sugaan marista wadada, sidoo kalena ah dalcad, iyadoona halkas ay ka jirtay dhibaato ay ka qabaan Bajajleyda
Darawalada Mooto Bajaajta ayaa dhowr jeer cab asho kala duwan u gudbiyay G/G/Banaadir ahan Cu mar-Filish waxaana xusid mudan in cabashoo yinka
 qaar uu ka Jawaabay Maamulka Gobolka.

Shirka Maalinta Afrika oo ka socda Shiinaha
Danjire Cawaale Cali Kulane Danjiraha Sooma aliya u fadhiya dal waynaha Shiinaha ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Maalinta Afrika ee ho os yimaada CIFTIS isagoo ku hadlayay magaca DFS.Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen madax uu ka mid yahay ergeyga Dowladda Shiinaha ee Arrimaha Afrika Ma rwo Danjire Xu Jinghu, iyo in ka badan 30 diblumaasi oo matalay ay safaaradaha afrika ee ka ho wlgala Shiina iyo madax kale, iy adoo halkaasna sidoo kale qudb ad ka jeediyay
Safiirka dowladda Ruwanda Amb. James Kim onyo Safiir Cawaale Cali Kulane ayaa qudbaddiisa xoogga ku saaray muhiimadda ganacsiga sida wax barashada online-ka ah, la -talinta ganacsiga, darye elka caafimaadka iyo dalxiiska si loo baro muwaad iniinta gudaha ageegsiga tiknoolajiyada cusub iyo adeegsigeeda, sarana loo qaado wacyigooda aqoo need.Danjire Cawaale Kullane ayaa sidoo kale soo bandhigay kartida Soomaaliya ee tamarta cadceed da iyo tamarta dabaysha, wuxuuna ku dhiirri-galiyay shirkadaha awoodda u leh adeeggan inay maalga shadaan Soomaaliya iyagoo la kaashanayo dadka Soomaaliyeed, ganacsatada waa wayn kuwa dhexe iyo kuwa yar yar intaba.
CIFTIS (China International Fair for Trade In Serv ices) ayaa ah xarun ay taageerto dowladd a Shiina ha iyadoo furitaanka xafladdan ee sanadkii hore uu ka qayb galay madaxweyna ha dalka Shiinaha Mr. Xi Jinping.

Khilaaf ka taagan doorashooyinka degmooyinka Puntland
Qaar ka mid ah ururada siyaasadda Puntlad ay aa ka hadlay caqabado sharci iyo farsamo oo ay sheegeen in ay ka jiraan hannaanka doorashooyin ka Puntland. Shan urur siyaasa de ed oo kala ah Mustaqbal, Runta iyo Caddaa ladda, Ifiye, Dhalinya rada iyo Shaqaalaha ayaa qoraal wada jir ah war ay u soo saareen ku soo bandhigay qodobo ay sheegeen in ay caqab ad ku yihiin doorashooyinka tijaabada ha ee degmo oyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Ururada waxay shee geen in Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland (TPEC) iyo qaar ka mid ah ururada siyaasadda ay ka dhex abuurantay kalsooni darro, markii dhawaan shir dhacay oo ku dhammaaday natiijo la'aan ay TPEC ku tilShalayy mid la isku isfahmay.
Ururadu waxay walaac ka muujiyeen Maxkama da Sare Puntland ee waqtigeedu dhamaaday iyo Maxkamad Dastuur ah oo aan jirin. Ururadu waxay xukuumadda Puntland ku eedeeyeen in aysan bixin dhaqaalihii miisaaniyadda dowladda ku jiray ee lo ogu talagalay doorashooyinka.

Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo qaabil ay ergayga gaarka ah ee Norway ee Soomaaliya
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Da ahir Maxamuud Geelle ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Norway Marwo Heidi Joha nsen iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Safaarad da Norway.
Kulankaan ayaa diirada lagu saaray xiriirka 2da dal, Arrimaha doorashooyin ka, dib u heshiisiinta iyo ma alga shiga shisheeye.
"Waxaan Shalay qaabbilay ergayga gaarka ah ee No rway Marwo Heidi Johans en. Waxaan ka wada had alnay arrimo dhawr ah oo ay kamid yihiin; doora sho oyinka, dib u heshiisiinta iyo maalgashiga shi shee ye. Waxaan bogaadinayaa iskaashiga iyo tag eer ada Norway ee Soomaaliya, waxaana rajayna yaa inuu mustaqbalka sii xoogays to" ayaa lagu yiri war kasoo baxay xafiiska warfaafin ta Musharax Daa hir Geelle.
Kulanka ayaa sidoo kale diirada lagu saaray sidii loo sii xoojin lahaa taageerada ay dowladda Norway ay siiso Soomaaliya.

M/Afrika oo wada qorshe ku aadan in ciidda mada AMISOM loo kordhiyo illaa 2027
Inta badan dowladdaha xubnaha ka ah Midowga Afrika ayaa ku boorrinaya Qaramada Midoobay inay gacan ka geysato xoojinta dadaallada nabad-ilaalin ee Soomaaliya, iyadoo M/Afrika uu ka tusaale qaadanayo qabsashadii Daalibaan ee Afgaanista an. Sarka al sare oo katirsan M/Afrika ayaa sheegay in D/Soomaaliya ay siwe yn ugu tiirsan tahay ciidamada Afrikaanka ee
AMISOM."Waxaan ugu baaqeynaa QM, waxaan ugu baaqeynaa dhammaan la -hawlgalayaasha inay sii wadaan taageeridda Soomaaliya iyagoo si fiican u garanaya xaaladda Afgaanistaan," ayuu yiri, Ban kole Adeoye, oo ah guddoomiyaha arrimaha siyaasa dda, nabadda iyo amniga ee midowga Afrika, oo jimcihii la hadlayay wariyeyaasha.
M/Afrika ayaa doonaya in howlgalka AMISOM la kordhiyo ilaa 2027, Q/Midoobayna ay bixiso taagee ro dheeri ah, sida uu mar kale sheegay madaxa siyaaada midowga Afrika Bankole Adeoye,
Bankole Adeoye wuxuu sheegay inuu rajaynayo dhammaadka Oktoobar, inay dib ugu laabanayaan Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay, oo ay ka dalb anayaan taageere dheeri ah.
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo Jowhar gaaray
Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi uu hoggaamin ayo ayaa Shalay gaaray M/Jowh ar, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Md. Dabageed ayaa Jowhar u te gay dardar gelinta doorashada gol aha Aqalka sare oo dhowaan lagu wado inay ka qa bsoonto caasimaddaD/G/Hirshabeelle ee Jowhar.
Mas'uuliyiinta madaxweyne ku-xigeenka socday waxaa ka mid ah madax weynihii hore ee Hirshabeelle C/C/hi Cosoble & xu b no kale

Muxuu yahay hadalka uu shaaciyey guddoomiyaha guurtida ee buuqa dhaliyey?
Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, Su leymaan Maxamuud Aadan oo Shalay guddoomi yey kalfadhiga 76-aad ee golahaas ayaa soo hadal-qaaday doorashadii golaha wakiil ada ee dhowaan ka dhacday deeg aanada maamulkaasi.
Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday, xilli uu ka hor hadlayey gola ha in laga badiyey xisbiga talada ha ya ee kulmiye, isla-markaana guddo onka golaha wakiilada Somaliland ay la wareegeen xisbiyada mucaaradka ee kala ah Wadani iyo UCID, sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in guusha mu caaradka ay ku timid, markii ay iskaashi sameeyeen 2da xisbi, sidaasina ay ku heleen kuraasta ugu bad an iyo shir guddoonka.
"War xukuumaddii intii aan kala maqneyn in lag ala wareegay shir guddoonka guddoonka golaha wa kiilada,kuraastii oo dhan waxaa wada qaatay muc aaradka," ayuu yiri.
G/G/Guurtida Somaliland ayaa sidoo kale arrant an la yaab ku tilmaamay iyo wax aan ka dhicin addu unka intiisa kale.
"Adduunka dhaqankiisu sidaas ma aha, xisbul xa akimkii waxba ma helin" ayuu hadalkiisa sii raaciyey guddoomiyuhu.
Intaas ka dib waxaa buuq sameeyey qaar ka mid ah xubnaha golaha oo si weyn uga soo horjeestay hadalka guddoomiyaha ee ka dhanka ah xisbiyada mucaaradka ee Somaliland,walow markii dambe la gu guuleystay in la qaboojiyo xiisadda, kulankana uu sii socdo Si kastaba doorashadii ka dhacday Soma liland ayaa waxaa guullo waa weyn ka soo hooyey xisbiyada Wadani iyo UCID, iyaga sidoo kale la
Wareegay guddoonka golaha waki ilada

Guddoomiyaha Gobolka Gedo Ee Dowladda Oo Magacaabay Mas'uuliyiin Cusub
Guddoomiyaha G/Gedo ee DFS Axmed Buule Garaad (Canjeex) ayaa xilka qaadis ku sameeyay Mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka D/Doolow ee Gedo, isagoo magacaabay Mas'uuliyiin cusub.
Wareegto uu soo saaray Guddoomiye Axmed Buule ayaa waxaa xilkii looga qaa day G/ye ku-xigeenkii D/Doolow Deeq Ca li Bishaar, waxaan xilkaas loo magacaab ay Aadan Barre Cali oo bedalaya Deeq.
Qadar Cumar Cabdulle ayuu Guddoomi yaha G/ Ge do ee dowladda u magacaa bay inuu noqdo Madaxa Arrimaha Bulshada Doo low, iyadoona xilkaas laga qaaday Ismaaciil Macalin Xidig oo ka tirsanaa Maam ulka degmadaas.
Sidoo kale Madaxa xiriirka iyo Hay'addaha Dool ow ayaa waxaa loo magacaabay Maxamed Xuseen Cabdi, kaasi oo bedelaya Cali Yuusuf C/hi oo Gudd oomiye Canjeex ku sameeyay xilka qaadis.
Guddoomiyaha G/Gedo ee DFS Axmed Buule Garaad ayaa Mas'uuliyiinta cusub ee u magacaabay degmada Doolow faray inay si toos ah u gutaan wa ajibaadkooda shaqo ee loo idmaday.
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wadahadlay dagaalka Al-Shabaab
Wasiirka G/Xukuumadda FS Md.Xasan Xuseen Xaaji oo booqasho ku jooga Dalka Turkiga ayaa Xarunta W/Gaashaandhigga Ee dalkaasi kula kul may Dhiggiisa Turkiga, waxaa na si wadajir ah ay sa laan uga qaateen Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoog ga Turkiga.
Kulan ay yeesheen ayey uga wada hadleen Xooj inta Xiri irka iskaashi ee ka dhexeeya 2da Wasaara dood iyo Kordhin ta taageerada iyo Tababarada Ciid an Ee D/Turkiga ay la garab taa gantahay Soma liya.
Wasiir Xasan Xuseen ayaa kaga mahad celiyay D/Turkiga Taageerada Hagar la'aaneed ee ay la gar ab taagan yihiin dawlad da iyo Shacabka Soomaaliy eed ,Waxaana uu til maamay in Saraakiisha iyo Ciid amada lagu Tab abaro Turkiga ay kaalin muuqata ka ga jiraan CXDS ,Sidoo kale ay qeyb ka yihiin da gaalka ka dhanka ah argagixisadda.

Wafdi Ka Socda Xukuumadda Xilgaarsiinta Oo Gaaray Qaahira Iyo Ujeedka
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalaya kalfadhiga 47 ee shir-weynaha arrimaha Shaqada iyo Shaqaalaha wad damada Carabta oo Axadda ka furmaya M/Qaahira ee xarunta Masar.
Shirkan heerka wasiir ee dalalka Jaamacadda Carabta ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa xal u helida shaqo la'aanta ay wajahayaan muwaadin iinta waddamada Jaamacadda Carabta , furadaha shaqo, Horumarinta Shaqaalaha iyo saameynta CO VID-19. W/Sh/&Arrimaha Bulshada,Md. Cabdiwaha ab Ugaas ayaa shirkan ku tilmaamay inuu albaab cusub u furayo sidii ay W/Shaqada &Arrimaha Bulsh ada Soomaaliya iskaashiga wanaagsan ula yeelan lahayd wasaaradaha dhiggeeda ah ee Jaamacadda Carabta.
" Shir sannadeedkan wuxuu na dhaxal siin doo naa inan fursad qeyb ka noqonaysa dadaallada sha qooyin iyo Horumarinta shaqaalaha ku raadino." Ay uu yiri wasiir Cabdiwahaab, isagoo intaa ku daray khudbad uu ka jeedin doono shirka inuu arrimahaa diiradda ku saari doono.
Wasiir oo sidoo kale boggaadiyay doorka safaa radda Soomaaliya ee Masar, ayaa kulamo dooceed la yeelan doona wasiirrada dhiggiisa ah ee dalalka Jaamacadda Carabta iyo Saraakiisha Jaamacadda Carabta

jadwalka doorashada oo isbeddel lagu sam eeyey iyo mid

 cusub oo lasoo saaray

Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa soo saaray jadwalka doorashada baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, kaas lagu kala cadeeyey goorta lasoo gabagabeynayo doorashada Aqalka Sare iyo goorta ay bilaabaneyso tan golaha shacabka.
Sida ku cad jadwalkaan Xalay ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaalka doorashada golaha Aqalka Sare ayaa la qorsheeyey in lasoo gabagabeeyo 18-ka bishaan September.
Sidoo kale 25-ka bishaan ayaa la guda gelayaa diyaarinta iyo diiwaan gelinta guddiga soo xulaya ergooyinka iyo musharaxiinta xildhibaanada golaha shacabka.1-da bisha October ayaa lagu sheegay jadwalkaan inay bilaabaneyso doorashada xildhibaanada golaha shacabka, iyadoo lasoo gabagabeyn doono 20-ka bisha November.
Ugu dambeyntiina 25-ka November waxaa bilaabanaya shahaado bixinta xubinimada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.Jadwalkaan ayaan la ogeyn sida uu u dhaqan geli doono, iyadoo ay horay u fashilmeen jadwallo ka soo baxay guddiga doorashooyinka, sidoo kalena doorashada Aqalka Sare aysan weli ka bilaaban HirShabeelle iyo xubnaha reer waqooyiga, halka Galmudug iyo Jubbaland ay xubno kale weli ku dhiman yihiin.
HOOS KA EEG JADWALKA DOORASHADA BFS
guddiga doorashada heer federal oo soo saaray jadwalka doorashada golaha shacabka

 
SHIRKADDA SOMTEL OO TODOBAADKII 7AAD ABAALMARISAY KU DHAWAAD 1000 MACAAMIIL
 
Shirkadda Isgaarsiinta Somtel oo 7baadkii 7aad Abaalmarisay Ku dhawaad 1000 Macaamiil Ku waasoo Ku guuleystay Hadiyado Qaali ah
Macaamiisha la abaalmariyay ayaa kala joogo guud ahaan Gobolada dalka & Degmooyin ay ka mid yihiin Bardaale,Balan-bale, Guri-ceel ,Hodan, Ceelasha biyaha,Jilib,Aadan-Yabaal Sablaale I.w.m
Todobaadka 7aad waxaa lagu guuleystay hadiyado ay ka mid-yihiin bajaajyo, laptops, Gasaalado, Fridg es, TV screens, Ipads, eDahab Cash, Dahab & Hadi yado Dhowr ah.
Munaasabada Macaamiisha lagu abaalmarin ayay Todobaadkii 7aad ayaa waxaa go ob-joog ka ahaa Mudanayaal ka tirsan Mas'uuliyiin Ka socday Ururada bulshada ,Jaamacadaha, Ururada haween ka & Shaqsiyaad can ahan Oo Si Wadajir ah U ab aalnariyay Guuleysatayaasha Todobaadka 7aad
Dhamaan Mas'uuliyiinta Munaasabada Ka had ashay ayaa si wadajir ah u bogaadiyya Shirkadda Somtel & Sida ay xil iga saartay inay bulshada soo maaliyeed ku celiso daqligii yaraa ay macaamiiisha ka heshay shirkaddanwaa talaabo ku dayasho mud an oo mudan ia la dhiirageliyo Ugu horeynta waxaa munaasbada ka hadlay Madaxa suuqgeynta somtel Md Axmed Ciise Xaaji oo ku tilmaamay Ololahaan ku shubo oo guuleyso inuu yahay mid dhaxal gal ah
"Waxaan bogaadinayaa Macaamiisha guuleystay kuwa kale waxaan u rajeeynayaa inay sameeyaan ku shubasho Sidaan oo kale loo abaalmariyo waa barnamij u furan dhamaan umada soomaliyeedee ku nool koonfurta & bartamaha Soomaaliya Wxaa gocasho togan oo dareen leh igu reebay Maamada ku guuleysatay Gaariga Hyndai oo aheyd Mamo beeraleey dan yar ah Muujisay Inay aad baahi ugau qabto Hadiyadaan Lama fIlaanka ay ku heshay"
Waxaa Sidoo kale Munaasabada ka hadklay Madaxa Waaxda Gnacsiga Somtel Mudane: C/laahi Cali Caamir oo ku tilmaamay olalaha ku shubo oo guuleyso Waa Olole Taabagalay
"Ololahan ku shubo oo guuleyso waa barnaa mij lagu farxad gelinaayo macaamiisha somtel Hadi yadaha aan ku bixino waa hadiyado wax tar u leh Oo Macaamiilkii guuleystay xitaa uga faa'ideyn karo ehelkiisa waa hadiyado ka turjumaya rabitaanka & baahida macaamiisha guuleysaneyso waxaan leena hay Somtel awaxaa ka go'an inay xaqiijiso Qanaac ada macaamiisha shirkadda "
Waxaa sidoo kale Munaasabada ka hadlay Md. Axmed Macalin Maxamuud oo ka socday Hey'ada Socdaalka & Jinsiyadaha Isagoo ku dheeraaday ahmiyada olaha ku shubo oo Guuleyso
"Somtel waa Shirkad Haldoor oo Macaamiishee da ku celisay 10,000 hadiyadood iyadoo si hufan lo gu tartamaayo macaamiilka nasiibkiisu wanaagsan sidoo kale sameeya ku shubasho ayey shirkaddu si tos ah u abaalmarineeysaa Marqaati ayaan ka ahay waa barnaamij daah-furan"Waxaa Sidoo kale Muna asabada ka hadashay Hani C/kariin oo ka socotay ururada haweenka "Waxaan ku faraxasanahay inaan arko macamiil la abaalmarinayo si gaar ah awaxaan ugu hambal yeynayaa maamadii ku guuleysatay gaariga Hyundai awaxaan rajeeynayaa in todobaadyada ka le Guuleystayaasha hablo inay u bataan si dumarku dowrkoodu umuuqdo"
Ugu danbeyntii Waxaa si wadajir ah oo ugu ma had celiyeen shirkadda isgaarsiinta somtel Guuleey stayaasha Todobaadka 7aad iyago muujiyay dar eenkooda b& sida ay ugu faraxsanyihiin inay ka mid noqdaan Macaamiisha La Abaalmarinayo Todoba adka 7aad
Marwo Sahro Adam Ducaale oo ku guuleysatay bajaaj ayaa u hambalyeeysay Guuleysatayaasha "Waxaan leeyahay dhamaan inta guuleysatay Ha mbaly Somtel waxaan u rajeeynayaa Guul"
Waxaa sidooo kale shirkadda u mahad-celiyay Ibrahim Cusman Cali oo joogo duleedka MaWgaala da Muqdisho o kuna guuleystay 10gr o Dahab ah aya isgana bogaadiyaya Somtel
"Waxaan leeyahay Somtel ilah ha idiinka ajar siiyo howsha adag aad bushada u heeysaan"
Waxaa isagana dareenkiisa Cabiray Yusuf Farey oo joogo Magalada Bardaale ee Gobalka Baay
"Somtel waxaan leeyahay waa Shirkadda Dadwey naha Waxan rajeeynayaa inay howshaan wanaags an ay halkeeda ka sii wadaan macaamiisha shirkad da la abaalmariyo xili kasta"
Si kastaba ha ahaatee Ololaha ku shubo oo Guuleyso ee shirkadda isgaarsiinta somtel ayaa si habsami leh uga socda guud ahan dalka soomaaliya iyadoo shirkaddu abaalmarisay mudadii koobneyd ee ololhan socday ku dhawaad 6,000 Macamiil.
Shirkada Somtel oo abaalmarisay macaamil badan


 
Hooyo Qaali oo shaacisay arrimo dhex-maray Ikraan, Fahad iyo Kulane
Qaali Maxamuud Guhaad oo ah Hooyada dha shay Ikraan Tahliil Faarax oo Xalay warbaahinta ku la hadashay magaalada Muqdisho ayaa mar kale dowladda ka dalbat ay in la cadeeyo kiiska gabadh eeda oo meel logu sheego nolol & geeri. Hooyo Qaali ayaa sharaxaad dhe er ka bixisay halka ay ku dhalatay ga badheeda Ikra an, halka ay wax ku ba ratay, goo rta ay ku biirtay NISA iyo xogta ay siisay habeenkii u gu war-dambey say ee la waayey.
"Waxaa jirtay inaan maalin soo wacay gabadhey da, waxay maalinkaas igu tiri Hooyo madaxaa i xan uunaaya oo waxaa iga soo xanaajiyey nin Kullane Jiis la yiraahdo oo hey'adda igala tirsan, oo i handed ay, waxyaabo aana jecleysana i weydiiyey, markii ii ma aysan sheegin waxa uu weydiiyey oo ay ka xan aaqday, balse waxay igu tiri mar kale ayaan kuu she egayaa," ayuu yiri Hooyo Qaali.
Sidoo kale waxa ay sheegtay in habeenkii u dam beeyey ee looga wacay xarunta NISA ay gabadhe eda kula hadashay Video-Call, isla markaana ay u sheegtay in xarunta loga yeray gaarina loo soo diray
Sidoo kale Hooyo Qaali waxay sheegtay in markii la eego halka ay deganeed gabadheeda iyo feejigna anta ay qabtay Ikraan markii ay dib u eego aysan su urta gal aheyn in Al-Shabaab ay u gacan gashay.
Markii la waayey gabadheeda kadib Hooyo Qaali waxay sheegtay in Fahad Yaasiin uu u yeeray oo markii ay la kulantay uu ku qanciyey in laba maalmo od gudahood uu jawaab ka soo siin doono halka ay jirto gabadheedii Ikraan, balse taasi ma dhicin.
"Labadii beri ee Fahad Yaasiin qabsaday waxay qaadatay seddax bilood oo wax yar dhiman, waxaa iigu soo xigtay qoraalkii Facebookga ee lagu yiri gab adhii Shabaabaa dilay, wax caqliga gelaayana maah ane gabadheydii hadey dileen meydkeedii ayaan ka rabaa, hadii ay nooshahana ha ii soo daayeen," ayey tiri Hooyo Qaali.
Dhanka kale Maamada dhashay Ikraan ayaa ehb isay oo reerkiisa uga dacwootay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo reerka ay ka dhalatay Ikraan Tah liil ku metela golaha shacabka, waxayna xildhibaan ka ku eedeysay in kiiska gabadheeda uu xagal daa cinayo. Xigasho:caasimadda.net

Afhayeen Cusub Oo Loo Magacaabay Maa mulka Gobolka Hiiraan (Wareegto)
Guddoomiyaha Maamulka G/Hiiraan ee DG/Hir shabeelle Md.Cali Jeyte Cis maan ayaa Afhayeen cu sub u magacaabay Maamulka Gobolka as, kadib markii uu xilka iska Casilay Afhayeenkii hore.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Gu ddoomiye Cali Jeyte ayaa waxaa xil ka Af –hayeen ka G/Hiir aan loogu magacaabay inuu noqdo Liibaan Cabdi Cumar, kaasi oo bedelaya Af hay eenkii ee Cabdi Mumin Elmi oo shaqada isaga tegay
Guddoomiye Jeyte ayaa Afhayeenka cusub ee Lii baan Cabdi faray inuu si toos ah u guto waajibaad ki isa shaqo ee loo idmaday ee ah inuu warbaahinta la wadaago howlaha Maamulka Gobolka uu qabto.
Afhayeenkii hore ee Maamulka Gobolka Hiiraan Cab di Muumin Elmi ayaa xilka iska Casilay dhawaan, ka dib markii Ciidanka la magac baxay Badbaadada Hiiraan ay qabsadeen Xaruntii Maamulka uu ku sha qeynayay iyo xiisada ka dhalatay Safar Madaxwey ne Cali Guudlaawe ku tegi lahaa Magaalada Balad weyne.

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka ay Taalib aan ku qaaday dooxada Panjshir
Mustaqbalka Dooxada Panjshir ayaa weli ah mid ca kiran oo weli waxaa socda dagaal culus oo u dha xe eya Taalibaan iyo ko oxda Difaacaneysa doxada . Ilo wareedyo Taalibaan ah ayaa wakaal adda war arka ee Reuters u sheegay inay qabsadeen aagga, laakiin koox da Panjshir ayaa arri ntaas bee nisay.
Dhanka kale Cali Nazari, oo ah afh ayeenka da gaalyahannada Jabhadda Iska-ca abbinta Qaranka, ayaa BBC Wo rld News waxa uu u sheegay in fall aagadu ay dib u riixday Taalibaan.
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Afghanistan Amr ullah Saleh, oo dhawaan ku biiray kooxda NRF ee ka soo horjeeda Taliban ee Panjshir, ayaa mee sha ka saaray wararka sheegaya inuu baxsaday.
Sidoo kale wuxuu qiray in xaaladdu aad u adag tahay. Boqolaal qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen dagaalka ka socda Panjshir.
Dagaa lyahannada wax-iska-caabbinta oo ay ku ji raan ciid amo hore uga tirsanaan jiray milateriga Af gaanista an iyo maleeshiyaad maxalli ah – ayaa wax aa hork acaya hogaamiyaha qabiilka halkaas deg gan ee Ax med Mascuud. Aabihii ayaa guulo ka soo hooyay da gaalkii Mido wgii Soofiyeet kaas oo dalkaas soo ga lay 1980-yadii, iyo weliba ururka Taalib aan oo uu la dagaall amay 1990-yadii.
Waxay ku taalaa woqooyiga caasimadda, Ka ab ul, dooxadani waa mid ka mid ah gobollada ugu yar Afgaanistaan oo hadda ah gobolka keliya ee aan weli gacanta u gelin hayn Taalibaan.Goobtaas oo ca adiyan lagu yaqaan in laga mucaarado Taalibaan ay aa waxa ay hoy u tahay inta u dhaxaysa 150,000 il laa 200,000 oo qof, waxaana ku hareeraysan buuro .BBC + REUTERS

Maraykanka oo cuno qabateyn saaray xubno ka tirsan Sirdoonka Iraan.
waaxda maaliyadda Mareykanka ay aa sheegtay in ay cuno qabateyn ku soo rogayso afar xubnood oo ka tirsan laamaha sirdoonka ee dal ka Iiraan , 4-ta qof ayaa la sheegay inay ku lug lah aaye en afdu ub muwaadin haysta dhalashada Maraykanka kaas oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Iraan, nin kan ay aa ka mid ahaa koxaha dhalila Xukuumada Tehran.
4-ta qof ee Iiraaniyiinta ah ayaa bishii July M/New York lagu soo oogay dacw ado ay ka mid yihiin afduub qorsheysan oo gey stay wariye aan la magacaabin & qof u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadana ha.
Maraykanka ayaa ku eedeeyey sarkaal sare oo ka tirsan Sirdoonka Iraan kaas oo dusha ka hagayey hawlgalka sarkaalkan ayaa magaciisa lagu sheegay Alireza Farahani.
Farhaani ayaa la sheegay inuu u xil saaran ya hay beegsashada dadka ku nool dalalka Ma reykan ka, Ingiriiska, Canada, iyo Imaara adka Carabta ee mucaaradka ku ah Xukuumm adda Tehraan

srael oo Mareykanka siisay digniin la xiriir ta Masar iyo Sacuudi Carabiya + Sababta
Saraakiisha Israel ayaa uga digay dhiggooda Ma reykanka inay aad u dhalleeceeyaan arrimaha xuqu uqda aadanaha ee Masar iyo Sacuudiga, ayaga oo ka walaacsan in taasi ay dalalkan ku qasbi karto in ay xiriir dhow la yeeshaan Iran, Russia iyo China, waxaa sidaas ku
warramay wargeyska Times of Israel.
Ilo-wareedyo ayaa u sheegay wargey ska in saraa kiisha Israel ay marar badan u sheegeen ma amulka Biden in dhalleeceyn xooggan oo ka dhan ah Masar iyo Sacuudi Carabiya ay sa ameyn ku yeelan karto dadaal goboleedyada looga hortag ayo Iran.
Ilo-wareedyada ayaa intaas ku daray, in inkasta oo maamulka Biden uu weli sii wado hadallada lagu xoojinayo xuquuqda aadanaha dibedda, haddana "uu illaa hadda ka fogaaday inuu waxyeeleeyo xiriir ka Mareykanka ee Qaahira iyo Riyadh."
Israel ayaa u aragta Masar iyo Sacuudi Carabiya tiirar carbeed oo dhex-dhexaad ah, oo ay dooneyso inay u kaashato loolanka Iran, waxana lagu warram ay inay horey ugu ololeysay taageero dhaqaale oo Mareykanka uu siiyo labada dal
Hase yeeshee, digniinta Israel ee ku saabsan in China ay gobolka kala wareegi karto Mareykanka, ayaa imaneysa ayada oo Israel nafteeda ay kusoo dhowaaneyso Beijing.
Shirkado Shiinees ah, oo qaarkood ganacsiyo la sameeyey Iran, ayaa saami ka qaatay mashruucyo lagu dhisay kaabayaasha oo laga fuliyey Israel, wax ayna maal-gashteen shirkadaha taknoolajiyadda Isr ael.
Khamiistii, saraakiisha Israel ayaa furay terminal cusub oo laga dhisay dekedda Haifa, oo ay maamuli doonto shirkadda ay leedahay dowladda China ee Shanghai International Port Group.
Terminalkan oo ay kusoo xirtaan maraakiibta da gaalka Mareykanka, ayaa saraakiisha Washington waxay walaac ka muujiyeen in China ay howlgallo basaasnimo ka fulin karto.
Biden ayaa intii uu ku jiray ololaha doorashada wuxuu ballan-qaaday inuu Sacuudiga kula xisaabt ami doono tacaddiyada xuquuqda aadanaha ee ay gaysteen, oo uu ka mid yahay dilkii Jamaal Khaa shuqji. Hase yeeshee maamulka Biden ayaa weli jo gteyn aya xiriirka Washington ee Qaahira iyo Riya dh, oo muhiim u ah howlgallada Mareykanka ee ka hortagga aragagixisada ee gobolka.
Dad Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Shalay Ka Dhacay Turkiga
6 qof ayaa geeriyootay, 6 kalena waxaa ay ku ku dhaawacmeen Shil ka dhacay Waqooyiga Galbeed ee dalka Turkiga. Tareen nooca Xamuulka qaada iyo Bas ay shaqaale la socdeen ayaa isku dhacay Aroornimadii Shalay oo Sabti ah. Shilka ayaa
ka dhacay Isgoyska dhabaha Tareen ka ee Deegaan ka Erge ne ee Goba lka Tekirdağ. Baraka waxa uu waday Shaqaale Wershad markii ay isku dhaceen Tarren ku wajahnaa Degmada u dhow ee Çerkez köy,abba arihii 8-dii Aroornimo ee Xilliga dalkaasi.
Dhamaan dadka geeriyooday iyo kuwa ku dhaa wacmay Shilkaasi ayaa waxaa ay la socdeen Baska oo aad u burburay.
Sawirka Baska oo sidii Daasad ama Kombo oo kale noqday ayaa yaallay jambiga ama hareerta dha baha ay Tareenada adeegsadaan. Sanadkii 2018-kii, 25 qof ayaa ku geeriyootay Tareen ku qalibmay meel ku dhow Degmadda Çorlu ee dalkaasi.

Maraykanka oo shaacinaya SIR CULUS oo uu sanado badan dunida ka qarinayey!!!.
Madaxweyne Biden ayaa amar ku bixiyay in la soo baahiyo qaar ka mid ah dukumiintiyada sirta ah ee laga helay baadhitaankii dowladda ee weeraradii kow iyo tobankii September – isagoo fulinaya bal lanqaadkii ololaha doorashada. Waraaqaha sirah aas ayaa la filayaa in si
rasmi ah loo shaaciyo lixda bilood ee soo socota.
"Markii aan u tartamayey Madaxweyne. Waxaan qa aday ballan, in aan hubin doono daahfurnaan balla adhan oo khusaysa bahinta dukmentiyadii Septem per 11, 2001 weearkii ka dhacay Mraaykanka. Xilli aynu waajahayno labaatan guuradii ka soo wareeg tay maalintaa xanuun ka bad an. Waana aan weynay naa ka go'naan shahaas" ayuu yidhi mad axweyne Biden, warqad ka soo bax day xafiiskiida.
Goaankan ayaa amraya Xeer Ila aliyaha Guud ee dalkas, Mark Gar lad, in uu sameeyo baahinta du minyadaas, iyada oo la waafajinayo hababka sharci.
Hore Laanta dambi baadhista Mara ykanka ee FBI ayaa soo saartay xog ku saabsan nin Sacuudiga u dhashay oo la sheegay in uu xidhiidh la lahaa raggii qaaday weerarkii 11-kii September ee sannadkii 2001-dii ka dhacay Maraykanka.
Dadka xogtan soo saaray oo ku sugan New York ayaa sheegay in dacwad oogaha guud William P. Barr uu si gaar ah macluumaadkaas ugu gudbiyey qareenada u doo daya qoysaskii dadkoodu ku dhinteen weerar adaas.
Booqortooyada Sacuudiga ayaase si joogto ah u be eninaysay ku lug lahaanshaha weeraradaas. Sidoo kale wax faallo ah oo warbixintan ku aaddan kama soo bixin safaaradda Sacuudiga ee Washin gton.
FBI-da ayaa sheegtay in warbixintan oo la diy aa riyay sannadkii 2012-kii aan lagu xusin masuulk aan Sacuudiga u dhashay balse "baadhitaanku aanu dh ammaan
 
 
UNOPS JOBS


Operations Senior Assoicate


Job categories Project Management, Programme Management
Vacancy code VA/2021/B5001/22407
Department/office NYSC, Peace and Security Cluster
Duty station Nairobi, Kenya
Contract type Local ICA Support
Contract level LICA-7
Duration
Ongoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,
availability of funds and satisfactory performance)
Application period 01-Sep-2021 to 15-Sep-2021

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

Background Information - PSC

Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. The Director is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.
UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs") and response ("defeat the device"). As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.
Functional Responsibilities

Under the supervision of the Project Manager for Capacity Building (CB) in Human...
Competencies
.
Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...
Education/Experience/Language requirements

Education: First level university degree (Bachelor's of equivalen...
Contract type, level and duration

Contract type: Local Individual Contractor Agreement (LICA) Contract le...
Additional Considerations

Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...
Background Information - UNOPS
.
UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp..
...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip