SOMTEL oo daah-furtay adeegga casriga ee eSim

0
Sunday August 29, 2021 - 23:23:16 in Wararka by
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SOMTEL oo daah-furtay adeegga casriga ee eSim

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Shirkadda isgaarsiinta Somtel ayaa daah-furtay adeegga casri ah eSim,Sidoo kale abaalmnarisay macaamiilka ku guuleystay gaariga Hyundai-ga ahooqeyb ka ah ololaha ku shubo oo guuleyso 10,000 Hadiyadood

Adeegga eSim Waa adeegga casri ah oo kusahlaya inaad Taleefoonkaaga ku isticmaasho Lambarka somteladigoo taleefoonkaaga wax Simcardah gelinin

Munasabada oo ka koobneyd daah-fur adeegga esimabaalmarinta macamiilkii ku guuleysay gaariga Hyundai oo qeyb ka ah ololaha ku shubo oo guuleyso 10,000 Hadiyadood

Tanmarkii la daah-furay ololaha ku shubo oo guuleyso10,000 ,hadiyadood waxaa ka faa’ideystayku dhawaad6,000 macamiil oo ku kala guuleystay bajaajyo , Laptops,Tv Screens , Dahab, Friges,Cooking Machines, Ipads Samsung Mobiles,eDahab Cash hadiyado kale qaali ah

Munaasabada Waxaa ka soo qeybagalay Xildhibaano,Wasiiro, Mas’uuliyiin ka tirsan golaha aqalka sare, Rugta ganacsigawarshadaha,Jaamacadaha, iyo mas’uuliyiin kale dhowr ah

Ugu horeyntii waxaa munasabada daahfuray madaxa waaxda ganacsiga somtel Mudane C/laahi cali caamir oo ku dheeraaday ahmiyada adeegga esim

"waa adeegga casri oo ku cyuusub dunida sida aad somtel hora yuga barateen awaxaa ka go’an in mar walba la jaanqaado tiknoolujiyada casiga ah umada soomaaliyeed aan la wadaagno dhawaan waxaan ku dadaaleeynaa in adeegga 5G soomaaliya laga isticmaalo

Waxaa Sidoo kale munaasabada ka hadlay maareeye ku xigeenka guud ee somtel Mudane: Aaadan Xaaji Yuusuf oo tilmaamay in somtel ay sii wadi doonto Ololaha ku shubo oo Guuleyso

"Waa bilowWaxaan rajeeyneeynaa in labada bilood ee soo socdo sidaan oo kale loogu guuleysto Waliba gawaarida Hyundai-ga h waxaan u rajeeynayaa Macaamiisheena baahida u qabto sida Maamada Ku guuleystay gaariga Maanta oo ah Qof dumar ah oo beeraleey oo ku nool Miiga magaalada beled-weyn Hadiyadaha lagu guulystaan

Waxaa Sidoo kale Munaasabada ka hadlay Maareeye ku xigeenka Dahabshil Group Mudane; C/risak xaaji Xuseen oo ku tilmaamay macaamiilka guuleystay

"Waa Macamiil mudan in lagu daydo xaqiiqdii hadiyadii ay ku guuleysatay waxa ay garwaaqsatay inay ku bixiso tacliinta ubadkeedaWaa hooyo beeraleey danyar ah oo mudan hadiyadaan sy somtel gudoonsiisay”

Waxaa ugu dambeyntii munaasabada soo xiray wasiirka isgaarsiintaTiknolujiyada oo si toos ah xarigga uga jaray adeegga eSim kuna tilmaamay mid baahi farabadan loo qabay

"Adeeggaan waxaa isticmaalo dalal koban dunida oo idil waa adeegga casi Waxaan u baahanahay inan ka faa’ideysano tiknoolujiyada casriga Umada Soomaaliyeed Africa oo idil isgaarsiinta ka jirta waxaa laga leeyahay dalka dibadiisa halka dalkeena shirkadaha isgaarsiinta ka furan ay leeyihiin ganacsato soomaaliyeed waa hormar la taaban karo.”

Ugu dambeyntiiSi kastaba ha ahaatee Shirkadda isgaarsiinta somtel waa shirkaddii ugu horeysay ee macaamiisheeda ku abaalmarisa 10,000 hadiyadood oo ugu sareeyo gaari Hyundai oo qiimihiisu yahay ku dhawaad40,000 doolar sidoo kale waa shirkadii isgaarsiineed ee ugu horeysay soomaaliya oo xal u hesha macaamiisha isticmaasha taleefoonada 1simcard xambaara oo waxa ay u soo kordhisay adeegga eSim oo aad uga maarmeyso inaad labo mobile isku wadato simcard-ka labaad waxaad u siticmaaleeysaa hab casro oo macaamiilkii shirkadda ay u direyso Code una adeegsanayo hab( Defult)ah si gaar ah macamiisha isticmaasha taleefoonada (iPhones-ka iyo Samsung) nuucyadii ugu dambeeyay oo kaliya loogu talagaly ina lagu isticmaalo 1Simcard.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip