Jubbaland oo ka hadashay Shaqaaqadii ka dhacday degmada Doolow

0
Monday August 16, 2021 - 16:16:41 in Wararka by
  • Visits: 150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jubbaland oo ka hadashay Shaqaaqadii ka dhacday degmada Doolow

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha jubbaland S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhumaal ayaa waxaa uu umahad celiyey dhamaan intii ka qeyb qadatay xalintii shaqaaqadii yareyd ee ka dhacday degmada doloow ee Gobolka Gedo.

     Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka ayaa waxaa sidoo kale loogu mahad celiyay Odayaasha dhaqanka oo ugu horeeyo suldaanka ,maamulka degmada ,taliyaha guutada 10aad , taliyaha nabad sugida gobolka.

 

       Sidoo kale waxaa loo mahad celiyay Taliyaha Ciidanka xooga dalka Soomaliyeed, abaan duulaha ciidanka XDS iyo taliyaha ciidanka lugta sidii nabad galyada aheyd ee loo xaliyey shaqaaqadii yareyd ee ka taagneyd degmada doloow.

     Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa xiisad u dhaxeeysay Ciidamada dowladda Soomaaliya ay geysay gobolka Gedo & kuwii uu dowladda ku wareejiyay Cabdirashiid Janan ay ka taagneyd degmada Doolow balse xal laga gaaray.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip