Afhayeenka Ururka Taalibaan "Ma Jiri Doono Wax Aargoosi Ah"

0
Monday August 16, 2021 - 09:29:59 in Wararka by
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Ururka Taalibaan "Ma Jiri Doono Wax Aargoosi Ah"

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Afhayeenka ururka Taalibaan ayaa BBC-da u sheegay "in aysan jiri doonin wax aargoosi ah” oo lagula kici doono shacabka reer Afghanistaan.

"Waxaan dadka reer Afghanistan u ballanqaadaynaa, gaar ahaan kuwa jooga Kabul in naftooda iyo hantidooda ay tahay ammaan- ma jirta cida laga aargoosan doono,” Ayuu Suhail Shaheen ku yiri BBC.

    "Waxaan u shaqaynaynaa dadka iyo dalkan.”

"Hoggaankeennu wuxuu faray ciidamadeenna inay ku sugnaadaan iridda Kabul – inaysan soo gelin magaalada. Waxaan sugnaba waa in si nabad ah xilka lagula kala wareego ”

Waxa uu sidoo kale sheegay in dhammaan dadka reer Afgaanistaan ​​ay ka qeybqaadan doonaan dowladda Islaamka – taasoo la micno ah in dadka reer Afghanistan ee aan Taalibaan ahayn lagu dari doono.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip