HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 16-AUGSTO 2021

0
Monday August 16, 2021 - 08:56:18 in Wararka by
  • Visits: 486
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 16-AUGSTO 2021

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Hay’adda UNHCR Kala Hadlay Arrimo Muhiim Ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuse en Rooble ayaa Shalay qaabilay wakiilka hay’ adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soom aaliya Magatte Guisee

Kulanka dhexmaray Ra’iis ul Wasaare Rooble iyo Mag atte Guisee ayaa waxaa loo ga wada ha dlay arrimo kala duwan oo kamid yihiin caaw inta Qoxootiga Soomaaliyeed ee dibadda ka soo laabanaya ee imaanaya gudaha dalka.

Sidoo kale inta uu socday kulanka ayaa wa xaa looga arrinsaday sidii xal waara loogu heli lahaa dadka dalka gudihiisa ku barakacay iyo caawinta qoxootiga shisheeye ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR uga mahadceliyay taageerada kala duwan oo ay siiso dowladda Federaalka.

Guddoomiye Cirro oo ka digay in maa mul goboleedyada ay soo farageliyaan doora shada golaha shacabka.

Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doo ra shooyinka ee heer Federaal Maxamed Xasan Cirro’ oo ka hadlay sida ay u socdaan doorash ada aqalka sare ee BFS ayaa sheegay in mar naba guddigooda aysan aqbali doonin in

Sidii Doorashadii Aqalka sare oo kale Maamul Go boleedyada gacanta loo galiyo Doorashada Gol aha Shacabka.

Guddoomiye cirro ayaa sheegay in haatan maa mul goboleedya da ay do onayaan in ay soo faragel iyaan doorasha da xildhi baanada gola ha shacabka, balse wax aa uu sheegay in ay mu hiim tahay in arrintaasi loo madax banaa neeyo odayaasha dhaqanka, si ay iyagu u soo xulaan ergo oyinka dooranaya xildhibaanada, isagoo na ka digay arrintaasi.

”Ma aqbali karno in sidii Doo rashadii Aqalka sare oo kale Maamul Goboleedyada gacan ta loo galiyo Doorashada Gola ha Shacabka.”ayuu yiri guddoomiye Cirro

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in la ilaaliyo nidaamka doorashooyinka, islamarkaana tartan doorasho la galo, isagoona sheegay in haddii aysan taasi dhicin khatar weyn uu geli karo dalka.

Go’aan lagu gaaray shir ay Xalay yeeshe en Rooble iyo madax goboleedyda dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaa rs iinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xalay wa xa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoo may habka fogaan aragga, kaas oo ay ka qeyb-gale en Madaxda Golaha Wadata shiga Qaran oo ka kooban xfs, madaxda D/goboleedyada dal ka iyo duqa Muqdisho.

Shirka Xalay oo looga hadlay arrimaha door ashooyinka ayaa lagu go’aamiyey inay Muqdi sho isugu yimaadaan dhammaan mad axda D/goboleedyada dalka, sida lagu shaaciyey qor aal ka soo baxay xafiiska Ra’I isul wasaaraha. Khamiista soo socota oo ku beegan 19-ka bishan Agoosto ayaa la is ku raacay inuu Muqdisho ka furmo shir u dhaxeeya golaha wadatashiga qaranka, ka as oo diiradda lagu saari doono u diyaar gar owga doorashooyin ka golaha shacabka, iyo qodobo kale.

"Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa is ku raacay in ay kulan Muqdisho isugu yima adaan Khamiista soo socota oo ku beegan 19ka bishan Ogoosto, kaas oo diiradda lagu saari doono u diyaar garowga doorashooyin ka Golaha Shacabka, diyaarinta habraacya da doorashooyinka , raadinta dhaqaalaha dhiman ee ku baxaya doorashooyinka ee aan weli soo xeroon iyo sidii horey loogu soc on lahaa,” ayaa lagu yiri qor aalka uu baah iyey xafiiska Rooble.

R/W/rooble ayaa ku boor riyay madaxda D/goboleeya da inay dardar galiyaan hirg alinta doorashooyinka Aqal ka Sare, si looga baaqsado dib u dhac loona gaaro jadawalka doorasho oyinka, sida lagu sheegay qoraalka.

Xarumaha dowlad goboleedyada ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay doorashooyin ay ku soo baxeen 29-Senator, waxaana weli dhiman qaar kale, iyadoo ay jiraan dhaliilo xooggan oo dul hoganaya han aanka ay madaxda maamul goboleedyadu u maamulayaan doorashada Aqalka Sare.

Cabdirashiid Janan Oo Beeniyay Inuu Ba xsad Ka Yahay Dowladda Federaalka

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa bar aha Bulshada lagu faafiyay warar sheegay ay in Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu ka baxsaday gacanta dowladda, uuna ka baxay heshiiskii lala galay.Cabdirashiid Janan oo Shalay warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka la faafiyay ee ahaa inuu baxsad ka yahay dowladda, isagoo na been abuur ku tilmaa may inuu fakaday.

Waxaa uu sheegay inuu ka guuray oo kaliya Gurigii uu ka deganaa degmada Cabdicaiis gaar ahaan me el ku dhow Xarunta Taliska NISA, isla markaana uu u wareegay xaafad kale, taasina aysan aheyd inuu khi laaf kala dhexeeyo Madaxda dowladda.

Isaga oo sii hadlaayay Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Janan ayuu Carabka ku dhuftay in dalka xiligaan uusan u baahneyn Colaad, isla markaana diyaar u aheyn inuu mucaarad ku noqdo dowladda, uuna weli ku taagan yahay go’aankiisii horey.

Sidoo kale Cabdirashiid Janan ayaa til maamay in Ciidankii la socday ee ku sugan degmada Doolow ee Gobolka Gedo ay yihiin Ciidamo uu ku wareejiyay dowladda Feder aalka,ayna wixii xuquuq ah leeyihiin heli doo naan.Ugu dambeyn Wasiirkii hore ee amn iga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdin uur Janan ayaa Muqdisho uga dhawaaqay inuu yahay Musharax Xildhibaan Golaha Shacab ka Baarlamaanka Federaalka, isla markaana uu u tartamayo kursiga sumadiisu tahay Hope 116.

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kula filaayo in uu u safro Dalka Masar Iyo Ujeedka Safarkiisa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fede raal ka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxam ed Xuseen Rooble ayaa maalmaha soo so cda waxaala filayaa inuuu safro Magaalada Qaah ira ee Caasimadda dalka Masar.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Rooble uu martiqaad ka helay do wladda Masar, isagoo la kulmaya Madaxwe ynaha dalkaas cabdicaiis Al-Sisi iyo xubno kale oo ka tirsan dowladd aas.

Safarka Ra’iisul Wasa are Rooble ee Ma sar ayaa noqonaya kii labaad oo uu dalka di baddiisa ku aado, tan iyo markii uu la waree gay mas’uuliyadda amni iyo doorasho ee marxalada kala guur ka ee uu dalka Soomaa liya ku jiro.

Sidoo kale socdaalka Ra’ii sul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Masar ayaa loo arkaa mid uu ku soo celi nayo xiriirkii xu maaday ee dalalka muhiimka ah ee Sooma aliya kala dhaxeeyay xiriirka wanaagsan si da Carabta iyo dalalka de riska.

Qoraal dhowaan uu soo saaray Ra’iisul Wa saare Rooble, kagana jawaabayay ware egt adii ka soo baxday Madaxweyne Farma ajo ee lagu xadidayay awoodaha hey’adaha do wladda ayaa lagu caddeeyay inaanay Soo maaliya wax dan ah ugu jirin in uu xumaado xiriirka ay la ledahay dariskeda iyo dunidaba

Jeneral Indha-Cadde oo weerar culus ku qaaday madax goboleedyada dalka

Jen.Sheekh Yuusuf Maxamed Siy aad Indhacadde ayaa si adag uga hadlay ha na anka loo maamulayo doorashada golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ee ka socota gobollada dalka, isagoo aad u dhaliilay madaxda dowlad goboleedyada, far iin culusna u diray.

Indhacadde ayaa wax aan la qaadan kar in oo ceeb ku ah qaranimada Soo maaliya ku tilmaamay doorashooyin kii ka dhacay xaru maha D/ goboleedyada, isagoo mad axda So omaalida u soo je ediyey inay Allaah ka cabs addaan oo sidaan ay wax ka bedelaan.

"Sidaan aad u dhaqmeysaan, hadaa ku sii socotaan Kaankare umadda Soomaaliyeed ku yaalla ayaa tihiin, war ilaahey ka baqa, si daa u dhaqanteen qof masuul ah oo og in All aah uu la xisaabtamaayo uma dhaqmo,” ay uu yiri Indhacadde.

Sidoo kale waxa nasiib darro ku tilmaam ay in madaxda Soomaalida aysan cashar ro ka baran dhibaatadii uu dalku ku soo jiray 30-kii sano ee lasoo dhaafay."Dhaqan wax aa la timaadeen aan horay loo arkin, waligey ma arkin, mana maqal wa xa dhacay, 11-kii kursi ee aad sida khaaska ah u maamuleys een sida aad u dhaqdeen waan u jeednaa, umadda Soomaaliyeed ku ma faraxsana, ilaahey hadin soo hanuun iyo”ayuu yiri Jen Indhacadde.

xigasho:-caasimadda.net

Dad Hor Leh Oo Cudurka COVID-19 Ugu Geeriyooday Gudaha Soomaaliya

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadd a Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fey ruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 70 xaa lado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay, 8 qof ayaa u geeriy ootay, wa xaana ka bogsatay 25 ruux.

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bul shada Xukuumadda Feder aalka Soomaal iya, Marwo Fowziya Abii kar Nuur ayaa cad deysay in xaaladaha cu sub laga diiw aan geliyay gobalka Bana adir (48) Punt land (17), iyo Somaliland (5) qof ah, 35 ka mid ah bukaannada la xaqi ijiyay waa rag, halka 35-na ay yihiin hawe en.

Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka la ga diiwaan geliyay ayaa gaartay 16,265, wa xaa bogsootay 7,913 Ruux. guud aha an 878 ruux oo kale ayaa u geriyotay cudurka.

Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa bul shada ka codsatay inay qaataan talooyin ka caafimaad ee laga helayo khuburada caafi maadka ku takhasusay iyo wacyi gel inta ka le ee bulshada lagu ogeysiinayo khatarta cu durkaan uu dadka ku keeni ka ro, maadaa ma uu markale soo labo kaclee yay halista cudurka COVID-19, ayna ku dadaalaan qaa dashada talaalka cudurka.

Turkiga oo gaadiiid dagaal oo cajiib ah Shalay ku wareejiyey DF Soomaaliya

wasaaradda Gaashaandhiga xukuuma dda federaalka Soomaaliya ayaa Shalay do wladda Turkiga kala wareegtay Gaadiid noo ca gaashaaman, kuwaasi oo ay ku howl-gali donaan ciidankadowlada

Sida lagu sheegay qor aal kasoo baxay Taliska cii damada, gaadiidka gaasha aman ayaa waxay dowlad da Turkiga si gaar ah ugu ta la-gashay ciidanka Kumaa ndooska ee Gorgor.

Munaasibadda lagula kala wareegay gaa diidkaas oo ka qabsoomtay magaala da Mu qdisho ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiiru-dowlaha wasaaradda gaashandhi ga, Maxa med Cali Xagaa iyo Taliyaha ciid anka xoo ga dalka, Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage iyo weliba Safiirka dowla dda Turkiga ee Soomaaliya.

Ma aha markii u horeysay ee dowladda Turkiga ay dowladda Soomaaliya soo gaars iiso gaadiidka dagaalka, kuwaasi oo ba da naa ciidamadu ay u adeegsadaan howl-gal lada Milatari ee ka dhanka ah dagaalya han ada Al-Shabaab. Turkiga ayaa Soomaaliya kaa caawiya dhinacyo dhowr ah oo ay ugu horreyso dhi smaha ciidamada, waxaana saldhig weyn uu ku lee yahay magaalada Muqdisho.Dowladda Soomaaliya oo haatan ku jirta qabashada doorashooyinka dalka, ay aa waxaa dhanka kale bar-bar socda how l-galo culus oo ciidamada dowladda aya ka wadaan guud ahaan Soomaaliya, kuwa asi oo lagu baacsanayo argagixisada.

Maamulka Koonfur Galbeed oo dhame ystiray doorashada Aqalka Sare

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobo lka Baay waxaa Shalay ka dhacday doora shada Saddex kursi oo kamid ah Aqalka sa re, kuwaas oo ka harsanaa sideeda kursi oo Maamulka Koonfur Galbeed ku matala Aqa lka Sare.Ilaa lix musharax ayaa ku tart ma yay Saddexda kursi ee Aqalka Sare, waxaa na goobjoog ka ahaa kulanka oo codeynay ay 91 mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Kursiga koowaad ayaa waxaa ku guul eystay Wasiirka Gaashaandhigga Xukuu ma dda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji, kaas oo helay Codad gaaraya ilaa 74 Cod halka Musharixii la tartamayay ee Cabd iraxmaan Maxamed Cabdullaahi uu helay 14 Cod, wax aana halaabay Saddex Cod.

Kursiga labaad ayaa waxaa ku tartamay Cali Sheekh Maxamuud Gacal & Cabduqa adir Cabdi Axmed , waxaana kursiga Aqalka Sare ku guuleystay Cali Sheekh Maxamuud Gacal oo helay 68 cod halka musharaxa la tartamayay uu helay 22 cod.

Kursiga ugu dambeeya 8-mudane ee Go laha Aqalka Sare Dowlad Goboleedka Ko onfur Galbeed ayaa waxaa ku guuleystey Se nator Cabdiwali Maxamed Ibraahim (Xaab sade) oo helay 68 cod halka Musharixii la tartamey ee Cabdullahi Roobow Maxamed uu helay 18, waxaana halaabay laba cod.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa noq day maamulkii labaad ee dhameystira doora shada Aqalka Sare, waxaana kasii horree yay maamulka Puntland ooh al Maalim door tay dhamaan 11 kursi ay ku leeyihiin Aqalka Sare.

Guudlaawe oo loo ogolaaday inuu tago Beledweyne – Xog

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ay sheegtay Caasimada Online inay u xaqiij ieen in siyaasiinta iyo dhaqanka Beesha Xa waadle ogolaadeen in Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle Ca li Cabdullaahi Xuseen "Guudlaawe” ay uu ta go magaalada Beladweyne ee xarunta goba lka Hiiraan, islamarkaana ay la shaqeeyaan.

Kulamo maalmahaan ka socda Muqdi sho ayaa hada u wareegay Beladweyne, wa xaana la filayaa in odoyaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta soo bandhigaan waxyaabaha ay kula heshiin karaan Madaxweyne Cali Gu udlaawe kadibna loogu

yeero magaalada Beladweyne ee xaru nta gobalka Hiiraan. Siyaasiinta Xawaadle ayaa is tusay in Cali Guudlaawe uu haysto sharciyad iyo muddo xileed uu ku shaqeeyo, islamarkaana haddii ay sii diidaan ay ku wa ayi karaan waxyaabo badan oo ay xaq u lah aayeen gobal ahaan, iyo in dhallinyarada ku sugan duleedka Beladweyne aysan sii joogi karin banaanka magaalada.

ildhibaano iyo siyaayisiin beesha Xawa adle u dhashay ayaa Sabtidii gaaray Belad weyne, iyadoo ay halkaas ay ka billowdeen kulamo ay la qaadanayaan dadka degaanka iyo Ugaaska Beesha Xawaadle, iyadoo la filayo in dhowaan ay soo saaraan in mag aalada loo ogolaaday Cali Guudlaawe.

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa dhowr jeer ku hunguubay in uu tago Beladweyne, waxa uuna u arkaa tagitaankiisa gobalka Hii raan arrin muhiim u ah shaqsiyaadiisa maa daama uu la daala dhacayay eedo iyo daca ayado ka dhan oo ku aadan tagistiisa Bela dweyne. Xigasho:caasimadda.net

Arday macallinkooda dugsi qur’aan ku dishay MUDUG

Ciidamada ammaanka ee Galmudug oo howlgallo ka sameeyey duleedka mag aal ada Gaalkacyo ayaa gacanta ku dhigay labo wiil oo la Dorraad in saacadihii lasoo dhaa fay macalinkooda dugsiga Qur’aanka ay ku dileen gobolka Mudug.

Ilo wareedyo la gu kalsoon-yahay ayaa u sheegay Caasimada Onli ne in ciidamada amniga oo kaashanaya bulshada deegaan ka ay gacanta ku soo dhigeen laba ar day ee lagu eedeeyey dilkii loo geystay Macalin Cabd isalaan Ilkawayne oo si ar xan darro ah u dhacay.

Wararka ayaa sidoo kale sheegay in dha linyaradaasi loo soo gudbiyey dhinaca koo nfurta degmada Gaalkacyo, isla-ma rkaana lagu xiray saldhigga Booliska ee magaalada asi. Sidoo kale saraakiisha laamaha amm aanka ee gobolka ayaa xaqiijiyey soo qa ba shada dhalinyarada asi, iyaga oo shee gay inay haatan wadaan baaritan ku aad an dhacdadaasi.

Macalinka ayaa xilliga la dilayey ku sugn aa gurigiisa, isla-markaana hurdayey, iya da oo dilkiisa loo adeegsaday Faas & Ma qarro sidaasina uu ku dhintay.

Illaa iyo hadda lama oga sababta rasm iga ah ee ka dambeysa dilka arxan darr ada ah ee loo geystay macalin Cabdisal aan oo caan ka ahaa gobolka Mudug ee bartamaha SoomaaliyabDhacdadan argagaxa leh, isla-marka ana si aad ah loo hadal hayo ayaa Do rraad ka dhacday deegaanka Laan-Kadawo oo 25 KM u jira M/Gaalkacyo ee G Mudug.

WARBIXIN: YEY YIHIIN, MAXAASE KA NAQA AN SEDDEXDA SENATOR EE LAGU DOORTAY BAYDHABA?


Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Sha lay ka dhacday doorashada Saddex kursi oo kamid ah Aqalka sa re, kuwaas oo ka harsanaa sideeda kursi oo Maamulka Koonfur Galbeed ku matala Aqalka Sare.

Ilaa lix musharax ayaa ku tartmayay Saddexda kursi ee Aqalka Sare, wax aana goobjoog ka ahaa kulanka oo code ynayay 91 mudane oo ka tirsan Baarla maanka Koonfur Galbeed.

1- Xasan Xuseen Xaaji: Kursiga koo waad ayaa waxaa ku guuleystay Was iirka Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji, kaas oo helay Codad gaaraya ilaa 74 Cod halka Musharixii la tartamayay ee Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi uu helay 14 Cod, waxaana halaabay Saddex Cod.

Xasan Xuseen Xaaji waxa uu ka hor soo galitaankiisa siyaas adda ahaa Qareen mudo 20 sano ah, sidoo kale wuxuu soo noq day la taliyihii hore xaga dastuurka ee xafiiska madaxweynaha.

Shaqooyinka usoo qabtay waxaa ka mid ah xubin guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka, dhanka xukuuma dda waxa uu ahaa wasiirkii hore cadaaladda xukuumadii kheyre, isaga ooo hadda ah wasiirka gashaandhigga.

2- Cali Sheekh Maxamuud Gacal: Kur siga 2aad ee doora shada Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Koonfur galbeed wax aa ku tartamay Cali Sheekh Maxamuud Gacal iyo Cabdiqaadir Cabdi Axmed.

Cali Sheekh Maxamuud Gacal ayaa ku guuleystay doorasha da kadib markii uu helay codad dhan 68, halka Cabdiqaadir Cab di Axmed uu helay 22 cod.

Cali Sheekh Maxamuud Gacal, waxaa uu ku dhashay degaan ka Kuntuwaareey ee u dhaxeeya degmooyinka Marka iyo Bara awe, wax ku bartay iskuulka Masaarida ee Marka, kana baxaya Jaamacadda Lafoole.

Xilligii dowladii kacaanka waxaa uu noq day guddoomiyaha dhalinyarada Banaadir 8 sano, xogheyaha waxbarshada ururka dhalinyarada Soomaaliyeed muddo 2 sano ah, weriyey Radio Mu qdisho iyo qo raa Xidigta Oktobar isaga oo markii dambe macalin ka noqday kuliyadda xanaada xoolaha.

Burburkii kadib, waxaa uu shareecada islaamka ka dhigayey jaamacadaha dalka, garsoore maxkamadda gobolka Banaadir 11 sano, guddiga khubadarada ee diyaa rinta dastuurka lagu dhaq mo.

3- Cabdiwali Maxamed Ibraahim : Kur siga 3-aad ee doora shada Aqalka sare ee dowlad gobaleedka Koonfur galbeed wax aa ku tartamay Cabdiwali Maxamed Ibra ahim iyo Cabdullaahi Maxamed Roobow.

Kursiga 3aad waxaa ku guulaystay Ca bdiwali Maxamed Ibra ahim oo ay walaalo yihiin wasiirka haweenka iyo Xuquuqul ins aanka xukumadda Faderaalka Soomaal iya Xildhibaan Xaniifo Maxamed Ibraahim.

Cabdiwali Maxamed Ibraahim ayaa helay 68 cod waxaana la sii saadaalinaayay in guulaysa doonaan dhamaan xubnaha ku soo baxay.

Maamulka Koofur Galbeed ayaa noq day maamulkii labaad ee soo dhamaystira doorashada xubnaha aqalka sare ee Baarla maanka Soomaaliya.

Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee qabta doorashooyinka aqalka sare halka Punt land ay noqotay maamulkii ugu horeeyay ee soo dhamaystira codayn ta Aqalka sare ee Baarlamaanka 11aad ee dalka. Maamu lka kaliya ee aan weli qaban doorashada hal kursi oo aqalka sare ay aa ah maamulka Hirshabelle, waxaana la fila yaa in maalmaha soo socdo lagu dhawa aqo liiska musharixiinta u taagan kuraasta Aqalka Sare ee Hirshabelle.

PUNTLAND OO DIYAARINAYSA HABRAACA KA HORTAGGA COVID19 XILLIGA DOORASHADA


Wasaaradda Caafimaadka maamulka Puntland iyo Guddiga KMG Doora sho oyinka Puntland ayaa Shalay kala sa xii xday is-afgarad la xiriira xakamaynta

Covid19 xilliga doorashooyinka golaya asha deegaanka.

Is afgaradkaan ayaa ka kooban 4 qo dob oo kala ah: Diyaarinta Habra aca ka hortagga Co vid19 xilliga doorashada.

Helista agabka ka hortagga Covid19.

Bixinta tababar ku saabsan badqabka caa fimaadka shaqaalaha Guddiga, hawl-wad eenada iyo codbixiyayaasha xilliga doo rashada.

Sarkaal ka socda wasaaradda Caafi maadka ayaa Guddiga kala shaqaynaya fulinta heshiiskaan.

Heshiiska kadib Gudoomiyaha TPEC Guuleed Saalax Barre ayaa wasiirka iyo saraakiisha Wasaarada caafimaadka Pu ntland uga mahadceliyay is-af-garadka ay kala saxiixdeen, wuxuuna Gudoomiyuhu sheegay in heshiiskan wax ka tari doono caafimaadka iyo badqabka dhamaan qay baha kala duwan ee xiriirka tooska ah laleh Doorashada.

Dhankiisa Wasiirka caafimaadka Puntl and Dr Jaamac Faarax Xasan oo ka hadl ay muhiimada is-afgaradka TPEC iyo Was aarada caafimaadka ayaa sheegay in he shiiskan uu ilaalin doono faafitaanka Covid 19 xiliga doorashada oo dad badan isugu imaan doonaan.

CIIDAMADA AMMAANKA PUNTLAND OO XAL AY FULIYAY HOWLGAL DAD LAGU SOO QAB-QABTAY


Ciidamada Booliska Gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa habe enkii Ha been hore aheyd waxaa ay howlgal qor shey san oo amniga lag sugayo ka same yeen xaafaddaha magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Saraakiisha hoggaami neysay howl galka la fuliyay ayaa sheegay in ujeedka howlgalkaas uu ahaa xaqiijinta amniga Ma gaalada iyo sidii looga hortegi lahaa fal alka la xiriira amni darrada ee dhaca iyo wax kasta oo keeni kara arrimahaas.Inta uu howlgalka socday ciidamada wax ay baarayeen gaadiidka, goobaha gan acsi ga, Hoteelada guryaha iyo dadka qaar oo ciidamadu ay ku tuhmeen in ay qeyb ka yihiin falalka amni darro ee magaalada ka dhaca.

Taliyaha Qeybta Boolisla Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamud ayaa war baahinta u sheegay in howlgalka la gu soo qabtay dad la tuhmay, kuwaas oo hadda lagu haayo saldhiga Booliska magaalada, ayna ku socdaan baaritaano kala duwan.

Sidoo kale inta uu howlgalka socday ayaa Taliyaha iyo Ciidmada waxay bul sha da ka wareesanayeen amniga iyo in ay jira an kuwo dhibaato u geeysta sha cabka, wuxuuna G/Sare Xuseen Cali Ma xamud shacabka ka dalbaday inay la shaqeeyaan laamaha amniga.

Si kastaba Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa xiliyada qaarkood ka dhaca dilal qorsheysan iyo weeraro lagu qaado Xarumo iyo Saldhig yo Ciidan, waxaana inta badan falalka as sheegta Al-shabaab iyo Daacish.


Faah Faahin Kasoo Baxeysa Qarax Khasaaro Dhaliyey Oo Ka Dhacay Jowhar

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax miino nooca dhulka la geliyo ah ee laga hago meelaha fog-fog oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Ma gaalada Jowhar ee Caasimadda Ma amu lka Hirshabeelle. Dad deegaanka qa arkood ayaa wax aa ay ku warrame en in qaraxa lala eegtay gaari ay saarnaayeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka dowladda Fe deraalka, xili ay wadada marayeen, isla markaana uu jiro khasaaro ka dhashay.

Al-shabaab oo ka hadashay qaraxii ka dhacay Magaalada Jowhar ayaa waxaa ay sheegtay in qaraxa ay beegsadeen Saraa kiil kamid ah Nabadsugida dowl adda iyo Askar ilaalo u ahaa.

Shabaabka ayaa xusay in qaraxa ay ku dhaawacmeen Taliye ku-xigeenka Nabad sugidda Gobolka Hiiraan oo ma gaciisa ku sheegeen Cabdi Suuleey iyo 4 Askari oo ka tirsan Ciidanka Milateriga dowladda, waa sida hadalka u dhigeen.

Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay Laamaha amniga Maamulka Hirsh abeelle oo ay uga hadlayaan qar axa kha saaraha dhaliyey ee ka dha cay Magaa lada Jowhar ee Caasimadda Ma amulkaas iyo in dad lagu qabtay howlgal laga fuliyay Magaalada.

Shiinaha Oo Ka Hadlay Taageera dooda Somalia Ee La-Dagaalanka COVID-19

Shir Jaraa’id oo ay Safaaradda Shiin aha ku qabatay Dhismaha Safaaradoo da ku taalla Muqdisho ayey kaga hadleen Khatarta Caalamka uu weli ku hayo Cud durka Laayaanka ee COVID 19, so-if-baxa nooca DELTA iyo sida loogu baahan yahay in looga horta go.

Qoraalka Shirkooda Jaraa’id ee Saf aaradda Shiinaha oo Suxufiyiinta loo qey biyey waxaa lagu xusay inay Qaaradda Afrika wajahayso khatarta Mowjadda 3-aad ee COVID 19 (The third COVID-19 wave). Dowladdaa Shiinaha waxay Tag eero iyo Taakuleyn siisay dalalka Afrika oo ay ku jirto Somalia.

"Shiinaha waxay Somalia ugu dee qday Xirmo qalabka Caafimaadka iyo 200,000 oo Talaalka COVID 19” ayaa lagu yiri Shirka Jaraa’id ee Safaaradda Shiin aha ku leedahay Muqdisho.

Shiinaha waa dalkii u horeeyey ee So malia ugu deeqay Talaalka COVID iyo Qal abka Fayo-dhowrka ee looga gaa shaanto Xanuunkaasi.

Madaxweynaha Shiinaha, Shii Jinbing (XI Jinping) waxaa ka go’an Ta ageeradda Shiinaha ee Somalia, iyadoo Shiinaha si buuxda u gudaayso Taage erada Walaalti nimo ee u dhexeeya Somalia iyo Shiinaha.

Safaaradda Shiinaha waxay kaloo Shirkooda Jaraa’id kaga hadleen sida ay uga go’an tahay in ay taageero ka gey st aan halka uu asal ahaan ka curtay COVID 19, waxayna gaashaanka ku dhu fatay Ee deymaha Dalalka Reer Galbeed ka farta ku godayaan inuu Shiinaha ka soo bil owday Xanuunka Laayaanka ee COVI D19. Shiinaha waxay mudaddii uu socd ay Shirkii 73-aad ee Golaha Caafimaadka Adduunka waxay ugu baaqday Hay’ad da Caafimaadka Adduunka ee WHO in ay si dhow ula shaqeeyaan dalalka iyo Ururada Caalmiga sidii loo aqoonsan lahaa halka uu asal ahaan ka soo farcamay COVID 19.

Dhinaca kale, Shirka Jaraa’id ee Saf aaradda Shiinaha ee ku taalla Muqdisho waxay mar kale beenisay Aragtida shee gayso inuu COVID 19 ka soo butaacay Shaybaarka Cilmi-baarista Fayriska ee Machadka Wuhan Institute ee dalka Shii naha.

Tan iyo sanadkii hore, Shiinaha wax ay labo jeer casuumeen Khubaro ka tirs an Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO,si ay u yimaadaan Shiinah, unada bagalaan Baaritaanka asalka COVID 19.

Khubaro ay hoggaaminayeen 10-Wa ddan oo ka kala socday dalal ay ka mid yihiin Maraykanka, UK, Japan iyo Austr alia iyo dhigooda Shiinahayaa sameeyey Guddi Khubaro oo Isku-dhaf ah, kuwaasi oo 28 maalmood Baaritaano Wadajir ah ka wadeen gudaha Shiinaha.

Khubarada waxay garwaaqsadeen in aysan waxba ka jirin Eedeymaha shee gayo inuu COVID ka soo bilowday mag aalada Wuhan ee dalka Shiinaha oo uu cuddurkaasi ka dillaacay bishii Decdem ber ee sanadkii 2019-kii.

Afhayeenka Kulmiye "Doorashada mad axtooyadu ma qabsoomayso 2022"

Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdina asir Muxumed Xasan Buuni, ayaa sheeg ay in doorashada madaxt ooyada Somali land anay qabsoomaynin sanadka danbe madaama oo 10 kii sano ee sharcigu sii nayay in ay shaqeeyaan xisbiyad a hada jooga ay dhaamaa nayso.

Buuni ayaa sheegay in doorashada furista urur ada siyaasada Somaliland ay kazoo horayn doonto doorashada madaxtooyada Somaliland oo la rajaynayay in loo dareero 13 November ee 2022, wuxuuna ku saba beeyey in xisbiyada hada jooga ee Kul miye, UCID iyo Waddani uu liisan koodu dhacayo isla sanadka danbe.

"2022 liisankii axsaabta ayaa dhacaya markaa doorasho madaxtooyo lama gali karo, xisbiyo liisankoodii dhacay doorasho magalayaan taana saddexda xisbiba haku baraarug sanaadaan, doorashadii guurt idana waynu qabanaynaa, ta madax tooya duna wayku xigaysa" ayuu yidhi.

Qorshaha xisbiga Kulmiye ee ah in doo rashooyinka guurtida iyo ururada siy aas ada laga soo horaysiiyo doorashada ma daxtooyada, ayaa haday suuro gasho ma daxweyne Biixi u sahli doonto in uu xukun ka baaqi kusii ahaado mudo dhee raad ah oo aan sharci ahayn.

Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya oo sameeyay howlgal dad lagu qab qabtay

Ciidamada nabadsugida iyo Sirdoon ka Soomaaliya qeybta ka howgasha deg aannada Koonfur Galbeed ayaa howlgallo lagu xaqiijinayay Amniga waxaa ay kas ameeyeen xaafado ka tirsan Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay.

Howlgalka oo Ciidamada ay guryaha qaar ku baarayeen ayaa waxaa ay ka sa meyeen 10 Xaafadood ee magaalada Bay dhabo , waxaana howlgalka hoggamin ayay Taliyaha nabadsugida qeybta Koon fur Galbeed.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Mus taf Macalin Isaaq ayaa sheegay in ujeedka howlgalka uu ahaa xaqiijinta amniga Mag aalada Baydhabo, iyada oo la fulinayo Am arkii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Ca bdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen).

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in howlgalka ooga hortgayay in Ma galada Baydhabo ay ka socdaan doora shooyin ay ku dhex dhuuntan Xubno ka tir san Al-Shabaab oo falal amni darro gey san kara, waxaana uu sheegay in howl galka lagu qabtay dad laga shakisan yahay.

Howlgalka Ciidamada nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya qeybta ka howga sha degaannada Koonfur Galbeed ay ka sameeyeen Magaalada Baydhabo ayaa ku soo aadaya xilli magaalada ay ka dhac een doorashooyi nka Aqalka Sare, sidoo kalena la filayo inay ka dhacdo door ashada Golaha Shacabka.

URUR YAHUUDI MAREYKAN AH OO BEEGSI HALIS AH KU BILLAABAY XILDHIBAAN ILHAAN CUMAR


Qaar badan oo ka mid ah Yuhuudda ku nool dalka Maraykanka ee ka shaqeeya siyaasadda ayaa cambaareeyay weeraro iyo beegsi

ay ururka Yahuudda Mareykanka ee AIPAC ay ku qaadeen Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka, waxayna ku boorriyeen kooxda inay joojiyaan ololahooda xayeysiiska ah.

Warqad la daabacay khamiistii ayaa lagu sheegay in dadkaan kasoo jeedo Yahuuda ay sidoo kale ku booriyeen AIPAC inay joojiso xayeysiimaha lagu beegsanayo haweenka ku jira Congress-ka ee kala ah, Ilhaan Cumar, Alexandria Ocasio Cortez, Cori Bush iyo Rashida Tlaib.

"Inkasta oo laga yaabo in aanan dhammaanteen ku raacsanayn aragtida iyo astaamaha haweenka Congress-ka ee arrimaha la xiriira Israel iyo Falastiin, hadana waxaan ka mideysanahay inaan cambaareyno ololahaan xayeysiiska ah oo aan kaliya ahayn marin -habaabin, laakiin keeni karta khatar ah ay rabshado dhacaan oo la beegsado xildhibaanadaas,” ayaa lagu yiri bayaan ay soo saareen J Street, Americans for Peace Now, IfNotNow, iyo ACLU.

"Xayeysiisyadan dhiiri-gelinta iyo kala qaybsanaanta ah ee ka dhanka ah haweenka sharci dejiyayaasha ah waa kuwa dhaqan ahaan xun, kuna saleysan nacayb iyo cunuriyad, sidoo kalena waa hanjabaad kala fiirsasho la’aan ah oo ku socota xildhibaannadaas ka tirsan Congress-ka Mareykanka,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, "Waxaan ugu baaqeynaa AIPAC inay joojiso socodsiinta xayeysiisyadan iyo inay raalli-gelin siiso haweenka Congress-ka oo ay si cadaalad darro ah khatar u gelisay.”

Qoraalka ololaha xayeysiiska Facebook ee AIPAC, oo ah kooxda ugu saameynta badan Washington ee u ololeeya Israa’iil ayaa lagu yiri, "Kicinta nacayb ka dhan ah Israa’iil iyo faafinta beenta xun ee halista ah ee ka imaaneysa saaxiibadeena dimuquraadiga ah ma hormariso rajada nabadda.”ugu magac dartay ninkii wax ka laayey culimada Soomaaliyeed

Sawirro: Xafsa Maxamed oo laga bad-baadiyey kooxdii afduubatay ayada oo meel yaab leh la dhex-geliyey - Caasimada Online

Golaha AIPAC ayaa soo daabacday sawirka haweeney kasta oo ka tirsan Golaha Wakiillada, iyadoo ku eedeyneysa inay ka been sheegeen Israa’iil oo ay adeegsadeen calaamado iyo erayo muujinaya midab kala sooc iyo isir sifeyn.

APIAC ayaa si gaar ah u beegsatay Ilhaan Cumar oo asal ahaan kasoo jeedo Soomaaliya, waxayna ku eedeysay inay tahay argagixiso.

"Ilhaan Cumar uma kala saarna Mareykanka iyo Taliban, Israa’iil iyo Xamaas ama Dimoqraadiyadda iyo Argagixisada,” ayaa lagu yiri qoraalkii APIAC ay ka soo saartay Xildhibaan Ilhaan Cumar.

Sidoo kale tallaabada ay qaaday APIAC ayaa waxaa cambaareeyey shaqaalaha Ilhaan Cumar oo ku tilmaamay inay tahay mid halis lagu gelinayo nolosha Xildhibaan Ilhaan.

Jeremy Slevin, oo ah agaasimaha isgaarsiinta ee xafiiska Ilhaan Cumar ayaa bartiisa twitter-ka ku soo qoray "Luqadda AIPAC ay u isticmaasho xayeysiisyada lacagta lagu bixiyo si ay u qariso oo u aflagaadeyso Ilhaan waxay lamid tahay luuqadda loo adeegsado hanjabaadaha dilka.”

WASIIRADA DOWLADDA AFGANISTAN OO XILAL KA WAREEJINAYA

Xaaladda Kabul waxay ku socotaa si xawli ah iyadoo la soo tebinayo inay jiraan dad qaxaya.

Sii hayaha xilka wasiirka arrimaha gudaha ee Afghanistan ayaa ka soo muuqday muuqaal, laga sii daayay TV -ga maxalliga ah ee Tolo, isaga oo sheegay in si nabad ah xukunka loogu wareejin doono dowlad ku meel gaar ah. Wuxuu sheegay in Kabul aan la weerari doonin.

Wakaaladda wararka ee Associated Press, oo soo xiganaysa sarkaal ka tirsan dowladda Afgaanistaan ayaa sheegtay in ergada Talibaan u qaabilsan wada -xaajoodyada ay ku sii jeedaan madaxtooyada si ay isugu diyaariyaan ku "wareejinta” awoodda.

Kooxda Taliban ayaa goor sii horreysay sheegtay inay ku amreen dagaalyahannada inay ku sugnaadaan irdaha magaalada.


QARAXYO KA DHACAY MEEL KU DHOW SAFAARADDA MARAYKANKA EE KABUL

Labo Qarax ayaa waxaa la sheegay inay ka dhaceen meel ku dhow Safaaradda Maray kan ka iyo Qasriga Madaxtooyada ee magaalladda Kabul.

Goobjoogayaal la hadlay Warbaahinta Sputnik ee Raashiya waxay sheegeen inay Qaraxyada dhace en, kadib, markii ay Toogasho bilaaban tay.

Goobjoogayaasha waxay kaloo sheegeen in uuro laga arkay Goobta ay Qaraxyada ka dhaceen.Goobjoogayaasha waxay kaloo sheegeen inay Toogashada ku bilaabantay Qoryaha fudud iyo kuwa culus.

Ma kala cadda khasaaraha ka dhashay Qaraxyada iyo Israasaynta Ka dhacday Kabul, waxayna arrintaasi ku soo beega ntay iyadoo Dagaalamayaasha Daalibaan la wareegeen magaalladda Kabul, kadib, markii uu Madaxweynihii Afganistan, Ashraf Qaani uu isaga cararay Kabul, kadib, markii ay Daalibaan hareereeyeen Kabul.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip