Wasiirada dowladda Afganistan oo xilalka wareejinaya

0
Sunday August 15, 2021 - 21:30:47 in Wararka by
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirada dowladda Afganistan oo xilalka wareejinaya

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Xaaladda Kabul waxay ku socotaa si xawli ah iyadoo la soo tebinayo inay jiraan dad qaxaya.

     Sii hayaha xilka wasiirka arrimaha gudaha ee Afghanistan ayaa ka soo muuqday muuqaal, laga sii daayay TV -ga maxalliga ah ee Tolo, isaga oo sheegay in si nabad ah xukunka loogu wareejin doono dowlad ku meel gaar ah. Wuxuu sheegay in Kabul aan la weerari doonin.

 

      Wakaaladda wararka ee Associated Press, oo soo xiganaysa sarkaal ka tirsan dowladda Afgaanistaan ayaa sheegtay in ergada Talibaan u qaabilsan wada -xaajoodyada ay ku sii jeedaan madaxtooyada si ay isugu diyaariyaan ku "wareejintaā€¯ awoodda.

     Kooxda Taliban ayaa goor sii horreysay sheegtay inay ku amreen dagaalyahannada inay ku sugnaadaan irdaha magaalada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip