Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani oo ka hadlay xaaladda ka aloosan dalkiisa

0
Saturday August 14, 2021 - 20:42:55 in Wararka by
  • Visits: 151
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani oo ka hadlay xaaladda ka aloosan dalkiisa

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

     Madaxweynaha dalka Afghanistan Ashraf Ghani, ayaa wacad ku maray in dalka uu ka difaaci doona Taalibaan, xilli Taalibaanku ay ku sii siqayaan magaalada caasimadda ah ee Kabul.

       Khudbad gaaban oo uu jeediyay Madaxweyne Ashraf Ghani wuxuu ku sheegay in ka saarista ciidamada qalabka sida ee Afghanistan ay tahay "ahmiyadda koowaad”, wuxuuna wada -tashiyo la yeelanayaa hoggaamiyeyaasha deegaanada iyo la -hawlgalayaasha caalamiga ah ee u taagan horumarka dalka.

 

      Waxaa sidoo kale dagaal xooggan laga soo sheegayaa magaalada Maidan Shar oo 40 kilomitir oo keliya u jirta magaala madaxda Kaabuul.

Waxaana wararka sheegayaan in Taalibaan ay ku sii siqayaan Kabuul oo laga cabsiqabo inay gudaha u galaan inkastoo ay ciidamo ajaanib ah ay ku sugan yihiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip