Hoggaamiyeyaasha Dalalka Raashiya Iyo Jarmalka Oo Kulan Khaas Ah Yeelanaya

0
Saturday August 14, 2021 - 12:02:42 in Wararka by
  • Visits: 148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiyeyaasha Dalalka Raashiya Iyo Jarmalka Oo Kulan Khaas Ah Yeelanaya

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

   Madaxweynaha Raashiya, Valadamir Putin waxa uu bishan 20da magaalada Mosko kula kulmi doonaa Haweeneyda Ra’isul-wasaaraha ka ah Dalka Jarmalka, Angela Merkel.

      Hadal ka soo baxay Madaxtooyada Raashiya ee Keremiliinka ayaa lagu sheegay inay Labada Hoggaamiye ka wada xaajoon doonaan Iskaashiga Labada dal , Isdhaafsiga Dhacdooyinka Caalamiga iyo kuwa Gobaleedka ee ka hadalka u baahan.

      Ajendayaasha wada hadalka Putin iyo Angel Merkel waxaa kaloo ka mid ah dhuumaha Gaaska Dabiiciga, Mashruuca Tamarta ee Labada dal iyo Khilaafka Maraykanka ee Dhismaha Dhuumaha Gaaska ee isku xirayo Raashiya iyo Jarmalka.

      

       Dhinaca kale, RW Jarmalka waxay bishan 22-da booqan doontaa caasimada dalka Ukrayn ee Kiyeef, iyadoo Madaxweynaja dalkaasi, FOLODMAYIR ZELENISKI kala hadli doontaa Arrimaha Ammaankaiyo Xiriirka labada dal.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip