Burcad baddeeda Soomaalida oo markab ganacsi ku weeraray xeebaha Soomaaliya

0
Friday August 13, 2021 - 14:20:48 in Wararka by
  • Visits: 187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burcad baddeeda Soomaalida oo markab ganacsi ku weeraray xeebaha Soomaaliya

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Ururka Ganacsiga Badaha ee waddanka UK ayaa sheegay in burcad badeed Soomaaliya ay weerareen markab ganacsi oo marayay xeebaha Soomaaliya.
      Markabka iyo shaqaalihiisa ayaa la sheegay in ay bad qabaan, waxayna burcad badeedu isku dayeen inay qafaashaan, balse uma suurtoobin.

      Ururka Ganacsiga Badaha UK waxay sheegeen weerarkaan inuu ka dhacay meel 100 nautical miles waqooyi bari uga beegan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.


      Weerarkaan ayaa kusoo beegmay iyadoo Labadii toddobaad ee la soo dhaafay golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ka doodayay amniga baddaha.

Goluhu ammaanka ayaa in muddo ah u ololeynayey sidii wax looga qaban lahaa burcad-badeednimada xeebaha Soomaaliya iyo gacanka Guinea.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip