Deni oo la kulmay xubno ka tirsan Guddiga doorashooyinka Soomaaliya

0
Friday August 13, 2021 - 13:23:44 in Wararka by
  • Visits: 154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deni oo la kulmay xubno ka tirsan Guddiga doorashooyinka Soomaaliya

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay xubno ka mid ah Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo uu hoggaaminayo Muuse Geelle Faroole, isla markaana Puntland u tegay Doorashadii Aqalka Sare oo ay goobjoog ka ahaayeen.

      Xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Puntland sida ay doorashada u qabteen, waliba 11 kursi ee Puntland ku laheyd Aqalka Sare.

 

     Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Puntland Ismaaciil Maxamed Warsame.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip