Madaxweynaha Hirshabelle oo ka tacsiyeeyay geerida Wasiirkii Gaadiidka Hirshabelle

0
Friday August 13, 2021 - 13:36:43 in Wararka by
  • Visits: 163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Hirshabelle oo ka tacsiyeeyay geerida Wasiirkii Gaadiidka Hirshabelle

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen oo ku hadlayay Afka Maamulka ayaa tacsi u diray qoyskii, qaraabadii, iyo Shacbiga Hirshabeelle ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiirkii Gaadiidka Hirshabeelle Marxuum Cabdullaahi Maxamed Rooble oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa marxuumka Ilaahay uga baryey inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Allaha u naxarisitee Cabdulaahi Maxamed Rooble ayaa hore uga mid ahaa xildhibaanadii baarlamaanka kowaad ee Hirshabelle waxana uu hore u soo noqday Guddoomiyaha degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.

Meydka Marxuum Cabdulaahi Maxamed Rooble oo xanuunsanaa bilihii la soo dhaafay ayaa lagu aasay maanta magaalada Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip