HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH ARBACO 11-KA AUGS 2021-KA

0
Wednesday August 11, 2021 - 08:26:07 in Wararka by
  • Visits: 436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH ARBACO 11-KA AUGS 2021-KA

    .....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.....

RA’IISUL WASAARE ROOBLE OO LA KULMAY MADAXDA LAAMAHA AMNIGA

    Ra’iisul Wasaaraha XFS Md. Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay qeybta VIPda ee garoonka diyaaradaha laamaha amniga isaga oo faray xoojinta amniga guud ee waddanka gaar aha an caasimadda Muqdisho.

R/Wasaaraha ayaa kula dar dardaarmay saraakiisha in ay xil gaar ah iska saaraan sugid da amniga doorashooyinka dalka ka bilowday.

   Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ka bilowday do orashooyinka iyadoo dhawaan Sena taro ka tirsan Aqalka Sare lagu soo doortay magaalooyinka Kis maayo iyo Baydhabo.

    Waxaa sidoo kale Habeen hore xilli dambe la shaaciyay dhammaan kuraasta Aqalka Sare ay ku lahayd Ma amul goboleedka Puntland musharaxii ntii u tartami lahayd,wa xaana lagu wadaa in maalmaha soo socda ay ka dhacdo doorashada Aqalka Sare M/Garowe.

Safarka R/W Rooble ee dalka Kenya oo arrin ka le bannaanka keenay – maxaa soo kordhay?

      Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Shalay u ambabax ay M/Nairobi ee caasimada Kenya, isaga oo lagu sii sagootiyey garoonka diy aaradaha Aadan Cadde ee M/Muqdisho. Safarka ra’iisul wasaaraha ayaa daaran wad ahadallo ku

saabsan hagaajinta xiriirka dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo xumaaday bilihii lasoo dhaa fay.

  Sidoo kale Rooble ayaa kulan ga ar ah la qaadan doono madaxwey ne Uhuru Kenyatta oo isagu u fidi yey casuumadda booqashada uga bilaabatay magaalada Nairobi.

    Dhinaca kale safarkan oo kusoo aaday xilli xa saasi ah ayaa bannaanka keenay arrin qarsoon eed oo ku aadan dhinaca duulimaadka, gaar aha an safarada madaxda dalka.

       Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya, Maxam ed Ibraahim Macalimu oo ka hadlay ey arrintan ay aa shaaca ka qaaday in DFS ay buuxisay shuruuc dii duulista hawada si daa awgeedna uu Shalay R/ Wasaare Rooble duulimaadkiisu yahay SOM001, taas oo ka dhigan in xittaa duulimaadyada kale ee caalamiga ah ay la socdaan in duulimaadkaas uu la socdo RW/Rooble.

    Sidoo kale wuxuu tilmaamay in adduunka mar ka la’eego duulimaadyada madaxweyn ayaasha ay qaataan 001, ra’iisul wasaareyaashana ay qaataan lambarka 002, balse duu limaadka Shalay ra’iisul wasaaraha ee lambarkiisu yahay 001, ayaa muu jinaya heerka uu gaarsiisan yahay khilaafka kala dhexeeya isaga iyo madaxweynaha uu muddo xileed kiisu dhamaaday.

     "Duulista Hawada sharciyan madaxweynayaa sha adduun ka waxa ay qaataan duulimaadyada 001, Ra’iisul Wasaaray aashana 002. Soddan sano kadib, waxa DF Soomaaliya ay buuxisay Shuruuc dii duulista hawada sidaa awgeed Shalay Ra’iisul W/Rooble waxa uu duulimaadkiisu yahay SOM001 taas ah ka dhigan in xitaa duulimaadyada kale ee caalam iga ah in ay la socdaan in duulimaadka as uu la socdo R/Wasaare M.Xuseen Rooble,” ay uu yiri afhayeenka xukuumadda federaalka  Soom aaliya.

     Si kastaba Villa Soomaaliya ayaa gashay mar xalad cusub, kadib markii uu khilaaf dhinac awo oda iyo maamulka uu soo kala dhexgalay madaxweynaha iyo ra’iisul wasa araha

. Xigasho:caasimadda.net

 

WADAHADALLADA ROOBLE IYO UHURU OO BILLOW DAY

     Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xarunta madaxtooyada Kenya ee Mo mbasa ku qaabilay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxam ed Xuseen Rooble iyo wafd iga la socda, halkaasi oo wadahadallo ay ku yeesheen.

      Madaxtooyada Kenya ayaa sheegtay in labada hoggaamiye ay ka wada hadleen dhowr arrimoood oo istiraatiiji u ah danaha ay wadaaga an labada waddan. Waxay sheegeen in qodob ada laga wada hadlay ay ugu waaweyn yihiin soo celinta xiriirka diblomaasiga ah ee Soomaaliya iyo Kenya.

     Madaxtooyada Kenya waxay intaas ku dartay in Kenya iyo Soomaaliya ay saxiixeen Gud diga Iskaashiga Wadajirka ah ee 2015kii. Waxa ay sheegeen in Guddigaasi uu qee xayo baaxad da iskaashiga labada wadan ee dhinacyada gana csiga, maalgashiga, gaadiidka, difaaca iyo amn iga.

Waxyaabaha gaarka ah ee la filayo inay safarkan ay kasoo baxaan ayaa waxaa ka mid ah in dib loo furo qaadka Kenya ay keeni jirtay Soomaa liya, oo muddo sanad ka badan loo xayiray qa adka Itoobiya oo ay heshiis ku haystaan xubno ka mid ah qoyska madax weyne Farmaajo.

     Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Max amed Cabdirisaaq oo ka mid ah wafdi ga Ra’isul Wasaare Rooble ayaa saxaafadda u sheegay in ajandaha shirka Rooble iyo madaxda Kenya aysan ku jirin kiiska dacwada badda ee Kenya iyo Soomaaliya.

       "Inta aan ku jirno safarka Kenya, ka mid maa han in laga hadlo ama dib loo furo arrimaha khus eeya badda, oo ah kiis dhammaaday oo maxk amaddu go’aankeeda sii deyn doonto. Soomaal iya, Kenya, iyo Midowoga Africa midkoodna uma furna inay ka hadlaan kiiskan ilaa Maxkamaddu go’aankaas gaarto,” ayuu yiri Maxamed Cabdir isaaq.

      Socdaalkan ayaa yimid ka dib casuumad ras mi ah oo uu Ra’iisul wasaaraha ka hel ay madax weynaha Kenya, taasi oo ay dhawaan soo gaar siisay Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya.

      Wadahadallada Mombasa kadib, wuxuu Roo ble sidoo kale safar ku tagi doona ma gaalada Nai robi, halkaas oo uu kula kulmi doono Jaaliyadda Soomaaliye ed ee Nairobi iyo diblomaasiyiinta dalalka daneeyaa arrimaha Soomaaliya.

DUQA MUQDISHO OO LA KULMAY SAFIIRKA QATAR EE SOOMAALIYA

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa M/Muqdisho Cumar Maxamuud Max amed (Cu mar Filish) ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowlada Qatar u fadhi ya Soomaaliya Xasan Xamza Assad.

    Kulankan ayaa loogaga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga la xariira mashaarii cda lagu hour marinaayo dhism aha Caasim ad da Soomaaliya ee Muqdisho.

      Sidoo kale waxaa ay ka wada hadleen sidii safaarada Qatar u heli laheyd dhul ay ka hirgaliso dhismaha cusub ee Safaarada Dowlada Qat ar ku lee dahay Soomaaliya Maa daama haatan si ku meel gaar ah dhul kale ugu shaqeyso. Dowl adda Qatar ayaa wax aa ay kamid tahay dowlada ha taageera siiya Soomaaliya, waxaana la shee gaa inay saaxiibo dhow la tahay Madaxda Villa Soomaaliya.

 DENI OO SHAACIYEY LIISKA MUSHARAXIINTA AQAL KA SARE

        Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Ca bdullahi Deni ayaa soo saaray liiska musharaxiin ta ku tartamaya 11 kursi ee Puntland ay ku leeda hay Aqalka Sare ee Soomaaliya.

     Deni ayaa soo qoray liis musharaxiin ah oo intoda badan ay cusub yihiin, isaga oo re ebay xubnihii Puntland horey ugu matalayey Aqalka Sare. Xubnaha laga reebay liiska musharaxiinta waxaa ka mid ah ra’iisul wasaarihii ee Soomaa liya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, inkas ta oo wararka ay sheegayaan in isaga uu sidaas doonayey.

     Puntland ayaa noqoneysa maamulkii 3ad ee soo saaray liiska, kadib Jubaland iyo K/Galbeed, oo qabtay doorashada qaar ka mid ah kuraasta.

       Magacyada 22ka musharax ee ku tartamaya 11ka kursi ee Puntland ay ku leedah ay Aqalka Sare ayaa kala ah.

    1 Cabdiraxman Maxamed Maxamuud (Faro ole) iyo Maxamed Cusmaan Colaad

    2 Maxamed Cali Yusuf (Gaagaab) iyo Kaw sar Cabdulaahi Xirsl

    3Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino) iyo Maxamed Geedi Maxamuud

    4 Cabdulaahi Cali Xirsi (Timaca de) iyo Cabdullaahi Maxamed Xaa shi Nuur

    5 Cabdisamad Yuusuf Maxamed (Abwaan) iyo Ismaaciil Mire Muumin

    6 Daahir Ayaanle Saciid iyo Maxamed Cumar Maxamed

    7 Farxaan Cali Xuseen iyo Hodan Isxaaq Maxamed

     8 Saynab Ismaaciil Maxamed iyo Aamina Jaamac Ibraahim

     9 Cabdiqani Geelle Maxamed iyo Cabduqa dir Maxamad Yuusuf

     10 Samiiro Maxamuud Xaaji Cawad iyo Naci ima Axmad Bakar

    11 Sareedo Maxamed Xasan iyo Fartuun Yu suf Jamac

Description: 1         Waxaa hadda la sugayaa in guddiga doora shooyinka heer dowlad goboleed ee     Puntland ay shaaciyaan xilliga ay dhaceyso doorashada Aqalka Sare ee xubnahan oo ay dooranayaan xildhibaanadabaarlamanka Puntland.

 

QOORQOOR OO LA KULMAY GUDDOO MIYAHA GUDDI GA DOORASHOOYINKA CIRRO

      Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaa riye ayaa Xalay Xarunta Madaxtooya da kula kul may Guddoomiyaha   Guddiga Hirgelinta Doora sho oyinka Heer Federaal, Guddiga Doorashada Galmudug iyo xubno ka socday Guddiga Xalinta Khilaafaadka, iya goo ka wada hadlay howlaha dar dar gelinta doorashooyinka oo la filayo in Galmud ug ay todobaa dkan gudihiisa bilowdo doorashada Aqalka Sare.

    Madaxweyne Qoo rqoor ayaa maalmihii u damb eeyay laga sugayay inuu soo gudb iyo Liiska Mu sharaxiinta u tartamaya Aqalka Sare, iyadoo ay jireen muranno la xiriiray hannaanka Madaxwey nuhu u marayo xubnaha uu u soo xulanayo Tarta mayaasha Aqalka Sare.

    Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ku sii qulqu laya siyaasiyiin faro badan kuwaasoo doonaya in ay ka mid noqdaan mushar axiinta

SENATORADII UGU BADNAA OO WAAYEY KURAASTO ODII AQALKA SARE KADIB LIISKII SACIID DENI

      Madaxweynaha maamulka Puntland, Saciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa ugu dambeyn Habeen hore shaaciyey liiska xubnaha musharraxiinta Golaha Aqalka Sare ee u tartamaya kuraasta taal M/Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.

     Kadib shaacinta liiskan ayaa waxaa kuraastoodii waayey illaa 9 musharrax oo ka mid ah xildhibaanadii horey Aqal Sare ugu metalayey dowlad goboleedka Puntland, ku waas oo aan ka soo mu uqan liiska 22ka musharrax ee u tartami doono 11ka kursi ee taalla Puntland.

     Xubnaha waayey kuraastooda ee liiska laga reebay ayaa kala ah ra’iisul wasaarihii hore ee da lka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali (Sharmaa rke), Shukri Aadan Maxa med, Maxamed Daahir Sheekh Nuur, Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dhe ere, Hodan Maxamuud Cismaan, Cabdirisaaq Xa san Cismaan Jurile, Saciido Xasan Cismaan & Maxamuud Axmed Mashruuc.

    Sidoo kale waxaa liiska kasoo muuqday siyaa siyiin haatan xilal ka haya Puntland, waxaana ka mid ah wasiirka warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde), wasiirka dekedaha Max amed Cabdi Cismaan (Majiino) iyo guddoomiya ha Bari Cabdi samed Abwaan.

     Dhinaca kale waxaa kuraastoodii markale dib u difaacanaya oo liiska ka soo muuqd ay ma daxweynihii hore ee Puntland, Mudane Cabdirax maan Faroole iyo Farxaan Cali Xuseen oo horey uga tirsanaa Golaha Aqalka Sare ee uu haatan muddo xileedkiisu dhammaaday.

      Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa laga sugayaa inuu ku dhowaaqo xilliga rasmiga ah ee ay dhaceyso doorashada Aqalka Sare, si loo soo xulo Senatorada maam ulkaasi.

YUUSUF DABAGEED OO KA QEYBGALAY KULAN LOOG AGA HADLAYAY ARRIMAHA SIYAASADA GOBOLKA HIIRAAN

      Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobole edka Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed ayaa magaalada Muqdisho ku lan qado sharaf ah kula qaatay siyaasiyiinta, aqo onyahanada, dhalinyarada, iyo Haweenka bee sha Xawaadle.

    Kulankani oo ahaa mid wadatashi la xiriira aay aha beesha, iyo ka qeyb qaadashada siyaasad da dalka iyo tan Hirshabelle.

Kulanka ayay Siyaasiyiinta iyo Madaxweyne ku xigeenka Ay isku waafaqeen in siyaasadda Arag ti mid ah oo ku saleysan dib u heshiisiin lag ye esho, islamarkaana la taageero Oo La garab ista ago Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuu suf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed.

      Faadumo Khaliif Guuleed Faadumo Riiro oo ku hadleysay Magaca Haweenka ayaa aShalayy Dadaalka Madaxweyne ku xigeenka ee dib u heshiisiinta.

     Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed, Xildhibaan C/risaaq Dheere, iyo Xildhibaan Maxa med Xasan Ibraahim Qoone, oo shirka ka hadlay ayaa muujiyay sida muhiimka ay u tahay Midni mada iyo Wadajirka Beesha Dhexdeeda, waxaa na ay soo dhoweeya an Shir Wadatashi ah Oo Todobaadka soo socda ka dhacaya Beledweyne kaasi uu dhigay Madaxweyne ku xigeenka Hirsha belle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed.

      Agaasimihii hore ee Hey’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka C.laahi Maxa med Cali Sa mbaloolshe iyo Madaxweynihii hore ee Hirshabe lle Dr Cali Cabdulaahi Co soble oo iyana halkaasi ka hadlay ayaa taageeray Dadaalada Wadatashi ee Beesha Dhexdeeda uu wado Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dab ageed waxaana ay Xuseen Shirkaasi Beledwey ne ka dhacaya in muhiim ay tahay in la ga wada qeyb galo talo Mid ahna ay ka soo baxdo, wax aana dhinacooda ay muuji yeen sida lagama ma armaanka ay u tahay in Madaxweyne ku xigeen ka ay taageeraan.

     Ugu dambeyn Madaxweyne Ku xigeenka Hir shabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed ayaa ka hadlay muhiimada ay leedah ay in talo Mid ah la yeesho do wladnimadana wax lagu yeesho si taasi loo xoojiyo Waxa uu iclaam iyay Shir Todobaad ka Soo socda Ka dhacaya Be ledweyne Kaasi oo mid wadatashi La xiriira Siy aasada iyo U diyaar garowga caleema Saarka Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Uga as Xasan Ugaas Khaliif, waxaana labadaan Maa lin uu sheegay in Ay diyaarinayaan Jadwalka la gu baxayo oo lagu tagayo Beledweyne Qabsoo mida Shirkaasi.  kulan lo oga hadlayay siyasada gobolka Hiiraan

QARAXYO KHASAARO GAYSTAY OO KA KALA DHACAY GOBOLKA MUDUG IYO SHABEELLADA HOOSE

    Wararka laga helayo GSh/Hoose ee Soomaal iya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AlShab aab ay waddada u galeen kolonyo ciidamada AMISOM ah oo marayay inta u dhaxaysa Danow iyo Golweyn.

     Dad ku sugan aaga uu dagaalku ka dhacay ayaa sheegay in markii hore wee rarku ku bilowday qarax wadada dhinaceeda la dhigay oo lala beegsaday kolonyada ciidam ada Uganda, dabadeedna la maqlay hub culus oo ay labada dhinac isku ridayaan.

     Ilaa hadda lama oga khasaaraha dagaalkaasi uu dhaliyay balse war ka soo baxay AlShabaab waxay ku sheegeen in gaari kuwa qafilan ah ay gubeen, tiro askarta Uga nda kamid ahna ay dile en inkastoo illo madaxbannaan oo xaqiijinaya aanay jirin.

     Dhinaca kale AMISOM wax wara lagama hayo oo ku saabsan weerarka ciidamado oodu lagu qaaday, balse guddoomiyaha gobolka Cabdiqaadir Maxamad Nuur Siidii ayaa BBCda u shee gay in ciidamada Uganda iska caabiyeen weerar ka lagu soo qaa day isla markaana ay dileen ugu yaraan lix ka tirsan AlShabaab.

     Warar kalena waxay sheegayaan in jiraan dad rayid ah oo dhintay.

    Dhinaca Kale G/Mudug waxa la soo weriyay in dad rayida oo la socday mooto bajaaj ay ku qar axday miino wadada dhinaceeda la dhigay meel aan sidaa uga fogeeyn deeg aanka Bacaadweyn.

     Dad ku sugan Bacaadweyn ayaa warbaahinta u sheegay in dhawr qof oo dumara oo la socday moota bajaajta ay dhinteen, mooto wadihiina uu soo gaaray dhaawac culus. Illaa hadda ma cad da sababta loo beegsaday haweenka la socday mooto bajaajta

GALMUDUG OO KA HADASHAY QARAXYADA AY DADA KU DHINTEEN

      Guddoomiyaha G/Mudug  Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal) ayaa sheegay in labo qarax oo ka dhacay duleedka deegaanka Bacaadweyne ay mid ka mid ah ku dhinteen 8 ruux oo ay ku jirto carruur, halka midka kalana ay ku dhaawacmeen 3 ruux oo baabuur isla saarnaa.

       Guddoomiyaha oo la hadlay Wa rbaahinta Dowladda  ayaa shee gay in dhallinyara da ku dhaaw acantay loo qaaday isbitaalka M/Gaalkacyo, halkaasi oo lagu dabiibayo dhaa wacyadooda.

      Md.Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal) G/G/Mu dug ee Galmudug aaya tilmaamay in qaraxa uu ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso oo ay ka dambeeyeen AlShabaab, kuwaasi oo uu she egay inay dhibaato ku haayaan dadka.

     Dadka Shalay qaraxyada Miino ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay ayaa waxaa ay kamid aha ayeen dadkii ku barakacay dagaaladii ka dhacay degaanka Bacaadweyne balse Shalay dib ugu laabanayay.

GUDDIGA QABASHADA DOORASHADA AQAL KA SARE EE PUNTLAND OO LA MAGACAABAY

      Guddoomiyaha G/Wakiillada Dowlad gobole edka Puntland ayaa magacaabay Gud diga Qaba shada Doorashada Aqalka Sare ee BF/Soomaal iya ee Puntland.

      Guddigan oo ka kooban shan xu bnood ayaa waxaa guddoomiye u ah Xildhibaan Axmed Jaa mac Cabdulle halka uu guddoomiye   ku xigeen u yahay Sharma’arke Cali Cilmi.

     Musharaxiinta Aqalka Sare ee Puntland oo Habeen hore uu magacaabay Madaxw eynaha Puntland ayaa waxa ay ka kooban yihiin illaa 22 musharax oo ku tartamaya illaa 11 musharax.

     Sidoo kale Guddoomiyaha G/Wakiillada D/G/ Puntland, Cabdirashid Yuusuf Jibriil ay aa ku dha waaqay in 11/08/2021, kuna beegan maalinta Ar baca ay dhaceyso doora shada Xildhibaannada Aqalka sare qeybta ka imaaneysa Puntland.

Guddiga qabashada doorashada aqalka sare ee puntland oo la magacaabay

Description: gudiga doorasha puntilnd

HAB LAGU DHIMI KARO WAQTIGA IYO KHARA SHKA DOORASHADA AQALKA SARE OO LA SHAACIYEY

     Yuusuf Garaad oo ah Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadm eed ayaa soo bandhigay hab cusub oo uu shee gay in looga baaqsan karo waqti ga gelaya Doorashda Aqalka Sa re, islamarkaana lagu dhimi karo kharashaadka ku baxa.

Waxa uu sheegay in muwaadin kasta aysan u furneen in uu u tartamo Aqalka Sa re, maadama uu ka go’aan gaarista musharaxiint eeda ay leeyihiin madaxweynayaasha dowlad go boleedyada, oo ayagu soo xusha shaqsiyaadka u tartamaya kuraastaas.

HOOS KA AQRISO QORMADA UU YUUSUF GARAAD KA QORAY ARRINTAAN OO DHAMEYSTIRAN.

     Wakhtiga gelaya "Doorashada” Aqalka Sare waa la soo gaabin karaa. Kharashka ku baxaya na waa la dhimi karaa.

Waa haddii laga xishoodo naxliga la isu meer inayo. Waa haddii aan runta laga gabban.

Uma furna muwaaddin kasta in uu u tartamo Aq alka Sare.

     Awood waxaa loo siiyay Madaxweynayaasha DG/yada oo iyagu noo sheegaya shakhsiyaadka ay tahay in ay u tartamaan kuraasta.

 Madaxweynayaasha waxay xikmaddoodu siisay oo ay doorbideen in kuraasta aanay u soo xulin ‘murashixiin’ tartami kara ama xataa raba in ay tartamaan.

      Waxaan is weydiiyay – maxaa diidaya in Madaxweynaha Gobolka awood loo siiyo in uu soo qoro liiska xubnaha uu doonayo in ay ku metalaan Aqalka Sare, ka dibna uu ka ansixiyo Baarlamaanka Gobolka?

     Waxay beekhaamin lahayd wakhtiga gelaya waxa hadda loogu yeero "doorashada” Aqalka Sare, laakiin runta ah Xulidda Aqalka Sare.

      Waxay dhimi lahayd ama baajin lahayd kharash ka ku baxaya Xulidda.

    Waxaase iiga muhiimsan in aan noqon lahayn bulsho runta isu sheegta. Waxaan ka baaqsan la hayn in la isu sheego war, kan sheegaya iyo mid ka uu u sheegayaaba ay og yihiin in aanuu run ahayn.

      Waxaan ka baaqsan lahayn in dadweynaha lala soo hor istaago war aan run ahayn, dadwey nuhuna og yahay in aanuu run ahayn, laakiin si uu wax uga qabto aanay hadda u sahlaneyn.

      Waxaan ka baaqsan lahayn daawashada cayaar aha Gobollada ka socda ee kuwa jilaya ama iska dhigaya in ay cayaarayaan, garsoorayaasha see riga u haya iyo inteen na daawaneysa aan sii wa da og nahay natiijada.

MUDDIGA DOORASHOOYINKA HEER FEDERA AL OO WAR KA SOO SAARAY QOONDADA HAWEENKA

      Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saareen qoondada haweenka ee mataaladda Siyaasadda, ku shee gay inay laga maarmaan tah ay in la xaqiijiyo in haweenku matalaad dhab ah ay ku yeeshaan ku raasta labada Aqal ee Baarlamaanka JFS,Maaddaama haweenku ay matalaaan bulshada inka badan 50%,

Qoraalka ayaa lagu xusay in Guddiyada Do orashooyinka dalka ay mas’uuliyad ka saaran ta hay fulinta Heshiiska ku saabsan qoondada haw eenka ee 30% ee Baar lamaanka. Heshiiska ayaa ahaa mid ka mid ah tallaabo oyinkii ugu hor re eyey ee muhiimka ahaa ee loo qaaday sidii haw eenka Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen metal aad habboon iyo kaqaybgalka siyaasadda.

CIIDAMO LA DHIGAY WADDOOYINKA WAAW EYN EE MAGAALADA DHUUSAMAREEB

    Xilli dhawaan la filayo in ay ka bilaabato M/ Dhuusamareen ee Caasimadda DG/Gal mudug doorashada kuraasta aqalka Sare qeybta ka im aaneysa Galmudug ayaa waxaa aad loo adkee yay amniga Magaalada.

     Boqolaal askari oo u xilsaaray xaqiijinta Amni ga guud ee doorashooyiunka ayaa wa xaa la dhigay wadoooyinka waaweyn ee Magaalada iyo Goobaha loo ast eeyay inay ka dhacaan doorasho oyinka.

      Ciidamada ayaa habeen iyo Maalin waxaa ay wadan baritano lagu hubinayo amma Gaadiidka iyo dadka saran, waxaana dhowr barood oo gaadiidka lagu hubiyo laga sameeyay Gudaha Magaalada Dhuusamare eb.

Taliyaha Saldhiga Booliska M/ Dhuusamareeb G/le Maxamed Xasan Warsame ayaa ugu baaq ay Shacabka inay ciidamada kala Shaqeeyaan sugida amniga si loo xaqiijiyo amniga Magalada.

     Waxaa uu faray dadka ay mas’uuiyiinta kamid yihiin ee hareeraha wadooyinka dhig anaya wa dooyinka inay joojiyaan, waxaana uu sheegay in qofkii Gaadiidka dhiga wado oyinka ay tallaabo ka qaadi doonaan.

M/Dhuusamareeb ayaa xilligaan waxaa kajira u diyar garoowga howlaha doorashooyin ka Xildhib aannada labada Aqal, waxaana Magaalada laga dareemayaa jawi ka duwan sidii hore.

ABIY AHMED OO SHACABKA UGU QEYLIYEY INAY DAGAAL GALAAN XILLI XAALADDU KU XUN YAHAY

        R/Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Shalay oo Talaado ku ah ugu baaqay qof kasta oo Itoobiyaan ah oo awoodo inuu ku biiro no ocyada kala duwan ee ciidamada Ito obiya, sida kuwa gaarka ah iyo Maleeshiyaadka si ay qeyb uga noqdaan dagaalka lagu la jiro ciidamada Tigr ayga.

     Abiy ayaa xaaladdu kusii xumaaneysa ayada Tigrayga ay gaareen guulo badan, isl amarkaana ay gacanta ku dhigeen magaalooyin muhiim ah.

"Hadda waa waqtigii ku habboonaa in dhammaan Itoobiyaanka awooda ee qaan gaarka ah ay ku biiraan Cii damada Difaaca, Ciidamada Gaar ka ah iyo maleeshiyaadka si aad u muujisaan waddaninimadiina,” ayaa la gu yiri bayaan kasoo baxay xafiiska Abiy

    Hadalka kasoo yeeray Abiy Ahmed ayaa ku so aadaya qiyaastii lix 7aad kadib markii ay dowlad du xabbadjoojin hal dhinac kaga dhowaaqday gobolka woqooyi ee Tigray.

      Bishii November ayuu dagaal ka dhex qarxay ciidamada F/Itoobiya iyo xoogag ka tirsan Jabh adda Xoreynta Dadka Tigrayga, oo xukumayay Itoobiya muddo soddon sano ah, haddana gac anta ku haya Gobolka Tigray.

       Dawladdu waxay ku dhawaaqday xabadjoo jin hal dhinac ah 28 kii Juun ka dib markii ciida mada Tigraygu ay ciidammada federaalka dib u ga qabsadeen magaalomadaxda gobolka ee Mekele . Waxay sheegtay in xabbad joojintu ay tahay sababo bani’aadamanimo ayna sii jiri doon to ilaa xilliga beeraha.

     Waqti beereedka Itoobiya ayaa bilowdo Bisha Juun iyo Bisha September oo ay ka dhiman ta hay maalmo qura, waxaana socdo diyaar garow ay dowladda ugu jirto inay dib u bilowdo dagaal ka ay kula jirto jabhadda TPLF.

     "Waxaa caddaatay in beeraleyda Tigraygu ay san si ammaan ah u beeran karin haddii dadka Tigray aysan weligood iska dhex saarin kooxda argagaxisada ah,” ayaa lagu yiri warsaxaafad eedkii kasoo baxay xafiiska Abiy Ahmed.

      Toddobaadyadii la soo dhaafay, dagaalku wuxuu ku fiday gobollada Amxaarada iyo Canfar ta ee ku dhow Gobolka Tigray, waxaana ku bara kacay ku dhawaad 170,000 oo qof, sida ay she egtay Qaramada Midoobay. Qiyaastii 4 milyan oo qof oo ku nool Gobolada Tigrayga, Amxaarada iyo Canfarta ayaa wajahaya xaalad degdeg ah ama dhibaatooyin cunno yari ah, sida ay she egtay Qaramada Midoobay.

MADAXWEYNIHII HORE EE HIRSHABELLE OO LOOGA YEERAY MAXKAMADA GOBOLKA BANAADIR

     Madaxweynihii hore ee maamulka HirShab elle Maxamed Cabdi Waare ayaa looga yeeray inuu horyimaado Maxkamadda Gobolka Bana adir, sida ku cad warqad baafin ah oo kasoo bax day Maxkamadda, oo ay heshay Caasimada Online.

       Warqadda ayaa lagu sheeg ay in Waare loo haysto dacwad madani ah, inkasta oo aan si rasmi ah loo qeexin waxa ay tahay, waxaana ma daxweynihii hore loo qabtay 15 maalmood oa ka billaabaneysa 2da August, oo hadda toddobaad laga joogo.