Diiwaangelinta Musharixiinta Aqalka Sare oo ka socota Dhuusamareeb

0
Wednesday August 11, 2021 - 19:27:36 in Wararka by
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diiwaangelinta Musharixiinta Aqalka Sare oo ka socota Dhuusamareeb

    Waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka socota diiwaangelinta Musharixiinta lix kursi oo kamid ah Aqalka sare, kuwaas oo doorashadooda Maalinta Berito ah la qabanayo. Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka socota diiwaangelinta Musharixiinta lix kursi oo kamid ah Aqalka sare, kuwaas oo doorashadooda Maalinta Berito ah la qabanayo. Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta Shahaadada musharaxnimo waxaa uu siiyay, musharixiinta kala ah. 1:Murashax Aqalka Sare,Yusuf Geelle Ugaas 2: Murashax Aqalka Sare, Saciid Siyaad Shirwac. 3: Murashax Aqalka Sare, Marwo Samsam Dahir Maxamuud 4:Murashax Aqalka Sare, Cabdi Axmed Dhuxulow. Diiwaangelinta Musharixiinta Aqalka Sare oo weli socota ayaa waxaa la filayaa in Maanta ay guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ay diiwaangeliyaan 12 musharax.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip