Kulan looga hadlayay Amniga doorashada oo lagu qabtay Beledweyne

0
Wednesday August 11, 2021 - 19:07:55 in Wararka by
  • Visits: 144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan looga hadlayay Amniga doorashada oo lagu qabtay Beledweyne

    Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cusmaan ayaa shir Gudoomiyay kulan loogu hadlayay arimaha amaanka magalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Kulanka ayaa waxa ka qeyb galay Saraakiisha Ciidamada Booliska Magaalada saraakiil ka socotay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cusmaan ayaa shir Gudoomiyay kulan loogu hadlayay arimaha amaanka magalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Kulanka ayaa waxa ka qeyb galay Saraakiisha Ciidamada Booliska Magaalada saraakiil ka socotay AMISOM, Booliska iyo mas,uuliyiinta maamulka ka tirsan Maamulka Gobalka hiiraan Masuul labada dhinac ayaa ka wada hadlay sugida amaanka goobaha u diyaar garowga Arrimaha doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka ee lagu wada inay ka dhacdo Beledweyn iyo sare u qaadista tababarada ay bixinayaan Booliska AMISOM, kuwaas oo lasiinayo ciidamada Booliska dowlad gobaleedka Hir-Shabeelle.



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip