Farmaajo & Amiirka Qatar oo kulan khadka Telefoonka ah yeeshay

0
Wednesday August 11, 2021 - 19:00:43 in Wararka by
  • Visits: 143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo & Amiirka Qatar oo kulan khadka Telefoonka ah yeeshay

    Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka dalka Qatar ayaa waxaa la sheegay inay khadka telefoonka uga wada hadleen arrimo dhowr ah. Farmaajo iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka dalka Qatar ayaa waxaa la sheegay inay khadka telefoonka uga wada hadleen arrimo dhowr ah. Farmaajo iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, Arrimaha gobalka iyo caalamka intaba. Dowladda Qatar ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha taageera Soomaaliya, waxaana la sheegaa inay si gaar ah u maalgeliso madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Saaxiibadiisa siyaasadda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip