Yuusuf Dabageed oo ka qeybgalay kulan loogaga hadlayay arrimaha Siyaasada gobolka Hiiraan

0
Tuesday August 10, 2021 - 22:18:49 in Wararka by
  • Visits: 145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yuusuf Dabageed oo ka qeybgalay kulan loogaga hadlayay arrimaha Siyaasada gobolka Hiiraan

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

       Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed ayaa magaalada Muqdisho kulan qado sharaf ah kula qaatay siyaasiyiinta, aqoonyahanada, dhalinyarada, iyo Haweenka beesha Xawaadle.

      Kulankani oo ahaa mid wadatashi la xiriira aayaha beesha, iyo ka qeyb qaadashada siyaasadda dalka iyo tan Hirshabelle.

Kulanka ayay Siyaasiyiinta iyo Madaxweyne ku xigeenka Ay isku waafaqeen in siyaasadda Aragti mid ah oo ku saleysan dib u heshiisiin lag yeesho, isla markaana la taageero oo La garab istaago Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed.
Faadumo Khaliif Guuleed Faadumo Riiro oo ku hadleysay Magaca Haweenka ayaa amaantay Dadaalka Madaxweyne ku xigeenka ee dib u heshiisiinta.

       Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed, Xildhibaan C/risaaq Dheere, iyo Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim Qoone, oo shirka ka hadlay ayaa muujiyay sida muhiimka ay u tahay Midnimada iyo Wadajirka Beesha Dhexdeeda, waxaana ay soo dhoweeyaan Shir Wadatashi ah Oo Todobaadka soo socda ka dhacaya Beledweyne kaasi uu dhigay Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed.

        Agaasimihii hore ee Hey’adda Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka C.laahi Maxamed Cali Sambaloolshe iyo Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Dr Cali Cabdulaahi Cosoble oo iyana halkaasi ka hadlay ayaa taageeray Dadaalada Wadatashi ee Beesha Dhexdeeda uu wado Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed waxaana ay Xuseen Shirkaasi Beledweyne ka dhacaya in muhiim ay tahay in laga wada qeyb galo talo Mid ahna ay ka soo baxdo, waxaana dhinacooda ay muujiyeen sida lagama maarmaanka ay u tahay in Madaxweyne ku xigeenka ay taageeraan.

       Ugu dambeyn Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay in talo Mid ah la yeesho dowladnimadana wax lagu yeesho si taasi loo xoojiyo Waxa uu iclaamiyay Shir Todobaadka Soo socda Ka dhacaya Beledweyne Kaasi oo mid wadatashi La xiriira Siyaasada iyo U diyaar garowga caleema Saarka Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, waxaana labadaan Maalin uu sheegay in Ay diyaarinayaan Jadwalka lagu baxayo oo lagu tagayo Beledweyne Qabsoomida Shirkaasi.

kulan looga hadlayay siyasada gobolka Hiiraan

yuusuf dabageed oo ka qeybgalay kulan loogaga hadlayay arrimaha siyaasada gobolka hiiraan

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip