Duqa Muqdisho oo la kulmay safiirka Qatar ee Soomaaliya

0
Tuesday August 10, 2021 - 19:27:24 in Wararka by
  • Visits: 177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Muqdisho oo la kulmay safiirka Qatar ee Soomaaliya

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowlada Qatar u fadhiya Soomaaliya Xasan Xamza Assad. Kulankan ayaa loogaga hadlay sidii loo xoojin lahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowlada Qatar u fadhiya Soomaaliya Xasan Xamza Assad. Kulankan ayaa loogaga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga la xariira mashaariicda lagu horumarinaayo dhismaha Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Sidoo kale waxaa ay ka wada hadleen sidii safaarada Qatar u heli laheyd dhul ay ka hirgaliso dhismaha cusub ee Safaarada Dowlada Qatar ku lee dahay Soomaaliya Maadaama haatan si ku meel gaar ah dhul kale ugu shaqeyso. Dowladda Qatar ayaa waxaa ay kamid tahay dowladaha taageera siiya Soomaaliya, waxaana la sheegaa inay saaxiibo dhow la tahay Madaxda Villa Soomaaliya


.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip