Kulan dhexmaray Ra'iisulwasaare Rooble iyo Madaxweynaha kenya

0
Tuesday August 10, 2021 - 19:00:25 in Wararka by
  • Visits: 160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan dhexmaray Ra'iisulwasaare Rooble iyo Madaxweynaha kenya

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil gaarsiinta Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta. Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa dalka Kenya ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah maanta oo Sal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Xil gaarsiinta Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta. Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa dalka Kenya ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah maanta oo Salaaso ah, kadib markii uu casuumaad ka helay Madaxwayne Kenyatta. Kulanka labada Hoggaamiye ayaa ka dhacay Magaalada Mombasa ee Kenya, waxaana sidoo kale lagu waddaa in uu gaaro Nairobi saacaddaha soo socda. Wali ma jiraan wax heshiisyo rasmi ah oo ay kala saxiixdeen labada hoggaamiye.



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip