Madaxdii hore ee dalka oo kulan la yeeshay Ra'iisul wasaare Rooble

0
Monday August 09, 2021 - 17:35:36 in Wararka by
  • Visits: 188
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Madaxdii hore ee dalka oo kulan la yeeshay Ra'iisul wasaare Rooble

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu galabta hoygiisa kula yeeshay Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Shariif Sh. Ahmed iyo Xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu galabta hoygiisa kula yeeshay Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Shariif Sh. Ahmed iyo Xasan Sh. Maxamuud. Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa sii wada kulamada gaar gaarka ah ee uu la yeelanayo Musharaxiinta iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed si ay doorashooyinka ugu qabsoomaan jawi xasiloon. Waxaa sidoo kale looga hadlay khilaafka ka taagan doorashada gobolada Waqooyi ee Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadkii kulankaasi ka qeyb galay. Kulankaan ayaa yimid xilli uu khilaaf culus uu ka dhex taagan yahay Rooble iyo Madaxweynaha muddo xileedkiiso dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip