HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES Axad 8-da AUGSTO 2021

0
Sunday August 08, 2021 - 08:21:58 in Wararka by
  • Visits: 503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES Axad 8-da AUGSTO 2021

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Ra’iisul wasaaraha X.F.S oo kulan la qaatay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fede raal ka Soomaaliya, Md.Ma xamed Xuseen Rooble, ay aa Shalay Xafiiskiisa kulan kula qaatay Saf iirka Ma sar u fadhiya Soom aaliya Danjire Moxamed Ibra him.

Ra’iisul wasaaraha iyo safiirka ayaa ka wa da had lay xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya shacab ka iyo labada dowladood ee Soomaaliya iyo Mas ar iyo sidii loo sii xoojinta iskaashigooda labada dal.

Garabka Mahdi Guuleed ee guddiga doora shada gobolada Waqooyi oo hogaan door tay

Guddiga doorashooyinka gobolada Waqo oyi ee dalka garabka uu hoggaaminayo Ra’iisul w saare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Max amed Guuleed ayaa doo rtay guddoon ka dib do orasho ka dhac day xerada Afisyo oni.

Waxaa Guddoomiyaha guddi ga loo doortay Khadar xariir Xuseen, iyada oo aysan goobta soo xaadirin Af artii Xubnood ee Gudoomiye ee uu soo maga caabay Gudoomiye Cabdi Xaashi.

Doorashada ka dhacday xerada Afisyooni ayaa waxaa amarkeeda lahaa Ra’iisul wasaar aha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Goobta ay doorashada ka dhacday ayaa wax aa ku sugnaa wasiiro iyo xubno ka socday Xafii ska Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Dhanka kale,Garabka kale ee uu hoggaamiyo Md. Cabdi Xaashi ayaanan ka qeyb gelin dooras hada xubanahaas hase yeeshee iyagun ay wada an sidii dhinacooda ugu dhawaaqi lahaayeen xub no kale oo barbar socda guddiga doorashooyinka ee gobollada waqooyiga soomaaliya taasoo ja waab ay ugu dhigayaan in ay tabasho caddaal adeed tabanayaan waxaana la filanayaa guddo on kale ee doorasho Saacado ka dib awxayna ta asi sii dheereyneysaa khilaafka u dhaxeeyo gu ddiga doora shooyinka Somaliland eelabada garab hore u ahaa haatana aan xal laga gaarin

khilaafka siyaasiyinta gobolada Waqooyi.

Ra’isul Wasaare Rooble oo soo dhaw eeyay doorashada Guddoonka Guddiga Doorashada Somaliland

R/Wasaare Maxamed Xu seen Rooble ayaa u hambalyeey xubnaha Guddoonka Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT ee Shalay oo Sabti aheyd is doortay.

Ra’isul Wasaaraha ayaa ku booriyay xubna ha guddoonka la doortay in ay dar galiyaan sida ugu dhaqsaha badan doora shooyinka iyaga oo kaa shanaya Guddiga heer Fede ral ee FEIT.

R/w/re Rooble ayaa sheegay uu sii wadi do ono waan waantii uu ka dhex waday siyaasi yiin ta Somaliland ee ay kala hogaamiyaan Gud doo miye Cabdi Xaashi iyo R/W/re ku xigeen Mahdi Guuleed.

Qoraal uu soo dhigey Shalay bartiisa Fac ebo ok Afhayeenka xukuumada ayuu ku sheeg ay in R/Wasaare Rooble uu dadaal iyo waqti ba dan galiyay sidii isfaham uu kala dhex dhigi la haa garabyada Siyaasadda Somaliland walow ayan miro dhal noqon.

Waxa uu afhayeenka intaa ku daray in si loo hirgaliyo doorashada oo ay ugu horreysa hirgal inta doorashada aqalka sare uu R/Wa saaruhu kulan la qaatay xubnaha Guddigii 11-ka ee SIET Somalialnd isaga oo amray in dib la isu doorto.

Soo dhoweyntan Ra’iisul wasaaraha ayaa imanaysa waxyar ka dib markii garab ka mid ah garabyada siyaasiyiinta ka soo jeeda Gob olada W/yi ay guddoomiye u doorteen Khadar Xariir.

Garabka Cabdi Xaashi ee guddiga gobolla da waqooyi oo guddoomiye doortay

Afar xubnood oo ka mid ah guddiga doora shooyinka gobolada Waqooyi ayaa Shalay do ortay gudoomiye iyo gudoomiye ku-xigeen ka dib markii Shalay guddiga doorashooyinka gar abka R/wasaare ku xigeenka ay doorteen gudd oon cusub.

Garabka Cabdi Xaashi ee guddiga maamul aya xulista kuraasta gobolada waqooyi ayaa mar kale gudoo miye u doortey Suley man Caydi id Cis maan, halka ay ku xigeenkana u xusheen Ca bdishakuur Abiib Hayir.

Talaabadan waxay u muuqataa mid ay uga jawaabayaan coddeynta Sab tida Shalay ahe yd ka dhac dey Teendhada Afasiyooni ee xukuumada xil-gaarsiinta iyo guddiga dooras hooyinka heer federaal ay garwadeenka ka wada ahaayeen.

Khadar Xiriir Xuseen ayaa loo xushay gud doomiyaha guddiga ee garabka Mahdi Guul eed, halka Najiib Xuseen Samatar uu kusoo ba xay ku xigeenka kadib markii uu ka adk aadey Amaal, sida uu shaaciyey guddiga door ashooy inka heer federaal.

Qodobka ugu culus ee dhinacyada isku ha yaan ayaa kala ah: Cabdi Xaashi oo doonaya in doorashada guddoonka lagu galo heshiis, iyo dhinaca kale oo ka faa’iideysanaya tirada bad an ee xubnaha guddiga ka haysto.

Dhinaca Cabdi Xaashi ayaa kaliya guddiga ka ah afar xubnood. Wallow Guuleed qudhiisa uu haysto afar xubnood, haddana waxaa u weh liya saddex kale oo Rooble soo magaca abay kuwaasoo u jaranjeera dhinaca Mahdi

Xildhibaan Jeesow oo digniin culus u diray madaxweyne Farmaajo

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa safar ka ay Muqdisho ku imaaneyso Wasiirka Arrima ha Dibedda Kenya Raychelle Omamo ku sheegay inay tahay wax aad loo ga xum aado maadaama uu she egay in dalka uu ku jiro xaalad doorasho.

Xildhibaan Jeesow ayaa sheeg ay inuu mada xweynaha Soom aaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga digayo safarka ay Raychelle Oma mo ku imaaneyso Muqdi sho isagoo taas sabab uga dhigay in safark eeda uu halis ku yahay ma dax banaanida Soomaaliya.

Xil.Jeesow ayaa sheegay in safarka Raych elle Omamo ay Muqdisho ku imaaneyso ay ka dhalankarto Faragelin lagu sameeyo doora sha da Soomaaliya iyo in dib loo soo celiyo ganacsi gi qaadkii ka imaan jiray Kenya.

Sidoo kale, Jeesow ayaa sheegay in safa rka Raychelle Omamo uu ku soo aadayo xilli la sug ayo jawaabta dacwadda Badda ee Soo maaliya iyo Kenya, ayna macquul tahay in wasiirka ay waddo heshiis arrintaan ku saab san.

" Madaxweyne Farmaajo waqti badan ayaad ku soo fara adeegtay dacwadda Badda, fa dlan ha isku dayin inaad heshiis hoose la ga sho Kenya waa sharaf dhac aad dalkeena u keeneysid, wa xaana kaa rajeenayaa inaad iska ilaaliso heshii syadaas qarsoon” ayuu yiri Jeesow.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya Raych elle Omamo ayaa lagu wadaa inay booqasho rasmi ah ku timaada Muqdisho maalinta Axad da, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen Caasimada Online.

Omamo ayaa la filayaa inay wada-hadallo ku aadan xiriirka 2da dal la yeelato madaxda dowladda federaalka, kuwaasi oo si gaar ah dii radda loogu saari doono xiriirka dibloma asiya deed ee labada dal.

Ilo-wareedyo ka tirsan Villa Somalia, oo Ca asimada Online sheegtay in ay u xaqiijiyey ima anshaha Raychelle Omamo, ayaa shee gay in waxyaabaha looga hadli doono kulanka ay ka mid yihiin isu socodka shacabka 2da dal, xiriir ka ganacsi, iyo xoojinta xiriirka diblo maasiyade ed ee dhowaan dib loo soo celiyo.

Kenya ayaa si gaar ah isugu dayeyso in do wladda Soomaaliya ay ka dhaadhiciso inay dib u fasaxdo qaadka dalkaas ka iman jiray oo mud do hakad ku jira.

Farmaajo Oo Hakiyay Galidda Heshiisy ada Caalamiga

Wax qoraal ah oo Shalay ka soo baxay Vi lla Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Farm aajo uu hakiyay dhamaan heeshyada iyo Is-afga radyada ay dowlad

da la gaarto dalalka kale iyo ha y’adaha caalamiga ah inta lagu guda jiro doorashada.

Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday Ma xamed Farm aajo ayaa la sheegay in inta doora shada ka dhacaceyso uu sidoo kale hakiyay dhamaan bixinta hantida dadweynaha Hoos ka akhriso qoraalka Villa Soomaliya ka soo baxay

Dowladda Soomaaliya oo diiday qorshe midowga Afrika uu ku dhimayo ciiddamada AMISOM

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u diiday talooyinka Midowga Afrika ee ku aad dan in la dhimo ciiddamada nabad-ilaalinta ee AMISOM, iyadoo ku tilmaamtay warbixinta ta lo-soo jeedinta mid xaqiiqda ka fog.

Wasiirka arrimaha diba dda So omaaliya, Maxamed Cabd irisaaq Maxamuud ay aa sheegay khubara da sa meeyay talo-soojeedinta in aysan la ta shan dowladda, Isagoo sheegay in dowl addu ay Midowga Afr ika ku wargelisay mo wqifkeeda toddoba adkii hore.

"Warbixinta iyo xulashooyinka ma aha ikht iy aarro wanaagsan xilligan." "Khubarada sam eeyay qiimeynta si ku filan uma la tashan DFS,” ayuu yiri wasiirku.

Wasiirka aya sheegay in dowladdiisu ay do onayso in ciidamada midowga Afrika ay qaata an kaalmo taageero ah, iyadoo mas’uuliyadda amniga si habboon loogu wareejinayo ciidama da Soomaaliya. Wuxuu ka codsaday AMISOM inay siiso ciidammo guurguura oo ka barbar da gaallama ciidamada Soomaaliya.

Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM, ayaa Soomaaliya wuxuu siinayay ciid damo nabad-ilaalin ah tan& bishii Maarso 2007.

Ciiddamadaas oo ka kala socda wadda ma da Uganda, Burundi, Kenya, Ethiopia iyo Dji bouti, ayaa tiradooda waxaa lagu sheegay 19,400 oo askari.

Saraakiisha Midowga Afrika (AU), oo ka wal aacsan maalgelinta, ayaa isku dayay inay hoos u dhigaan oo ay dib u qaabeeyaan xaal adda cii ddamada nabad ilaalinta, ka dib mar kii uu yara aday taageerada dhaqaale ee ay ka helaan caa lamka.

Wasiirka Haweenka oo kulan la qaadat ay gabdhaha murashaxiinta ah

Wasiirka W/Haweenka &Horumarinta Xuqu uqda Aadanaha Soomaaliya, Xaniifa Max amed Ibraahim (Xaabsade) ayaa Shalay qaab ishay qaar kamid ah gabdhaha murashaxiinta ah ee u taagan kuraasta labada aqal ee baar lam aanka JF/Soomaaliya.

Kulanka dhex maray Wasiirka iyo murasha xiinta ayaa looga hadlay sidii la isaga kaashan lahaa wax ka qabashada caqabadaha ka hor imaan kara, gabdhaha doonaya in ay u tart ama an kuraasta baarlamaanka Soomaaliya. Wasiir Xaniifa, ayaa gabdhaha murashaxiinta ah la wa daagtay qorshaha uga degsan xaqiijinta qoon ddada haweenka ee 30%.

Taliyaha ciidamada Dhulka General Biixi oo ka badbaaday qarax miino

Wararka ka imanaya deegaanka Hare eridh eere oo dhowaan laga saaray maleeshiy ada

Al-Shabaab ayaa sheegaya in qarax miino lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu la so cday Tali yaha ciidamada Dhul ka General Maxamed Tahliil Biixi.

Qaraxan miinada ah ayaa la sheeg ay inuu ka badbaaday General Bii xi balse waxaa ku dhintey mid ka mid ah ciidam ada dowlada hal ka ay shan kale ku dhaawacm een.

Kolonyada qaraxa lala eegtay ayaa ku sii jeeday deeganka Qeycad ee gobolka Mudug oo ay dhowaan la wareegeen ciidamada maa mul ka Galmudug iyo kuwa dowladda federa alka.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen. Biixi ayaa ka mid ah saraakiisha hogaaminaysa howlg alo ay ciidamada dowlada iyo kuwa dowlad goboleed ka Galmudug ka wadaan Koofurta gobolka Muduga.Xigasho:Jowhar.Co

Akadeemiyada Cilmiga, oo tababar u fur tay xubno ka tirsan Guddigii 4aad ee Afka Soo maaliga

Tababarka ayaa waxaa bixinayey Prof Ca bdalla Cumar Mansuur oo muddo ka hadan 50 sano daraaseynay ey Afka Soomaaliga iyo Afaf ka Dunida, wuxuuna sheegay muhi imadda tababarkan uuleeyahay in ay tahay in sare loogu qaado aqoonta dhallinyarada Soo maaliyeed. Guddoomiyiaha Akadeemiyada Cil miga, Fanka iyo Suugaanta Cabdiqaadir Nuur Xuseen (Maax) ayaa sheegay in ay dardarg elin doonaan Horumarinta Af-Soomaaliga si sare loogu qaado qiimaha afka Hooyo.

Guddigii 4-aad ee Af-Soomaaliga oo dhow aan lagu dhawaaqay ayaa waxaa ka mid ah rug cadaa muddo badan daraaseynayey Afka Soomaaliga.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Doorashadii Shalay Dhacday

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha XFS Jeneraal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka had lay doorashadii Shalay ay isku doorteen Guddi ga doorashada Somaliland garabka R/ Wasa are ku-xigeenka Mahdi Guuleed.

Wasiir Mukhtaar Xuse en oo la hadlay warbaa hinta ayaa sheeg ay in Shalay ay noqotay Ma alin tii ugu dambeysay ee la doorto Guddiga door ashooyinka Qaran ka , isagoona u maha dceliy ay cid kasta dadaal u gashay doora shadii Shalay dhacday.

Waxaa uu sheeya Wasiirka in mas’uuliyad culus ay saaran tahay Guddoomiyaha Gudd iga doorashada Somaliland iyo ku-xigeenkiisa gar abka Mahdi Guuleed, isla markaana looga baa han yahay inay si cadaalad u qabtaan doora shooyinka, ayna la shaqeeyan xubnaha Gudd iga.

Isaga oo sii hadlaayay Wasiirka Arrimaha gu daha Mukhtaar Xuseen Afrax ayuu shac abka Soomaaliyeed ugu baaqay inay laamaha amni ga dowladda kala shaqeeyaan sugida amniga goobaha ay ka dhacayaan doorasho oyinka, si looga hortego wax kasta oo carqal adeyn kara doorashada.

Ugu dambeyn Wasiirka ayaa u hambalyeey ay Guddoonka Guddiga kuraasta Somaliland ee garabka Mahdi Guuleed, isagoona raj eeyay Wasiirka inay soo dhammaatay doodii mudada dheer taagneyd.

Guddiga doorashada Somaliland ee Gar abka Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Guddoomiye u doo rtay inuu noqdo Khadar Xariir Xuseen, halka Guddo omiye ku-xigeen loo doortay Najiib Xuseen Samaale.

Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Guul eed oo soo dhaweeyey doorashadii Shalay dhacday ee guddoonka guddiga doora shada Soomaaliland

Musharax Madaxweyne Cabdikariin Xus een Guuleed ayaa soo dhaweeyey door sh adii Shalay dhacday ee guddoonka guddiga maamulka doorashada kuraasta Soomaali land lagu doortay.

"Shaki kuma jiro in doorashadu ay u baahn eyd isla ogol iyo isku tanaasul waxaana cad in dadaal badan lagu bixiyey sidii doorashada go ballada waqooyi ee Soomaaliland ay u noqon laheyd mid dheelitiran” ayuu yiri Md.Cabdik ariin.

Musharax Madaxweyne Cabdikariin Xuse en Guuleed ayaa xusay in R/Wasaare Rooble uu dadaal badan ku bixiyay arrintan "Waxa ana hu baal ah in RW/re Rooble uu waqti iyo juhdi dhe er galiyey ka miro dhalinta arinkaas.

Haddaba waxaan soo dhaweynayaa tilaab ada horay loo qaaday. Anigoo soo jeedinaya in waxii dhameystir iyo dib u saxid u baah anna howsha lagu dhex saxo”.

Hannaanka lacag bixinta mideysan ee Ban giya da oo Shalay laga daah-furay Dalka

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka XFS Md. Ma hdi Maxamed Guled ayaa Shalay xariga ka ja ray hanaanka lacag bixinta mideysan ee ban kiyada dalka.

Kullanka daah-furka waxaa ka qeyb galay R/wasaare ku-xigeenka dalka, Wasiirka Maaliy adda, Wasiirka Qorsheynta, Bangiga dhexe iyo Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay.

Hannaankan oo bangiga dhaxe ee Soomaliya uu ku mideynayo bangiyada Soomaalida taa bu lshada fursad u siinaysa in ay awood u yeesha an in ay lacag ka kala xawishaan bangiyada ka hawl gala Soomaaliya si shuruud la’aan ah.

Waa markii ugu horeysay ee Bangiyada dal ka &Bangiga dhexe ee Soomaaliya ay isugu yi maadaan ka arinsiga Hannaankan cusub ee la gu soo kordhinayo adeegayda Bangiyeed ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Puntland oo shir-guddoomiyey shirka golaha Wasiirada Puntland

Madaxweynaha D/G/Puntland Siciid C/hi De ni, ayaa shir-guddoomiy ey shirka golaha wasir ada puntland oo 7kaan lo oga hadlay amniga, dug siyada Quraanka ee Pun tland, xaaladda

COVID-19, nabadaynta shiqaaqadii Saax-Mayg aag & siyaasadda biyaha. Shirka golaha Wasiir ada waxaa ka qey bgalay madaxweyne ku-xi geenka D/G/Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaana ka mid ahaa arrimaha go luhu ka dooday xaaladda dugsiyada Qura anka lagu barto ee Puntland, iyad oo ugu danbeyn madaxweynaha Puntland Si ciid C/hi Deni uu guddi heer Wasiir ah u saa ray dib-u-habeynta iyo horumarinta dugsiyada Quraanka.

Maraykanka oo liiska argagixisada ku daray Afhayeenka guud ee Alshabaab Cali Dheere iyo sarkaal kale

Wasaaradda arrimaha dibedda Marayka nka ayaa ku dhawaaqday inay Liiska argagixisadda caalamka ku dartay labo xubnood oo ka tirsan kooxda Alshab aab.Afhayeenka Alsh abaab Cali Maxamed Raage (Cali Dheere) iyo Cabdiqaadir Maxa med Cabdiqaadir oo loo yaqaan Ikrima ayaa liiskan lagu daray, iyagoo qeyb ka ah shan xubnood oo ka tirsan ururada xiriir la leh Al-Qaacida.

Cali Dheere oo ahaa afhayeenka guud ee Al-Shabaab tan iyo sanadkii 2009, ayaa ah xub in saameyn ku leh golaha shuurada ee kooxda Alshabaab.

In kasta oo Cali Dheere uu muddo dheer ka tirsanaa kooxda Alshabaab, haddana waa mar kii ugu horraysay oo uu Maraykanka ku daro liis ka argagixiso.

Ikrima oo ah sarkaalka labaad ee liiskaan la gu daray, ayaa Alshabaab u qaabilsan qorsh eynta howlgallada gudaha Kenya. Marayk anka ayaa muddo dheer indhaha ku hayay.

Saraakiisha sirdoonka Mareykanka ayaa sheegaya in Ikrima uu yahay dhex-dhexaadiya ha u dhexeeya dhowr urur oo xiriir la leh Al-Qa acida taasina waxay si toos ah ugu lug lahayd qorsheynta weerarkii Westgate Mall ee 2013-kii ka dhacay caasimadda Kenya oo ay ku dhinte en daraasiin dad ah.

Wasaaradda arrimaha dibadda waxay shaa ci say in ay bixinayso abaalmarin lacageed oo dhan 3 Milyan oo doollar qofkii keena xog hors eedi doonta in lasoo xiro Xigasho:hiraan. com

Wasaaradda Amniga maamulka Galmudug oo soo dhaweysay Tilaabo ay qaaday dowladda Mareykanka.

Wasaaradda Amniga maamulka Galmudug ayaa soo dhaweysay in liiska Argagixisada lagu daro Afhayeenka ururka Al-Shabaab iyo sidoo kale mid kale oo ka mid ah ururka, waxaana Ga lmudug ay sheegtay in dhibaato badan ay ku hayeen degaanada Galmudug.

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa sidoo kale xustay in tilaaba daan ay soo dhawweynayaanay na kala shaqeyn doonaan dowladda Mareykan ka sidii gacanta loogu soo dhigi raggaasi.

Sida ku cad war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Mareykanka, afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere iyo Cabdiqaadir Maxamed Cabdi qaadir oo sida uu Mareykanka sheegay ku ma gac dheer Ikrima ayaa ka mid ah liiska shan xu bnood oo ka tirsan kooxaha jihaad doonka ah ee qaaradda Afrika.

Warka kasoo baxay galmudug ayaa sidaan u qornaa:

Dawladda Maraykanka ayaa liiska argagixi sada shakhsiyaadka la baadigoobayo ku dartay laba dilaa oo kooxda argagxisada Shabaab ka tirsan kuwaasoo kala ah Argagixiye Cali Max amed Raage (Cali Dheere) iyo Argagixiye C/qaadir Maxamed C/qaadir (Cikrima).

Waxaan soo dhowaynaynaa in makarafoon kii argagixisada ee sheegan jiray danbi kasta oo umadda Soomaaliyeed lagu xasuuqayo Cali Dheere uu ka mid noqday shkhsiyaadka la bartilmaameedsanayo ee ku jira liiska argagixis ada, waxayna tallaabadani tilmaamaysaa in ruu xii doorta dhibaatayna dadkiisa uu cawaaqib xu mo ku danbayn doono.

Argagixiye Cali Dheere iyo Cikrima waxay ka mid ahaayeen kuwa dadka reer Galmudug dhibaatada ku haya, bartilmaameedsigooduna wuxuu ka qeyb ka noqon doonaa nabadda iyo xasilonida Galmudug & Somaliya inteeda kale.

Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayid ka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Sha qaalaha Rayidka ee DFS oo ay weheliyaan Gu doomiyaasha Shaqaalaha Rayidka ah ee DG/ yada Dalka & G/Banaadir ayaa Shalay gaaray M/ Baydhaba, halkaas oo si wanaagsan lagu soo dhaweeyay.

Wafdiga waxaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha Gudigga Shaqa alaha Rayidka ee K/Galbeed iyo xubno kale oo Guddigga ka tirsan .

Maalmaha soo socda ayaa waxaa M/ Baydh abo ka furmi doona shir sanadkiiba sedax jeer la qabto oo ay yeelanayaan gudiyada shaqaal aha Rayidka ah, kaa oo ay marti gelin doonta Dowlad gobaleedka Koonfur.

Gudoomiyaha Shaqalaha Rayidka Koonfur Galbeed Sharmaake Maxamed Kuulow, oo sax aafada la hadlay ayaa dhamaanba xubnaha ku soo dhaweeyay magaalada Baydhabo.

Gudoomiyaha Shaqaalaha Rayidka Dowl adda Soomaaliya Xasan Abshirow, oo ka mah ad celinaya soo dhaweynta kadib ayaa sheeg ay in uu raja weeyn ka qabo shirkan ugu furma ya M/Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee D/G/Koonfur Galbeed.

Shirkadda Somtel oo toddobaadkii afara ad abaal-marisay 1000 macaamiil

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ayaa Tod dobaadkii 4-aad abaalmarisay ku dhawaad 1,000 qof oo macaamiisheeda ka mid ah, kuwaas oo ku guuleystay hadiyado qaali ah.

Macaamiisha la abaalmariyay ayaa kala joo ga guud ahaan gobollada dalka , gaar ahaan deg mooyin ay ka mid yihiin Waaberi, Luuq, Tuulo-barwaaqo, Kaxda, Kuntuwaar eey, Hili waa, Qan sax-dheere iyo Af-madow. Waxaa na todobaadk an oo ahaa kii 4-aad ee abaalm arinada Somtel lagu guuleystay hadiyado ay ka mid yihiin Baja ajyo, Laptops, Qasaalado, Firinjeero, TV-scr eens, Ipads, Dahab iyo aga byo kale oo muh iim ah. Munaa sabada maca amiisha lagu abaalmar inayay todobaadkan waxaa goob-joog ka ahaa mudanayaal ka tirs an baarla maanka Soo maaliya oo uu hogga aminayey Cali Sheekh Ca bdullahi (Afgooye), Xildhib aano ka socdal dow lad gobaleedka HirShabeelle, Mas’uu liyiin ka socotay maa mulka goba lka Banaadir iyo maam ulka shirk adda So mtel. Mas’uuli yiinta ka soo qeyb gashay munaas abadda ayaa si wadajir ah abaalma rinada u gudoonsi iyey dadka ku guu leystay hadiyadaha ay todobaadkan bixisay Somtel, halku dhigg una waxa uu ahaa "Ku Shubo oo Guuleyso 10,000 Hadiyadood.”

Jamaad oo ah gabadhii labaad ee joogta Gobalka Banaadir, kuna guuleystay Bajaaj ay aa markii la gudoonsiiyey abaalmarintaas ka dib waxay tiri, "Aniga marna ma filaneynin had iyad caynkaan ah inaan ku guuleystay, waxay igu noqotay la yaaab markii la i soo wacay shirkad una ii xaqiijisay Inan Bajaaj ku guule ystay, wax aan ku shubtay $1 oo Internet iyo ku hal aan u isticmaalay waa Alle Mahadiis, hadii ay Somtel i abaalmarisay.”

Waxaa Sidoo kale todobaadkaan Bajaaj ku guuleystay Ibraahim Macalin Niishow oo ku no ol degmada Luuq ee Gobalka Gedo.

"Waan ku faraxsanahay in Somtel Bajaaj I gudoonsiiso xaqiiqdii baahi farabadan ayaan u qabay mana filey in Somtel ay igudoonsii neyso.

Somtel waxa ay dabooshay baahideyd ga ark ah iyo mida qoyskeyga, intaba Alle haka aba almariyo shirkadda dadweynaha Somtel Som alia,” ayuu yiri Ibraahim Macalin Niishow.

Sidoo kale Yusra Cali Adan oo ku guule ysat ay 10g oo Dahab ah ayaa aad ugu mah ad-celi say shirkadda isgaarsiinta Somtel, "Waxaan ku faraxsanahay in Somtel I abaal mariso, anigoo aan ku shubasho fara-badan aan sameyn waa nasiib xaqiiqdii waan sii laba laabi doonaa sit icmaalkeyga adeegyada Somtel,” ayey tiri Yusra.

Ugu dambeyntii Cabdullahi Muuse Max a,md oo ku guuleystay Mobile Samsung h ayey shirkaddu todobaadkaan gudoonsiisay Mobile casriga ah, waxuuna yiri, "Waxaan ku fikirayay inan iibsado Mobile cusub lacagte yda wey ii ba aqatay waxaan rajeynayaa ina an baahiyaha ka le uga faa’ideysto Lacagta aan horay ugu talagalay inaan Mobile ku iibsado.”

Hadiyadaha ay shirkaddu todobaadka 4-aad macaamiisha ku abaalmarisay waxaa qeyb ka ah Qasaalad, Fridge, eDahab Cash, Ipads iyo hadiyado kale qaali ah.

Hadiyadaha Gaadiidka Bajaajka ay Somtel bixisay todobaadkan 4aad ayaa wax ay shaqo abuur u noqotay dhalinyarada Soom aaliyeed iyo qoysaska danyar ah, kuwaas oo u baahan garab iyo hiilo uga timaada gana csatada Soom aaliyeed.

Shirkadda Somtel waxay noqotay Shirk adii ganacsi ee ugu horeysay oo 10,000 oo hadiya dood dib ugu celisay macaamiisheeda, kuwaas oo Todobaad kasta maalinta Jimcaha ay shirk addu si toos ah u abaalmariso guul eystayaasha todobaadkaas.

Todobaadka soo socdo, gaar ahaan maalinta Jimcaha ah ee 13-08-2021 ayaa lagu wadaa in Somtel ay gaari Hyundai oo qiimihiisu yahay ku dhawaad $40,000 ay ku abaalmariso mid ka mid ah guuleystayaashe eda, sida ay shaaciyeen maamulka Shirkadda isgaarsiinta

Somtel.

Faysal Cali Waraabe "Shalay Xamar waxa ka socda doorashadii Somaliland"

Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa waali iyo layaab ku sifeeyay doorashooyinka dowlada Somaaliya gadhwa deenka ka tahay ee dadka reer Somaliland loogu qabanayo magaalada Muqdisho.

"Shalay Xamar waxa ka socda doorashadii Somaliland ee aqalka sare iyo aqalka hoose, in ay dadku waalanyihiin ayaan idiin sheegayaa, bal dadkan caga badnaa nteenu inoogays ay 1960 waa cagliga Shalay ku leh gudidii doorashooyi nka Somaliland ayaa la samaynayaa bisha todobadeeda" ayuu yidhi.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa ku baaqay in sharci laga soo saaro dadka ka sha qeeya arrimaha Soomaaliwayn, waxaanu gol aha wakiilada Somaliland ee dhawaan la doo rtay ugu baaqay in ay ka howlgaal sharciyo la gu xakamaynayo dadka ku lugta leh arrimaha.

"Ilaa shirkii Carta ee 2000 ayay bilaabeen in ay qaar ina sheegtaan oo magaceena heshi isyo ku galaan, waxan baarlamaanka cusub leeyahay 75% sharciyada in ay dowladu soo saarto weeyaan oo baarlamaankuna ka eego, dowladu waxba soo saari wayde howshaasi idinka ayay idin haysataa" ayuu yidhi.

Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa marar kala duwan xukuumada Somaliland iyo golayaasha sharci dajinta ugu baaqay in ay sharci kasoo saaraan dadka ku eedaysan in ay xidhiidh la leeyihiin dowlada Soomaaliya.

Mid kamid ah xarumaha laga dukaa meys to ee Nairobi oo ka macaashay Soomaalida

Mid kamid ah xarumaha waaweyn ee laga dukaameysto magaalada Nairobi ayaa ka macaashay munaasabad lagu xusayay dhaq anka Soomaalida oo ay kasoo qeybgaleen dadweyne badan oo Soomaali ah xilliggii malmihii lagu gudo jiray Ciidda oo lagu qabtay halkaas, sida uu qoray wargeyska Business Daily

Xarunta Two Rivers ayaa xuska dhaqanka Soomaalida ka qabtay in ka badan 9 malyan oo doolar intii u dhexeysay 19-kii ilaa 25-kii bishii July ee sanadkan.

Xarumaha ganacsiga iyo dukaamada ku dhex yaalla xarunta Two Rivers ee Nairobi ay aa si weyn ugu tiirsan dadka inta badan soo bo oqdo halkaas gaar ahaan marka ay dhacayaan xafladaha.

"Muddadii toddobaadka aheyd ay socotay munaasabadda waxaan ka qabanay in ka bad an 9 malyan oo doolar…in ka badan 100 ka mid ah ganacsatada waratada ayaa ku sug naa goobta” ayay tiri Shurea Nkutu oo xisa abiye ka ah mid kamid ah xarumaha Two Rivers.

Madaxweynaha K/Afrika oo isku shaan dhayn ku samaynaya Golihiisa Wasiirada.

Madaxweynaha Koonfur Afrika Cyril Ram aphosa ayaa sameeyay isku shaandheyn weyn oo gole wasiirro ah oo aan ku koobnayn kaliya goobaha amniga laakiin sidoo kale

dhaqaalaha iyo caafimaadka kadib maalmo rabshado ah bishii hore oo ay ku dhinteen in ka badan 350 qof.

Khudbad uu telefishinka ka jeediyay Kha miistii, ayuu Ramaphosa ku sheegay in uu ba abi’inayo wasaaradda amniga isla markaana uu "mas’uuliyadda siyaasadeed” ka saarey hay’adda sirdoonka xafiiskiisa.

"Tani waa si loo hiyo in sirdoonka gudaha iyo dibedda ee dalku si wax ku ool ah ugu suur tagelinayo madaxwe ynaha inuu guto waajiba adkiisa ku aaddan ilaalinta amniga iyo hufnaa nta qaranka,” ayuu yiri.

Isku shaandheynta ayaa isugu jirtay magaca ab ista 10 wasiir oo cusub iyo 11 wasiir ku xigeen.

Waxay timid wixii Ramaphosa ku tilmaa may "olole abaabulan oo rabshado dadweyne, burbur iyo kharbudaad” kaas oo qarxay ka dib markii madaxweynihii isaga ka horreeyay, madaxweynihii hore Jac ob Zuma, la xiray 15 bilood kadib markii uu iska indho tiray baar itaanka garsoorka ee musuqmaasuqa intii uu xafiiska joogay.

Kumanaan meheradood ayaa la bililiqays tay oo la burburiyey dhawr maalmood, taas oo dawladda ku qasabtay in la geeyo 25,000 oo askari si ay gacan uga geystaan ​​soo celinta

kala dambaynta.


Xoghayaha Arrimaha dibedda maraykan ka oo si kulul u cambaareeyey Xukuum madda Siiriya.

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareyk anka Antony Blinken ayaa si kulul u cambia reeyay weerar Arbacadii Xukuummadda Siiriya ee uu hoggaamiyo Bishaar Al-Asad ku qaaday magaalada Daraa al-Balcad ee koon fur -galbeed Siiriya.

Blinken ayaa ku baaqay "in si deg -deg ah loo joojiyo rabshadaha, oo ay ku dhinteen dad rayid ah, ayna ku barakaceen kumanaan raf aad iyo cunto yari soo wajahday.”

Maamulka Siiriya ayaa dib u cusbooneysiiyay weeraradii ay ku hayeen Daraa al-Balcad ka dib markii uu fashilmay wadahadaladii dhex dhexaadinta ee uu hogaaminayay Ruushka oo u dhaxeeyay Xukuummadda Asad iyo xoo gaga mucaaradka

Diyaaradaha Israa’iil oo duqeeymo cusub ka keystay Gaza

Diyaaradaha Israa’iil ayaa manta duqeeyay gooba ay ku sugnayeen Xamaas eoo ku yaalla Marinka Gaza ,iyaga oo ka jaw aabaya Gantaallo laga laga soo tuuray dhulka Falastiin, sida ay sheegeen milatariga Israa ’iiliyiinta.

Ma jiraan warar sheegaya khasaare ama waxyeello dhabta ah ee ka dhashay

weerarkan lagu bartilmaameedsaday qeyb ka mid ah Marinka Gaza, balse milatariga Israa’iil ayaa sheegtay in ay duqeyeen goob laga soo ganay Gantaallo iyo xarun ay leeyihiin Ururka Xamaas ee maamula Gaza.

Xamaas wax jawaab ah kama aysan bixin weerarkaasi ,hasa yeeshee qoraal baraha bulshada lagu daabacay ayaa muujinaya In kooxda Xamaas ay Rasaas la beegsadeen diyaaradaha Israa’iil iyagoo ka jawaabaya weerarka.

New Press ayaa sidoo kale sheegtay in saddex goobood ay bartilmaameedsadeen Ciidamada Isra’iil oo ay ku jiraan Beytu Xanuun iyo Jabalya.

Dowladda Raashiya Oo Ciidamo U Dirtay Armeniya

Dowladda Armeniya ayaa xaqiijisay inay ciiddamo ka socda Raashiya soo gaareen gudaha dalkeeda, kuwaasi oogacan ka geysan doona sugida Amaanka eeXuduudka Armenia la wadaagto dalka Azerbejaan.

Ciiddanka Cusub ee Raashiya waxay saldhig ka dhigteen Gobalka Tafuush oo ku yaalla Waqooyiga dalka Armeniya.

Tallaabadaasi ayaa timid, hal isbuuc kadib, markii uu RW Armenia, Nikol Pashinyan uu Dowladda Raashiya ka codsaday Kaalmo Milli teri, iyadoo uu labada dal ka dhexeeyo Hesh iis dhanka Ammaanka.

Dowladda Raashiya waxay horey Heshiis u kala dhex dhigtay dalalka Armeniya iyo Azer bajaan, oo ay Ciiddankooda horey ugu dagaa lameen Gobalka Nagoora Karabakh

Taliban oo xabsi ka sii daaysay boqola al maxaabiis ah.

Kooxda Taliban ee ka dagaallanta Afgh anistan ayaa sheegtay inay la wareegtay xa bsi ku yaalla gobolka waqooyiga dhaca ee Jawzjan islamarkaana ay sii daayeen boqo laal maxaabiis ah.

Muuqaal lasoo geliyay baraha bulshada ayaa muujinayay maxaabiista oo ka baxsa naya xabsiga magaalada Shebhergan.

Waa gobolka ay ku badan yihiin taageeraya asha madaxweyne ku xigeenkii hore ee Afgh anistan Abdul Rashid Dostam halkaas oo tag eerayaashiisa ay garwadeen ka ahaayeen olole ka dhan ah kooxda Taliban.

Taliban ayaa dhawaan la wareegtay maga aladii ugu horreysay tan iyo markii ay bila abeen dagaallo hor leh oo ka dhan ciidamada dowladda.

Maalmihii labada dhinac waxay sheeganay een in guulo ay ka gaareen dagaallada.

Ciidanka Iiraan Oo Minguuriyey Taatikadii Burcad-Baddeedii Soomaaliya

Wargeyska Toddobaadlaha ee The Arab Weekly ayaa qoray Warbixin uu Cinwaan ka ga dhigay: "Ciiddamo la tuhunsan yahay inay Iran taageero oo minguuriyey Taatikadii Bur cad-baddeedii Somalia.

Iran waxay beegsanayaan Maraakiibta isti cmala Gacanka Oman, iyagoo maanka ku haya Ficiladi ay Burcad-baddeed ka geysan jireen Gacan-biyoodka Baabul-Mandab mudd adii u dhexeysay sanadihii 2007-dii ilaa 2010-kii. Kala Duwanaansho Ahdaafta ayeyna ku kala duwan yihiin, iyadoo Burcad-badd eedii Soomaalida hadafkooda ahaa inay Lac ago madax-furasho ah ka qaataan Shirk adaha iyo Milkiilayaasha Maraakiibta ay qaf aashaan.

Balse, Iiraaniyiinta waxay doonayaan inay Cabsi geliyaan Maraakiibta Caalamiga, iya goo adeegsanayo xeelladihii ay Burcad-bad deedii Soomaalida horey u adeegsan jireen.

Talaadadii la soo dhaafay, Koox rag hube ysan oo tiradooda u dhexeysay 8 ilaa 9 qof ayaa gudaha u galay Markab Booyadle Shid aal oo marayey meel ka baxsan Xeebaha dal ka Imaaraadka Carabta.

Kooxda afduubka geystay waxay Marka bka sii daayeen maalintii Arbacada ee la soo dhaafay, iyadoo aysan jirin cudud ku khas abtay inay sii daayaan Markabkaasi.

Xarunta Ammaanka Baddaha ee Oman wa xay sheegtay in falkii lagu afduubtay Markab ka Booyadlaha ee Asphalt Princess uu ahaa Shil Afduub oo ka dhacay Biyaha Caalamiga ee Gacan-biyoodka dalka Oman.

Ciiddanka Badda ee Oman waxay dhowr Maraakiib u daabuleen Gacanka Oman, si ay taageero uga geystaan sugida Ammaanka Biyaha Caalamiga ee Gobalkaasi.

Goobjoogayaasha ayaa rumeysan in beegsiga Maraakiibta Shidaalka ay qeyb ka tahay Istaraatijiyada Iran ee ay fariimaha culus ugu dirayaan Europe, Maraykanka, Israel iyo dalalka Gacanka Carbeed.

Khubarada waxay kaloo rumeysan yihiin inay Iran doonayso inay muujiso Awoodda ay ku cabsi gelin karaan Ammaanka Maraakiibta Caalamiga, gaar ahaan kuwa shidaalka dhoofiyo.

Burcad-baddeeda Iran marka ay cabsi-geliyaan ama ay gudaha u galaan Maraakiibta waxay si caadi ah dib ugu laabtaan Doonyahooda, Iyadoo laga mamnuuco inay galaan Xuduud-baddeedka Iran, halka ay Burcad-baddeedii Soomaalida galangal u lahaayeen inay ku baxsadaan Doonyaha dheereeya, iyagoo u jiheysanayo Xeebaha dalkooda hooyo.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Iran ayaa la sheegay inay taageerto Burcadda ka dillaacday Gacanka Oman, iyadoo u fududeeysa helitaanka Qalab iyo Farsamooyin casri ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip