HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 5-AUGSTO 2021

0
Thursday August 05, 2021 - 08:44:54 in Wararka by
  • Visits: 486
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 5-AUGSTO 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Xilliga & goobta ay ka dhaceyso doorashada guddonka guddiga Somaliland oo la shaaciyey

   Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer Fed eraal ayaa Shalay  qoraal uu soo saaray ku wa rgeliyay guddiga doorashooyinka Somaliland (SEIT) qabashada doorasha da guddoonka, ka dib khilaaf xoogan oo muddo taagna.

   Guddiga ayaa sheegay in do orashada guddoonka guddiga Somaliland la qaban doono maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 7-da bisha Agoosto ee 2021-ka, waxayna ka dhici doonta Xerada Afisyooni.

      "Iyadoo la tixraacayo go’aankii raysal wasa araha Soomaaliya uu Dorraad (3 Agoosto 2021) ka gaaray xalinta arrimaha guddiga hirgelinta doora shad ee Somaliland, iyo go’aanadii Habeen hore kasoo baxay shirka fogaan aragga Golaha Wada-tashi ga Qaran ee khuseeyay arrintaas, wuxuu Guddi ga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ku wargalinayaa 11 xubnood ee Guddi ga doorashooyinka in doorashada guddoonka la qaban doono Maalinka Sabtida,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Guddiga.

       Sidoo kale waxa uu guddiga ka digay dib u dhac ku yimaada waqtiga uu u mudeeyay inay qa bsoomto doorashada guddoonka, taasi oo looga gol leeyahay si loo xaqiijiyo in doorashooyinka 2da aqal ay ku dhacaan waqtigii loo qorsheeyay.

     "Si looga fogaado dib u dhac ku yimaadda ja dwalka doorashada, waxaa mar 2aad dhamaan xubnaha guddiga la farayaa in doorashada gud doonka guddiga Somaliland lagu dhameystiro waqtiga kor ku xusan.”

      Sida ay sheegtay inay ogaatay Caasimada Online,Waqtiga uu Guddiga hirgelinta doorashooy inka ee heer Federaal u mudeeyay qabashada do orashada guddoonka Somaliland ayaa waxaa soo go’aamiyey R/wasaare Rooble, oo asagu si toos ah ula wareegay arrinta guddigaas.

     Sidoo kale waxaa xusid mudan in R/Wasaaraha XFS ee xil-gaarsiinta uu Dorraad kul an uu la yeeshay guddiga doorashooyinka Somali land, uu kaga lab tay guddoonkii ay soo doorteen 2da garab ee guddiga doorashada Somaliland

Garabka Cabdi Xaashi oo qaadacay DOORA SHADA guddoonka guddiga S/L

     Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee uu hog aamiyo G/ye Cabdi Xaashi ayaa Shalay sha aciyey inaysan qeyb ka aheyn doorashada guddo onka guddigaas ee la shaaciyey inay qabsoome yso maalinta Sabtida.          Guddiga hirgelinta door ashooyinka ee heer Federaal ayaa Shalay sheeg ay in doorashada guddoonka guddiga Somaliland la qaban doono maalinta Sabtida ee taariikhdu ta hay 7-da bisha Agoosto ee 2021-ka, waxayna ka dhici doonta Xerada Afisyooni, midaasi oo ay qa adaceen xubnaha taabacsan Cabdi Xaashi.      "Waxay madaxda Madasha Wada-tashiga Qaran ee doorashooyinka, waxgaradka iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ka soo jeeda Gobolada Waqooyi (Somaliland) halkan ugu caddeynayaan inuusan jirin wax heshiis is-af garad ah oo laga gaadhay kulamadii aanu la yeel lanay R/Wasaare Rooble iyo xubno golahiisa Was iiradda ah oo uu ku jiray R/ Wasaare kuxigeenka Mahdi Guuleed maalmihii la soo dhaafay,” ayaa la gu yiri qoraalka kasoo baxay G/Siyaasiyiinta Somaliland.

   Sidoo kale waxay sheegen in dhowr jeer ay is ku dayeen in laga heshiiyo oo la dhameeyo khilaa fka kala dhaxeeya garabka kale, hase yeeshe uu garabka Mahdi Guuleed uu la imaan haba yaraa tee wax hindise iyo xal ah u noqon kara is-mari-waaga taagan.

    "Waxaa Madaxda D/Goboleedyada, waxga radka Soomaaliyeed iyo daneenayaasha doorash ada 2021-ka la socodsiinaynaa inay muuqato in R/ Wasaaruhu ka baxay heshiisyadii la gaadhey iyo wada-hadalladii socdey.”

Ugu dambeyntiina waxa lagu sheeg ay qoraalka kasoo baxay G/Siyaas iyiinta Somalil and in ilaa inta xal ka ma dambeys ah laga gaara yo han aanka hagidda doorashada xildhib aanada 2da gole, goobta doorashada iyo dhism aha Guddoonka Guddiga doorashooyinka Somali land, aysan qeyb ka noqon karin go’aan hal dhin ac ah oo loogu daneynayo garab gaar ah.

      Qoraalka kasoo baxay Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee uu hogaamiyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa imanaya saacad un kadib markii uu Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer Fed eraal uu shaaciyey in maalinta Sabtida ah ee 7-da bishaan ay qabsoomeyso doorashada guddoonka guddiga Somaliland.

     Arrintaan ayaa dab kusii shideysa khilaafka ka taagan guddiga doorashada Somaliland oo ayagu u kala jabay labo garab, maalmihii u dambeeyay na la isku dayey in xal laga gaaro, wallow ay fash il ku soo dhamaadeen kulamadaas.

xigasho:caasimadda.net

Dowlada oo adkeysay doorashada hoggaan ka guddiga doorashada Somaliland

    Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku adkeeyay in doorashada Hoggaanka guddiga doorashada Somaliland ay noqoto mid daah furan oo lagu qabto waqtigeeda, iyadoo la faray Hey’addaha dowladda iyo dane enayaasha caalamiga inay kor joogteeyaan doorashada guddo onka guddiga oo maalinta Sabtida lagu qaban doono Hangarka Afisy ooni.

     Guddiga doorashada Somaliland ayaa dhowa an labo guddoomiye oo labo garab ah kala door tay, taasoo caqabad weyn ku keen tay howshii do orashada kuraasta labada aqal.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha;

dowlada oo adkeysay doorashada hoggaanka guddiga doorashada Somaliland

Muxuu yahay walaaca soo wajahay guddiga hirgelinta ee doorashooyinka DALKA?

     Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashoo yinka ee heer federaal, Maxamed Xasan Maxa med (Cirro) oo wareysi siiyey VOA ayaa ka had lay arrimaha doorashooyinka dalka ee 2021-ka, gaar ahaan soo xulista xildhibaanada labada Aqal.  Cirro ayaa shaaca ka qaaday in si wana agsan ay ku bilaabatay doorashada Golaha Aqal ka Sa re, wuxuuna tilmaamay in illaa iyo hadda ay san soo gaarin wax cabasho ah.

Guddoomiyaha ayaa xusay in ka gud di ahaan ay dadaali doonaan, ba lse wuxuu walaac ka muujiyey doorashada G/Shacabka oo uu tilmaamay inay caqabado ka im aan karaan.  Maxamed Xasan Cirro oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in er go badan iyo odayaal ay wax soo xul ayaan, isla-markaana laga yaabo in mu rano ay ka yimaadaan halkaasi.

"Caqabaduhu waxa ay noqon karaan waqtiga Aq alka Hoose la galo wuu ka yara howl badan ya hay Aqalka Sare oo marka aad u fiiriso dad badan oo ergooyin ah ayaa soo dooran doono Caaqilo badan ayaa wax soo xuli doono iyo ururo bulsho, marka waxyaabahaas oo dhan waa meelaha mu ranada iyo wax ka yimaadiin oo caqabadaha ugu badan ee aan dareemi doono waa halkaasi,” ayuu yiri guddoomiye M.Xasan Maxamed (Cirro).

      Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doora shooyinka ee heer federaal, Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) ayaa sidoo kale rajo wanaagsan ka muujiyey in doorashadu ay noqon doonto mid ku qabsoonta daah-furnaan

Qoorqoor Oo Lagu Wado Inuu Soo Gudbiyo Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

     Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmu dug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo gudbiyo liiska Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka. Ilo ku dhow Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegaya inuu wado qorshihii ugu dambeeyay ee uu kusoo gudbinayo Liiska Mushar axiinta Aqalka Sare oo ay ka sugayaan Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug.

     Guddiga ayaa maalmo kahor Mada xweynaha ka dalbaday inuu si deg deg ah u soo saaro Musharaxiinta kuraasta Aqalka Sa re ee laga soo dooranayo deegaa nada Galmudu g, si loo qabto doora shada Aqalka Sare.

    Sidoo kale G/Baarlamaanka Galmudug Max amed Nuur Gacal ayaa Dorraad magacaabay xubn aha Guddiga Baarlamaanka ee qabashada door ashada, kuwaasi oo durbo Habeen hore Guddoon iska dhex doortay.

    M/Dhuusamareeb ayaa waxaa kusii qul-qulaya Senatarada rajada ka qaba in dib loo qoro iyo Mu sharaxiin u hanqal taageysa kuraasta Aqalka Sa re ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya oo qalab xafiiseed kala wareegay AMISOM  Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka koofur galbed Soomaaliya ayaa Shalay qalab xafiiseed kala wareegtay qeybtasaddexaad ee holgalka AMISOMee uu Fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo.

Qalab xafiiseedkan ayaa waxa uu isugu jiraa computarro, miisa s, kur aas iyo agab kale oo wax ku ool shaqada ka socota Wasaaradda caafima adka ee koofur galbeed Soomaaliya.

     Qaar kamid ah mas’uuliyiita qeybta saddexaad ee AMISOM ayaa Sheeg ay in markasta ay diyaar u yihiin inay gacan ka geystaan hormurinta xafiisy ada dowladda, tayayn ta adeegyada waxbarasha da , Caafimaadka iyo ka jawaabidda xaaladaha deg-degga ah, ladagaallanka

argagaxisada iyo sugidda amniga.

 

Madaxweynaha Hirshabelle oo la kulm ay Madaxa Xafiiska Ururka Iskaashiga Islaamka

    Madaxweynaha DG/Hirshabeelle Cali Guudla we Xuseen ayaa Shalay hoyga uu ka degan yah ay M/Muqdisho ku qaabilay Madaxa Xafiiska Urur ka Iskaashiga Islaamka ee Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo Amb assador Mohamed Bom ba Mohamed ayaa ka wada hadlay xaaladaha guud ee Hirshabeelle iyo sidii Ururka Iskaashiga Islaam ka uu u sii dardar gelin lahaa howlaha uu haatan ka wado dalka ga ar ahaan shaqooyinka uu ka hayo Hirshabeelle.

   Sidoo kale kulankaan ayaa looga hadlay fulinta mashaariicyo muhiim u ah bulshada oo isugu jira qodista Ceelal biyoodyo, hirgalinta Iskuulo waxbar asho iyo sidii kaalin ay uga qaadan lahaayeen xal u helida fatahaadaha wabiga Shabeelle ee kusoo noq noqday deegaanada Hirshabeelle. Taas oo ay si weyn ugu hadleen diiradda lagu saaray sidii wax looga qabanlahaa arrimahaas

Sheekh Shariif Oo Beeniyay Warar Lagu Faafiyay Baraha Bulshada

     Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada ayaa waxaa lagu faafiyay warar sheeg ayay inuu jiro heshiis isku tanaasul ah oo la dhex dhigay qaar kamid ah u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh.Sharif Sh Axmed ahna Guddoo miyaha Midowga Mushara xiinta ay aa beeniyay wararka sheegayay in shir ay yeesheen waxgaradka iyo siyaasiyiinta beel aha mud ullood oo lagu gaaray heshiis.

Qoraal uu soo saaray Sheekh Shariif ayaa waxaa uu been abuur ku tilmaamay wararka la xiriira he shiiskaas oo la sheegay inuu ahaa mid isku tan aasul ah oo la dhex dhigay Mur ashaxiinta qaar.

"Waxaan had iyo goor aaminsannahay di muqra adiyadda iyo in lagalo tartan xor ah, ku salaysan aragti siyaasadeed iyo isbahaysi, taasoo aan wa qti soo galinnay welina aan u taagannah ay. Sidaa darteed waxaan rabaa inaan caddeeyo inaysan waxba kajirin wararkaku saabsan shir ay yeesh een waxgaradka iyo siyaasiyiinta beelaha mudull ood oo lagu gaaray heshiis isku tanaasul ah oo la dhex dhigay murashaxiinta qaar” ayuu yiri Sheekh Shariif Sh Axmed.

   Si kastaba hadalka Sheekh Shariif ayaa mee sha ka saaray hadal-heynta baraha Bulshada ee la xiriirtay inuu ka tanaasulay u tartanka xilka Ma daxweynaha Soomaaliya, wuxuuna hadalkiisa ku soo aaday, iyada uu dalku ka galay marxalad doorasho.

Madaxweynaha Puntland oo $15,000 oo dollar ugu deeqay Ayaan Xasan

       Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/hi Deni, ayaa $15,000 ugu deeqay Ayaan Xas an Ducaale iyo Munasar Xasan Ducaale oo labud aba araga naafo ka ah, si wax looga qabto xaal adooda Caafimaad.

    Talaabadan ayaa ka dambeysay ka dib markii uu daba dheeraaday dadaal la doonayay in xaal ada Caafimaad loogu qaado Dalka Dibediisa car ruurta naafada ka ah araga, sidoo kalena ay qaar kamid ah dhakhaatiirtu sheegaan inaan waxba la ga qaban karin xaalada carruurtan.

Ciidanka dowladda & kuwa AMISOM oo markale howlgal ka fuliyay Jowhar               

   Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska iyo Nabadsu gida Soomaaliya oo ay wehlinayeen kuwa Bur undi oo ka tirsan howlgalka AMISOM ayaa waxaa ay markale howlgallo kala du wan ka sameeyeen Xaafada ha M/Jowhar M/Hir-Shabee lle.Ciidam ada oo wadajira ay aa howlgalkooda waxaa ay ku baarayeen Gaadiid ka noocyadiisa kala duwan ee M/Jowhar ka howl galla, iyada oo sidoo kale Guryaha qaar baaritaan ku sameeynayay.

      Major Jean Tuyisenge, oo ah taliye ku xigeen ka Sector 3 ee Ciidanka Burundi, ayaa u mahad celiyay sida ay ula shaqeeyeen Ciidamada  DFS wuxuuna ku nuuxnuuxsaday in 2da ciidan ay u diy aarsan yihiin ilaalinta Amniga doorashooyinka.

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska M/Jowhar ayaa dhan kooda waxaa ay sheegeen in ujeedka howlgalka uu yahay sugida Amniga doorashooyin ka, isla markaana howlgallada ay noqon doonaan kuwa sii socda.

   M/Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay kamid tahay Goobaha ay ka dhacayaan doorashooyinka 2da Aqal ee Baarlamaanka Soo maaliya, waxaana ka socda howlaha diyaar garo owgii ugu dambeeyay ee doorrashooyinka.

Bayle oo ka qeyb-galay shirka wasiirada maaliyadda ee Afrika

    Wasiirka wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, Md.Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb-galkay shirweynaha  wa siirada maaliyadda ee Afrika, kaas oo diiradda la gu saaray horumarka dhaqaalaha. Md.Bayle oo qoraal kooban soo geliyey Facebook-giisa ayaa ka warbixiyey shirkan, wuxuuna sheegay in sidoo kale madasha ay goobjoog ahaayeen Bangiga Adduunka iyo hay’ada IMF.

     Sidoo kale wuxuu intaasi ku sii daray in shirka lagu soo hadal qaaday la jaan qaadidda horumar ka Digital-ka ah ee xilligan ka jira adduunka.

"Waxa aan ka qeyb galay Shirka W/ Maaliyadda ee Afrika iyo Ba ngiga Adduunka/ IMF oo aan diir adda ku saarnay arimaha soo kabashada dhaqaa laha iyo la jaan qaadidda horumarka Digital ka ah ee Adduunka,” ayuu yiri wasiir Bayle.

   Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in ka qeyb-ga lka shirkan uu muhiim uhaa Soomaaliya, maa daama horumar iyo dib u habeyn lagu sameeyey dhaqaalaha dalka. Ugu dambeyn waxa uu u ma had celiyey dowladda Burundi oo sanadkan marti-gelisay shirka wasiirada maaliyadda ee Qaara dda Afrika, kaas oo diirada lagu saaray dhinaca dhaqa alaha,   "Ka qeyb galka Shirkan waxa uu muhiim u ahaa Horumarinta iyo dib-u- habeynta dhaqaala ha Soomaaliya.

    Ugu dambeyn waxa aan u mahadcelinayaa owladda Burundi oo shirkaan Shalay marti gali say. ayuu hadalkiisa sii raaciyey wasiirka maal iyada. Soomaaliya ayaa sanadihii lasoo dhaafay kobac ka sameyneysay dhinaca dhaqaalaha, waxaana sidoo kale kordhayey daqliga gudaha ee u soo xarooda dowladda dhexe.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle oo magacaabay Guddiga Qabashada Doora shada Aqalka Sare

      Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Cabdixakiim Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay guddiga Qabashada Doorashada Aqalka Sare ee dowlad goboleedka Hirshabelle.Guddigan oo ka kooban 15 xubno od ayaa waxaa guddoomiye looga ga dhigey Feysal Axmedweli Xasan halka guddoomiye ku xigeenkiisuna uu yahay Maxamuud Axmed Gacal.   GB/Hirshabelle oo ku sugan M/ Muqdisho kana maqnaa xarunta DG/Hirshabelle muddo dhe er ayaa magacaabay guddigan oo badankood ay ku sugan yihiin caasimada dalka ee Muqdisho.

    Magaalo Madaxda DG/Hirshabelle ee Jowhar ayaa madaxda ugu sareysa maamulkaasi ka maq naayeen bilihi la soo dhaafay iyadoo magaalad ana ay wajahday fatahaado xoog leh oo saameyn ku yeeshay dadka.

Wasiir ka tirsan DF oo Jay Bahdur iyo ururo ku eedeeyey ‘shirqool la rabo in lagu dilo’

      Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada DFS Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa ku eedeeyey Jay Bahdur iyo urur aan dowli aheyn oo fadhigiisu yah ay Switzerland iney jabsadeen Emeil-kiisa islama rkaana qorsheynayaan iney dilaan.

    Hay’addan ayaa wada baaritaano ku saabsan kaluumeysiga sharci darada ah ee la ga sameeyo xeeebaha Baddweynta Hindiya dalka Soomaaliya, sida lagu daabacey jariidada Nation ee ka soo baxda dalka Kenya

Xayir ayaa waydiistey Maxkamad ku taal dalka Ke nya iney soo saarto amar ay kaga joojineyso Jay Bahdur iyo hay’adda la dagaalanka dambiyada Abaabulan ee Caalamiga ah "Global Initiative ag ainst Transnational Organised Crime (Giato)” iney baaraan kaluumeysi sharci daro ah ee ka dhacey xeebaha Soomaaliya kuwaas oo lagu soo eedee yey in wasiirku qayb ka yahay.

     Wasiiru dowlaha ayaa dhexda kaga jirey baari taano Jay Bahdur ku sameeyey shirkad la yiraa hdo "North East Fishing (Nefco)” taasoo kamid ah kuwa ugu badan oo Kaluunka dalka Soomaaliya u dhoofiya dalka Shiinaha.

   NEFCO oo la shaqeysata shirkado Kaluumeysi oo dalka Shiinaha laga leeyahay ayaa Bahdur ba aritaankiisa ku xusay in inta badan Kaluunka si sharci daro ah ku qabsadaan iyagoo taageero ka helaya saraakiil sare ee ka tirsan DFS.

    Bahdur iyo hay’adda Giato ayaa baaritaano ku wada koox saraakiil Soomaali ah kuwaas ay ku tu hunsan yihiin iney gacan-sinayen shirkad NEFCO oo muddo soddon sano ah ku jirtey ka ganacsiga Kaluunka.

    Wasiiru dowlaha Wasaarada Maaliyada ayaa, sida Jariidada Nation daabacdey, dacwadiisa ku gudbiyey in Jay Bahdur iyo Giato ay jabsadeen emeil-kiisa islamarkaana kala baxeen xoggo muh iim ah kuwaas oo ay u isticmaaleen warbixintoo da, waxaana uu doonayaan in Maxkamada sare ee Kenya soo faragliso. Xayir ma uusan xusin sab abta Soomaaliya dacwadaan uga xereyn waayey.

Maxamuud Xayir ayaan beenin eedeymaha la xir iira inuu ku lug lahaa Kaluumeysiga sharci darada ah, balse ku dacwoonaya in kaalinta uu ku lahaa arimaha la xiriira soo saarista ruqsooyinkaan in lagu heley si sharci daro ah maadaama emeil-kiisa la jabsadey.Inta badan saraakiisha lagu xusey warbixinta "Giata” iyo xiriirka ay leeyahiin shirkada la yiraahdo "China Overseas Fisheries Association” kama aysan jawaabin eedeymahaas. Isku dayo la doonayay in xiriir toos ah lagula sameeyo ayaanan gabi ahaanba guuleysan.

 Xigasho:Caasimadda.Net{Isha: Garowe Online}

Dalladaha waxbarashada Muqdisho oo war ka soo saaray ‘musuq lagu sameeyay’ imtixaankii shahaadiga

   Dalladaha waxbarashada ee Gobolka Banaadir oo Shalay shir jaraa’id ku qabtay M/Muqdisho ayaa ka horyimid natiijadii imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee ay shaaci say W/Waxbarashada Soom aaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay Wa saaradda 22-kii bishii hore ayaa waxa lagu sheeg ay in imtixaankaas ay ka hareen 4,646 ard ay oo ay 1,881 yihiin gabdho, halka 2,765 ay yih iin Wiil al, waxayna badankooda ka dhaceen G/ Banaadir, kuwaasi oo kamid ahaa 34,908 arday oo u fariisatay imtixaankaas.

    Mas’uuliyiinta Dalladaha ayaa sheegay inaysan marnaba u ku qanacsaneyn natiijooyinka ay wa saaradda soo bandhigtay ee gobolka Banaadir, maadama ay ku doodayaan in waxbarashada gob olka aysan la heer aheyn gobolada kale.

     "Jiritaan la’aan korjoogto ka madax-banaan ho wl-wadeenada gacanta ku haysa Imtixaanka wax ay sababtay mugdi badan iyo kalsooni la’aan aan xad laheyn. Natiijada imtixaanka oo aan ku qota min hal beeg cadaalad ah iyo dugsiyo si cadaalad darro ah looga fool-xumeeyay sumcadii dugsiya da G/Banaadir,” ayuu yiri Guddoomiyaha Midow ga Dugsiyada Gobolka Banaadir.

    Sidoo kale waxa uu sheegay in xiligii imtixaan ka laga qaadayay ardeyda gobolka Banaadir ay qaab anshax xuma ah ula dhaqmeen ciidamadii iyo howl-wadeenadii ku sugnaa xarumaha lagu qa adayey imtixaanka, islamarkaana ay bilaa sabab uga reeben imtixaanka ardey xaq u laheyn, sida uu sheegay.

     "Midowga dugsiyada G/Banaadir waxa uu dhal iilaya natiijada imtixaanka la shaaciyey ee ku aad dan hal-beegyada dhicista ardeyda, doorashada 30-ka dugsi ee lagu sheegay inay ugu wanaagsan yihiin natiijada imtixaanka, calaamadeynta 100-ka dugsi ee ugu liidata imtixaanka.”

    "Waxaa ku baaqeyna in dib u eegis lagu sam eeyo howl-wadeenada imtixaanka, wuxuuna Mido wga dugsiyada soo jeedinaya dhismaha guddi he er qaran oo qaabilsan imtixaanka qaran, kuwaas oo ka kooban qeybaha kala duwan ee aqoon yah anka Soomaaliyeed oo ka madax banaan dowlad da federaalka iyo maamul goboleedyada.”

JAAMACADDA MUQDISHO OO SHAHAAD OOYINKA AY BIXISO LA BARBARDHIGAY KUWA MAREYKANKA

      Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah jaamac adaha faro-ku-tiriska ah ee laga helo aqo on tay adeedu sarreyso ayaa shahaadooyin ka ay bixi so waxay heleen aqoo nsi heer caalami ah. Shahaaddooyinkaas aqoonsiga helay waxaa ka mid ah tan ay bixiso kulliy adda caafimaadka ee Jaamacadda, ga ar ahaan  qeybta waxbarashada Kalka aliyenima da (Nurse).

     Arday cilmiga caafimaadka ka bartay Jaam acadda Muqdisho oo dalka Mareykanka u waree gay ayaa waxay shahaaddooyinkooda u heleen aqoonsi, iyagoo fursad u helay in ay Mareykanka gudahiisa uga shaqeeyaan wixii ay kusoo barteen Soomaaliya, gaar ahaan Jaamacadda Muqdisho, iyagoo aan weliba lagu xirin shuruud ah in ay sa mmeeyaan dhammeystir, sida inay wax sii bar taan ama ay tababar sammeeyaan. Luul Maxam ed oo cilmiga kalkaaliyenimada baratay iyo Elias Abdi oo ka mid ah ardayda ka  af-laxay Jaamacad da Muqdisho ayaa waxaa sha haadooyinkooda aqoonsaday Guddiga Mareykan ka u qaabilsan qiimeynta Ardayda Kalkaaliyenima da kusoo barta mareykanka dibaddiisa, waxaana la siiyay aqoonsiga ah in cilmiga ay soo barteen uu la mid yahay midka ardayda mareykanka wax ku barta.

     Luul Maxamed oo amShalayy Dr. Abdullahi Aseyr oo ka mid ah guddigii aas-aasay kulliyadda ay ka af-laxday ee cilmiga barashada Kalkaaliyen imada ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsantay in ay aqoontii ay ka heshay Soomaaliya, gaar ahaan Jaamacadda Muqdisho ay la mid tahay aqoonta ay helaan ardayda mareykanka ku nool oo kale.

Elias Abdi oo Shahaadada Doctorate ku diyaarina ya dalka Mareykanka ayaa isna u mahadceliyay     Dr.Caseyr isagoo sheegay inay natiijada qiimeyn ta Shahaaddada Kalkaaliyenimada ee laga qaato Jaamacadda Muqdisho ay muujineyso in la isbar bar dhigi karo Jaamacadda Muqdisho iyo Jaamac adaha Mareykanka, marka ay timaado aqoonsiga cilmiga Kalkaaliyenimada bacdamaa aan loo baa heyn dhammeystir.

    Isku soo wada duub, ruqsadda  Wasaaradda Caafimaadka ee Kalkaaliyayaasha Soomaaliyeed iyo diiwaangelinta Shahaaddada Kalkaaliyenima da ee Jaamacada Muqdisho ay sammeyso ayaa keentay in la isbarbar dhigi karo Kalkaaliyayaasha wax ku barta Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka gudahiisa wax ku barta.

     Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah Jaamac adaha tayada leh ee Soomaaliya ku yaalla ayaa la aas aasay sanadkii 1997, xiligaas oo dalka Soo maaliya aysan ka jirin wax dowlad ah ka dib mar kii ay meesha ka baxday dowladdii dhexe sanad kii 1991-kii.

Salad Iidow (Xiis) Hiiraan Online

Waddada Isku Xirta Dalalka Jabuuti Iyo Itoobiya Oo Dib Loo Furay

    Waxaa dib u howl-gashay wadda isku xirta da lalka Jabuti iyo Itoobiya oo muhiim u ah xiriirka ga nacsi ee 2da dal, ka dib dagaallo iyo rabshado hal kaasi ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay.

   D/Itoobiya ayaa sheegtay in la soo celiyay adeegyadii gaadiidka dad weynaha iyo kuwa xamuulka ee waddada isticmaalayay, ka dib markii lagu guuleystay wada hada llo ay la yeesheen maamullada Somalida & Cafar.

     Dhabbaha Tareenka iyo wadd ada kale ee ga adiidka xamuulka 2da dal ayaa xirnaa maalmihii aynu soo dhaafnay, markii ay halkaasi ka dhace en dagaallo u dhexeeya Somalida & Cafarta oo ay dad badani ku dhinteen. Dowladda aan badda lahayn ee Itoobiya ayaa ku tiirsan Dekedda Jabu uti, taasoo uu dhaqaalo badan kasoo galo 2da waddan.

Turkiga oo ka carooday qorshe uu soo jeediyey Mareykanka

&n




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip