HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 4-AUGSTO 2021

0
Wednesday August 04, 2021 - 08:09:34 in Wararka by
  • Visits: 494
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 4-AUGSTO 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

R/ Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiga door ashooyinka G/lada Waqooyi ee Soomaaliland

   R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soom aaliya Md.Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada 2da gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in xubnaha guddiga laga do onayo inay ka madax ba nnaanaadaan siyaasad da iyo aragtida dhinacya da, ayna si siman ugu adeegaan dhammaan muw aadiniin ta u tartamaya kuraasta ay doorashado oda hagayaan

      Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in laga noqd ay doorashadii ay dhowaan dhinacyada guddigu ku doorteen 2da hoggaan, isla markaana uu Xaf iiska R/ Wasaaruhu soo gudbin doono xilliga iyo goobta lagu qabanayo doorashada guddoonka guddiyada.

    Eng. Rooble ayaa tilmaamay in masuuliyadda 1aad ee hufnaanta iyo la xisaabtanka guddiyada doorashooyinka ay isaga saaran tahay, isla marka ana xubnaha guddigu ay ka fogaadaan wax walba oo baal marsan habraaca doorashooyinka ee lagu heshiiyey "Sida ku qoran wareegtadii la idinku soo magacaabay, waxaad ka madax bannaan tihiin cid kasta oo siyaasad ku jirta, sida uu qabo habra aca doorashada, waxaa la idin kaga fadhiyaa wa ajibaadkiina inaad u gudataan si daacad ah oo wa afaqsan hufnaanta doorashada, wixii caqabad ah ee idinla soo gud-boonaadana waxaad ula soo la abanaysaan R/ Wasaaraha oo ah hoggaamiyaha doorashada”.

    R/ Wasaaraha XFS Md Rooble, ayaa horey kul amo lagu xalinayo khilaafaadka ka dhashay hogg aanka guddiyada doorashooyinka Gobollada Wa qooyi ee Soomaaliland ula yeeshay Guddoomiya ha Aqalka Sare ee BFS Md.Cabdi Xaashi C/hi iyo R/W/ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guule ed.---DHAMMAAD----

Guddoomiye Mursal Oo Kulan La Yeeshay Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka

    Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaan ka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa Shalay xafiiskiisa ku qa abilay Guddiga xaqiijinta qo ondada Haweenka ee Golay aasha BFS.Guddoomiye Ma xamed Mursal ayaa warbixin ka dhageystay xubnaha Guddiga xaqiijinta qoon dada Haweenka oo ay hoggaamineysay Batuulo Sheekh Axmed Gabale oo ah guddoomiyaha Guddiga.

     Sidoo kale Guddiga ayaa G/Golaha Shacabka ka hadlay sidii loo heli lahaa qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee labada Aqal ee Baarlamaan ka, isla markaana la xaqiijiyo qoonada Dumarka.

Ugu dambey Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa bogaadiyay shaqada wanaagsan oo ay hayaan guddiga, sidoo kale waxa uu ku biiriyay talooyin ku saabsan sida lagu xaqiijin karo qoondada haw eenka Soomaaliyeed.

    Kulankaan dhacay ayaa waxaa ka qeyb gashay  Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqul Ins aanka XFS, Xaniifa M.Ibraahim Xaabsade.

Maxaa looga hadlay kulankii uu Xalay Rooble la yeeshay madax goboleedyada?

      Qoraal ka soo baxay xafiiska R/wasaaraha ay aa lagu shaaciyey in Rooble uu Xalay kulan qad ka internetka kula yeeshay madaxda dowl ad gob oleedyada dal ka, iyagoo ka wadah adlay arri maha doorashooyinka.

    Qoraalka ayaa lagu yiri, "Kulan fogaan arag ah oo ay Xalay yeeshe en Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka uuna shir guddoominayay R/Wasaare Maxamed Xuse en Rooble ayaa looga wadahadlay dardar-gelinta howlaha doorashooyinka dalka.”

       Intii uu kulankaasi socday R/ wasaare Rooble ayaa madaxda D/Goboleedyada uga warbixiyey halka uu marayo khilaafka xubnaha guddiga door ashada kuraasta BF ee G/waqooyi oo Shalay xafi iskiisa uu ku qaabilay.

      "R/ Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Golaha uga warbixiyay halka ay mareyso xallinta khilaafka ka taagan doorashada hoggaanka Gud diga Maamulka Doorashada G/Woqooyi ee Soma liland, iyadoo goluhu si buuxda u taageeray dada lada R/Wasaaraha ee lagu dhammeystirayo dhis maha Guddoonka Guddiga Maamulka Doorashoo yinka Somaliland oo Shalay uu R/ Wasaaruhu ku wargaliyay Xubnaha Gudigaas in ay si deg deg ah isaga dhex doortaan hoggaankooda,” ayaa lagu yiri qoraalkaan uu Xalay baahiyey xafiiska Roble.

      Khilaafka guddiga doorashada kuraasta reer Somaliland ayaa salka ku haya xurguf siyaasade ed oo u dhaxeysa siyaasiyiinta ka soo jeeda gobo llada waqooyi oo u kala jabay laba garab oo ay kala hoggaaminayaan Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed.

     R/Wasaare Rooble ayaa horay u balan qaaday inuu xal deg deg ah u raadinayo khilaafka guddi ga iyo siyaasiyiinta reer waqooyi, si doorasho lagu wada qanacsan yahay ay u dhacdo, isagoo Shalay baabi’iyey nidaamka guddoono kala hog gaaminayey 11-ka xubnood ee guddiga doorasha da kuraasta xildhibaanada dowladda federaalka ku meteli doona Somaliland.

      Sidoo kale kulankaan ay Xalay yeesheen ma daxda golaha wadatashiga qaranka ee R/ wasaa re Rooble iyo madaxda D/G/yada ayaa ku soo aadaya iyadoo ay D/G/Jubbaland &K/Galbeed soo doorteen xubnaha ku metelaya golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka 11-aad.

      Halka madaxda 3da D/G ee kale aysan weli soo gudbin liiska musharaxiinta u tartameysa gol aha Aqalka Sare, balse waxaa la filayaa in saaca daha iyo malmaha soo socday ay soo gudbiyaan.

Maamulka G/Banaadir Oo Awaamiir Kasoo Saa ray Cariiriga Ka Jira Waddooyinka

      Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa awaamiir kasoo saaray Gawaarida Xamuulka ee Istecmaala Dekadda M/Muqdisho, si loo yaree yo saxmada iyo jaamka ka jira Caas imadda.

      Milkiilayaasha Gaadiidleyda xamuulka qaada ee ka howlgala Dekadda Muqdisho ayaa lagu am ray in laga bilaabo Shalay ay gaadiidka waaweyn ee wada rarka Xarunta Dekadda kasoo bixi kaa ran 10:00 PM kuna eg 04:00 Am kahor Salaada Subax, iyadoona la mamnuucay gaadiidka soo qaada rarka dheeraadka ee waxyeelada geysta.

Ciidanka amniga Booliska dowladda ee ku sugan Isgosyada Tarabuurka, Talaax iyo Mirinaayo ayaa la faray inay soo deyn karaan oo kaliya gaadiidka xamuulka ee sida tooska u galaya Dekadda, kuwaasi oo Barkin ka galeyn waddooyinka ku dhow Dekadda.

Afhayeenka Mamaulka Gobolka Saalax Dheere oo Warbaahinta u Akhrinayay Wareegtada amar  ka ayaa sheegay in cidii fulin weyda amarka Maa mulka laga qaadi doono tallaabo adeg, isla mar kaana la horgeyn doono Maxkamad.

Sidoo kale Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mamnu ucay in goobo Ganacsi laga dhisto hareeraha Laamiga ee waddooyinka Muqdisho, waxaana lagu amaray dadka horey uga dhistay goobo Ganacsi inay ku baneeyaan muddo 7 ce sho oo ka bilaabaneysa Shalay.

      Ugu dambeyn Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in gaadiidka lagu dhaqo har eeraha laamiga, waxaana ciddii fulin weyda amar ada Shalay la soo saaray laga qaado tallaabo adeg, isla markaana fulinta amarkaas loo xilsaar ay Ciidanka ilaalada deegaanka Xamar.

Jeneraal Biixi oo shaaca ka qaaday magaal ada xigta oo ay weerarayaan

     Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Je neraal Maxamed Tahliil Biixi oo Shalay shir jara a’id ku qabtay deegaanka Camaara ee go bolka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyey gul ufka dagaal ee ka socda koonfurta gobolk aas, kaas oo ho ggaamintiisa ay Taliyaha ku  wehliyaan wasiirka amniga Galmudug, Jeneraal     Saadaq Joon iyo saraakiil kale.

      Taliye Biixi ayaa wacad ku maray in hadalkiisa kan xiga uu ka jeedin doono gudaha degmada Xarardheere ee gobolka Mudug oo wel igeed aan ka bixin gacanta Al-Shabaab intii ay jireen.

Waxa uu sheegay in hadda si buuxda ay ula wareegeen deegaanada ku hareereysan Camaara oo xarun istaraatiiji ah u aheyd kooxda, isla markaana ay ciidamadu u gudbeen deegaano hor leh oo lagu tuhmaayo inay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

     "Meesha aan inkala hadlayo waa gudaha Ca maara oo si toos ah aan u qabsanay Dorraad, qor shaheena labaad waxaa uu yahay oo aan ku waja hanahay in aan cadowga ka sifeyno Xarardheere oo hadalkeyga kan ku xiga aan ka jeedi doono, markii ay dadkeenu afkeena ka maqlaan waxaan xoreyeynaa Xarardheere runtii aad ayey u farxa an,” ayuu yiri Jeneraal Biixi.

     Taliyaha ayaa aad u amaanay ciidamada ku ji ra dagaalka, sidoo kale waxa uu sheegay in dad ka ku nool deegaanadaas ay diyaar u yihiin inay iska difaacaan Al-Shabaab.

      "Si qorshaha lagu xoreynayo Xarardheere uu u fulo, waxaan qorsheeyey in cadawga meel kas ta laga soo galo, waxaa looga soo wajahan yahay Sh/Dhexe, Hiiraan iyo Galgaduud, waxay dagaalo uga socdaan gobollada Bay iyo Bakool, shacabka iyo ciidankana waxaan u rajeynayaa guul, si gaar ah shacabka deegaanadaan Wisil ilaa Camaara oo si joogto ah noo gacan siinaya,” ayuu hadalkii sa ku sii daray Taliyaha ciidanka dhulka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi

Kiisaska cudurka Karoonaha ee Muqdisho oo sii kordhay

     Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaa liya ayaa faahfaahisay ka bixisay kiisaskii ugu da mbeeyay ee cudurka Karoonaha, waxaana muu qata in uu jiro sare u kac.

Tirada 24 saac ee ugu dam bays ay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1483

 Laga Helay:

97,

Puntland: 49.,



Banadir: 44

, Southwest: 3,

 Galmudug: 1,

Lab: ,49,

 Dhedig: 48.

 Bogsashada: 40,

 Dhimasho: 9

(Banadir:7,

Puntl and:1,

Somaliland:1),

Tirada Guud ee La ga Helay: 15,594,

Bogsashada Guud: 7,633

Dhimashada Guud: 828  


Saraakiisha Ciidanka dowladda oo looga dig ay inay farageliyaan Arrimaha doorashooy inka

      Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qa labka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shu ute ayaa Ciidamada qalabka sida ee kala duwan waxaa uu uga digay inay ku milman arrimaha siy aasadda gaar ahaan inay farage liyaan doorashoo yinka ka socda dalka.

   Guddoomiye Shuute wa xaa uu ku amray Xeer ilaal inta maxkamad da in ay dac wad kasoo gudbiyaan askar igii ama sarkaalkii farageliya Arrima ha doorashooyinka ee xilligaan ka socda dalka." Meel kasta oo Ciidan uu joogo waan tegi doonaa, waxaana farayaa xafiiska Xeer ilaalinta in uu gal dacadeed kasoo gudbiyo ciidamada dhexdooda oo ka dhan ah shaqsiyaadka, iyada oo ciidamada ka tirsan ku milmay siyaasadda, waxaana qofkii la gu helo uu noqon doonaa mid aan u qalmin in uu ciidamada kasii mid ahaado ayuu yiri”  Guddoom iye Shuute.

    Hadalka Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidama da Qalabka sid a ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa daba socda xilli Xubnaha musharixi inta Madaxweynaha ay dhowr jeer sheegeen in Madaxda joogta Villa Soomaaliya ay Ciidamada u adeegsadeen in lagu boobo doorashada.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda & Dowlad Goboleedyada oo kulan yeeshay

      Daahfurka qorshahan oo Wasaaaradda ay ka soo shaqeyneysay in muddo ah ayaa waxaa Was iirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Md. Xasan Cabdinuur Cabdi ku wehlinayay Agaas imaha guud ee W,Agaas imyaal iyo la tilayaal kat irsan Wasaaradda Iyadoo dhanka Zoomka ama mu uq aal ahaan ay uga qayb galeen Wasiirka Qor sheyn ta iyo hormarinta Dhaqaalaha Md.Jama al Maxa med Xasan , Wasaaradaha D/Gbole edyada ee bi yaha iyo Tamarta qaar kamdi ah Wasaaradaha XFS & Hay’adaha taageera mashaariicda Biyaha.

    Agaasimaha Waxaada Cabirka iyo saadaa sha biyaha Axmed Maxamed Xasan oo bilaawga kulanka daahfurka ka hadlay ayaa ka qaybgalay aasha uga warbixiyay marxaladaha iyo wadata shiyada uusoo maray qorshaha hor marinta khey raadka biyaha oo uu xusay inuu ka jawaabayo wax ka qabashada baahiyaha dhanka biyaha ee heysta bulshada Soomaa liyeed.

     Agaasimaha guud ee W.Tamarta & Kheyra adka biyaha XFS Cabdirisaaq Maxamed Muxum ed waxa uu sheegay in dhinacyada oo dhan looga baahan yahay inay Wasaaradda ka tagaeeraan  hirgelinta qorshahan.

    Wasiirada biyaha iyo Tamarta D/Goboleedy ada iyo mas’uuliyiinta kasocday W/radaha heer fe deral iyo hay’adaha wada shaqeynta la leh W/Ta marta iyo biyaha ayaa taageeray qorsh aha hor marinta kheyraadka biyaha iyagoona balanqaad ay xoojinta wadashaqeynta Wasaaradda.

        Md.Jamaal Maxamed Xasan W/Qorshe ynta iyo hormarinta Dhaqaalaha XFS ayaa bog aadiyay W.Tamarta iyo Biyaha iyo dhinacyada kale ee ka la qaybg qaatay diyaa rinta qorshan oo uu sheeg ay inuu yahay mid Baahi weyn loo qabo.

Ugu dambeyn Wasiirka Tamarta iyo Kheyraad ka Biyaha Md. Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa xu say in hada wixii ka dambeeya Dowlad da Soo maaliya ay leedahay qorshe cad oo xoo ga saa raya hormarinta iyo ka jawaabidda baahiyaha dhanka biyaha ah.

Horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa Afduub ka Ajaanibta oo lagu soo bandhigay Camaara.

      Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa D/G/Galmudug ayaa Shalay magaalada Camaara ee Koonfurta Gobolka Mudug ku soo bandhigay Horjoog ihii Argagixisada Al-Shab aab u qaabilsanaa afduubka Ajaan ibta Saraakiil ciidan oo uu Hoga ami nayo Jeneraal Saadaq John oo gelinkii dambe ee Dorraad la war eegay gacan ku haynta magaal ada Camaara, halkaasi oo ay ku qabteen hor jooge Jabriil Sac iid Cali Saciid, kaasi oo Al-Shabaab u qaabi lsanaa Afduubka Ajaanibta arrimaha Samafalka u yimaada Soomaaliya.

      Horjooge Jabriil ayaa sheegay inuu horey u qafaashay Weriyeyaa shii ka kala socday Dal alka Faransiiska iyo Jar malka, kuwaasi oo uu ka qaatay lacago Madax furasho, ayna jiraan Aja anib kale oo gacantiisa ku maqan, kana afdu ubtay meelo ka mid ah dhulka Soomaa lida.

      Howlgalladan ayaa lagu qaarajiyay in ka badan 200 ruux oo isugu jirta maleeshiyaad iyo horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab.

Galmudug & Puntland oo xal la gaaray shaqaaqo khasaaro geeysatay

       Kulan Shalay ka dhacay Magaalada Gaal kacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa Shalay xal kama dambeys ah looga garay shaqaaqooyinka sababay dhimasho kuwaas oo ka dhacay Gaxan dhaale iyo Gaalkacyo.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo ee Puntland  Shaafici Cabdullaahi Xaashi, Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxman Sheekh Xasan , odayaasha Nabadda ee labada dhinac iyo ciidanka xasilinta Magaalada Gaalkacyo.

Mas’uuliyiinta ayaa kulanka waxa ay ku kala wareejiyeen qori iyo duug lacageed , waxaana Odayaasha Dhaqanka uga mahadceliyeen dadaalada ay ku bixinayaan xasilinta arrimaha nabadgelyada gobolka.

Degaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay colaad beeleedyo iyo dilal aanooyin qabiil ah, waxaana weli degaano kamid ah Gobolkaasi Mudug ka jiray Colaad Beeleedyo soo laab laabtay.

Imtixaanka deeqda waxbarasho ee Hormuud oo sanadkii 3aad la qaadayo

            Afar boqol oo arday oo kasoo baxday dugsiga sare ee iskuulaadka dalka ayaa u fadhiisatay imitixaanka deeqda waxbarasho oo sanad waliba ay bixiso hay’ada Hormuud salaam foundation.

Xaflad lagu daahfurayay ayaa lagu qabtay mid kamid ah xarumaha waxbarashada jaamacada Muqdisho waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin katirsan wasaarada waxbarashada Dowlada, Maamulka hay’ada hormuud Salaam Foundation iyo Madaxda Jaamacada Muqdisho.

ugu horayn munaasabadaasi ayaa waxaa ka hadlay Dr Mahdi Maxamed Abuubakar madaxa xiriirka jaamacada Muqdisho kaasi oo sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin in ay marti galiyaan in kabadan 400 oo arday ee imtixaanka deeq waxbarasho ee ay bixiso shirkada isgaarsiinta Hormuud Telecom wuxuuna sheegay in ay tahay fursad qaali ah oo la rabo in ay ka faa’iideystaan ardayda dhameysatay dugsiga saree e aan awoodin in ay iska bixiyaan lacagaha jaamacada.

Gudoomiye ku xigeenka hay’ada Hormuud Salaam Foundation oo isna xaflada ka hadlay ayaa tilmaamay in barnaamijka deeq waxbarasho oo ay bixiso hay’ada uu qeyb kayahay barnaamijyada lagu hormarinayo waxbarashada islamarkaan lagu garab istaagayo dhalinta dhameesatay dugsiga sare.

Agaasimaha Tacliinta sare ee wasaarada waxbarashada Ismaaciil Yuusuf Cusman oo gabagabadii kahadlay munaasabad ayaa ku amaanay hay’ada hormuud Salaam Foundation kaalinta ay ka qaadaneyso taagayarada waxbarasho ay siiso jiilka soo koraya isla markaana muhiim tahay in lagu daydo.

Qaar kamid ah ardaydii nasiibka u heshay in ay ufadhiistaan imtixaankan ayaa tilmaamay in ay aad ugu faraxsanyihiin ka qeyb galka barnaamijka deeqda waxbarasho ee hormuud iyaga oo rajo kamuujiyay in ay kamid noqdaan ardayda fursada u hesha in ay kafaaideestaan deeqdan

Hirgelinta Barnaamijka Deeqda Waxbarasho Ee Hormuud Telecom ayaa kaalin libaax leh ka qaadanya sidii ay kumanaan arday oo Soomaaliy eed oo dhammeeyey dugsiga sare balse awoodi waayey qarashka jaamacadda ay ku heli lahaa yeen fursad ay ugu biiraan Jaamacadaha

Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo Magacaabay guddiga doorashooyinka Aqalka Sare

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawlad Gobaleed ka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa manta

 oo taariikhdu tahay 03/08/2021 maalin Talaado ah waxa uu Ma gacaabey Xubnaha Guddiga Qab ashada Doorashada Aqalka Sare ee BJFS ee Baarlamaaniga ah.


Galka Baarista oo shaaciyey XOG cusub oo laga helay askartii la geeyay Eritrea iyo qorshe ay bilowday DF

   Xog cusub ayaa kasoo baxeysa dhalinyarada dowladda federaalka ay tobabarka ciidan u gey say dalka Eritrea, kuwaasi oo muddooyinkii dambe hadal hayn iyo dood badan ka dhex abuuray bulshada Soo maaliyeed.

Barnaamijka Galka Baarista ayaa toddobaadkan markale diirada saaray ciida mada Soomaaliyeed ee dowladda federaalka gey say Eritrea, ayada oo lagu wareystay dhalinyaro kale oo kasoo baxsaday dalkaas, kuwaasi oo ka waramay xaalado bini’aadanimo oo aad u xun oo ku qabsaday xeryihii lagu tobabarayey ee ay ku jir een.

    Dhalinyarada kasoo baxsatay xeryaha lagu tob abaray ee Eritrea ayaa qaarkood waxay sheegen inay qaban jireen shaqo ka baxsan midka ciid animo oo aad u adag, halka kuwa kalena ku dhin teen shaqaaqo dhex-martay ciidamada Soomaa liyeed iyo kuwa Eritrea.

    "Waxaa dhacday maalin in meel lagu arkay rag Eritrean ah oo meel qodaya, waxaa la yiri qaar ka mid ah dhalinyaradii Soomaalida ah ayaa dhintay oo halkaan ku aasayaan,” ayuu yiri Mid kamid ah dhalinyarada lagu wareystay barnaamijka Galka Baarista.

    "Meel aan ku tobabaran jirnay ayaa nin Eritrean ah oo macalimiinta kamid ahaa ayaa isku dal-da lay, kadib ayey ciidamada Eritrean-ka ay ku sha muumeen.”

    Sidoo kale waxay dhalinyarada lagu wareystay barnaamijkan ay xuseen in markii hore ee la qaa dayay loo sheegay in la geynayo Qatar, balse la ga dejiyay caasimada dalka Eritrea, sida ay hore u sheegen dhalinyaro kal hore kasoo baxsaday xeryihii lagu tobabaray.

     Barnaamijka Galka Baarista ee ka baxa idaac ada VOA-da ayaa sidoo kale shaaciyey in dowla dda Soomaaliya ay qorsheyneyso in dhallinya radaas dib loo soo celiyo, xili muddooyinkii dambe ay sare u kacday xiisada ka dhalatay arrinkaas.

Xogta uu helay Galka Baarista ayaa sheegaysa in madaxda sarre ee dowladda federaalka ay qor sheynayaan in dhalinyarada hadda ku sugan dal ka Eritrea ay dib ugu soo celiso dalka toddobaa dyo gudahood, ayada oo ay xusid mudan tahay in aan wax jawaab ah laga heynin muddo labo bil lood ah guddi uu Ra’iisul wasaare Rooble u xil saaray arrinta ciidamadaas.

     Ciidamada ay dowladda kasoo celinayso Eri trea ayaa ka howl-gali doona maamul goboleedy ada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, sida ay Gal ka Baarista u sheegen labo sarkaal oo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo la qariyay shaqsiyadoo da, maadama aan loo ogoleyn inay la hadlaan warbaahinta.

Waa kuma Cabdirisaaq Khaliif guddoomiyaha cusub ee wakiilada Somaliland?

   Waxaa Shalay lagu dhowaaqay natiijada cod bixinta golaha wakiilada Som aliland, waxaana kusoo bax ay Cabdirisaaq Khaliif oo loo doortay guddoomiyaha. Wax a uu heley 42 cod, halka Yaa siir Faratoon oo la tarta mayay uu heley 39 cod.

Waa kuma Cabdirisaaq Khaliif?

    Cabdirisaaq Khaliif Axmed waxa uu ku dhashay magaalada Laascaanood, sannadkii 1967-dii, wa xabarshada hoose waxa uu ku qaatay isla mag aaladaas.Halka uu waxbarashadiisii sare uu ku qaatay koonfurta Soomaaliya. Waxaa se uu she egay in aanu ku shaqayn wixii bartay isaga o u baydhay dhanka ganacsiga gaarka ah, maamulka iyo siyaasadda.

     Labaatankii sano ee u dhaxeeyey 1991 illaa 2010 hawlahaas ayuu ku mashquulsanaa.

Xukuumadii ugu horreysay ee madaxweyne Siil aanyo ayuu ka noqday sannadkii 2010-kii wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershedaha iyo Dalx iiska.Halka mar kale 2013 bishii 7aad uu noqday Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeyn



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip