Lionel Messi Oo Mushkilada Ay Ku Sii Kordheyso Isagoo Wajahaya Abaartiisii Goolal Ee Ugu Xumeyd Ee Muddo Lix Sannadood Ah.

0
Thursday April 14, 2016 - 10:44:01 in Sports News by
  • Visits: 641
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lionel Messi Oo Mushkilada Ay Ku Sii Kordheyso Isagoo Wajahaya Abaartiisii Goolal Ee Ugu Xumeyd Ee Muddo Lix Sannadood Ah.

    Abaar dhanka goolasha ah ma ahan wax inta badan lala xiriiriyo Lionel Messi laakiin waa waxa haatan uu marayo xiddiga Barcelona, shan kulan oo isku xigta shabaqa ma uusan soo taabanin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abaar dhanka goolasha ah ma ahan wax inta badan lala xiriiriyo Lionel Messi laakiin waa waxa haatan uu marayo xiddiga Barcelona, shan kulan oo isku xigta shabaqa ma uusan soo taabanin.

Xiddiga Argentina ayaa ka mid ahaa xiddigihii ugu liitay ciyaartii xalayto ee Vicente Calderon iyadoo kooxdiisa Barcelona ay guuldarro 2-0 ka soo gaartay Atletico Madrid taasoo keentay in Blaugrana ay ka hartay koobka.

3003772_heroa

Waa markii labaad oo Atletico Madrid ay shabaqa ka ilaashato Messi isbuuc gudahiis, iyadoo Messi uu mar kale ku guuldareystay inuu shabaqa ka soo taabto Jan Oblak.

Lionel Messi ayaan haatan shabaqa soo taabanin 452 daqiiqadood oo uu garoonka ku jiray, iyadoo goolkii ugu danbeysay ee uu kooxdiisa u dhaliyo ay aheyd 16kii bishii Maarso kulankii Arsenal. Waxaana laga joogaa lix sannadood tan iyo markii 28 jirkaan uu maray abaar goolal oo tan la mid ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip