HAMBALYO DHALASHO FARX LEH OO LOO DIRAAYO FAADUMO IYO ARWAAX

0
Sunday July 11, 2021 - 14:31:54 in Wararka by
  • Visits: 370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HAMBALYO DHALASHO FARX LEH OO LOO DIRAAYO FAADUMO IYO ARWAAX

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

HAMBALYO DHALASHO FARX LEH OO LOO DIRAAYO FAADUMO IYO ARWAAX

Abbe Cabdi Cal Xasan {Yuubane},Hooyo Safiyo Axmed Rooble {Shiino}, Adeerada kala ah Cabadulle Cali Xasan, Dalmar Cali Xasan, Ciise Cali Xasan, Awoowe Axmed Rooble,Ayeeyo Xalimo Maxamuud Cali, awoowe Jilicoow Rooble ayeeyo Faadumo Maxamuud Cali , Abtiyaasha kala ah Maxamed Maxamuud Cali iyo Carruurtiisa ,Axmed Maxamuud Cai Xaaskiisa iyo Carruurtiisa ,Nuur Maxamuud Cali Xaaskiisa iyo Carruurtiisa ,Cumar Maxamuud Cali Xaaskiisa iyo Carruurtiisa Duniyo Axmed Cali Xasan , Maxamed Axmed Rooble{ Heetoow} Xaaskiisa iyo Carruurtiisa Mowliid Axmed Rooble ,iyo Carruurtiisa , Ibraahin Axmed Rooble iyo Xaaskiisa ,sidoo kale Habaro oyinka kala ah :- Faadumo Axmed Rooble iyo carrurteeda , Xamza Axmed Rooble iyo Carruurteeda, Faa’iso Axmed Rooble,Shukri Axmed Rooble iyo carruurteeda Raxmo Axmed Rooble iyo carruurteeda, Faadumo Maxamuud Macoow {Faay-Coos}, Naciimo Sh.Maxa mud {N,Nalka},AaminoJilicoow Rooble, sidoo kale walaalaha kala ah:- Axmed-nuur Cabdi Cali Xasan, Caa sho Cabdi Cali Xasan, Ceyni Cabdi Cali Xasan,Maa’idda Cabdi Cali Xasan,Ruweyda Cabdi Cali Xasan, Cali Cabdi Cali Xasan, Maxamed Cabdi Cali Xasan, Anfac Cabd Cali Xasan iyo Amiira Cabdi Cali Xasan Dham maan Dadkaasi waxaay HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH u dirayaan Arwaax Cabdulle Yuusufiyo Faadumo Cabdi Cali Xasan oo Axad 11-ka July 2021-ka WIIL ugu dhashay M/Muqdisho wiilkaas oo lo ogu Magacdaray MAXAMED ARWAAX CABDUULLE YUUSUF waxaay leeyihiin Alle haka dhigo kii Dadkii sa Dalkiisa iyo Diintiisaba Wax Tara AamiinAamiin Aamiin,

Yuusuf Kashmiir - <br /><div id=



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip