HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 13-JULY 2021

0
Tuesday July 13, 2021 - 09:34:51 in Wararka by
  • Visits: 406
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 13-JULY 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Wasiiru-dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Ashkirayaa Xalay kulan la qaatay Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee Jubbaland

 Wasiiru-dowlaha XRW oo Xalay kulan la qaata Guddiga hirgalinta doorashooyinka dadban ee Jub baland. Wasiiru-dowl aha xafiiska R/ Wasa araha XFS Md.Xas an Ashkir ayaa caa wa kulan la qaatay Gudd iga hirgal inta doora shooyinka dadban ee Jubbaland.

Wasiir Xasan Ashkir ayaa kula dardaarmay guddiga in ay hirgaliyaan doorasho xor iyo xalaal ah oo ay dhammaan muwaadiniintu si wa da siman uga wada qeyb qataan.     Waxaana sido kale kulanka goob joog ka ahaan wasiirka madaxtooyada Jubbaland Md. C/rashiid Jire Qalinle.

Guddiga Sare Ee La Socodka Doorashooyinka Soomaaliya Oo Tababar Loo Qabtay

     Guddiga kor joogtayn doona Doorashooyinka Gu ud ee Soomaaliya ayaa Shalay tababar loogu qab tay M/Garowe ee xarunta D/Goboleedka Puntland.

Guddigan oo ka kooban 20 xubnood oo kala yimid dhamm aan Gobolada Soomaaliya wa xa looga faa’iidaysan doona doorasha da Federalka iyo mi da kale ee la filayo in sadexda degmo ee Puntland ka qabsoonto.

    Hay’adda Bulshada Rayid ka Puntland PUNSAA ayaa daah furtay tababarka Guddiga sare ee la soc odka doorashada Soomaa liya iyo midda Puntland, kuwaas oo Shalay tababar uga furmay magalada Garowe.    Waxaa tababarka qeyb ka ah dhammaan Bulshada rayidka ee Soom aaliya oo dhan oo mad asha lagu casuumay.

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaal iya oo sag ootiyey ku dhawaad 50 gabdhood tababar loogu qaaday dalka Turkiga

    Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed S/Ga as. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa Shalay Garoonka diyaarahada ee Aadan Cadde ku sagooti yey 49-gabhdood oo ka tirsan ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramacad oo tababar loogu qaaday dalka Turkiga. Taliyaha Booliska

ayaana sheegay inay soo qaadanayaan tababar heer kiisu sareeyo taas oo kamid ah dadaalka lagu xaajin ayo dhismaha iyo tayeynta ciidamada Booliska Soo maaliya.

    "Waxaan Shalay Garoonka Aadan Cadde ku sag ootinay 49-gabdhood oo ka tirsan Ciidanka Booliiska Gaarka ah ee Haramcad oo u dhoofay dalka aan wal aalaha nahay ee Turkiga, si ay usoo qaataan taba bar heerkiisu sar reeyo, iyagoo ku biiraya dedaallada   loogu jiro dhis maha iyo tayaynta CBS.”  Ayuu yiri  Taliyaha ciidam ada Booliska Soomaaliyeed S /Gaas. Cabdi Xa san Maxamed (Xijaar),

Xog: Goodax Barre iyo Cali Guudlaawe oo la heshiisiiyay

    Sida ay Sheegay caasimada OnlineI inay u xaqiijiy een ilo-wareedyo kala duwan, waxaa kulan qarsoodi ah M/ Muqdisho ku yeeshay Madax weynaha Maam ulka HirSha beelle

     Cali C/hi Xuseen Guudlaawe iyo Xildhibaan C/hi Goodax Ba rre, kulankaas oo ay ku wehl iyeen siya asiin ka le oo reer Hiiraan ah.

     Wasiirkii hore ee waxbara shada Goodax ayaa 3-dii December 2020, wuxuu we erar culus oo qabya aladey san ku qaaday madaxweynaha Hir Shabelle Cali Guudlaawe, oo ku tilmaamay "nin aan u qalmin inuu madaxweyne noqdo, oo qabyaalad ay ka buu xdo, oo miyiga ku soo koray.”  "Waa nin neceb isir iyo dad gaar ah, wuxuuna ka keenay dhaqanka miyiga. Wuxuu beel gaar ah [Bee sha Xawaadle] madax u geliyey beel aha kale ee gobolka, oo uu ka dhaa dhiciyey inay nacaan, oo ay cadowgooda yihiin,” ay uu yiri Goodax Barre xilligaas.    Kulanka lagu heshi isiiyey Guudlaa we iyo Goodax ayaa waxaa ka soo shaqeeyay Mada xweynihii hore ee Soomaaliya Sh.Shariif Sh.Axmed, waxaana ujee dada kulanka la gu sheegay inuu ah aa mid xal loogu raadinayo diida mada beesha Xawa adle ee tagitaan ka Cali Guudla awe ee M/Beladwe yne iyo sidii loo dhameen lahaa khilaafka labada masuul.

     Sheekh Shariif ayaa qorsheeyay inuu marka hore si gaar gaar iyo koox koox ah u kulansiiyo siyaasiinta Xawaadle iyo Madaxweyne Cali Guudlaawe waxaa na xoogga la saaray in marka hore laga bilaabo xub naha maal-geliyo ama sida weyn u taageero Jabh ada Janaraal Xuud.

     Kulankii dhaxmaray Cali Guudlaawe iyo Xildhiba an C/hi Goodax Barre isla markaana uu goob joogga ahaayeen siyaasiin kale ayaa la sheegay in lagu he shiisiiyay 2da dhinac oo markii hore khilaaf adag u dhaxeeyay. Maalmaha soo socdo ayaa la filayaa in sidoo kale ay Muqdisho ka dhacaan kulamo kale oo xal loogu raadinayo arrimaha HirShabelle.

Baarlamaanka Galmudug Oo Wasaara da Cadaal ada Dib Ugu Celiyay Hindise Sharciyeed

      Golaha Baarlamaanka D/Goboleedka Galmudug ayaa Shalay yeeshay kulankooda caadiga ahaay

Fadhiga Shalay ayaa waxaa shir gudoominayay G/B/Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal waxaana ku wehlinaayay lab ada Gudoomiye ku xigeen, ajanda ha kulanka Shalay ayaa  ahaay

     1-Akhrinta 3aad & Ansixinta Hindise Sharciyeed ka Shirkadaha Ganacsiga Galmud ug.

     2. Akhrinta 3aad iyo Ansixinta Hi ndise Sharciy eed ka Dhismaha Golaha Adeega Garsoorka Galmu dug

     Golaha Baarlamaanka ayaa cod aqlabiyad ah ku ans ixiyay Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Ganacs iga Galmudug.

     Wasiir ku xigeen w/Ganacsiga & Gudiga Dhaqaa laha,maaliyada,Ganacsiga & warshadaha Baarlama anka Galmudug ayaa ka mahad celiyay ansixinta Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Ganacsiga Galm udug.

    Dhanka kale GB/Galmudug ayaa dib ugu celiyay W/Cadaalada iyo Garsoorka Hindise Sharciyeedka Dhismaha Golaha Adeega Garsoorka Galmudug.”

Wiil ka mid ah dhallinyaradii loo qaaday Eritrea oo lagu dilay Afgooye

      Cabdimaalik Cabdullahi Xasan oo ka mid ahaa dhalinyaradii ka soo baxsatay dalka Eritrea ee bishii hore lagu soo bandhigay deegaanada Puntland ayaa Habeen hore lagu dilay degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose, sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Online.

     Wiilkan oo ahaa 20-sano jir ayaa bil ka hor ka soo muuqday warbaahinta, isagoo ka sheekeynaya qaab kii ay uga soo baxsadeen dalka Eritrea oo dowladda Soomaaliya tababar u geysay.

      Cabdimaalik waxaa lagu dilay Toorey, waxaana ku dilay wiil kale oo ay dagaaleen, kaas oo isku xa af ad ay ka degaa naayeen degmada Afgooye ee G/ Sh /Hoose. Ehellada C abdimaalik C/hi Xasan ayaa noo she egay in marxuumku uu 17 maal mood oo kal iya joogay magaalo oyinka Muqdisho iyo Afgooye oo ree rahooda ay de gan yihiin.

     10-kii bishii hore ee June ayaa Ca bdimaalik iyo 2 wiil oo kale waxaa muuqaallo laga du ubay soo ban dhigtay warbaahinta Puntland, waxay na sheegeen xilligaas inay ka soo baxsadeen dalka Eritrea, halka as oo tababar ay ku qaadanayeen mu do 2 sano ah.  Aabbihiis C/hi Xaaji Xasan ayaa xaqi ijiyey in Shalay ay wiilkiisii Cabdimaalik ku soo aas een qabu uraha Calamada ee duleedka degmada Afgooye   Xigasho:-caasimada.net

Guddiga Doorashooyinka maamulka Hirsbabee lle oo doortay guddoomiye iyo ku xigeenkiisa       Waxaa Shalay kulan ku yeeshay M/ Muqdisho xubnaha guddiga doorashooyinka D/G/ Hirsha beelle, kuwaas oo iska dhex doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen. Xubnaha guddig doorashada Hirshabeelle oo ka koobna 11 xubnood ayaa waxaa xilka isku soo sharaxay xilka guddoomiyaha Axmed Xasan Diini, mana jirin cid kula tartantay xilka, wax uuna sidaas ugu guuleystay inuu noqdo guddoomiya ha guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle

Waxaa sidoo kale xilka gud doomiye ku xigeenka loo doortay Xaliimo Maxamed Cismaan, mana jirin cid kale oo isku soo taagtay in ey la tartanto, waxayna si daas ku noqotay guddoom  iye ku xigeenka gudd iga doorashoyinka dowlad gobo leedka Hirshabeelle.

    Doorashada Shalay dhacday ayaa muddo hakad ugu jirtay sidii ay u qabsoomi laheyd madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga.

      Guddoomiyaha cusub ee guddiga doorashooyin ka Hirshabeelle ee Shalay la dooray ayaa horay wa reegto ka soo baxday Madaxweynihii hore ee Hirsha beelle Maxamed Cabdi Waare loogu Magacaabay guddoomiyaha Guddiga doorashada Maamulka Hir shabeelle kaasoo Shalayna markale loo doortay.

Puntland oo hoggaaminaysa Kiisaska cudurka Karoonaha maalmihii lasoo dhaafay

     Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay kiisaskii ugu dambeeyay ee laga helay Soo maaliya ee cudurka Karoonaha, waxaana wasaara da ay shee gtay in sare u kac uu jiro maad aama dalka la ga helay 24 qof saacaddihii la soo dhaafay.

Tirada 24 saac ee ugu dambay say laga baaray CO VID-19 guud ahaan wadanka: 791  Laga Helay: 24

      Puntland: 21 (Natiijada baaritaanada 2 maalin)

 Banadir: 2, Somaliland: 1, Lab: 13,o Dhedig: 11

 Bogsashada: 2,Dhimasho:2(Puntland:1,, Somalila nd:1), Tirada Guud ee Laga Helay: 15,060

Bogsashada Guud: 7,263, Dhimashada Guud: 779

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Gobolka Gedo oo dad badan ku dhinteen

    Waxaa isa soo taraya khasaaraha uu gaysanayo dagaalka 2da beelood ee walaalaha ah ku dhex ma rayo deegaanka Bohol-garas ee duleedka Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

    Dagaalka ayaa salka ku haya mur an ka dhashay dhul bee reed, sida uu sheegay Maamul ka Gobolka Gedo, oo dhinaca kalena ku baaqay in si deg-deg ahi da gaalka loo joojiyo.   Dadka deegaanka oo dagaalkaasi uu sameeyay ayaa qoysas badan oo ka mid ah waxay ka soo tal la abeen webiga, iyago ona soo gaaray Degmada Doolow.

     Sidoo kale qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalkaasi ayaa xaaladooda lagula tacaalaya goo baha caafimaadka ee ku yaala Doolow.

     Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo, Axmed Buulle Maxamed Gareed ayaa sheegay inay ka xun yihiin xaaladda ka soo korortay Bohol-garas, isa goona walaac ka muujiyay barakaca ballaaran ee ka dhashay dagaalkaasi.

    "Meeshaas iyada ah dhimasho iyo dhaawacba waa ka dhacday, khasaaro naf iyo maalba leh ayaa ji ra, barakacna wuu ka dhacay. Arrintaasi arrin aad u fool xun bay ahayd, oo runtii aan ku habooneyn dad ka walaalaha ah.” Ayuu yiri Gudoomiyaha.

     Gudoomiyaha ayaa yiri "Dad illaa labaatameeyo gaarayo ayaa ku dhintay dagaalka, dhaawacana aad buu u badan yahay.”     Gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa labadaasi bee lood ugu baaqay inay si deg-deg

ahi u joojiyaan da gaalka.

Dilalka Loogeysanayo Ganacsatada Soomaaliy eed Ee Koonfur Afrika Oo Sii Kordhay

        Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxay dhalinyaro soomaaliyeed oo lagu dilay dalka koonur Afrika, waxaana soo baxaya warar dheeraad ah oo aan ka helayno dilalkaasi loo

 Gaystay Muwaadiniintaasi Soomaaliyeed ee ka mid ah aa dadka ku ganacsada da lkaasi.

     Dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa siyaabo kala du wan saacadihii lasoo dhaafay dalkaasi loogu dilay, waxaana sidoo kale jira dhaawacyo soo gaaray Soo maali kale oo dalkaasi ku nool, iyadoo dhabshadaha dalkaasi ka socda ay sii xoogaysanayaan.

     Ina badan Toban Dhallinyaro Soomaaliy eed ah oo gurmad ahaan ugu socday Dukaamo uu Sooma ali ay leeyihiin oo ku yaalla Duleedka Durban ee Dal kani K/ Afrika, ayaa lagu rasseeyey Gaarigii ay saar naayeen oo ahaa Caasi ay kireysteen.

      Mahad Ciise Baadi iyo Sarjaan Cali ayaa la xaqii jiyay inay ku geeriyoodeen Rabshadahaasi,waxaana  sidoo kale jira dad kale oo ilaa hadda la la’yahay no lol iyo geeri, sidoo kale waxaa dilka barbar socda dhaca iyo bur-burinta lagu hayo ganacsiga Soomaal ida, oo ilaa iyo hadda la boobay Dukaammo, halka kuwe kalena la gubay.

      intaasi kadib haddana waxaa la sheegay in labo kale oo dhalinyaro h la dilay, waxaana lagu kala mag acaabaa Maxamuud Qoojo iyo Goosaar Ganeey, ta asi oo tirada guud ka dhigaysa afar ruux, sidoo kale     wararkii ugu dambeeyay ee aynu helayno waxaa ay  sheegayaan in Afar qof oo Soomaali ah lagu dhaa wacay rabshadahaasi.

       Tan iyo markii ay billawdeen Rabshadaha dalka asi ayaa waxaa dhibaato ba’ani ay soo food saartay Soomaalida, oo markii hore dhibato gaar ah lagu ha yay gudaha dalkaasi Koonfur Afrika, waxaana hadda Magaalooyinka waa weyn ee dalkaasi kasii xoogays tay Rabshadaha.

   Madaxweynaha Dalkaasi Cyril Ramaphosa ayaa la filayaa in Xalay uu khudbad dhinacyo badan taaban aysa uu jeediyo, waxaana uu Khudbaddiisa diiradda ku saari doonaa Qalalaasaha Iyo banaanbaxyada ra bshadaha wata oo ay Tageerayasha Jacob Zuma ka wadaan gobolada KwaZulu-Natal iyo Gauteng, xili ay wali socdaan Rabshaduhu, boob baahsanna lagu hayo goobaha ganacsiyada dalkaasi.

Ugu Yaraan 60 Qof Oo Loo Xiray Rab shadaha Ka Socda Dalka K/ Afrika

     Dibadbaxyo rabshado iyo bililiqo wata ayaa waxay ka dillaaceen labo Gobal oo ka tirsan dalka asi, oo looga soo horjeedo xabsiga lagu xukumay Madaxweynihii hore, Jakob Zuma.

     Taageerayaashiisa waxay jidgooyo ku xanibeen Waddooyinka, iyagoo boobaya goobaha Ganacsiga.

Dibadbaxyada waxay ka bilowde en Gobalka KuwaZulu Natal, ka dibna waxay ku fideen Gobalka ka le ee Gauteng oo ay qeyb ka tah ay magaalada ugu weyn dalkaasi ee Johanne sb urg

     Dhinaca kale, Boliska dalkaasi waxay sheegeen inay ugu yaraan 62 qof u soo xireen Rabshadaha iyo Boobka ka socda Goballada ay ku badan yihiin Taag eerayaasha Madaxweynihii hore, Jakob Zuuma oo ay u bilaabantay Xabsi 15 bilood ah.

     Maydka Nin 40-jir ah oo gubtay ayaa laga dhex helay goobtiisa Ganacsiga, waxayna Boliska baara yaan sababaha ku gedaaman dilkaasi.

    Sidoo kale, ugu yaraan 3 Saraakiil Bolis ayaa la dhaawacay oo mid ka mid ah la dhigay Isbitaalka, xilli ay Ciiddanka doonayeen inay ka hortagaan falal ka Bililiqada.

Xildhibaano baaq ku saabsan doora shada shir gudoonka golaha wakiilada u diray madaxweyne Biixi

     Xildhibaanada Aadan Qaasin Sulayman iyo Kha dar Cali Xakiin, oo ka wada tirsan golaha wakiilada ee cusub ee Somaliland, ayaa madaxweynaha ugu baaqay inuu dadajiyo doorashada shirgudoonka wakiilada. Xildhibaan Aadan ayaa sheegay in loo ba hanyahay in si dhakhso ah loo qabto doorashada shi rgudoonka si buu yidhi quruxda doorashadii Somali land isku raacdo.

     "Waxay ahayd in xubnaha baarlamaanka bari ho re layskugu yeedho oo ay doortan shirgudoonka" ayuu yidhi. "Waxa la iswaydiinayaa, doorashada qur uxda badani maxay u dhamaystirmi laadahay".

   "Madaxweynuhu wuxu qabtay doorasho qurux badan oo uu sum cad ku helay, lakin waxa la is way diinaya golayaashi soo baxay ma xay u shaqayn laayihiin" ayuu hadalkiisa ku daray.

     Xildhibaanka ayaa madaxweynaha ugu baaqay in uu doorashada shirgudoonka da dajiyo.

    "Waxan rajaynaynaa in madaxweyuhu dag dag is kugu yeedho, waxan ku baaqaynaa in dag dag lays kugu yeedho" ayuu yidhi.

     Aadan ayaa sheegay inay soo baxayaan warar sheegaya in madaxweynuhu musharax gaara wato.

     "Warar baa soo baxaya madaxweynaha sharaftii sa dhibaal ku ah, kuwaso odhanaya madaxweynuhu xubin kamida xubnaha ayuu u kaambayn garaynaya" ayuu yidhi.

     "Ilaa xubintaa uu cod u helana iskugu yeedhi maa yo baarlamaanka, waxan filayaa waxasi in ay tahay xajiimayn guushi madaxweynaha la xajiimaynayo" ayuu yidhi.

      Xildhibaan Khadar ayaa isaguna madaxweynaha ugu baaqay in uu da dajiyo qabsoomida doorashada shirgudoonka. "Madaxweyne baarlamaankii iskugu yeedh gudoomiyaha la doortaana dadka ciida Carafo hala tukado" ayuu yidhi.

     Khadar ayaa sidookale dhankiisa sheegay in mad axweynuhu cod u raadinayo xildhibaan uu wato sida darteedna doorashadu u daahday. "Madaxweyne ha day tiradu dhankaaga ka buuxsami laadahay iskugu yeedh, gudoomiyaha la doorta wuu kula shaqayne" ayuu yidhi.

     Doorashada shirgudoonka wakiilada ayaa aan il aa hada qabsoomin, iyadoo wakhtiga ugu badan ay qaadatay maxkamada sare oo la daahday ku dhawa aqista natiijada rasmiga ah.

Villa Somalia oo gacanta ku dhigtay hoggaanka guddiyada doorashooyinka badankood

    Waxaa dib usoo laabtay inta badan hoggaankii Guddiyada doorashada heer Federaal iyo heer Dow lad goboleed, kuwaasi oo dib loogu doortay magaal ada Muqdisho ee caasimad a dalka, sida ay shee gtay inay  ogaatay Caasi mada Online

    Inkasta oo isbeddel iyo kala shaandheyn lagu sa meeyay xubnihii guddiyada doorashooyinka ee lagu muransanaa, haddana ma jiro wax is bedelay oo ku aaddan hoggaanka guddiyadaas oo sidoodii hore u soo laabtay, marka laga reebo inyar, midaasi oo dad aalkii mucaaradka ka dhigeysa mid aan miro-dhalin.

     Sidoo kale, Caasimada Online ayaa fahamsan in hoggaanka guddiyada doorashada heer federaal, gu ddiga xalinta khilaafaadka, iyo guddiyada HirShabe lle, K/Galbeed, Somaliland (Weli waa la isku hays taa) iyo Banaadiringa ay taabacsan yihiin Villa Soma lia ama ugu yaraan heshiis kala dhaxeeyo, taasi oo awood ballaran siineysa madaxtooyada.

     Waxaa durba soo baxaya hubaal la’aan ku aadd an dhex-dhexaadnimada guddoonka guddiyadaan dib loo doortay, maadaama ay ku jireen ragii Midow ga Musharaxiinta ay soo eedeeyeen, balse ka bad-baaday kala shaandheyntii xubnaha qaar looga sa aray guddigii hore ee lagu muransanaa.

     Musharaxiinta Mucaaradka ayaa kal hore gudb iyey 67-xubnood oo kamid ahaa guddiyada doorash ada, kuwaasi oo ay cabasho ka qabeen, hase yee she waxa laga saaray guddiyadaas 34 xubnood oo keliya, halka laga bad-baadiyey 33 xubnood oo kale.  34-ka lasoo beddelay ayaa badankood noqday kuwa aan aragti ahaan wax badan dhaamin kuwii cabash ada laga gudbiyey.

     Guddiga xaqiiqo raadinta ee loo xil-saaray caba shada mucaaradka ayaa warkooda dib loo maqal ka dib markii ay go’aamiyeen in 34 xubnood oo keliya la ga saaro guddiyada doorashada, mana jirto jawaab ay ka bixiyeen dalab uu u direy Golaha Midowga Mu sharaxiinta.  Golaha ayaa 9-ka bishii hore ee 6-aad ka dalbaday Guddiga xaqiiqo raadinta in si daah-fur an oo madax-banaan u soo bandhigo habraaca iyo hanaanka loo maray kala shaandheynta xubnaha guddiyada doorashada ee heer Federaal iyo heer Dowlad goboleed.

      Hogaanka guddiyada doorashada ee dib u soo laabtay ayaa ka dhigan in wax macno leh ay iska be deleen cabashadii mucaaradka, islamarkaana uu fa shilmay dadaalkii ay ugu jireen wax ka bedelka gudd iyadaas, maadama guddiyada badankooda ay kusoo laabteen hogaanka shaqsiyaadkii hore.

Madaxweyne Amar Kasoo Saaray Mushaaraadka Shaqaalaha Dowladdiisa

     Madaxweynaha dalka Syria Dr. Bashaar Xaafid Al-Asad waxa uu Shalay soo saaray Wareegto uu Mushaaraadka ugu kordhiyey Boqolaaal kun oo Sha qaale Dowladeed iyo Ciiddan, isagoo 50% u kordhiyey Mushaaraadka ay ha atan qaataan.

      Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxwe ynaha ayaa waxaa kaloo lagu xusay in la kordhiyo La cagaha Shaqaaalaha iyo Ciiddanka hawlgabka noqda, iyadoo loo kordhiyey 40%.

      Mushaar-kordhinta ayaa timid, iyadoo ay Caqaba do Dhaqaale-xumo iyo mid Maliyadeed ka jirta dalkaasi, isla markaana ay sare u kaceen qiimaha Maciishada daruuriga.

    Go’aanka Madaxweyne Asad ayaa yimid hal maa lin kadib, markii ay Dowladda labanlabtay qiimaha Rootiga ama Cayshka, isla markaana Shidaalka qiim ahiisu kordhay 180%.

     Mushaar-kordhintii u dambaysay ee Shaqaalaha Dowladda Syria waxaa loo sameeyey bishii Novem ber ee sanadkii 2019-kii.

Xildhibaan Maareeye: Guddoomiye Cirro wuxuu masuul ka yahay kala jabka ku yimid guddigii doorashada xildhiba anada Gobolada waqooyi

      Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ay aa ku eedeeyay guddoomiyaha guddiga doorashoo yinka Soomaaliya, Maxamed Xasan Cirro inuu ka da mbeeyo khilaafka iyo kala jabka ku yi mid guddiga doorashada xildhibaanada gobolada waqooyi.

    Maareeye oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho isaga iyo xubno kamid ah gu ddiga, ayaa sheegay in guddiga doorashada gobola da waqooyi dano siyaasadeed awgeed loogu kala qe ybiyay labo qeybood oo mid walbaa uu guddoomiye gaar ah doortay.

     Xildhibaan Maareeye wuxuu ku eedeeyay gudd oomiyaha guddiga doorashada inuu doorasho hal dhinac ah u qabtay guddiga doorashada G/ waqooyi, taasoo uu sheegay in ay keentay in doorasho hal dhi nac ah ay meesha ka dha



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip