Somtel oo soo kordhisay adeegga Ku Shubo oo Ku Guuleyso 10,000 Hadiyadood

0
Friday July 09, 2021 - 22:01:52 in Wararka by
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somtel oo soo kordhisay adeegga Ku Shubo oo Ku Guuleyso 10,000 Hadiyadood

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ayaa Magaalada Muqdisho Ka daah-furtay ololaha Ku Shubo Oo Ku Guuleyso 10,000 Hadiyadood oo Looga talagalay macaamiisha Somtel

Macamilka isticmaal adeegyada Somtel wuxuu tijaabin karaa nasiibkiisa, isagoo kuna shubanaya Kaarka ku hadalka, wuxuuna ku guuleysan karaa Gaari Hyundai, Bajaaj, Samsung Mobiles, Firidges, Washer Machines & Dahab

Macamiilu Waxa uu Uga shubanayaa adeegyada a eDahab, eDahab Resaieller & Scratch Card

Munaasabadan Daah-furka Ololaha Ku Shubo oo Ku guuleyso 10,000 Hadiyadood ayaa lagu qabtay Hotel Elite ee Magaalada Muqdisho, iyadoo ay Ka Soo Qeybgaleen Mudanayaal ka Tirsan Golaha Shacabka, Maamulka Gobolka Banaadir, Mas’uuliyiin Ka Socota Rugta, Ganacsiga Soomaaliyeed, Ganacsato, Ururada Dhalinyada & Haweenka.

Ugu Horeyntii Waxaa Munaasabada Daah-furay Ku simaha Maareeyaha Gud ee Shirkadda Isgaarsiinta Somtel udane: Mukhtar Xasan Maxamed O Ku dheeraaday Daahfurka Ololahaan lagu Dhiiragelinaayo Macaamiisha Somtel " Waxaan Uga gol leenahay Oolahaan Cusub Ku Shubo Oo Ku Guuleyso 10,000 Hadiyadood Dhiira gelinta Macaamiisha Somtel & Sidoo Kale inan dib ugu Celino Macaamiisheena Wixii Yaraa ay Shirkadda u soo Biiriyeen

Waxaa Sidoo Kale Munaasabada ka Hadlay Madaxa Waaxda Ganacsiga Somtel Mudane C/laahi Cali Caamir Oo Sharaxay Sida SomtelMar Walba Ugu hiiliso bulshada Soomaaliyeed Waxa uu ka dhawaajiyay in bulshada soomaaliyeed ay horay ugu soo kordhiyeenadeegyo wax u ool ah sida adeegga aabe oo macaamiisha horay u amaahin jireen lacag dhan ilaa$100 Dhawaaala balaarin doono ilaa Dhowr un la gaarsiin doono ilaa Dhowr un si baahida amaaheed e Macaamiisheena loo daboolo

Waxaa Sidoo Kale Munaasabada ka hadlay Madaxa Xafiiska Suuqgeynta Somtel Mudane: Axmed Ciise Xaaji Oo Ka dhawaajiyay Hanaanka ay Macaamiishu Ku guuleysanayaan Si ay uga Faa’ideystaan Ololahaan Cusub Ku Shubo oo u Guuleyso 10,000 Hadiyadood Samee Top Up oo Tijaabi Nasiibaaga Nasiibaaga Waxa Xusuid Mudan In Ololahaan uu gaar U yahay Macaamiisha shirada Somtel Oo Kaliya

Waxaa Sidoo ale Waxaa Munaasabada Ka hadlay Gudoomiye ku Xigeena Arimaha Bulshada Gobala banaadir Marwo: Baasmo Caamir Shakeeti Oo bogaadisay kaalinta Somtel Wax ayna ugu baaqday Macaamiisha Shiradda ee ku dahaqan Magaalada Caasimada inay Ka faa’ideytaan Ololahaan dhaxl-galka ah ee Macaamiisha Somtel lagu abaal-marinaayo

Ugu Danbeyntii Waxaa Munaasabada Soo Xiray Xildhibaan Proff Maxamed Cumar Dhaalxa Oo Sheegay inuu marqaati ka yaahay 10,000 Hadiyadood ee Shirkadda Somtel Soo bandhigtay Waxa uuna Kula dardaarmay bulshada Soomaaliyeed Inay Ka Faa’ideystaan Fursadaan Qaaliga ah oo Qof Walba Nasiibiisa Tijaabiyo Isagoo Guul u rajeeyay dhamaan amacaamiisha shirkada somtel Xmar & Gobalada Intaba

Shiradda Somtel Waa Shiraddi Ugu Horeysay ee Macaamiisheeda Ku abaalmarinaayo 10,000 Hadiyadood Waa Istaraajiyad & Hal abuur ganacsi Oo ku Cusub Ganacsiga Somaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip