HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 10-JULY 2021

0
Saturday July 10, 2021 - 08:40:59 in Wararka by
  • Visits: 536
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 10-JULY 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Yeeshay Guddigii Qabanqaabada Toddobaadka Xorr iyadda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Cabdu llaahi Farmaajo iyo Marwada 1aad ee Qaranka Marwo Saynab Ca bdi Macallin oo ca sho sharaf ku maamuusay Gud digii iyo Ha wl-wadeennadii Qabanqaabada Todd oba adka Xorriyadda, Kooxaha Qaran ee Fan ka iyo Maamulka Warbaahinta Gaarka Loo Leeyahay ayaa dhammaantood uga mah ad naqay kaalintii ay ku lahaayeen Munaa sabadihii Xuska Toddoba adka Xorriyadda.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in maa lmaha xorriyaddu ay yihiin astaan qaran oo mudan in la weyneeyo si loo xoojiyo wada jirka bulshada, ubadka Soomaaliyeedna loogu barbaariyo wadda niyad iyo dal jac ayl, isaga oo Hawl-wadeennadii munaas abadda lagu casuumay ku bogaadiyey doo rkoodii abaabulka, wacyi gelinta bulshada iyo baahinta Munaasabadihii 7baadka Xorriyadda.

"Waxaan dhammaantiin idiinka mahad celinay aa sidii quruxda badnayd ee aad uga wada qaybq aadateen Xuskii Toddoba adka Xorriyadda. Miro-dhalka dadaalkiinnii waxaa laga dareemay sidii ay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu dab aal degeen Xuskii Maalmaha Xorriyadda ee sann adkan.”

Sidoo kale, Madaxweyne Maxamed Cabdull aahi Farmaajo ayaa dhammaan shacabka Sooma aliyeed ku bogaadiyey si da qiimaha badan ee ay uga qayb qaateen weynaynta Xuskii 7baadka Xo rriyad da, iyaga oo muujiyey dal jacayl iyo wadda niyad, soona bandhigay sida ay ugu faan ayaan halyeeyadii naftooda u huray Goba nnimada.

Munaasabaddan waxaa sidoo kale ka qayb galay, Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Ra’I isul Wasaare Ku-xig eenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Guddoomiyaha Gobol ka Ba naadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish, Gud doomiya ha Guddiga Qabanqaabada Tod dobaadka Xorri yadda Mudane Cismaan Ab okor Dubbe iyo xu bno ka tirsan Goleyaa sha Dowladda.

R/Wasaare Rooble oo qado sharaf eed loogu sameeyey deegaanka Goobweyn

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Fe deralka Soomaaliya Md. Maxamed Xuseen Rooble ayaa qado sharaf waxaa ugu sameeyey duleedka ma gaalada Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaam. Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahad celiy

 

ey Madaxda iyo bulshada Jubbaland soo dhaw

 

eynta diirran ee ay ku qaabileen isaga wafdigiisa, waxa uuna tilmaamay muhiimadda booqashadan uu ku yimid Kis maayo ay u leedahay horumrinta deegaan nada Jubbaland. Sidoo kale, Ra'iisul Wasaaraha Xuku umadda ayaa ku adkeeyey bul shada Jub baland inay sii ambaqaadaan dadaa llada dib u heshiisiinta, una midoobaan dagaalka ka dhan ah argagixisada Alshabaab, si ho rumar iyo barwaaqo ay u gaar aan reer Jub baland.Md.Xasan Sheekh;"Ceebeyn waaye inuu Far maajo yiraahdo Aadan Cadde ayaan ku daya naa”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ahna hadda mu sharax Mad axweyne ayaa ku tilmaamay Madaxweynaha xilli giisu dhamaaday Farm aajo inuu yahay nin been badan oo aysan dhab ahayn inuu ku daydo howl aha uu u qabto bulshada Soomaaliyeed Madaxw eyn ihii hore ee Soomaaliya allaha u naxarisi tee Aadan Cabdulle Cismaan.

Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Madaxweynaha xilligiisu dham aaday ee Farmaajo uu ku soo galay ololi hiisa doorashada sanadkii 2016ka ballan qaadyo been ah oo uu sameeyay haatana ay la mid tahay in uu yir aahdo waxaan ku dayanayaa siyaasadeyda Aadan Cadde.

"Raad kuma lahan, shaqo kuma lahan, ceeb eyn waa ye inuu farm aajo yiraah do Aadan ca dd e aan ku daysanaa hal tallaabo oo raadkiisa ah oo uu farma ajo qaaday ma jiro.”ayuu yiri Xasan Sheekh Madaxwey nihii hore ee Soomaa liya oo wareysi siiyay taleefishinka Goobj oog.

Sidoo kale waxa uu xusay Xasan Sheekh Ma xamuud in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya allaha u naxariistee Aadan Cabdule Cismaan uu yahay muwaadin xu shmad leh,karaamo leh ku da ysi leh,balse inuu yiraahdo Farmaajo Aadan Ca dde aya an ku dayanayaa ceeb ayay ku tahay Aadan Cadde."Siyaasadu been ma ahan,Qiiq is ku qarin waaye,nin raba in uu Aadan Ca dde ma gaciisa kaarka ku xoqdo,Aadan Cadde madaxwey ne la yaqaan waaye oo taariiqdiisu qoran tahay,in dadka Soomaa liyeed waagii loo sheegi jirey been ta waa soo dhamaatay.”ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

Wareysi dheer uu siiyay Xasan Sheekh Max amuud Madaxweynihii hore ee Sooma aliya ayaa wax laga weydiiyay arrimo ba dan waxana uu ku eedeeyay dowlada fede ralka inaysan bulshada hadal ku qancin gaar ahaan Madaxweyne Farma ajo.Xigasho:Jowhar.Com

Guddigii uu Rooble u magacaabay baari taanka Askarta Eritrea ku maqan oo shaqada joojiyay + Sababta

Xog ay Sheegtay in ay heshay Caasima da Online ayaa sheegeysa in guddigii uu dhawaan R//Wasaaraha Soomaaliya u xil saaray baaritaan ka dhalinyarada Soomaal iyeed ee ku maqan dalka Eritrea aysan wa li shaqa gelin.

Xogta ayaa tilmaameysa in gud digaan ay la kulmeen culeysyo dhin aca Villa Som alia ah kad ib markii lagu wareejin di iday xo gta carruurt aas, halka warar kale ay sheegayaan in dowlada Erit rea oo fulineysa codsi ka yimid dhinaca Far maajo aysan wali aqbalin in guddiga ay sha qa ga laan ama wax xiriir ah lasoo sameeyaan.

Sidoo kale waxaa jira warar sheegaya in Eritrea ay baaritaanka carruurtaas iyo xaaladooda ku xi rtay in la siiyo lacagihii lagula heshiiyay ee taba bar ka ciidanka Soomaaliyeed, oo la filayey in ay bixiso dowladda Qatar balse ay diiday.Guddiga ayaa ku suga Muqdisho mana jirto ilaa hadda waa lid, mas’uuliyiin ama hay’ado kale oo ay la kul me en marka laga reebo in qaarkood oo wasiirro ah looga yee ray xafiiska Madaxweynaha Sooma ali ya. Markii la magacaabay guddigaan wax aa jir ay qoraal ay soo saareen mucaarad ka, kaas oo ay ku sheegeen in uusan ahe yn guddi madax-ba naan oo ka warrama xa qiiqda carruurta Soom aaliyeed ee ku sug an dalkaas.

Waxaa isa soo taraya cadeymaha caa mliga ah ee ku aaddan in dhallinyaro Soo maaliyeed oo tababar u jooga dalka Eritrea ay ka qeyb qaateen dagaalkii ka dhacay go bolka Tigray ee Waqooy iga Itoobiya. Midowga Musharaxiinta ayaa dho waan dalba day in madaxweyne Farmaajo is-cas ilo, mar dam bana aan loo ogolaan inuu xil ka qab to dalka, sab abo la xiriira ku takrifal awoodeed iyo sida uu u haligay dhallinyaraas Soomaaliyeed

CUMAR FILISH oo weerar culus ku qaaday mid ka mid ah wasaaradaha dowladda

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo sidoo kalena ah duqa Muqdisho, Cumar Filish ayaa ee deyn culus u jeediyey Wasaaradda waxbarasha da Soomaaliya oo uu sheegay inay ka haysato caqabad weyn.

Cumar Filish oo Shalay ka qeyb-galay munaa sibad uu gobolka ku shaacinayay natiijada Imtixa anka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad ayaa shee gay in wasaaradda waxbarasha da ay lugaha hay so heshiiskii ay kal hore u gala wareegen maam ulka waxbarasha da gobolka.

"Wareejintaas ficil ahaan weli umaysan dha qan gelin, waxaan rajeynaynaa in waxaas oo dha nay dhamaan doonaan, si ubadkeena waxbara shada ku jira horumar u gaaran.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in arday badan ay dhigtaan iskuulada gobolka Banaadir, hase ye eshe ay jiraan kuwo kale oo badan oo wax-baran oo dhibaato ku haya dadka iyo dalka, oo ay tahay in wax laga qabto.

Hadalka Filish ayaa imanaya xili uu Shalay ma amulka gobolka Banaadir uu shaaciyey natiijada imtixaankii uu qa aday gobolka, kaasi oo uu maa mulku uu wado sanadkii 2aad oo xiriir ah.

Xigasho:-Caasimadd a.Net

Cali Guudlaawe Oo La Kulmay Guddiy ada Doorashooyinka Iyo Xallinta Khilaafaadka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshab eelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shalay kulan qado sharaf ah la qaatay gudiyada Doorashooyin ka heer Dowlad Goboleed, heer Federaal iyo xal inta khilaafaadka ee Hirshabeelle.

Cali Guudlaawe oo kulankaan ay ku wehliyeen Guddoomiye Ku-xigeen ka 2ad ee Baarlamaanka Md. Mahad Xasan Cusmaan, Wasiirka W/Arrima ha Gudaha iyo Wasiiru dowlaha W/Qorsheyn ta.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa gudiyada kala duwan ee Doorashooyinka kula dar daarmay Inay ka shaqeeyaan cadaaladda oo ay qabtaan doorasho xor iyo xalaal ah oo jawi nabdoon ku dhacda, isagoo uga mahadceliyay dadaalka iyo sida ay uga go’an tahay gudashada mas’uuliyad da adag ee dusha ka saaran.

Shir ku saabsan Amniga doorashada oo Kismaayo lagu qabtay

Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliya Jene ral Cabdi Maxamed Xasan Xijiaar ayaa M/Kisma ayo kula kulmay saraakiisha ciidama da booliska Jubbaland ee ka howlan sugida Amniga M/Kism aayo Taliyaha ayaa kala hadlay xaqiijinta nabad galyada shacabka iyo masuliyiinta ka qey bgalaya doorashada 2da Aqal ee B/Federaalka ee dhawa an ka dhici doonta Kismaayo

Doorashadan ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka dhacdo magaalada Kismaayo, waxaana taliye Xijaar uu kormeeray dhamaan xarumaha Ciidama da booliska ay ku leeyihiin Magaalada Kismaayo.

Ciidanka booliska Jubbaland ayaa leh talis ka ma dax banaan booliska Federaalka , waana maamul ka labaad eel eh ciidan boolis ah oo dowladda dhexe hoos tagin.

Cabdi Cali Raage oo ka warbixiyey sababta looga celiyey garoonka Kismaayo

Cabdi Cali Raage oo ah La-taliyaha sare ee arr imaha doorashooyinka ee madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday ayaa faah faahin dhe eraad ah ka bixiyey sababta Shalay Kismaayo looga soo celiyey diy aara ddii uu la socday oo ugu da mbeyn dib ugu soo laaba tay magaalada Muqdisho ee caasi mada dalka.

Raage ayaa shaaca ka qaaday in amar ka soo ba xay madaxda sare ee dowl ad goboleed ka Jubbaland diyaaraddii uu la soc day looga soo celiyey hawada magaalada Kisma ayo, xilli ay dooneyso inay ka degto garoonka diyaarad aha ee magaaladaasi.

Siyaasiyagan oo ay is hayaan Axmed Mad oobe oo uu mar u soo noqday la-taliye sare ay aa sheegay in Pilotte-ka diyaaradda lagu amray inuu dib u laabto, kadibna uu la wadaagay dad kii saar naa diyaaradda oo uu isagu jiray, sida ana loogu soo celiyey Xamar.

Sidoo kale wuxuu shirkiisa jaraa’id ku sheeg ay in sababta loo beegsaday, looguna diiday inuu ka dago Kismaayo ay tahay kala duwana ashaha siyaasadeed ee u dhexeeya, isaga iyo madaxwe ynaha maamulka Jubbaland, Axmed Madoobe, si da uu hadalka u dhigay.

"Diyaaraddu markii ay Kismaayo ku hoobat ay oo ay ku dhoweyd inay degto ayaa Pilotte-kii wa xaa soo gaaray farriin lagu amrayo inuu dib u noq do arrimo amniga la xiriira aawgood. Nin kii Pilo tte-ka ahaa wuxuu noo sheegay in farrii ntaasi ay soo gaartay, sidaas daraadeedna uu san u bar eeri kareyn inuu dego, isla-markaana uu ku qasb an yahay inuu dib ugu noqdo maga alada Muqdi sho,”ayuu yiri siyaasiga caanka ah ee Cabdi Cali Raage.

La-taliyaha Farmaajo ayaa sidoo kale int aasi kusii daray in tallaabadan ay cadayneyso in Axm ed Madoobe uu beegsanayo siyaasiyiin ta fikir & siyaasad ahaanBA kasoo horjeedo.

"Anigu markii ugu horreysaba uu farriinta she egay Pilotte-ka waan fahmay dad badan oo aan xog-ogaal aheyn ayaa saarnaa buuq bad an ayaa meesha ka dhacay, laakin waan u she egay oo waxaan ku iri Prolem ma jiro aniga oo ka duulayo farriimihii hore oo aan helay oo ah inuusan Axmed Madoobe Dooneyn inaan Kis maayo imaado,” ayuu raaciyey. Waxa kale oo uu xusay in u jee dkiisa uu ah aa in Kismaayo UU u tego ololihiisa doora shada, maadaama kursiga beeshiisa uu ya al Jubbaland, wuxuuna intaasi raaciyey is horta aga lagu sameeyey uu qeyb ka tahay qorshaha lagu boobayo kuraasta taal halkaasi.

Ugu dambeyn Cabdi Cali Raage waxa uu hoo sta ka xariiqay in qoyskiisa ay dagan yihiin guda ha Kismaayo, isla-markaana uu markale dib ugu laaban doono magaaladaasi, sidoo kalena uu ka qeyb-geli doono tartanka doorashada loo galayo kuraasta taalla Jubbaland.

Si kastaba, siyaasigan oo kal hore soo noqd ay la-taliyaha sarre ee madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa muddooyinkii dambe uu khilaaf xoog an kala dhaxeeyay Axmed Madoobe, kadib markii uu ku dhowaaday madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday.

Jubaland oo shaacisay sababta ay u celisay Cabdi Cali Raage iyo xog yaab leh

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay dhacdadii Shalay dib loogu celiyay diyaarad uu saarna La-taliyaha Farmaajo, Cabdi Cali Raage xili ay kasoo degi rabtay garoonka diyaarada ha ee magaalada Kismaayo. Saraakiisha amaanka Jubbal and ayaa Shalay ku wargaliyay diyaaradii siday Cabdi Cali Raage in aysan ka soo dagi kar in magaaladda Kismaayo, taasi oo keentayindi yaara du dib ugu labatoM /Muq disho

Taliyaha booliska qeybta Jubb ada Hoose, Gaa shaanle Sarre Sadiiq Maxamu ud oo la hadlay wa rbaahinta ayaa sheegay in Cabdi Cali Raage uu qeyb ahaa abaabulka ko ox dooneysay inay hub sharci darro ah soo geli yaan magaalada, si ay u khal-khal geliyaan am aanka maamulka Jubb aland, oo ay ka hortag een Wa xa uu sheegay in Shalay ciidamada ka war-hel een in Raage oo magac been abuur ah uga soo safray magaalada Muqdisho, uu ku soo wajahan yahay Kismaayo, taasi oo keentay in Pilote-kii di yaarada lagu amro in uusan soo degin karin, isla markaana uu ku laabto Muqdi sho.

"Maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka warhel nay in kooxo soo abaabulayeen inay soo geliy aan hub sharci darro ah gudaha magaalada Kis maa yo, kooxahaas oo uu hormuud u ahaa nin lagu ma gacaabo Cabdi Cali Raage si amniga magaalada ka jiro khal-khal u galiyaan, ayada oo la ogyahay inay soo dhowdahay doorashooy inka federaalka oo amniga magaaladana la adkeeynayo” ayuu yiri. "Waxaa Shalay ka warhelnay in uu kasoo ki citamay (Cabdi Raage) asaga oo adeegsana ya magaca aan magaciisa aheyn, baaritaan ka dib waxaan ogaanay in diyaarad kasoo kacday Muqdi sho uu saaran yahay, waxaana ku celin ay mee shii ay kasoo kacday.”

"Ogaada Dadkiina Muqdisho Waa Jooga An” – Beel Ka Mid Ah Hawiye Oo Digniin Culus U Dirtay Puntland

Odayaal dhaqameed ka tirsan beesha Murus ade oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqd isho ayaa soo saaray digniin culus oo ku aadan rag kamid ah 8 qof oo maamulka Puntland uu ku xukumay dil toogasho ah.

Odayaasha beesha oo kal hore baaq kasoo saaray dhalinyaradaas oo muddo u xirnaa maam ulka Puntland oo aan xiligaas maxkamad lasoo saarin, ayaa xiligan lagu daray ragga xukunka dil ka ah lagu fulinayo.

Odayaasha ayaa waxba kama jiraan ku tilmaa may eedeymaha loo cuskaday xukunkooda lix ka mid ah raga 8-deeda ah, islamarkaana ay ciida madu ku qasbeen inay qirtaan wax aysan shaqo ku laheyn, sida ay hadalka u dhigeen.

Xariga iyo xukunka ku dhacay qaar kamid ah raga 8-deeda ah ee Puntland ku xukuntay dilka ayey sheegen inay tahay shirqool aan loo meel dayin.

"Waxaa idiin sheegeyna dadkii hore ee aad di sheen kuwii hore waa tageen, waxa dambe oo ha dda gacantiina ku jira bad-baadiya, meel walba ay aa daadsan tihiin. Kuwo cuqaal iyo tujaar ah ayaa halkaan jooga ee dadka nabad geliya, haddaad nabad-gelin weysaan xeradiina ayaa ka garane ysan oo caqligiina imaanaya,” ayuu yiri mid kamid ah Odayaasha la hadlay waraabinta.

Sidoo kale waxay sheegen inaysan u dulqaad an doonin in maamulka Puntland uu gumaado dhalintooda, ayaga oo ku hanjabay haddii dib lo oga laaban waayo xukunkaas uu ka Dorraadn do ono maamulka, sida ay hadalka u dhigeen.

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo dhaawa cmayMadaxweynihii hore ee Galmudug oo dhaawacmay

"Waxaa ka cabaneyna wiilal yar-yar oo masaa kiin ah oo dhexdiina ka shaqeysanayey ayaa inta la aruuriyo oo la jirdilo la saaro maxkamad oo la dhaho waa Shabaab, waa arrin ceeb ku ah Soo maalinimada. Arrintaas waxay dhali doonta arrin dhibaato ah oo aan dadkiina iyo maamulkiina idin anficin.”

Si kastaba, Arbacadii ayey aheyd markii ay Maxkamadda ciidamada Puntland ku xukuntay dil toogasho ah 8 dhalinyaro ah oo la sheegay in ay ahaayeen shabakad ka tirsan Al-shabaab oo dila lka madax-jabinta iyo qaraxyada ka geysan jiray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug

Xigasho:casimadda.net

Guddiga Dabagalka Mashaariicda Hirshabe elle Oo La Kulmay Hay’adaha Ka Howlgala Maamulkaas Guddiga Dabagalka Mashaariicda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee heerka Wasiiro oo uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Hirsh abelle ayaa Shalay magaalada Beledweyne kula kulmay Hey’adaha kale duwan ee ka howlgala de egaannada Hirshabeelle, isla markaana mashaari icda ka wada Deegaanada Maamulkaas.

Shirkani oo uu shir Guddoominayay Guddoom iyaha Guddiga Dabagalka Mashaariicda ahna Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Xiriirka Caalimiga ah Hirshabeelle Saadaq Salaad Warsame, ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Max amuud Cabdulle Maxamed Dheere, Wasiirka Gan acasiga Yaxye Ismaaciil, Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdiweli Sheekh Cali, Wasiirka Batroolka, Maxamuud Wabar Xasan, oo dhamaan tood ka tirsan Guddiga Mashaariicda Hirshabelle, Maamulka Heer Gobol iyo heer Degmo.

Kulanka ayaa waxaa warbixinno looga dhag eystay Mas’uuliyiintii ka socday hey’adaha,

Ku waa oo ka warbixiyay howlaha ay ka qabtaan dhamaan Deegaannada Hirshabeelle, mashaariic da hadda socota iyo qorshayaasha ay ka leeyihiin dar dargalinta Mashaariicda Horumarinta ah iyo tan gar gaarka.

Guddiga ayaa hey’adaha kala hadlay muhii madda ay leedahay mashaariicda ay fulinayaan in ay ku saleeyaan baahiyaha deegaanka, isla mar kaana ay Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Hey’adaha ay ka wada shaqeeyaan dar dargalinta mashaariicaha kale duwan oo ay Hirshabeelle u baahantahay.

Guddigani ayaa tan iyo markii la magacaabay ku howlanaa dabagalka mashaariicda Hirshabe elle ay ka fuliyaan hay’aha, iyagoo sidaan oo kale kulamo kula yeeshay magaalada Muqdisho Hey’a daha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Xal ane, waxaana sidoo kale meel wanaagsan mar aya Fulinta Mashruuca Biyo xireenka Beledweyne oo ay maalgalineyso Dowladda Talyaaniga.


Macallin Dilib ninkii isku maray Al-Shab aab iyo Daacish oo bixiyey xog xasaasi ah Muuqaal la soo badhigay

Barnaamijka Gungaar oo warbaahinta dow ladda Soomaaliya ay ku soo bandhigto xogta ay bixiyaan xubnaha nolosha lagu qabto ama isaga baxa kooxaha ka dagaalama dalka ee Al-Shab aab iyo Daacish ayaa Xalay lagu soo bandhigay nin ku xeel-dheer sameynta document-yada oo la soo shaqeeyey Shabaab iyo Da acish, labada ba.

Ninkaan wax aa lagu magacaa b aa Macalin Sac iid Cabdulle Dil ib, waxaana lagu sheegay warbixi n tiisa inuu iskiis isku soo dhiibay oo uu maray nid aamka ay dowladdu u dejisay in lagu dhaqan celiyo dadka isaga soo baxa kooxaha xagjirka ah.

Waxa uu ka sheekeeyey hanaanka ay Al-Sha baab warbaahinta ugu marin habaabiyaan Bul shada iyo qaabka ay u qortaan dagaalyahanada cusub.

Ninkaan oo ku dhashay degmada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose waxa uu ku taqasu say culuumta Network Engineering, isagoo ka bax ay mid ka mid ah jaamacadaha dalka. Sanadkii 2008-dii ayuu Al-Shabaab uga biiray magaalada Muqdisho.

Hoggaanka Al-Shabaab oo xilligaas ku qanc ay aqoonta uu u leeyahay luuqadaha Carabiga iyo English-ka iyo sidoo kale tiknoolajiyadda ayaa Macalin Saciid ku tashkiiliyey inuu la shaqeeyo ko oxda, waxuuna ka caawi jiray dhanka warbaahin ta iyo sameynta barnaamijyada.

Barnaamijyada ay soo bandhigaan Al-Shaba ab markii ay sameynayaan waxa uu sheegay inay ka soo min guuri jireen, warbaahinta kooxaha kale ee jihaadiyiinta ah ee caalamka ka dagaalama, sida Al-Qaacida.

"Waayihii hore dadku waa ku soo yaaci jireen kooxda si ay ugu biiraan, laakiin hada taasi ma jir to oo cid ku biireysa malahan, marka waxay ku qa sbanyihiin inay ciidan raadiyaan, qoysaska reer Miyiga ah ayey ilmaha kasoo wataan, waxayna ku dhahaan waxaan idiin bareynaa, inta ay tababar ayaan cunugu hadii uu xanuunsado waa lagu cel iyaa reerkiisa oo mid kale ayaa keena la dhahaa, markii la tababarana waxaa laga howlgeliyaa gob olka kale oo kii uu u dhashay aad uga fog,” ayuu yiri Macalin Saciid Dilib.

Sidoo kale ninkaan waxa uu sheegay in mar uu isaga baxay Al-Shabaab uu buuraleyda gobol ka Bari ee Puntland uu uga biiray kooxda Daac ish, balse uu dib ugu laabtay mar kale Al-Shab aab, kadib markii uu wax tix-gelin ah ka waayey Daacish.

Hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya Cabdu lqaadir Muumin ayuu sheegay inuu kula kulmay buuraleyda gobolka Bari, isla markaana kooxdaan uu ka waayey wax tix-gelin ah, balse wax badan ay ka faa’iideystay aqoontiisa.

"Markii aan Daacish aaday waxaan qaatay go’ aan shakhsi ah, rag ku jiray oo aan saaxiibo na hay ayaa ii soo bandhigay inaan u sameeyo xiriiro dibadda ah, waana rabay inaan soo ogaado dhaq ankooda iyo hadafkooda, laakiin waxay ii noqde en wadadii ii suurta gelisay inaan isaga haro koox aha jihadiyiinta ah, waxaan qaatay go’aan ah in dib dambe aana wax xiriir ah ula sameyn haba yaraatee koox jihaadi ah,” ayuu yiri ninkaan isku maray Shabaab iyo Daacish.

Xigasho:-caasimadda.net

Gaari ay saarnaayeen Shacab oo Miino kula Qaraxday Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ay aa waxa ay sheegayaan in Qarax miino uu hal eelay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo marayay degaano ku yaa lla aagga degmada Bacaa dweyne ee gobolka Mudug.

Labo ruux ayaa geeri yootay kadib markii gaari mini-bas ah/hoomeey ah ay Ku qaraxday Miino inta u dhaxeeysa magaalooyinka Qeycad iyo Baca adweyne.

Goobjoogayaal ayaa xaqiiji yay in gaariga ay saarnaayeen labo ruux oo kal iyah, islamarkaana ay halkaasi ku geeriyoodeen.

Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ku dagaallamayay Ururka Al-Shabaab iyo Ciidanka daraawiishta Galmudug.

Soomaaliya Oo Ka Qeyb-Gashay Shirka Ururka Ganacsiga Aagga Xorta Ah

Wasiiru-dawlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaal iya Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa maye, ayaa Shalay ka qeyb-galay shirkii lixaad ee ay yee shaan wasiirrada ganacsiga dal alka Afrika ee ku bahoobay he shiiska ururka aagga ganacsiga xorta ah ee Afrika( African co ntinental free trade area).

Shirka oo ku qabsoomay aaladda fogaan-ara gga ayaa looga hadlaayay dhammeystirka heshi iska iyo sidii loo billaabi lahaa dhaqan-gelintiisa iyo siddii waddamada Afrika ay iskaashi uga sam eyn lahaayeen horumarinta dhinacyada ganac siga iyo siddii meesha looga saari lahaa caqaba daha ganacsi ee ka jira Qaaradda.

Kulanka ayaa daba socday shir hore oo aga asimeyaasha guud ee wasaaradaha ganacsiga Afrika ay ku yeesheen wadanka Gana, waxaana uu heshiiskani kor u qaadi doonaa suuqyada Afri ka ee ay Soomaaliya la lee dahay waddam ada Qaaradda oo ay u dhoofin doonto wax-soo-saarke eda ganacsi, iyada oo sidoo kale noqon doonta xuddun isku xirta qul-qulka ganacsi ee adeegsan doona Badweynta Hindiya.

Nin Imaam Masjid ahaan jiray oo Muqdi sho loogu maxkamadeynayo dhaca iyo jir dilka 60 haween

Cabdifataax Cali Cumar, oo ah eedeysane dha waan kasoo hor-muuqday maxkamadda ciidam ada qalabka sida ayaa waxaa loo haysta dhaca iyo jirdalka ku dhawaad 60 haween ah.

Cabdifataax ayaa waxa uu wajahaya kiis ha dal hayn badan ka dhex abuuray bulshada, kadib markii uu maxkamadda kasoo muu qday asaga oo loo haysto in uu xiriir Jaceyl la sameeyay dumar ba dan si uu u dhaco.

Eedeysanaha ayaa meel sarre ka gaaray faafidda diinta Islaamka, isaga oo soo noqday Imaam masaajid, haddana bilaabay inuu ku kaco falalka lagu soo eedeeyay, sida ay she egtay Xeer Ilaalinta Ciidamada.

Cabdifataax ayaa iska fogeeyay qaar kamid ah haweenka 60-ka ah, isagoona qirtay inuu dha cay 30 haween ah oo keliya, xili ay maxkamadda ka soo hor-muuqdeen qaar kamid ah dhibanaya asha.

"Arrimaha dhaca ee la igu soo eedeeyay qaar kood wax ayaa ka jiro, qaarna waxba kama jiraan. Inta kiis ee aan aniga ogahay waa ilaa 30 oo ah kuwa aniga ii qoran oo aan diyaar u ahay, hadii uu qof igu sheegta inaa siinayo,” ayuu yiri Cabdifa taax oo ka hor hadlay maxkamadda ciidamada qalabka-sida.

Haweenay kamid ah kuwa loo haysto inuu dhacay Cabdifataax oo ku sugnaa gudaha maxk amadda oo ayadu ka qeyb aheyd dhageysiga dacwada ayaa sheegtay in dhibaatada uu mariyay eedeysanaha ay gaarsiisay inay ka codsato "inuu dilo oo nolosha dhaafiyo,” sida ay sheegtay.

"Aad ayaa u cabsaday oo aan u qal-qalay, waxaa ku iri xitaa idil. Muddo hal saac ah ayaan gaarigiisa saarna. Markaan wax-yar soconaba wuu ii hanjabaayay. Markaan ogaaday inuu idili rabay ayaan waxa sameeyay fal-celin,” ayey tiri.

Sidoo kale qaar kamid ah dhibanayaasha dac wadaan oo ayaguna ku sugnaa Maxkamadda, ay aa dalbaday in sharciga la mariyo eedeysanaha oo sida ugu dhaqsaha badan u helaan cadaallad.

"Ninkaas wuu i ceejiyay, tarxadda ayuu igu ce enjiyay, isbitaal Madina ayaan tagay daawa ayaa la ii soo qoray. Dhibaatada uu ii gaystay illaa iyo hadda waan naxsanahay,” ayey tiri haweenay kale oo ku sugneyd maxkamadda oo kamid ah ku wa loo haysto in Cabdifataax uu dhibaatayey.

Cabdifataax oo qirtay in keliya uu dhacay 30 kam id ah haweenka u haysta dacwadda, ayaa waxaa maxkamadda laga codsaday inay ku saleyso xuku nkiisa keliya inta uu qirtay, halka inta kale uusan shaqo ku laheyn, sida uu ku doodayo Qareenka Cabdifataax.

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in cudur ka Karonaha uu sameyay si gaar ah haweenka

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumar inta Xuquuqda Aadanaha XFS, Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa khudbad ka jeedisay shirka sideedaad ee wasiirada Haweenka Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC oo lagu qabtay mag aalada Qaahira ee dalka Masar.

Khudbadda Wasiir Xaniifa, ayaa waxay kaga had ashay sida cudurka Coronavir us u saameeyay ha weenka Soomaaliyeed, horum arinta haweenka ka sameeyeen dha nka ka qeybgalka siyaasadda dalka iyo guud kaalinta hawe enku ku leeyihiin hou rmarka Soomaaliya.

Shirka, waxaa kale oo ka qeybgalay, danjir aha Soomaaliya u fadhiya dalka Masar, Ilyaas Sh. Cumar, agaasimaha waaxda Jinsiga ee wasaar adda haweenka Sacdiya Maxamed Nuur iyo mas’uuliyiin kale.

Madaxweynaha Masar mudane Cabdifitaax Alsisi ayaa soo xirey shirka sideedaad ee wasi i'ada haweenka ee Ururka IOC.

Guddoomiye Sanyare" Ganacsatadii ka qe yb qaadan weyda taakulaynta dagaalka kula jirno Alshabab xoolahooda way noo bannaan yihiin"

Puntland ayaa taakulo isugu jirtay shidaal iyo raashin loogu talo galay ciida mada xoogga dal ka Soomaaliye ed iyo kuwa Galmudug ee daga al ka kula kooxda Alshabab ku war eeji say maa mulka Galmudug.

Guddoomiyaha gobolka Mud u g dhinaca Pu ntland, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sa nyare), ayaa she egay taakuladan in ay Puntland uga qayb qaada nayso dagaalka lagula jiro kooxda Alsh abaab ee ka socda koonfurta gobolka Mudug iyo Galgad uud. "Anagoo ka wakiil ah Puntland waxaa Taak ulo isugu jirta Shidaal iyo Raashin oo aan ugu tala galnay Ciidamada xooga dalka iyo Ciid amada Ga lmudug ku wareejinay Galmudug oo ay wakiil ka ahaayeen Maamulka Degmada Ga alkacyo Gal mudug, kuwaas oo aan uga qayb qaadanayno la Dagaalanka Argagixisa ee Wa sil iyo Bacaadwa yne,”’ ayuu yiri Sanyare.

Guddoomiyaha gobolka Mudug ayaa ugu baa qay gaancsatada Puntland iyo Galmudug in ay ka qeyb qaataan taakulaynta ciidamada iyo dib u xoraynta deegaanada Galmudug ee mu ddada to banka sano gacanta ugu jira Alshab ab.

Guddoomiye Sanyare ayaa si cad u shee gay ganacstadii ka qeyb qaadan weyda taakula ynta ciidamada dagaalka kula jira Alshabaab, in ay xoo lahooda u bannaan yihiin oo ay bakhaa radooda sii furnaan doonin. Puntland iyo Galmudug ayaa sanadihii ugu dambeeyay iska kaashanayay dagaalka Alshab aab, waxaana iskaashigooda uu suurto galiyay in la fashiliyo shakabado Alshabab ah oo mu ddo ka howlgali jiray Gaalkacyo.

Turkey ‘oo fashilisay weeraro jilbaha loogu dhigi lahaa’

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Kha miistii shaaca ka qaaday in Turkey ay fashilsay weeraro lagu soo qaaday dhaqaala he eda oo la doonay in dalkaas jilbaha loogu dhigo.

Erdogan ayaa weeraradan la xiriiriyey afgambigii dhicisoobay ee dalkaas ka dhacay 2016-kii. Madaxweyne Erdogan ayaa qal alaasaha dhaqaale ee Turkey sheegay inuu ka dhashay shirqoolo ay maleegeen quwado shishee ye iyo kooxo argagixiso ah.

Erdogan ayaa intaas ku daray in qiimo dhaca lacagta waddankaas ee Lir a, oo bilihii ugu damb eeyey gaartay heerkii ugu hoosee yey, ay saba been weeraro dhaqaale oo lagu soo qaa day dalkaas.

"Waxaa jira shirqoolo lagu beegsanayo heerka sarifka lacagaha, sicir-bararka, iyo dhaqaa laha guud. Ujeedada waa mid siman waana mid xasarad dhaqaale lagu gelinayo dalka, waana uje edo la mid ah afgambigii 15-ka July,” ayuu yiri Erdogan.

Madaxweyne Erdogan ma shaacin quwadaha shisheeye ee weerarka ku ah dhaqaalaha dalk iisa, hase yeeshee waxay dhowaanahan xiisad xo oggan kala dhaxeysa Mareykanka iyo ururla Midowga Yurub.

Mareykanka iyo Turkey ayaa isku haya habka difaacca gantaallada S-400 oo Ankara ay kasoo iibsatay Ruushka, taasi oo Washington ay kasoo horjeedo, halka dalalka Midowga Yurub iyo Tur key ay isku hayaan loolanka Ankara iyo Greece oo ee dhul-badeedka badda Mediterranean-ka.

Erdogan ayaa sheegay in dowladdiisa ay qaadi doonto tallaaboyin cusub oo ay waxa kaga qab aneyso xasaradaha dhaqaale.

IMAARAADKA CARABTA oo hirgeliyey hab fudud oo lagu iibsado xoolaha Soomaalida

Dalka Imaaraadka Carabta ayaa hirgeliyey nidaam fudud oo uu Soomaalida uga iibsanayo xo olaha xilli hadda lagu guda galay xilliga iibsiga xoolaha ka hor Ciidul Adxaa oo ay naga xigto wax ka yar laba toddobaad.

Nidaamkan ayaa ah in xoolaha lagu kala gato qaab Online ah, taasi oo sahashay in Imaaraadka Carabta la geeyey sanadkan xoolo tiro badan oo laga qaaday Soomaaliya, iyadoo ay Imaaraadka marisay tijaabo caafimaad oo qaadatay waqti badan, kadibna

Sida lagu daabacay Gulf News qiimaha "Wan ka Soomaaliya” laga qaado ee yar oo dhan 12kg isla markaana ah Lix bil jir waxaa la iibinayaa lac ag u dhaxeysa 925 ilaa 980 Dirham oo u dhiganta ($251-$266).

Dowladda Imaaraadka ayaa dadka shacabka ah u fududeysay kawaano Online looga iibsan kar o Xoolaha loogu talagalay Ciidul Adxaa, dadka ay aa dalbanaya kadib waxaa loogu keenayaa Guryahooda.

Waxaa socdo diyaar garow xooggan oo loogu jiro Ciidda Carafo oo la filayo inay noqoto 20 July 2021, maadaama ay dadka gooracayaan xoolo waxaa loo diyaariyey goobo hoosstaga Dowladda Hoose ee Imaaraadka Carabta.

Suuqa Online-ka ah ayaa waxaa lagu kala iibs anayaa Ariga, Lo’da & Geella, waxaana xoolaha inta ugu badan laga keenay dalka Soomaaliya oo ah dal hodan ku ah xoolaha.

Mas’uuliyiinta Abu Dhabi ayaa sheegay in qaa bkaan uu fududeynayo dalabaadka dadka & gu dbinta Xoolaha ay dooqdaan, xafiisyo kala duwan ayay shirkadaha ka sameysteen xaafadaha Mag aalooyinka waaweyn.Sidoo kale, dalka Sacuudi Carabiya ayaa kamid ah wadam ada xoolaha So omaaliya loo dhoofiyo, gaar ahaan waqtiga Ciidul adxaa, waxaa dhowr jeer dib loo soo celiyey xoolo laga qaaday Soomaaliya oo la geeyey Sacuudiga, waxaana sababta lagu she egay in xoolahaas ay xanuunsan yihiin.

Madaxweyne Joe Biden oo farriin aan laga fileyn u diray Dadka reer Afghanistan

Madaxweyne Joe Biden ayaa si adag u difaa cay go’aankiisa ah inuu ciidamada militariga Mar eykanka ka saaro Afghanistan, isagoo sheegay in dadka reer Afghanistan ay khasab ku tahay inay ka tashadaan mustaqbalkooda, isla markaana uu san jiil kale oo Mareykan ah u diri doonin daga alka 20-ka sano socday.

Biden oo Khamiistii ka hadlayay Aqalka Cad ayaa sheegay in militariga Afghanistan ay awood u leeyihiin in ay iska caabiyaan Taalibaan, isagoo beeniyay wararka sheegaya in sirdoonka Mareykanka ay saadaaliyeen burburka dowladda uu Mareykanku taageero ee Kabul lix bilood gudahood, iyada oo ay jirto digniinta dagaal sokeeye.

Waxa uu Madaxweyne Biden sheegay in maalinta ugu dambeysay ee joogista ciidmada Mareykanka ee Afghanistan ay tahay 31-ka bisha Augusto ee sanadkan, marka laga reebo 650 askari oo ah ilaalada amaanka safaaradda Mareykanka ee Kabul.

Biden wuxuu sheegay in Mareykanku waqti hore uu ku guuleystay ujeedkiisii asalka ahaa ee duullaankii Afganistan ee sanadkii 2001, kaas oo ahaa in xididada loo siibo maleeshiyada Al-Qaa cida, lagana hortago weerar kale oo Mareykanka lagu qaado, kuwaas oo la mid ah kuwii Sept.11, 2001.

Ninkii abaabulay weerarkaas oo ahaa Osama bin Laden, ayaa koox milatari oo Mareykan ah ku dileen dalka ay deriska yihiin ee Pakistan sanadkii 2011.

"Waan gaarnay ujeeddooyinkaas, waana saba bta aan u aadnay. Uma aadin Afghanistan in aan dhisno qaran. Waa xaq iyo mas’uuliyad saaran dadka reer Afghanistan inay kaligood go’aan ka gaaraan mustaqbalkooda iyo sida ay doonayaan in ay dalkooda u m

Booliska Haiti oo qabtay rag lagu tuhma yo inay ka dambeeyeen dilkii Madaxweyne Moise

Booliska wadanka Haiti ayaa qabtay koox ka kooban 28 calooshood u shaqeystayaal ajnabi ah, oo ay ku jiraan askartii shaqada ka fariisatay ee reer Kolombiya kuwaasoo diley madaxweynaha

Haiti Jovenel Moïse Arbacadii aynu ka soo gudubnay.Kadib dagaal hubaysan oo ka dhacay caasimada Port-au-Prince, 17 ayaa la xiray, kadib markii lagu weeraray gurigii ay isticmaali jireen ha lka qaar kalena markii ay galeen xarunta diblum aas iyadeed ee Taiwan.

Saddex ka mid ah ragga lagu tuhmayo inay ku lug lahaayeen dilka Madaxweynaha ayaa la diley sidoo kale waxaa ay boolisku qabteen hub faro badan.

Lama oga illaa hadda cidda sida tooska ah uga dambeysay iyo ujeedada laga lahaa.

Weerarka ayaa dhacay saacadihii hore ee Arb acada, markii rag hubeysan ay galeen guriga mad axweynaha ee Port-au-Prince, halkaas oo ay ku dileen Madaxweynaha isla markaana ay ku dha awaceen xaaskiisa.Mr Moïse Madaxweynihii Haiti oo 53 jir ahaa ayaa waxaa ku dhacday illaa 12 xa badood.Martine Moïse oo 47 jir ah ayaa waxaa soo gaaray dhaawac culus, waxayna ku jirtaa xaa lad deggan ka dib markii loo duuliyay Florida si loogu daweeyo.

Booliisku waxay sheegeen in kooxda ka dambey say weerarka ee la qabtay ay intooda badan ka soo jeedaan dalka Colombia, halka labo ka mid ah ragga la qabtay ay yihiin Haitian balse haysta dhalashgada wadanka Maraykanka.

saboolnimo sii kordheysa iyo xaisllooni-darro siyaasadeed oo dalka ka jira.

Finland: Maxkamad ansixisay masaaf urinta muwaadin asalkiisu yahay soomaali

Maxkamadda Sare ee dowladda Finland ayaa xukuntay in Laanta Socdaalka ee dalkeeda ay ma saafurin karto nin asal ahaan ka soo jeeda Soom aaliya, sababo la xiriira dambi uu galay awgeed.

Go’aankeeda, maxkamadda ayaa sheegtay inay jiraan sababo adag oo ku saabsan diidmada iyo masaafurinta ninka.

Shakhsigu wuxuu leeyahay rikoodh dambiyeed baaxad leh, markii lagu xukumay 11 dhac, xato oyo daran, gacan ka hadal, iyo jujuub inta u dha xeysa sanadihii 2010 iyo 2017, isagoo ku xukum ay xabsiyo badan oo ay kujirto 18-bilood oo xabsi ah. Sidaas darteed, Maxkamadda Sare waxay xukuntay in sii joogitaankiisa Finland ay ka dhigan tahay khatar "bulshada iyo amniga” waxayna siisay iftiinka cagaaran ee dacwadaha masaafurinta.

Ninkaani wuxuu ku dhashay kuna noolaa noloshiisa oo dhan Finland, Wuxuu kaloo u sheegay maxkamada inuusan waligiis booqan Soomaaliya oo uusan aqoon cid ku nool.

Booliska ayaa markii hore soo jeediyay in la musaafuriyo ninkan sanadkii 2017-kii, Migri ayaa go’aansaday in la masaafuriyo wax yar kadib, iyagoo amrey in laga mamnuuco inuu soo galo deegaanka Schengen muddo saddex sano ah. Ninka ayaa marki hore racfaan ka qaatay go’aank an maxkamada maamulka kadibna maxkamada sare ee maamulka.

Maxkamadda ayaan soo bandhigin magaca ninkaan iyo sawirkiisa balse waxay sheegtay in ay shaacin doonto markii dib loo celiyo.

Ninkaasi ma haysto dhalashada Finland, laakiin wuxuu haystaa sharci deggenaansho oo sax ah. Muwaadin Finnish ah lama masaafurin karo, laa kiin dhalashada waa lagala noqon karaa haddii qofku galo dambiyo aad u culus.

Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga Gobolka Ban Aadir Oo Puntland Ku Taageeray Xukunka Ay Ku Fulisay Xubno Katirsanaa Kooxda Alshabab

G/ku xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Cali yare Cali ayaa soo dhoweeyay xu kunkii dilka ah ee ay Puntland ku fulisay 18 xub nood oo katirsanaa ururka Alshab ab, kuwaas oo ka dambeeyay dilalkii iyo qaraxyadii Gaalkacyo laga fuliyay tan iyo sanadkii 2008.

"Waxaan maamulka G/Mudug ee Puntland ku garab taagan nahay go'aanka geesinimada leh oo ay indhaha uga rideen cadowga Ummada Soo maaliyeed ee Alshabaab waxaanan ku boori neynaa in ay sii xoojiyaan howsha,” ayuu yiri Cali yare oo qoraal soo dhigay bartiisa facebook.

Dhinaca kale, G/ku xigeenka G/Banaadir, ayaa sheegay inay la xisaabtami doonaan dad uu she egay in ay warbaahinta uga doodayaan xubno Al shabaab ah oo hadda maxkamadayntooda ka soc oto Gaalkacyo lagu xukumay dil.

"Waxaa dhakafaar igu noqotay inaan Shalay Telefeshinada ka daawaday dad jooga gobolka Banaadir oo u doodaya Dambiilayaashii qiraalkoo da iyo caddemahooda lagu xukamay.

Waa wax aan dhici karin inaan G/Banaadir wa da joogno an naga iyo qof si dadban oo aan qar soodi laheyn Idaacaddaha ugu doodaya Shabaab waana la xi saabtameynaa dadkaas,” ayuu yiri Cali Yare.G/ku xigeenka amniga iyo siyaasada G/Banaadir wuxu u sheegay dadka hadda gacan ta lagu hayo inay qirteen dilal badan oo ay ka gey steen Mu qdisho iyo k/ta Gaalkacyo, sidaad dar teedna ay qalad weyn tahay in qaab qabiil ah lagu difaac

XIGASHO:HIIRAAN.COM


 


MAGACYADA 13-KA ARDAY EE UGU KAALIMA HA SARREEYA MUQDISHO OO LA SHAACIYEY


Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa Shalay lagu soo bandhigay natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee dugsiyada gobolka Banaadir ee sanad dugsiyeedka 2020-ka illaa 2021-ka.

Munaasabada oo ay soo qaban-qaabiyeen Agaasinka Waxbarashada maamulka gobolka Banaadir ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Madaxda sare maamulka gobolka Banaadir, Madaxda maamulada Degmooyinka, Bahda Waxbarashada, Waalidiin iyo Marti Sharaf kale. Waxaa munaasibadaas lagu shaaciyey liiska 13-ka Arday ee kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad, kaasi oo ay u fariisteen arday ka badan 25-kun, islamarkaana lagu galay 72 xarumood oo hoos yimaada gobolka.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Cumar Filish oo asaguna qeyb ka ahaa munaasibada ayaa waxa uu ardeyda gudubtay iyo kuwa hartayba ku amaanay dadaalka ay muujiyeen, isagoona kula dar-daarmay in lagu dadaalo Waxbarashada si Bulshada u noqdaan kuwo aqoon leh oo jahliga la dagaalama.

Wadarta guud ee Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee gobolka Banaadir ee sanadkaan gudubtay ayaa waxaa lagu sheegay 24,198 arday oo isugu jira 10,275 Dumar ah iyo 13,923 Rag ah, waxaana dhacay gobolka dhan sanadkan arday dhan 1,687.

Waxay noqoneysa sanadkii labaad oo xiriir ah oo uu qaado gobolka Banaadir Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee dugsiyada waxbarashada gobolka Banaadir ee caasimada, tan iyo burburkii dowladii dhexe ee Soomaaliya.




Somtel oo soo kordhisay adeegga Ku Shubo oo Ku Guuleyso 10,000 Hadiyadood


Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ayaa Magaalada Muqdisho Ka daah-furtay ololaha Ku Shubo Oo Ku Guuleyso 10,000 Hadiyadood oo Looga talagalay macaamiisha Somtel

Macamilka isticmaal adeegyada Somtel wuxuu tijaabin karaa nasiibkiisa, isagoo kuna shubanaya Kaarka ku hadalka, wuxuuna ku guuleysan karaa Gaari Hyundai, Bajaaj, Samsung Mobiles, Firidges, Washer Machines & Dahab

Macamiilu Waxa uu Uga shubanayaa adeegyada a eDahab, eDahab Resaieller & Scratch Card

Munaasabadan Daah-furka Ololaha Ku Shubo oo Ku guuleyso 10,000 Hadiyadood ayaa lagu qabtay Hotel Elite ee Magaalada Muqdisho, iyadoo ay Ka Soo Qeybgaleen Mudanayaal ka Tirsan Golaha Shacabka, Maamulka Gobolka Banaadir, Mas’uuliyiin Ka Socota Rugta, Ganacsiga Soomaaliyeed, Ganacsato, Ururada Dhalinyada & Haweenka.

Ugu Horeyntii Waxaa Munaasabada Daah-furay Ku simaha Maareeyaha Gud ee Shirkadda Isgaarsiinta Somtel udane: Mukhtar Xasan Maxamed O Ku dheeraaday Daahfurka Ololahaan lagu Dhiiragelinaayo Macaamiisha Somtel " Waxaan Uga gol leenahay Oolahaan Cusub Ku Shubo Oo Ku Guuleyso 10,000 Hadiyadood Dhiira gelinta Macaamiisha Somtel & Sidoo Kale inan dib ugu Celino Macaamiisheena Wixii Yaraa ay Shirkadda u soo Biiriyeen

Waxaa Sidoo Kale Munaasabada ka Hadlay Madaxa Waaxda Ganacsiga Somtel Mudane C/laahi Cali Caamir Oo Sharaxay Sida SomtelMar Walba Ugu hiiliso bulshada Soomaaliyeed Waxa uu ka dhawaajiyay in bulshada soomaaliyeed ay horay ugu soo kordhiyeenadeegyo wax u ool ah sida adeegga aabe oo macaamiisha horay u amaahin jireen lacag dhan ilaa$100 Dhawaaala balaarin doono ilaa Dhowr un la gaarsiin doono ilaa Dhowr un si baahida amaaheed e Macaamiisheena loo daboolo

Waxaa Sidoo Kale Munaasabada ka hadlay Madaxa Xafiiska Suuqgeynta Somtel Mudane: Axmed Ciise Xaaji Oo Ka dhawaajiyay Hanaanka ay Macaamiishu Ku guuleysanayaan Si ay uga Faa’ideystaan Ololahaan Cusub Ku Shubo oo u Guuleyso 10,000 Hadiyadood Samee Top Up oo Tijaabi Nasiibaaga Nasiibaaga Waxa Xusuid Mudan In Ololahaan uu gaar U yahay

Macaamiisha shirada S omtel Oo Kaliya

 

Waxaa Sidoo ale Waxaa Munaasabada Ka hadlay Gudoomiye ku Xigeena Arimaha Bulshada Gobala banaadir Marwo: Baasmo Caamir Shakeeti Oo bogaadisay kaalinta Somtel Wax ayna ugu baaqday Macaamiisha Shiradda ee ku dahaqan Magaalada Caasimada inay Ka faa’ideytaan Ololahaan dhaxl-galka ah ee Macaamiisha Somtel lagu abaal-marinaayo

Ugu Danbeyntii Waxaa Munaasabada Soo Xiray Xildhibaan Proff Maxamed Cumar Dhaalxa Oo Sheegay inuu marqaati ka yaahay 10,000 Hadiyadood ee Shirkadda Somtel Soo bandhigtay Waxa uuna Kula dardaarmay bulshada Soomaaliyeed Inay Ka Faa’ideystaan Fursadaan Qaaliga ah oo Qof Walba Nasiibiisa Tijaabiyo Isagoo Guul u rajeeyay dhamaan amacaamiisha shirkada somtel Xmar & Gobalada Intaba

Shiradda Somtel Waa Shiraddi Ugu Horeysay ee Macaamiisheeda Ku abaalmarinaayo 10,000 Hadiyadood Waa Istaraajiyad & Hal abuur ganacsi Oo ku Cusub Ganacsiga Somaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip