Guus Hiddink Oo U Digay Xiddigaha Chelsea: Ha Ku Dhicina Imtixaanka Aad Ugu Jirtaan Boosaskiina Ee Tababare Antonio Conte.

0
Monday April 11, 2016 - 11:44:21 in Sports News by
  • Visits: 640
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guus Hiddink Oo U Digay Xiddigaha Chelsea: Ha Ku Dhicina Imtixaanka Aad Ugu Jirtaan Boosaskiina Ee Tababare Antonio Conte.

    Guus Hiddink ayaa uga digay xiddigaha Chelsea inay dhamaantood tijaabo ugu jiraan boosaskooda kooxda Antonio Conte ee xilli ciyaareedka danbe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guus Hiddink ayaa uga digay xiddigaha Chelsea inay dhamaantood tijaabo ugu jiraan boosaskooda kooxda Antonio Conte ee xilli ciyaareedka danbe.

Conte ayaa imaan doona Stamford Bridge marka uu soo dhameysto shaqadiisa xulka Talyaaniga ee ka dib Euro 2016, Hiddink ayaana sheegay in kooxda oo dhan inay tahay inay feejignaan muujiyaan ka dib guuldaradii 1-0 ka soo gaartay Swansea.

cescfabregas-cropped_lkwgcmvygzta13k2xe7dt3xb9

"Cid walba waa inay u dagaalanto booskooda iyadoo tababare cusub uu imaanayo kooxda” ayuu Guus Hiddink.

"Iyadoo ay taasi jirto, laakiin marka aad u ciyaareyso Chelsea waa qasab inaad noqoto mid ku faana kooxda islamarkaana hami ku ciyaara.

"Haddii aad ku ciyaarto kaliya adigoo ka walwalaya booskaaga, markaas waad sibxaneysa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip