HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 7-JULY 2021

0
Wednesday July 07, 2021 - 09:41:39 in Wararka by
  • Visits: 519
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 7-JULY 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku wajahan Magaalada Kismaayo

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggam inayo ayaa waxaa la filayaa inay tagaan Magaalada Kismaayo oo ah Xarunta Kumeel gaarka ah ee dowlad Goboleedka Jubb aland.

Shalay waxaa magaala da Kismaayo gaaray wafdi hordhac u ah safarka Ra’ iisul Wasaaraha, kuwaas oo ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha si ay ugu sii diyaariyaan qaabka soo dhaweynta.

Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hooso ayaa waxaa laga dareemayaa qaban qaabada soo dhaweynta Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, iyada o amniga Magaalada siweyn loo adkeeyay.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Max amed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, isaga oo sidoo kale booq an doona Saldhigyada Ciidamada Jubbaland.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa horay u booqday dega annada Dowlad Goboleedyada, Hir-Shabeelle, Gal mudug, Koonfur Galbeed & Punland, haatana lagu wado in uu booqdo Magalada Kismaayo ee Maam ulka Jubbaland.

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay waxyaabi hii looga hadlay Shir ka dhacay Morocco

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada ee Xuk umadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa ka warbixiyay shir uu uga qeyb-galay dalka Morocco, halkaasi uu ka dhacay shirka hay’addaha Duulista ee Jaamacadda Carabta.

Wasiir Duraan ayaa sheegay in shirkaan sedde xdii sano mar la qabto, laguna doorto Guddoonada hay’addaha Duulista , kaasi oo noqonayo kii 26-aad oo ay yeeshaan wadamada ku bahoobay hay’adda duulista ee Jaamacadda Carabta.

Shir guddoonka waxaa ahaa sanadkaan dalka Lebanon oo kala wareegtay wadanka Kuwait wax aana shirkaan uu muhiim u yahay arrimaha hay’ addaha duulista.

Wasiirka Gadiidka iyo Duulista Hawada Soomaal iya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in kulanka uu muhiim u yahay hay’adda duulista Ray idka Soomaaliyeed, maadaama ay dowladdda Soom aaliya la wareegtay maamulka hawadeeda.

Ugu dambeyntii shirkaan hay’adda duulista ee Wadamada Jaamacadda Carabta sanadkaan waxaa ka qeyb-galay 21- dal, waxaana dowladda Soomaa liya ay rajeyneysaa inay mar kale kusoo laabato shir guddoonka, maadaama muddo ka badan 30 sano da lka uu bur bur ku jiray, isla markaana dhamaan ade egyadii dowligu ay ku bur bureen, balse haatan wax badan laga soo kabsaday, waxaana shirka ku wehli nayay Maareeya Guud ee Hay’adda Duulista Rayid ka Soomaaliya.

Taliska Maraykanka oo gaadiid dagaal ku wareeji yay taliyaha ciidamada xoogga dalka

Taliska Mareykanka u qaabilsan Qaarada Afrika oo loo yaqaan ( AFRCOM) ayaa Shalay ku wareeji yay Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gaadiid dagaal oo casri ah.

Munaasabad kooban oo Gaadiidan lagu wareeji nayay Ciidanka xoogga dalka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Janeraal Oda waa Yuusuf Raage, Saraakiil ka tirsan Ciidamada xo ogga dalka iyo Taliska AFRICOM.

Gadiidkan Shalay lagu wareejiyay Ciidanka xoo gga dalka ayaa waxaa loogu talagalay in ay ku how lgalaan Ciidanka kumandooska DANAB ee Xoogga dalka, kuwaas oo dagaal adag kula jira Al-Shabaab.

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa uga mahad celiyay Taliska Mareykanka ee AFRICOM Gaadiidk aan ay kusoo wareejiyeen, isaga oo sheegay in Ciid amada DANAB sidii loogu talo galay ay ugu Shaq eyn doonaan Gawaaridaan.

Sarakiil u hadashay Taliska Mareykanka ee Qaa ra da Afrika ee AFRCOM ayaa sheegay inay sii wadi doonaan taageerada ay siiyan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo inta badan Gobolada dalka ka wada howlgallo ka dhanka ah dagaalamayaasha Al-Shabaab.

taliska maraykanka oo gaadiid dagaal ku wareejiy ay taliyaha ciidamada xoogga dalkataliska maraykan ka oo gaadiid dagaal ku wareejiyay taliyaha ciidama da xoogga dalkataliska maraykanka oo gaadiid daga al ku wareejiyay taliyaha ciidamada xoogga dalkatal iska maraykanka oo gaadiid dagaal ku wareejiyay taliyaha ciidamada xoogga dalka

Midowga Musharaxiinta oo dalbaday in Farmaajo laga mamnuuco inuu xil dambe qabto hal sabab darteed

War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ugu horeyn walaac xoog leh looga muujiyey xaaladda nololeed iyo wararka la xiri ira dhalinyaradii tababarka ciidan loogu diray dalka Eritrea, kuwaas la sheegay in ay qeyb galeen dagaa lkii ka dhacay gobolka Tigray ee dalka Itoobiya.

"Wararka la xiriira joogitaanka dhalinyaradaas ee Ethiopia iyo ka qeybgalkooda dagaalada sokeeye waxaa xaqiijiyey Hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay iyo madax ka tirsan dawlado caalami ah oo u kuur galay dagaaladaas. Sida lawa da ogsoon yahay waxaa dacwado soo jeediyey waali diinta dhalinyaradaas oo ka codsaday madaxda dow ladda in xaaladda ubadkooda ay ka hadlaan, xaqiiq da jirtana la wadaagaan umadda Soomaaliyeed,” ayaa lagu warka Midgowga Musharaxiinta.

Qoraalkaan oo lagu baahiyey bogga Xisbiga Ila ys ee uu hoggaamiyo Cabdulqaadir Cosoble ayaa nasiib-darro ku tilmaamay in Madaxweyne Farmaajo uu dhegaha ka fureeystay oo diiday inuu shacabka Soomaaliyeed ka jaahil bixiyo eedeeymahaas.

"Isagoo ka welwelsan dacwadaha soo badanaayey iyo banaanbaxyada ku aaddan arrintaan ayuu Ra’iis al Wasaare Rooble magacaabay guddi loo wada ar kay magac-u-yaal oo ay ku jiraan dadkii mas’uulka ka ahaa maamulka iyo siyaasadda ciidamada, oo aan wax ka dhihin arrintaan cadeeymahoodu soo kordhayaan maalin walba, gaar ahaan markii ay cii damada Tigrey dib u qabsadeen deegaanadooda,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Ugu dambeyntii Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war-saxaafadeedkaan shacabka Soomaaliyeed uga dalbaday in Madaxweyne Farmaajo oo ay ku eedeeyeen fashil iyo ku takri fal awoodeed ay ka hor istaagaan in mar kale uu isku soo sharaxo xilka iyo inuu mas’uuliyad dambe dalkaan ka qabto.

"Golaha Midowga Musharaxiinta wuxuu ugu baa qayaa Madaxweynha muudo-xileedkiisu dhamaa day, haddana u hanqal taagaya muddo kale in lagu abaal-mariyo in uu garowsado in uu ku fashilmay xil kiisii oo uu ku takri falay ilaalinta Dastuurka Qaranka, 1- inuu iska casilo xilka uu hadda sida sharci-darra da ku joogo, 2- in umadda Soomaaliyeed ka hor-ist aagto in uu u tartamo xilka mar kale, iyo 3- in Farma ajo laga mamnuuco in uu mas’uuliyad heer qaran ah mar dambe ka qabto dalka,” ayaa lagu soo gabag abeeyey bayaanka Midowga Musharaxiinta.

Xigasho:caasimadda.net

Dad Ku Dhintay Kaawo Kusoo Duntay Duleedka Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Kaawo la ga bixiyo dhagaxa kuna taalla halka loo yaqaano sif aynta Batroolka ee duleedka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Jasiira oo kusoo duntay dad ka shaqeynayay Kaawada.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warrameen in Kaawada ay ku soo duntay dad dhowr ah oo xoogs ato muruq-maal ahaa, xili ay qodayeen oo ay ka soc otay shaqo, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Inta la xaqiijiyay 4 ruux oo kamid ah dadkii qoday ay Kaawada ayaa ku geeriyooday goobta, halka dad kalena ay dhaawacyo soo gaareen, kuwaasi oo la geeyay Xarun Caafimaad, iyadoona dadka waxyeela da soo gaartay loo sameeyay gurmad.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii daraya in Kaawada ku soo duntay degaanka Jasiira ee duleed ka Magaalada Muqdisho ay weli ku hoos jiraan dad kale, isla markaana uu socdo gurmad lagu soo bixin ayo dadkaas oo xoogsato muruq-maal ahaa.

Kaawooyinka laga bixiyo Dhagaxa iyo Carrada dhismaha ayaa inta badan kusoo dunta xoogsatada muruq maalka ah ee ka shaqeysta Kaawooyinka, wa xaana Kaawooyinka soo duma ka dhasha khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaara dad

ka ka shaqeyneysta.

Xog: Beesha caalamka oo diidan in doorasho lagu qabto magaalo ka mid ah deegaan doora shooyinka

Beesha caalamka ayaa ka walaacsan inay door asho ka dhici karto magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo ka mid ah magaalooyinka loo asteeyey deegaan doorashooyinka.

xildhibaanada golaha shacabka, sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Online.

Ilo-wareedyo la gu kalsoon yahay ayaa Caasim ada Online u sheegay in xubno ka tirsan beesha caa lamka ay qabaan inay halis amni oo xoog gan ka iman karto haddii doora sho halkaas lagu qabto, ay ada oo ay suurta-gal tah ay inay soo weeraraan ma leeshiyada Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa aad ugu xooggan deegaano ku dhow Baraawe, waxaana magaalada ku sugan ciida mo aan badneyn oo isugu jira Soomaali iyo Amisom, oo ay adkaan doonto inay Shabaabka iska caabiy aan haddii weerar culus uu kaga yimaado.

Baraawe ayaa ah caasimadda rasmiga ah ee ma amulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, inkasta oo aanu maamulka ku shaqeyn oo uu degan yahay Baydhaba, ayada oo mid ka mid ah sababaha ay ta hay halista amni ee magaaladan ka jirta.

Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in laga fak ariyo inaan magaaladaas lagu qaban doorasho, ama la geeyo ciidan xooggan oo Amisom ah, taasi oo u baaqan qarash malaayiin dollar ah.

Haddii la go’aamiyo inaan Baraawe lagu qaban doorasho, waxay fursad siin kartaa maammullada Jubaland iyo HirShabelle, oo horey u doonayey inay san doorasho ku qaban Garbahaarey iyo Beledwey ne, balse laga diiday, kuwaas oo ku doodi kara in de egaan doorashooyinka lagu soo wada koobo min hal magaalo, ama laba magaalo, balse aysan sax aheyn in maamullada midba si gaar ah loola macaamilo.

"Haddii la go’aamiyo inaan Baraawe lagu qaban doorasho waxay albaabada u furi kartaa maamulla da kale ee ku doodaya in deegaan doorashada lagu soo koobo hal magaalo. Haddii lagu qabanayana wa xay u baahan tahay qarash badan iyo ciidan dheeri ah, marka waa laba ka darran mid dooro,” ayuu yiri sarkaal ku dhow beesha caalamka oo la hadlay Caasimada Online.

Arrintan ayaa hadda aad looga doodayaa, mana cadda go’aanka laga qaadan doono, ayada oo ay soo dhowaatay doorashada Aqalka Sare oo ah tan u gu soo horreysa, xilli guddiyada doorashada ay hogg aan wada doorteen intooda badan.

Puntland oo dib u dhigtay doorasho laga qaban lahaa Saddex degmo

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa Shalay shaaciyay xiliga rasmiga ah ee ay dha cayso doorashada horudhaca ah ee degmooyinka Eyl, Qardho iyo Ufeyn.

Guddoomiyaha guddiga KMG doorashooyinka Puntla nd ee TPEC Guuleed Saal ax Barre oo Warb aahinta kula hadlay Magaalada Gar oowe ayaa in doorashadaas la qaban doono 25-ka October 2021 oo ku beegan maalin Isniin ah.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Guddiga markii uu la tashaday Dawladda, Ururada Siyaasadda, Uru rada Bulshada Rayidka ah & in la Iswaafejiyo jadwal ka iyo xeerarka doorashada lana Tixgeliyo jadwalka doorashada federaalk la go’aamiyay in doorashadu ka qabsoonto 3daas degmo maalinta Isniinta ah ee 25 October 2021. Puntland ayaa dhawaan waxaa degmooyinka Eyl, Qardho iyo Ufeyn ka sameeysay diiwaangelinta dad weynaha si ay deggaanada puntland uga dhacdo doorasho qof iyo cod ah.

Xildhibaan Fiqi oo war kasoo saaray dagaalladii Shalay

Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo ay ciidanka xo ogga dalka iyo kuwa daraawiishta Galmudug ay Shalay kula wareegeen dhowr deegaan oo ka tirsan koonfurta gobolka Mudug.

Wasiir Fiqi ayaa sheegay inay Al-Shabaab ka qa bsadeen deeg aano ay ka mid tahay Bacaadwe yn, isla markaana ay ku wajahan yihiin deegaano kale oo ay ka mid tahay Camaara oo ku jirta gacanta Al-Shabaab, taas wax ka yar 15-KM u jirta magaa lada Bacaadweyn.

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmu dug ayaa waaberigii hore ee Shalay si nabad ah kula wareegay deegaanada Bacaadweyn, Sabeyno- gowrac iyo Qaycad, kadib markii ay isaga baxeen Al-Shabaab oo maamulayey waayihii dambe.

Warbaahinta Al-Shabaab ayaa gabal dhicii Shalay baahisay in kooxdu ay dib ula wareegtay deegaanka Qaycad oo ka mid ah deegaanadii laga xoreeyey Shalay, balse ma jirto cid ka madax-banaan oo weli xaqiijisay sheegashadooda.

Wasiirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo la hadlayey BBC ayaa sheegay in howlgalkaan uu guuleystay, isla markaana madaxda Galmudug aysan u kala hari doonin xoreynta deegaanada ay gobolladaas ka maamulaan Al-Shabaab.

"Howlgalkaan waxaan qorsheyneynay in mudo ah, Galmudug culeys badan ayey soo sareen Al-Sha baab, waxaana ku guuleysanay qabashada deeg aanadii aan Shalay ku dhaqaaqnay, ciidankeenu wa xay kaabiga ku hayaan Camaaro, howlgalkaana waa balaaran yahay, waxuu ka socdaa inta ka dhaxeysa bariga Gurceel illaa Bacaadweyn,” ayuu yiri Fiqi.

Wasiir Fiqi oo sii hadlaayey waxa uu yiri, "Howlg alka an waa mid dhameystiran madaxda Galmudug oo uu ugu horeeyo madaxweyne Qoor Qoor aysan u kala harin, wasiirrada iyo maamullada degmooyinka ayaa qeyb ka ah, marka howlgal noocaan oo kale ah horay nooma soo marin, waxaana dooneynaa in cadawgaan nasoo beegsaday aan sabab u noqono in guud ahaa dadka Soomaaliyeed ay iska xoree yaan.”

Somaliland oo war kasoo saartay dilkii Ibraahim Ma dhabbaa in loo dilay calanka?

Guddoomiyaha Gobolka Awdal ee Somaliland Maxamed Axmed Caalim (Tiimbare) oo faah faahin ka bixinayey dilkii AUN Marxuum Ibraahim Cab dishakuur Salaad oo ka mid ahaa ardayda wax ka barata Kulliyadda Engineering-ka Jaamacadda Cam uud ee Boorama ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu dhigay askarigii ka dambeeyey falka toga shada.

Tiimbare ayaa sidoo kale sheegay in askariga loo qabtay uu ka mid ahaa Booliska Somaliland haatana uu xiran yahay, isla-markaana loo gudbinayo maxk amad, si cadaaladda loo horkeeno, looguna qaado dambiga dilka ah ee uu geystay.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dadka shacabka ah inay is dajiyaan, kana war sugaan go’aanka max kamadda ay ka gaareyso dhacdadaasi oo haatan si weyn loo hadal hayo.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale intaasi kusii dar ay in Marxuum Ibraahim oo ahaa arday waxbarasha diisa ay wanaagsaneyd iyo askariga dilay ay kasoo wada jeedaan bariga Sanaag.

"Nin Askari ah ayaa xabbad uga dhacday Ibraah im Cabdishakuur oo ahaa arday waxbarashadiisu wa naagsaneen oo sanadkii labaad dhiganayay Kulliy adda Injineeriyada,Marxuumka & Gacan ku dhiiglaha waxa ay kasoo wada jeedaan Bariga Sanaag” ayuu yiri.

Dilkan ayaa dhacay daqiiqado, kadib markii Ibraah im iyo saaxibadiisa ay ka soo baxeen imtixaan ay soo wada galeen, waxaana la sheegay inuu marxuu mka dib ugu laabtay gudaha Jaamacadda kadib markii uu doontay Telefoonkiisa oo uu kusoo hilmaa may.

Si kastaba, Ibraahim Cabdishakuur oo 21 jir ahaa ayaa waxuu dhiganayey sanadkii labaad Kuliyadda Engineering-ka eee Jaamacadda Camuud qeybtee da magaalada Boorama.

Guddiga xalinta Khilaafaadka oo gudoomiye doortay

xubnahaGuddiga xalinta Khilaafaadka ee Heer Federal ayaa Shalay oo Talaada kulan koodii ugu horeeyay oo ka dhacay taandhada Afisiyoone ku do ortay gudoomiye cusub .

Kulanka waxa Soo xaadiray 21 xubnood.

Xilka jagada Gudoomiyaha Guddiga xalinta Khila afaadka waxa isku soo sharaxay

Cabdilahi Abyan Nuur iyo

Cali axamuud Farah( Cali Zeko)

Natiijada Doorashada gudoomiyaha:

Abdulahi Abyan Nuur waxa uu helay 14 cod, halka Cali Maxamuud Faarah ( Cali Zeko) uu helay 7 cod.

Mudane Cabdilahi Abyan Nuur ayaa noqon doona gudoomiyaha cusub ee Guddiga xalinta Khilaa faadka ee Heer Federal.

Booliska Jigjiga oo xiray Gabar ka tagtay Magaa lada Muqdisho

Qureesh Abiib Xuseen oo ah gabar da’ yar ayay ciidamo kala baxeen gurigeeda oo ku yaalla mag aalada jigjiga, 29 bishii aynu soo dhaafnay.

Maalmo dhowr ah oo ehelkeeda ay goobayeen ayay booliska deegaanka sheegeen in ay hayaan oo baaritaan ku socdo iyadoo intaa ka dib na ay boolis ka sheegeen in ay Qureesh tuhun u haystaan.

Qureesh ayaa dhawaan ka tagtaymagaalada mu qdisho, hooyada gabadhan xiran dhashay ayaa BBC uga warrantay qaabka gabadheeda loo xiray iyo sida ay ula yaabban tahay qaabka ay ciidamadu ula dhaq meen.

Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soom aaliya iyo xoghayaha difaaca Kenya oo ka wada hadlay amniga Soomaaliya

Xoghayaha arrimaha difaaca dalka Kenya, Mon ica Juma iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soo maaliya James Swan, ayaa ku kulmay magaalada Nairobi, halkaas oo ay uga wada hadleen xaaladda amni ee geeska Afrika gaar ahaan Soomaaliya.

Monica Juma ayaa qoraal kooban oo ay soo dhig tay bar teeda twitterka waxay ku she egtay in ay James Swan is dha afsadeen xaaladdaha amni ee Gees ka Afrika iyo qaababka loo xoojin karo iskaashiga amniga gobolka.

Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maalmihii ugu dambeeyay socda alo ku marayay dalalka arrimaha Soomaaliya saa meyn ku leh, sida kuwa Carabta, wuxuuna kala had layay arrimo quseeya Soomaaliya.

Kulankii ugu dambeeyay, wuxuu ergaygu kula kul may Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga dalka Isutagga Imaaraatka Carabta ee Abu Dhabi, isagoo kala hadlay arrimo ku saabsan horumarka Soomaali ya iyo gobolka.

Waxaa kulankaas kasii horeeyay kulan uu la qaa tay Ergeygu, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Afrika ee bo qortooyada Sacuudiga, Ahmed Bin Abdul Aziz Kat tan, wuxuuna la yeeshay xog isdhaafsi ku saabsan


Beel ka mid ah ABGAAL oo ka hor-timid saami qeybsiga xildhibaanada)

Waxgaradka beesha Ebakar-gaab Macalin Dhib laawe oo ka mid ah beesha Waceysle ee Abgaal maanta shir jaraa’id ku qab tay magaalada Muqdi sho ayaa ka horyimid saami qe ybsiga xildhibaanada ba ar lamaanka federaalka Soo maaliya ee beeshooda.

Kuraastaan ay beesha Ebakar-gaab Macallin ca bashada ka qabto waxay deegaan doorashadoodu tahay magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug, wax ayna baaq u direen madaxweynaha Galmudug.

Waxgaradka beeshaan ayaa madaxda dowladda federaalka iyo tan Galmudug ka dalbaday inaan lagu hungoobin in la duudsiiyo kuraas ay iyagu xaq u lee yihiin.

War-murtiyeed ka soo baxay beesha Ebakar-gaab Macallin oo laga shaaciyey shirkaan jaraa’id ay aa lagu soo bandhigay cabashada ay beeshu ka qab to hanaanka loo qeybiyo kuraas ugu darsan beesha Waceysle.

Waxgaradka beeshaan oo warbaahinta la hadl ay ayaa beesha Waceysle ka dalbaday in si cadaal ad ah sanadkan oo qeybiyo kuraasta, maadaama ay soo dul qaadanayeen mudo dheer oo sida ay shee geen ay ka maqnaayeen kuraas ay xaq u leeyihiin.

Hoos ka Daawo shirka Jaraa’id ee waxgaradka beesha Ebakar-gaabXigasho:caasimadda.net

Gabar ka tagtay Muqdisho oo lagala baxay guri ku yaalla magaalada Jigjiga

Gabar lagu magacaabo Qureesh Abiib Xuseen oo dhawaan ka tagtay magaalada Muqdisho ay aa la gu xiray magaala da Jigjiga oo reerkeeda ay degan yihiin, kadib markii ay goor habeen ah guriga Hoo yadeed ay kala baxe en ciidamo ka tir san bo olis ka is-maamulka dowlad deegaanka Soom aalida.

Nimco Yuusuf oo ah Hooyada dhashay gaba dhaas oo la hada shay BBC ayaa sheegtay in 29-kii bishii ho re ee June xilli habeen ah ay gab adhed agur iga kala bexeen ciida mada dowlad dee gaanka ee Liyuu boolis loo yaq aano.

Gabadha ayaa dhaw aan ka soo tagtay magaa lada Muqdisho oo ay mu do ku nooleyd, sida ay she egtay hooyadeed, wa xayna mudo ay wey sa naaye en meesha lagu ha yo kadib dhawaan loo sheegay in boolisku ay baaritaan ku hayaan gabadha.

"Habeen xilli dhexe ayaa guriga la igu soo gara acay,waxaa la igu yiri fur guriga baaritaan ayaa soc dee, markii aan furay waxaa la watay gabadheyda, anigana xoog ayaa la igu reebay, gabadha markiiba taleefanka ayaa laga qaaday, waxaan ka dalbaday booliska inay na baaraan, maadaama aan guriga u ga furnay inay na baarayaan, balse jir-dil ayaa na gu bilaawday,” ayey tiri Hooyo Nimco Yuusuf.

Sidoo kale Hooyadaan waxay sheegtay inay sido Asaay, haatana ay cadaalad u la’dahay gabadheeda oo booliska u xiran maalmo badan, isla markaana maalin kasta loo sheego in loo soo deynayo.

"Habeenkii gabadha la iga watay kadib waxaan la xariiray booliska waxay igu dhaheen ma heyno ga badhaas, afar cisho kadib ayey mar kale ii sheegeen inay gacanta ku hayaan oo la ii soo deynayo, weli is ka dabawareejis ayaan ku jirnaa, gabadheydiina meel kuma sheego,” ayey hadalkeeda ku sii dartay Hooyo Nimco Yuusuf.

Xildhibaan Ilhaan Omar oo ganacsatada ku dhiir igalisay doorkooda waxqabad.

Xildhibaan Ilhaan Omar oo maal-mahaan ku sug nayd Magaalada Minneapolis ayaa la kulatay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku howlan horumarinta adeegyada lagama maarmaanka ah ee ku xiran nolosha bulshada. Xildhibaan Ilhaan oo booq atay goobo ganacsi oo dhowr ah waxaan hal kaaa ku soo dhaweeyey Cisman Sheikh iyo Mursal Sheikhdoon oo ah Milkii layaa sha Xarun cusub oo loogu mag icdaray US Xal aal Foods .

Xildhibaanada ayaa ku am Shalay dhallinyara da Soomaal iyeed dadaalka ay ugu jiraan ho rumar inta ganacsigooda iyo magaca ay u soo hooyeen bulshada .

Wakiilka warbaahinta qaranka Cabdixakim Cabdi Ismaaciil ayaa soo shegay in xildhibaanadda ay si doo kale la kulantay qaar ka mid ah ururada bul shada ee ku dhaqan Magaalada Minneapolis.

Faahfaahino kasoo baxaya weerar ka dhacay gobolka Gedo

Wararka naga soo gaaraya deeganada Luuq iyo Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi aay ka dhaceen dagaalo u dhaxeeyay ciidamada do wladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii dagaalyaha no ka tirsan Shabaab aay wee rar dhabo gal ah ku qaa deen kolanyo gaadiid ah oo ay wateen ciid amada do wladda kuwaas oo marayay inta u dhax eysa degm ooyinka Luuq iyo Doolow ee gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad u xoogana oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, islamarkaana uu ka dha shay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo kala gaaray labada dhinac sida dadka deegaanka sheeg en.

Saraakiil ka tirsan militariga Soomaaliya ayaa sheegay iney iska difaaceen weerarka ay kuso qaa deen dagaalamayaasha Shabaab, ayna si nabadgal yo ah si wateen socdaalkooda.

Al-shabaab ayaa sidoo kale dhankooda guula ka sheegtay weerarka jidgalka ahaa oo ay ku qaadeen kolanyada ka tirsan Militariga Soomaaliya, islamark aana ay ku dileen laba askari sadax kalana ay ku dhaawaceen, inkastoo aysan jirin sheegashadooda warar ka madax banaan oo xaqiijinaya khasaaraha dagaalkaasi.

Maamulada Koonfur Galbeed Iyo Kadu una Ee Nigeria Oo Heshiis Kala Saxiixday

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Gal beed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed La fta-gareen oo ku sugan Caasimadda Abuuja ayaa Shalay kulan la qaatay dhiggiisa Kaduuna ee Nige ria Maalam Naasir Axmed.

Kulanka ayaa markii hore ku saabsanaa is xog-wareysi ah ku aadan labada dhinac iyo sidii wadash aqeyn u yeelan lahaayeen Maamulada Koonfur Galb eed iyo kan Kaduuna ee dalka Nigeria.

Guddoomiyaha Guddiga xalinta Khilaafaad ka ee he er Federal oo la do ortay

Kulanka kadib Madaxweyne Lafta-gareen iyo Ma alam Naasir Axmed ayaa waxaa ay kala saxiixdeen heshiis is afgarad oo ku le ysan dhinacyo kala duw an oo la isku afgartay.

Maamulada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo kan Gobolka Kaduuna ee dalka Nigeria ayaa ku he shiiyay Arrimo ay kamid yihiin wadashaqayn, Iskaa shi iyo mataaneyn labada dowlad Goboleed.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa booqasho ku tagay dalka Nageria, kadib markii casuumad rasmi ah uu ka helay dhigiisa Maamulka Kaduuna ee dalka as

Maxkamada sare ee Somaliland oo laashay dhammaan dacwadihii musharixiinta

Maxkamada sare ee Somaliland, ayaa laashay 20 dacwadood oo ay usoo gudbiyeen musharixiin ka cabanayay natiijadii hor dhaca ahayd ee doorasha da. Musharixiintan oo ah kuwii aan ku guulaysan doo rashadii golaha wakiilada, oo dacwado cabasho ah maxkamada u gudbiyay ayay maxkamadu laashay dhamaan dacwadahoodii.

Maxkamada ayaa ayiday natiijadii guddida door ashooyinka Somaliland kasoo saareen doorashada golaha wakiilada.

Maxkamada sare ayaa tan iyo markii lagu dhaw aaqay natiijada hordhaca ah ee doorashooyinka, ku howlanayd ka garnaqa dacwado ay soo gudbiyeen musharixiin aan ku qancin natiijada hordhaca ah.

Puntland oo saraakiil ciidan u xirtay baxsashada maxbuus ku xukunmaa dil toogasho

Puntland ayaa saraakiil ciiddan u xirtay maxbuus ku xukunmaa dil toogasho ah oo baxsaday, sida uu sheegay afhayeenka ciiddanka asluubta Puntland, gaashaanle sare Cabdirisaaq Maxamuud Xarrago.

Maxbuuska oo aan la shaacin dambigiisa, ayaa baxsaday xilli loo sii waday isbitaalka magaalada Qardho, halkaas oo lagu waday in arrimo caafimaad loo geeyo kadibna lagusoo celiyo xabsiga Qardho.

Afhayeenka ciidanka asluubta ayaa sheegay, in dabley hubaysan ay weerar kusoo qaadeen askartii ilaalinaysay maxbuuska, waxayna ku guulaysteen in ay awood kula wareegaan maxbuuska.

Saraakiisha loo xiray falkan ayaa lagu eedeeyay in ay sameeyeen dayacaad ayna maxbuuska la garab mareen isbitaalka, taasoo abuurtay shaki ah in ay kaalin ku lahaayeen fakadka maxbuuska.

"Waxaa noo caddaatay in ay jirtay dayacaad ay sameeyeen ciiddankii maxbuuskaas waday, ayna dhici karto in qaarkood xidhiidh la leeyihiin nimankaas hubaysnaa. Sidaas darteed, waxaa kiiska u xiran saraakiishii kaxaysay maxbuuska ,”ayuu yiri afhayeenka asluubta.

Hal askri oo katirsan ciiddankii loo xilsaaray amniga maxbuuska ayaa baxsaday falka kadib, laamaha amniga ayaa raadinaya.

Falkaan ayaa dhacay taariikhdu markay ahayd soddonkii bishii june ee tagtay.

Yuusuf Shaacir "Shaqo Xamar layga siiyay oo aan u shaqo tagaya ma jirto"

Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle (Yusuf Shaacir), ayaa sheegay in aanu aqbalin shaqo laga siiyay wasaarada waxbarashada Soom aaliya.

Abwaan Yuusuf Shaacir, ayaa sheegay in anay jirin shaqo uu Xamar u tagayo.

"Maalin dhawayd waraaq baa la ga qoray Xamar oo nin wariye ahi ii sheegay oo anan ogaynba, arrintaasi oo buuq dhalisay".

"Meel aan ku idhi Xamar baan tagaya majirto, shaqo Xamar layga siiyay oo aan u shaqo tagayaana ma jirto" ayuu yidhi Yusuf Shaacir.

Shaacir ayaa sidookale sheegay in anu odhan waan aqbalay ama waan diiday wareegtada dowlada Soomaaliya ku magacowday.

"Wareegtada soo baxday meel aan ku idhi waan aqbalay ma jirto, meel aan ku idhi waan diidayna ma jirto" ayuu yidhi Shaacir.

Yuusuf Shaacir oo markii magacaabistiisu soo baxday MMTV waydiiyey in uu aqbalay magacabista iyo in kale ayaa sheegay in aanu wax dhib ah u arkayn magacaabista lana shaqaynayo.

"Iyadoo aan cidi mushaar isiinayn ayaan ka shaqaynayay afka, imikana haday yidhaahdeen waxaanu kaaso waydiino naga caawi dhib umaan arag" ayuu Shaacir hore u yidhi.


Wararkii ugu dambeeyay ee xiisada ka taagan Beledweyne

Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka HirShabeelle ayaa Shalay howl-galo culus oo la gu xaqii jinayo ammaanka ka bilaabay deegaa no ku yaalla duleedka galbeed ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan

Wasiirka amniga gudaha dowlad goboleed ka Hir Shabeelle, Maxamed Kheyre oo asagu hogaaminayey howl-galkaas ayaa waxay ka sa meeyen oo ay ciidamadu ku sifeeyen siduu she egay deegaanada Baali, Burjada Ciinta, Doon-Maleeyka oo 25-KM dhanka galbeed ugu beeg an magaalada Beledweyne oo maalmihii u da mbeeyay ay ka taagneyd xiisad xoogan.

Maxamed Kheyre ayaa markii uu soo idlaa day wajiga koowaad ee howl-galka ku bogaa di yey ciid amada amaanka howlaha sugida am m aanka ee ay ka wadaan magaalada Beledwey ne iyo deegaanada ku teedsan.

Waxa uu faray in la dar-dar geliyo howl-gala da lagu sugayo amniga, xili uu maalmo ka hor dagaal ku dhex-maray magaalada Beledweyne ciidamo taa bacsan maamulka iyo kuwa daac ad u ah Jeneraal Xuud.

Magaalada Beledweyne oo kamid ah gooba ha loo asteeyay inay ka dhacaan doorashooyin ka labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu maamulka HirShabeelle ku howl an-yahay sidii lo oga dhigi lahaa meel nabdoon oo ka maran xiisad aha dagaal ee maalmihii da mbe ka taagna.

Howl-galadaan ayaa waxay imanaayaan xili maalmihii lasoo dhaafay magaalada Beledwe yne ay ka taagneyd xiisad u dhaxeysa maamul ka HirShabeelle iyo jabhada Jeneraal Xuud, ay ada oo magaalada ku dagaalameen ciidamo ka la taabacsan, inkasta oo xiligan uu dagan yah ay jawiga guud ee magaalada.

bedelada ka socda Soomaaliya iyo gobolka.

Hoggaamiyaha Maleeshiyaad ay taageerto Iiran oo u hanjabay Mareykanka

Abu Alaa al-Walae, commander of Kataib Sayyid al-Shuhadam, speaks during an interview with The Associated Press, Monday, July 5, 2021, in Baghd ad, Iraq. The leader of an Iran-backed Iraqi militia has vowed to retaliate against America for the death of four of his men in a U.S. airstrike along the Iraq-Syria border last month, saying it will be a military op eration everyone will talk about. (AP Photo/Khalid Mohammed)

Hoggaamiyaha maleeshiyo Iraqi ah oo ay Iran taageerto ayaa wacad ku maray inuu ka aargudan doono dilkii ay Mareykanka ugu geysteen afar ka mid ah ciidankiisa duqeyn ka dhacday xuduudda Iraq iyo Syria, bishii tagtay. Abu Alaa al-Walae, hoggaamiyaha kooxda Kat aib Sayyid al-Shuh ada, ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey wakaa lad da wararka AP ku sheegay inuu jiri doono howlgal militari oo qof walba uu ka sheekeyn doono.

Waxa uu sidoo kale sheegay in guusha Ebrahim Raisi, oo ah hoggaamiye mayal-adag uu ka gaaray doorashadii Iran, ay xoojin doonto kooxaha mintidiin ta ah ee Bariga Dhexe, afarta sano ee soo socota.

Abu Alaa al-Walae, oo inta badan aan wareysi sii sin warbaahinta ajnabiga ah, ayaa Isniintii AP kula hadlay xafiis uu ku leeyahay xaafad ka mid ah Baghdad oo ku teedsan Webiga Tigris.

Ciidamada cirka Mareykanka ayaa 27-kii June wa xay meel u dhow xuduudda Syria iyo Iraq ka fuliyeen duqeymo uu Pentagon-ka sheegay in lala beegsa day xarumo ay kooxaha Iran ay taageerto u adeegs adaan in laga soo qaado weerarada diyaardaaha drone-ka ah ee laga fuliyo Iraq. Afar maleeshiyo ayaa lagu dilay howlgalkaas.

Mareykanka ayaa maleeshiyooyinka ay Iran taa geero ku eedeeya inay fuliyaan weeraro loo adeegsa do gantaallo iyo diyaarado Drone oo lala beegsado saldhigyada uu ku leeyahay Iraq.

"Waxaan dooneynaa howlgal ku habboon shuhad ada,” ayuu yiri Abu Alaa al-Walae, isaga oo ula jeedo afarta dagaal-yahan ee laga dilay dabayaaqa dii June. "Xitaa haddii [howlgalkaas] uu dhaco xilli da mbe. Waqtiga muhiim nooma ahan.”

"Waxaan dooneynaa howlgal qof walba uu yiraah do waa ay ka aarguteen Mareykanka,” ayuu yiri Wal ae. "Waxa uu noqon doonaa how lgal ka iman kara cirka, badda, aagga xuduudda Iraq, gobolka ama meel kasta. Kani waa dagaal furan.”

Abu Alaa al-Walae ayaa ammaanay madaxwey naha cusub ee Iran, oo la filayo inuu xukunka la wa reego bisha soo socota, isaga oo sheegay in kooxa ha mintidiinta ah ee Iran ay taageerto "uu soo mari doono waqtigooda ugu wanaagsan.”

Dowldda Kenya oo xal u raadinaysa afduubka ku soo badanaya dalkeeda.

Booliska dalka Kenya ayaa sameeyay koox gaar ah oo baaraya kiisaska afduubka la xiriira oo ay she egeen inay qatar ku yihiin amniga dalka.

 

Kulan ay yeesheen saraakiisha sarsare ee booli ska ayaa lagu sheegay in dhacdooyinka afduubka ay ka mid yihiin arrimaha halista ugu weyn ku ah amn iga ka hor doorashada guud ee sanadka dambe.

Wasiirka wasaaradda arri maha gudaha Fred Mati ang’i ayaa sheegay in kooxda la siiyay adeegyo gaar ah oo ay ku howl galaan kuna xaliyaan dhibaat adan.

Si kastaba ha noqotee wuxuu ka hadlay baaxad da ay dhibaatada leedahay isagoo ku tilmaamay arr in aan sidaas u sii weynayn.

"Waxaan ku heshiinay in aan geyn doono ilo kha as ah oo arintaan wax ka qabto. Waa arrin aan sid aas u weynayn, maadaama ay boolisku ku talaabs adeen horumaro ballaaran oo ay ku baadi goobay aan kooxaha ka dambeeya arintaan, ”ayuu yiri Mat iang’i. Dhacdoooyinka la xiriira afduubka ayaa sidoo kal e saamayn u gaystay bulshada Soomaalida ee ku no ol dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ka dib markii dhowaan xaafaadda Islii laga afduubtay tiro gabdho ah.

Cabsi iyo welwel ayaa lasoo deristay Soomaali badan oo ku nool dalka Kenya,iyada oo dhac dooyink an muddo todobaadyo ah aad looga had al hayay baraha bulshada.

Gurmad Xoogan Oo Lagu Baadi-Goob ayo Diyaar ad La La’ Yahay Oo Socda

Diyaarad ay la socdeen 28 qof ayaa laga ba adi-goobayaa Bariga Fog ee dalka Raashiya, ka dib, mar kii Diyaaradaasi laga waayey Shaa shadaha Raada arka lagala socdo Duullimaadka Diyaaradaha.

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa ANTINOV 26 waxaa la waayey, xilli ay isaga kala gooshaysay ma gaallooyin ku yaalla Gacn-biyoodka Kamajat ka ee dalkaasi.

Wakaalladda Gaadiidka Cirka ee dalkaasi ay aa sheegtay iny Cimilada aad u xumayd, xilligii ay Diyaaradda ku degi lahayd Garoonka magaalada Palana. Ceeryaamo iyo caad huwaan ah ayaana wada qariyey dhamaan Buuraha ku teedsan magaaladasi.

Al-shabaab oo weerar ku qaaday degaan laga qabsaday iyo Dagaal Culus oo socda Ra’isul-wasaaraha dalka Raashiya, Mikha’iil Mishustin ay aa magacaabay Guddi Khaas ah oo loo xil-saaran baari taanka dhacdada ku gedaaman Diyaaradda la la’ yahay.

Guutada Ciiddanka Badda ee ku sugan Bad weynta Pacific ayaa qeyb ka ah Baaritaanka, iya doo ay Diyaarado iyo Maraakiibta Badda quusta ee Guj iska qeyb ka yihiin baadi-goobka Diyaarad da lagu la’ yahay Bariga Fog ee dalkaasi.

Diyaaraddaasi waxaa ay ahayd mid shaqeyn ay say tan iyo sanadkii 1982-kii, sida laga soo xig tay Madaxa Shirkadda leh Diyaaradaasi.

Dowladda Jarmalka Oo In Ka Badan 2 Kun Fiiso oyinSiisay Shaqaale

Wasaaradda Difaaca Jarmalka ayaa shaaci say inay 2,400 oo Fiisooyin ah siiyeen Shaqaala ha Afg anistan iyo qoysaskooda ee la shaqeeyey Ciiddaan ka Jarmalka ee ka hawlgalay dalkaasi.

Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Jarmalka, Dvid Helmbold ayaa sheegay inay doonayaan inay tage ero badan oo suurtogal ah siiyaan Muw aadiniinta Afganistan ee la soo shaqeeyey Ciiddanka Jarma lka.

Waxa uu intaasi ku daray in Shaqaalaha lasi iyey Fiisooyinka ay sida ugu dhaqsaha badan ugu dhoofi doonaan Jarmalka.

Warkan ayaa soo baxay maalmo kadib, markii Ciiddankii ugu dambeeyey ee Jarmalka laga saa ray dal kaasi oo ay ku sugnaayeen tan iyo sanad kii 2003-dii.



MARKABKII UGU HOREEYAY EE ITOOBIYA LEEDAHAY OO KUSOO XIDHAY DEKEDA BERBERA


 

Markab laga leeyahay dalka Itoobiya oo la gu magacaabo Gibe, ayaa kuso xidhay dekeda Berbera.

Markab kan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee ay Itoobiya leedahay ee dekeda kuso xidha dekeda Berbera, ayaa waxa leh shirkada mara akiibta Itoobiya ee Ethiopian shipping logistics services.

Markabka Gibe ayaa waxa wakiil ka ah shir kada koontinarada soo dajisa ee Intergrated Shipping Services Berbera.

Shirkada markabka Gibe iskaleh ayaa ah shirkad guun ah oo la asaasay sandkii 1964, waana shirkad bixisa adeega dhoofinta alaa bada.

"Waxaanu bixina adeegyada badeecadaha badaha iskaga kala goosha" sida waxa yidhi guddoomiye ku xigeenka shirkada Siraaj Cab dalla oo Somaliland safar ku jooga.

Marakiibta ay shirkadani leedahay ayaa iskugu jira qaar Itoobiya leedahay iyo qaar kale oo ay soo kiraystaan.

"Waxanu adeegsana maraakiib uu qaranku leeyahay iyo qaar kale oo aanu soo kiraysano" Siraaj Cabdalla aya markale sida yidhi.

Dowlada Itoobiya oo 19% ku leh saamiga dekeda Berbera, ayaa la rajaynayaa in ay noq oto suuqa ugu wayn ee dekeda Berbera yeelan doonto.


DANJIRE AMEERIKO OO SOO BANDHIGAY BUUGGA DANJIRE


Dr.Maxamed Cali Nuur {Ameeriko} oo hore u soo noqday Safiirka Soo maaliya ee Kenya, sidoo kalena ah Qoraa iyo Samafale ayaa soo ban dhigay Buug uu ugu magac daray "Danjire” oo uu ku soo aruuriyay macl uumaadka dibulumaasiyada, xaalada dalka Soomaaliya iyo arrimo badan oo kale.

Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu soo bandhig ayay buugga cusub ee uu qoray Qoraa Maxamed Cali Nuur { Ameeriko} ayaa waxa ka qeyb-galay wasiiro, aqoon-yahan, siyaasiyiin, culimo, dhal linyaro iyo marti-sharaf kale.

Intii ay socotay munaasibadda Buugga Danjire ayaa waxaa si weyn loogu bogaadiyey Qoraa Maxamed Cali Nuur {Ameeriko} buugga cusub ee uu soo bandhigay, kaasi oo ay sheegen inuu wax badan xambaarsan yahay.

Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda, Dowladda Federaalka Somaaliya Prof .Cabdulaahi Sheekh Cali {Qaloocoow} oo ka mid ahaa Mas’uuliyiintii goobta ka hadashay ayaa waxa uu ku dheeraaday muhiimada Buugga Cusub iyo faa’iidada uu leeyahay in la Aqristo.

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya, Taliyaha Ciidamada Booliis ka Jeneraal Maxamed Xasan Xijaar, Gudoomiyaha Degmada Kaaran iyo Guddoomiyaha ku-xigeenka Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed, Naj ma Maxamuud oo ayaguna munaasibadaas hadal ka jeediyay ayaa ku dheeraaday mawduuca uu xambaarsan yahay Buuga Qoraa Ameeriko oo si gaar ah uga hadlaya arrimo badan oo ku saabsan diblumaasiyada iyo xaalada dalkeenna.

Sidoo kale waxaa ayaguna dhankooda Bogaadiyey qoraaga Dr Xasan Sheikh oo ah fallan-qeeya ka hadla siyaasada iyo Prof Faarax Bursaliid, iyag oona dul istaagay Nuxurka uu sito buugga iyo xilliga uu ku soo aaday.

Ugu dambeyntiina waxaa Munaasibada ka hadlay Qoraaga Buuga, Dr.MaxamedCali Nuur { Ameeriko} oo asagu ku dheeraaday Marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray qoraalka Buugga Danjire iyo xaaladaha ku gadaaman Buugga sida weyn loo soo dhaweeyay.

Dr.Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa waxa uu gaba-gabadii mun aasibada Gudoonsiiyay Buugga cusub ee qoray Hay’addo, Mas’uuliyiin iyo Shaqsiyaad caan ah oo dalka iyo dadka wax u soo qabtay.

Abdihakim Elmi Hassan

Cabdixakiin441@hotmail.com


KHATAR CADIIM: MUQDISHO IYO ISTICMAALKA CIRBA DAHA MAANKA DOORIYO.


Waxaa Dalka gaar ahaan Magaalda Mogadishu ku soo batay istic maalka Cirbadaha Maanka door iyo.

waxaa isticmaalo inta badan Dhalinyarada Da’do odu u dhaxeeyso 12-26, kuwaa oo 70% ey Haween yihiin.

Cirbadihii la isku duri jiray ee Mamnuuca ka haa Suuqa in lagu iibiyo, kuna keeydsanaa isbitaalada oo kaliya, Bukaankana lagu Dabiibi jiray marka Dha khaatiirtu Go’aamiyaan oo kaliya, ayaa Suuqa ku soo batay iyada oo ganacsi loo keenay, ama dan ka le oo ah in Jiilka cusub laga dhigo Dhaqan ka bax.

Sida aan soo ogaaday: waxaa ku soo kordhay

1. in Cirbadaha Dadka Sokor macaanka qabo Da awa kale lagu daro, kadibna lagu duro Dhalinyaro aan qabin Kaadi macaan.

2. Daawada dadajiso Foosha oo iyana Gacanta la isaga duro.

3. Daawada Kabaabyada iyo tan suuxinta oo la barxo lagina duro Dhalinyarada.

Ma ahan wax qarsoon kumanyaal dhalinyaro ah ayaa Habeen kasta lagu mudaa oo weliba raqiis lo oga iibiyaa, Arrintaa kama maqno Ganacs ato aan ah eyn kuwii aan naqiin, Hayado Dowli ah oo fududeyo Hows hoodiina Gabay, Hayado Caalamiya iyo Dhali yaro la duufsaday.

waxaan ka walwalnaa kuwa Qaraxa ku dhinto Maalin kasta, kuwa ka badan ayaa u dhinto Cirbada haa.

Wallaahi, waa khatar jirta oo aan aad uga naxay markii aan wax ka ogaaday jiritaankooda.

FG: -Fadlan wixii aad ka ogtahay iyo sida wax looga qaban karo nala wadaag.

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip