HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 6-JULY 2021

0
Tuesday July 06, 2021 - 08:48:35 in Wararka by
  • Visits: 487
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 6-JULY 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

RW Rooble oo kulan looga hadlay arrim aha doorashada la qaatay wakiill ada beesha caalamka.

    Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Ro oble ayaa wakiillada beesha caalamka la yeeshay kulan

looga hadlay horumarrada laga sameeyay Arri maha doorashooyinka dalka, amniga doorashoo yinka iyo teegeerada beesha caalamka ay siiso Soomaaliya iyo tan farsamo ee ku aadan doo rashooyinka dalka ee la filaayo iney dhacaan.

    Kulankan uu la qaatay ra’iisulwasaare Rooble ayaa waxa uu imaanaya iyadoo dhawaan ay mag aalada Muqdisho ku yeesheen shir madaxda dow lad goboleedyada dalka iyo Rw Rooble kaas oo intiisa badan looga hadlay howlaha dardargelinta doorashada kadib markii heshiis rasmi ah laga gaaray arrimaha doorashooyinka dalka.

     Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka iyo saa mileyda siyaasadeed ee dalka ka dalbaday iney kala shaqeeyaan howlaha doorashooyinka isaga oo xusay in loo baahan yahay garab istaag buu xa, islamarkaana uusan la safan doonin musha rax gaar ah sida uu hadalka u dhigay.

    Dhawaan ayey ahayd markii ra’iisulwasaare Rooble uu guddiyada doorashada uu faray iney ka shaqeeyaan cadaaladda, islamarkaana iska ila aliyaan wax ku saabsan musuq-maasuq ku aadan arrimaha doorashooyinka, waxaana uu tilmaamay in uu xoogga saari doono sidii ay dalka uga dhici lahayd doorasho loo dhan yahay laguna wada qanacsan yahay.

Xildhibaan Mahad Salaad: "Waxaan u taaganahay tartanka Kursiga HOP147”

       Munaasabad lagu soo bandhigayay waxqa badka Xildhibaan Mahad Salaad uuna ku shaa cinayay inuu yahay Musharax Xildhibaanimo ee HOP 147 ayaa lagu qabtay caasimada dalka ee Muqdisho.

       Waxaa ka qeybgalay munaasabadan Siyaas iinta, Saraakiisha, Duubabka Dhaqanka, Haween, Dha linyaro, Fanaaniinta, Abwaanada iyo dadwey ne faro badan iyadoo halkaasi lagu daawaday bandhig faneed ay soo bandhigeen fanaaniin iyo riwaayad la magac baxday "Adoo geesi heli kara doqon lama gargaarsado”oo ay soo bandhigeen kooxda KALAMAAN.

     Dhammaan dadkii ka hadlay munaasabadan ayaa waxa ay sheegeen in xildhibaan Mahad

Salaad uu yahay mid ka dhex muuqda xildhibaa nada dalka uuna yahay xildhibaan qaran hal be elna metelin.

     Ugu dambeyntii Xildhibaan Mahad Salaad oo ka hadlay munaasabada ayaa waxa uu u mah adceliyay dhammaan dadkii ka qeybgalay muna asabada lagu soo bandhigayay waxqabadka xil dhibaanka waxana uu goobta ka sheegay inuu markale u taagan yahay tartanka.   Xildhibaanka ayaa si kooban uga hadlay waxyaabihii uu ka qabtay deegaanada laga soo doortay iyo sida waxa uu mustaqbalka qabanayo.

    Waxa uu xildhibaanku sheegay in waxqabad kiisu ay ka mid ahaayeen ka shaqeynta dibu heshiisiinta,biyaha,waxbarashada,caafimaadka iyo horumarka guud ee bulshada Galmudug.

     "Dib u heshiin aan ka bilaabay Galmudug wa xa ay fure u noqotay in Ahlu Sunna iyo dowl ada federalka ay heshiis gaaraan.”ayuu yiri xildhibaan Mahad.

    Xildhibaan Mahad Salaad ayaa ka hadlay wax qabadka ugu weyn ee uu culeyska saaray ee ahaa biyo la’aan ka jirta deegaanada laga soo doorto.

     "Waxa aan ka shaqeeyay in deegaanada la iga soo doortay aan wax ka qabtay biyo la’aanta ka jirtay taasoo aan ku guuleystey inaan ceelal ka qo do deegaano biyo la’aan baahsan ka jirtey,halka labo ceelna ay hadda gabagabo tahay,”ayuu yiri XIldhibaan Mahad Salaad.

     Xildhibaanka ayaa sidoo kale ka sheegay mu naasabada in qorshihiisu uu yahay in ceelal kale uu ka qodo deegaanada laga soo doorto.

     Dhinaca waxbarashada ayuu sheegay xildhi baanku inuu ka shaqeeyay arrimaha waxbara shada haatan uu doonayo in iskuul ay wax ka dhigaan macalimiin ajnabi ah gaar ahaan masaari uu ka hirgelin doono Galmudug.

Dowlada oo ka hadashay xiisad ka jirta maga alada Beledweyne

     Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Somalia Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka hadlay xiisad ka jirta magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxana uu baaq nabadeed u diray bulshada reer Beladwayne.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada arrimaha gudaha ayaa loogu ba aqay waxgaradka iyo qeybaha bul shada gobolka Hiiraan inay ka fogaadaan wax walba oo colaad keeni kara ayna tabashadooda ku sheegtaan si nabad ah.

     Wasiirka Arrimaha gudaha ayaa sheegay in do wlada federalka ay qorsheyneyso dib u heshiisiin ka dhacda Hirshabelle.

     Qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Bele dweyne ayaa diidan qaabkii dhamaadkii sanadkii hore loo maareeyey doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle.

      dowlada oo ka hadashay xiisad ka jirta maga alada beledweyne

Guddiga doorashooyinka Galmudug oo Guddoon doortay

     Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshsy Guddiga Hirgelinta Doorashada Galmudug, iyaga oo Shalay doortay Guddoomiye iyo ku-xigeenk iisa.

Xilka Guddoomiyaha iyo ku xige enka ayaa waxaa isu-soo taagay musharixiinta kala ahaa

1. Maxamed Daahir Guuleed, guddoomiye

2- Saacid Aadan Jaamac. Ku xigeen.

      Madasha Doorashada xubnaha soo xaadiray ayaa gaarayay 11 xubnood, waxaana Maxamed Daahir Guuleed  ay u doorteen Guddoomiye, is aga oo helay 11 cod Mana jirin qof la tartamay.

     Sidoo kale Xubnaha Guddiga ayaa Saacid Aadan Jaamac waxaa ay u doorteen Guddoomiye Ku xigeen, isaga oo helay 11 cod, mana jirin qof la tartamay.

     Shalay ayay aheyd markii Guddiga doorashoo yinka ee Maamulka Koonfur Galbees markii ay guddoon doorteen, waxaana la filayaa in saaca daha soo socda ay Guddoon doortaan Guddiyada doorashooyinka Maamulada, Hir-Shabeelle, Jubbaland, Puntland, Guddiga doorashada   Xildh ibaannada Gobolada Waqooyi iyo kuwa Beelaha Banaadiriga

HirShabelle oo go’aan kasoo saartay haddii Beledweyne lagu qabanayo doorasho

     Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha ho ose ee maamulka HirShabelle Maxamed Cali Ca adle ayaa ka hadlay shakiga laga muujinayo in magaalada Beledweyne ay ka dhici karto doo rashada xildhibaan ada golaha shacabka ee baarlam anka Soomaaliya.

    Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ku sugan ciidamo diidan maamulka Hir Shabelle oo uu hogg aaminayo Jeneral Xuud, ka asi oo wacad ku ma ray inuu dagaal kaga hortagi doono in magaalada lagu qabto doorasho fed eraal.

     Wasiirka oo wareysi siiyey idaacadda Mustaq bal ee magaalada Muqdisho ayaa wax kama jira an ku tilmaamay in ay jirto duruuf baajin karta in magaalada Baladweyne  agu qabto qaar kamid ah Doorashada kuraasta Golaha Shacabka.

     Wasiir Caadle ayaa sheegay in Maamulka Hir Shabele ay ka go’an tahay in magaalada Beled weyne lagu qabto doorashada kuraasta aqalka hoose ee magaaladaas taas, wuxuuna sheegay inay fuliyaan heshiiskii 27-ka May ay magaalada Muqdisho ku saxiixdeyn Ra’iisu Wasaare Rooble, madaxda Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

     "Baladweyne Doorasho way ka dhici kartaa weyna ka dhaceysaa waana loogu talagalay, Sha cabku way rabaan oo heshiiska ayay ku qoran ta hay, ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxw eyne ku xigeenka, Wasiirada iyo mas’uuliyiin kale ayaa joogta,” ayuu yiri Wasiir Caadle.

     Madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe iyo kan Jubaland Axmed Madoobe ayaa horey isugu dayey in deegaan doorashada lagu soo ko obo hal magaalo, si aysan doorasho ugu qaban Beledweyne iyo Garbahaarey, hase yeeshee qor shahaas ayaa socon waayey.

    Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan oo ay ku dagaalameen Ciidamada HirSh abelle iyo maleeshiyaad uu wato Jeneral Abuukar Xuud waxaa ka taagan Xiisad u dhaxeysa labada dhinac.

     Beesha Xawaadle ayaa horay u qaadacay doo rashadii ay kusoo baxeyn madaxweyne Cali Guudlaawe iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Dabageed, waxaana tan iyo doorashadii kadib shacabka Hiiraan ay soo bandhigayeen banaanbaxyo ay kaga soo horjeedaan HirShabelle.

    Sidoo kale khilaafka ka dhashay awooda qeybsiga maamulka HirShabelle ayaa abuuray dhaqdhaqaaq ciidan oo hubeysan oo lagu maga caabo Golaha Kacdoonka Hiiraan kuwaasoo, si cad ula dagaalamay HirShabelle iyagoo diiday in Cali Guudlaawe uu yimaado Baledweyne laguna Caleema Saaro.

     Beesha Xawaadle ayaa ku doodeysa inay xaq u leedahay madaxweynaha maamulka HirShabee lle, taasi oo sheegtay inay qeyb ka aheyd heshiis ka lagu dhisay maamulkaas, halka beelaha kal ane ay sheegaan in taasi ay aheyd muddo xileed kii koowaad oo kaliya, oo beeshan aysan xaqu u laheyn xilka madaxweynaha abid.


Axmed Madoobe Oo Guddoomiyey Shir Looga Hadlay Amniga Doorashada

     Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubba land Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Shalay oo Isniin ah shir guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Jubbaland oo todobaadkiiba mar la qabto.

     Shirkaan oo ka dhacay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa looga hadlay xaaladahii u danbeeyay ee dhinaca amniga deegaanada Maamulka iyo si dii loo xoojin lahaa wadashaqeynta ka dhexeeysa laamaha amniga.

Inta uu socday Shirka Golaha amniga ayaa looga arrinsad ay sugida amniga goobaha ay ka dhacay aan doorashooyi nka Xildhibaanada Baarlamaan ka Federaalka Soomaaliya iyo Arrimo kale.

     Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa warbixino kala duwan ka dha geystay Taliyeyaasha Ciidamada Maamulka iyo kuwa AMISOM ee kulanka ka qeyb galay, iyago ona ka warbixiyay amniga deegaanada Maa mulka.

      Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay inta badan Taliyeyaasha Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, Booliska, Nabadsugida, kuwa Xoogga dalka iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM ee ku sugan Ma gaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbada Hoose.

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay shirkii Muqdisho iyo jadwalka doorashada

      War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saar een xubnaha Beesha Caalamka ayaa waxa lagu soo dhaweeyay Shirkii ay dhawaan yeeshen mad axda Golaha Wada-tashiga Qaran ee looga arr insanayey hanaanka doorashada iyo dar-dar gel inta heshiiskii hore loogu gaaray magaalada Muqdisho.

    Wakiiladda Beesha Ca alamka ayaa waxay dhin acyada ugu baaqeen in ay uga soo baxaan he shiiskii si aan dib u dhac laheyn, si hore loogu sii socdo, islamarkaana ay dalka uga qabsoomto do orasho wada-ogol ah oo ku mudeysan xiligii lagu heshiiyey.

     "Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya wax ay soo dhaweynayaan shirkii guusha ku soo dha mmaaday ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee dhacay 29-kii June, waxa ayna ku bogaadinayaan     Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxda Dowlad-Goboleedyada doodihii wax ku oolka ahaa ee ay yeesheen . Jawigii tognaa ee shirka oo ay qeyb ka tahay xiriirka lala sameeyey saamileyda sida Golaha Midowga Musharixiinta, ayaa aasaas u ah sii socod ka horumarka xagga doorashada,” ayaa lagu yiri qoraalka.

      "Waxaa hoosta ka xariiqeyna in Golaha Wad atashiga Qaranka ay go’aan muhiim ah ka gaare en jadwalka doorashada iyo doorka kooxda ka taageerta Farsamada Doorashada iyo ballaarinta lagu sameeyey si loogu daro Wakiillada Dowlad-Gobolleedyada. Waxaan soo dhaweyneynaa go’ aanka kala bar hoos loogu dhimay kharashka isdiiwaangalinta musharixiinta haweenka ah, wax aana rajeyneynaa in la qaado tallaabooyin kale si loo xaqiijiyo qoondada boqolkiiba 30ka ee hawe enka lagu hashiiyey.”

     Sidoo kale waxay saaxiibada beesha caalam ka usoo jeediyeen madaxda iyo hay’addaha ku shaqada leh arrimaha doorashada inay si joogto ah u yeeshan wada-xaajood iyo wada-shaqeyn wax ku ool ah, si loo xaliyo caqabad kasta oo la soo gudboonata hanaanka doorashada.

      "Waxaa ku qanacsanahay in hanaan dooro sho deg-deg ah, nabdoon oo hufan uu Soomaliya ka caawin doono ku-laabashada dhabbaha xasill oonida iyo barwaaqada. Saaxiibada caalamiga ah waxa ay diyaar u yihiin in ay taageeraan Soma aliya.”

      Qoraalkan waxaa si wadajir ah u soosaaray dowladaha iyo ururrada kala ah; Hawlgalka Mid owga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Belgium, Canada, Shiinaha, Denmark, Jabuuti, Masar, Itoo biya, Midowga Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka (IGAD), Ireland, Taly aaniga, Japan, Kenya, Ururka Jaamacadda Carab ta (LAS), Holand, Norway, Qadar, Ruushka, Suud aan, Iswiidhan, Iswisarland, Turkey, Ughaanda, Boqortooyada Midowday ee Britain, Dowladda Ma raykanka, iyo Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha K/Galbeed Oo Gaaray Nigeria Iyo Ujeedka Safarkiisa

     Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxa med Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ay aa habeekii Habeen hore aheyd gaaray Maga alada Abuuja ee Caasimadda dalka Nigeria.

     Madaxweyne Lafta-gareen oo socdaalkiisa ay ku welinayaan Wasiiro ka tirsan Maamulkiisa ay aa waxaa Magaalada Abuuja kusoo dhaweeyay Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya ee dalka Nigeria.

Ujeedka Lafta-gareen ayaa waxaa uu yahay Casuumaad uu ka helay Guddoomiyaha Gobolka lagu magacaabo Kaduuna ee Nigeria, Is agoona kulan la qaadan doona Guddoomiyaha iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dalkaas. 

     Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Gudd oomiyaha Gobolka Kaduuna kala hadli doono Arr imo ku aadan Xog-wareysi, Iskaashi iyo sidii ay wadashaqeyn u dhexmari laheyd labada dhinac, loona joojin lahaa xiriirka Soomaaliya iyo Nigeria.

Madaxweyne Cabdicaiis Lafta-gareen ayaa horey u soo maray Magaalada Addis Ababa ee Caasim adda dalka Itoobiya ayaa halkaas kulan kula qa atay Safiirka dowladda Federaalka ee Itoobiya, isagoo kala hadlay Arrimo dhowr ah.

Shirka wadatashiga Wasaaraddaha Caafima adka DFS & Dowlad Goboleedyada oo furmay

      Waxaa Shalay Magaalada Garowe ka furmay shirka wadatashiga wasaaraddaha caafimaadka Dawladaha xubnaha ka ah dawlada federaalka iyo wasaaradda caafimaadka Xukuumada feder aalka Soomaliya,.

      shirkaan oo ay martigalisay wasaaradda caa fimaadka Puntland ayaa socon doona saddexda maalmood ee soo socda wax ana dib loogu eegi doon aa waxa ka qabsoomay shirkii ka soo dhacay Muqdisho sanad kii dhamaaday ee 2020.

      Shirkaan waxaa ka soo qaybgalay wasiiradda caafimaadka Puntland,Galmudug, Hiirshabe lle,Juballand, Konfurgalbeed iyo wasiirka wasaar adda caafimaadka dawlada Federaalka Soomali ya Fowsiya Abiikar Nuur. Shirka ayaa furitaankiisa waxaa hadalo ka jee diyay wasiiradda caafimaad ka dawladaha xubna ha ka ah dawlada federaalka soomaliya, dhama antood ayaa ka mahadceliyay soo dhawayntii qiim aha badnayd ee wasaaradda caafimaadka  Puntl and ugu samaysay imaatinko odii iyo inta ay joo geen, waxay sidoo kale  muujiy een ahmiyada uu dalka u leeyahay shirkaan wax ayna rajo wanaags an ka muujiyeen in natiijo wax ku ool ah ka soo baxo maalmaha uu socdo.

     Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawlad Go boleedka Puntland Dr. Jaamac Farax Xasan oo hadal kooban ka jeediyay ayaa yiri:-

      "Wasiirka caafimaadka Federaalka Marwo Fosiyo wasiiradda caafimaadka ee dawladaha xu bnaha ka ah dawlada federaalka soomaliya wa xaan ku faraxsanahay inaan idinku soo dhaweeyo Puntland iyo inaan iskugu nimaano sidii looga wada tashan lahaa caafimaadka dalkeena, wax aan rajaynayaa in maalmaha soo socda ee shirku socdo.”

     "Waxaan dhamantii wada ogtihiin halka uu mar ayo caafimaadka dalkeena iyo guulaha la gaaray caqabado jira oo ay ugu weyntahay saamaynta uu dalka ku yeeshay xanuunka Covid19 oo wax badan oo qorshaysnaa caafimaadka in aan la wa da gaarin.”

    "Ugu danbeyn shirkaan waxaan ka rajaynayaa in natiijo wanagsan ka soo baxo sidoo kalena la is kula qaato sidii loo sii hormarin laha caafimaadka dalkeena oo inagu masuuliyaddooda aan hayno.”

      Wasiirka caafimaadka Dawlada Federaalka Soomaliya Dr Foosiyo Abikar Nuur oo shirka si rasmi ah u furtay ayaa tiri:- " Marka koowaad wax aan u mahad celinayaa wasaaradda caafimaadka Puntland sida wangsan ee ay noo soo dhawaysay ka dib balanqaadkii dhamaadkii sanadkii hore bal lan qaadka sameeyay waana umahadcelinayaa.”

      " Shirkaan muhiimadiisa wasiirada ayaa ka ha dlay waxaan galaynaa saddex maalmood oo sha qo adag ina hortaalo loogana hadlayo maxaa inoo qabsoomay maxaa inaga qabyo ah iyo sidii aan u ga wada shaqayn lahayn wixii aan wada leenahay wixii aan kala leenahay aad nala wadaagtaan, waxaan ognahay awooda dawladaha xubnaha ka ah aysan isku mid ahayn xaga caafimaadka, wax aan rajaynayaa saddex bari inaan juhdi badan ku  bixino sidii aan natiijo wax ku ool ah uga soo saari lahayn.”

Golaha degaanka Degmada Bandar-Bayla oo Guddoomiye Cusub doortay

     Magaalada Degmada Bandar-Bayla ee gobol ka Karkaar waxaa Shalay ka dhacday munaasa bad lagu dooranayay Guddoomiyaha

     Golaha degaanka degmadaas, iyada oo ay golaha degaanka doorteen gudd oomiye Cuusb.

    Golaha degaanka oo ka kooban 23 Xubnood ayaa Shalay waxaa ay guddoomiyaha Degmada Ban dar-Bayla ee gobolka Karkaar waxaa ay u doo rteen Cabdirashiid Yuusuf Cali.

     Guddoomiyaha Cuusb ee degmada Bandar-Bayla Cabdirashiid Yuusuf Cali ayaa isla goobta lagu dhaariyay, iyada oo la filayo in saacadaha soo socda uu xilka kala wareego guddoomiyihii hore ee degmadaas.

     Maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in W/Arrimaha Gudaha dowlad Goboleedka Punt land inay soo bandhigto liiska Golay aasha dega anka ee degmooyin ka tirsan Gobol ada Bari & Ka rkaar si ay guddoomiyeyaal u doortaan.


Doorashadii guddoomiyaha guddiga doorashada oo soo shaac bixisay laba arrin oo mid ay lama filaan aheyd

     Doorashadii ka dhacay teendhada Afisyooni, ee Dorraad lagu doortay guddoonka guddiga do orashooyinka heer federaal, ayaa muujisay laba arrin oo mid ay aheyd lama filaan, midda kalena la qiyaasayey.

Arrinta koowaad ee doorashada kasoo shaac baxday ayaa aheyd sida ay u kala fog yihiin xubnaha mucaaradka ee sidii wadajirka ah uga soo horje eday madaxweyna ha waqtigiisa dhamaaday Max amed Cabdullaahi Farmaajo.

     Arrinta cajiibka aheyd ee ka soo baxay doora shada guddoomiyaha guddiga FIET ayaa ah in xu bno ka tirsan Musharaxiinta ay hoos ka taageera yeen guddoomiyaha Dorraad la doortay ee Max amed Xasan Cirro oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Guddigii doorashada ee la kala diray ka hor inta aan la kala saxiixan heshiikii 27-kii May, Cirro ay aa aad loogu xantaa inuu ku xiran yahay Villa Somalia.

     Midowga Musharaxiinta ayaa la sheegayaa inay ku kala qeybsanaayeen doorashada oo aan ay hal musharax isku wada raacsaneyn, marka la ga reebo in Liibaam Maxamed Xasan (Liibaan Shuluq) si gaar ah loogu tirinayay Cabdikariin Xus een Guuleed iyo Kooxda Waayo Arag.

     Mushariinta ayaa xoogooda isugu geeyey sidii uu xilka guddoomiyaha ugu guuleysan lahaa Ma xamed Cirro, maadaama ay u arkaan inuu isaga uga roon yahay Liibaan Shuluq oo ah shakhsi si weyn ugu ololeeya Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Liibaan Shuluq ayaa sidoo kale la sheegay inuu garab weyn ka helayey Ra’iisul Wasaaraha xukuu madda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, waxayna midaan muujisay sida ay u yar tahay aw oodda Rooble ee dhanka guddiyada doorashada dalka.

     Arrinta labaad ee doorashada kasoo shaac-baxday ayaa aheyd awoodda dhaqaalaha ku ye esha doorashadii Dorraad iyo in dhaqaalaha mar kale noqon doono waxa ugu muhiimsan doorasha da xildhibaanada iyo madaxweynaha.

     Sida aan xogta ku helnay Villa Somalia ayaa xubnaha dooranayey guddoonka u qeybisay lac ago aad u badan, si ay u soo saarto guddoomiye Cirro. Sidoo kalena qaar ka tirsan musharixiinta ayaa lacag ku bixinayey inaan la dooran Liibaan Shuluq.

     Doorashada Guddoonka Guddiga FEIT oo la gu qabtay magaalada Muqdisho ayaa guddoomi yaha guddiga loogu doortay Maxamed Xasan Cir ro, kaas oo wareedgii koowaad helay 14 cod, hal ka Liibaan Maxamed Xasan (Liibaan Shuluq) oo la tartamayay uu ka helay 10 cod.

     Doorashadaan oo ahayd mid aad u xamaasad sareysay ayaa waxaa ku tartamay shan musharr ax, iyadoo wareegii labaad ay u gudbeen Maxa med Cirro iyo Liibaan Shuluq.

     Guddiga ayaa ka kooban 25 mudane, waxaa na dalka ka maqan xubin ka mid ah, iyagoo 24-ka kale ay hoolka xaadir ku ahaayeen, isla markaana ay wada codeeyeen.

     Guddoomiyaha cusub ee guddiga doorashada heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa lagu ti riyaa inuu si weyn ugu dhow yahay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip