HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 3-JULY 2021

0
Saturday July 03, 2021 - 09:18:19 in Wararka by
  • Visits: 510
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 3-JULY 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Farmaajo;”Dalkaan waxaa isku haya Waddani iyo Qabyaalad”

     Madaxweynaha xilligiisu dhamaaday Maxam ed C/hi Farmaajo oo khudbad ku aaddan 1-da luu liyo u jeediyey Shacabka Somaliyeed ayaa ku bog aadiyey sida ay u weyneeyeen, uguna dabbaal-de geen 61-guurada ka soo wareegtay Xornimada Gobollada dalka iyo Midowga 2da Gobol ee Waq oyi iyo Koonfur ee gumeystuhu uu kala qeybiyey.

    Md. Farmaajo ayaa qudbadiisa waxa uu inta badan ugaga hadlay qabyaalada iyo wadaniyada isagoo sheegay in dalka ay isku haystaan wadd aniyad iyo qabyaalad.

  "Dalkan waxaa isku ha yey labo aragtiyood xilligii gumeystaha, waxa ayna kala ahaayeen qabyaalad da iyo Waddaniyadda, waxaana guuleystay wad daniyadda oo dhalisay gobanimo, midnimo, dowl andimo, sharaf iyo qarannimo buuxda, taas oo ku timid naf-hurnimada halgameyaashii Soomaaliye ed ee ka adkaaday afkaartii gumeystaha. Shalay na wali waa ay noshahay aragatida wadaniyada.”

    Md.Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ku adkeeyay inay ku fara adeygaan midnimada, wad ajirka iyo qarannimadooda oo ah tan kaliya ay kul a tartami karaan dhiggooda caalamka isaga oo u tusaaleeyay dhibaatooyinkii laga dhaxlay qaran ja bkii nagu dhacay oo ay sababtay qabyaaladda iyo kala qeybsanaanta shacabka Soomaaliyeed.

Guddiga doorashada dalka oo guddoomiye ku meel gaar ah doortay

      Kulan ay Shalay isugu yimaadeen guddiga hi rgilinta doorashooyinka dalka ee heer Fedaraal ay aa waxay guddoomiye si kmg ah u doorteen Md.Muuse Geelle Yuusuf.

     Guddoomiyaha cusub ee ku kmg ah Muuse Geelle ayaa la sheegay in howshiisa ay tahay qa banqaabada iyo qabashada gu ddoonka guddiga qaran ee hagaya hanaanka doorashada dalka Soomaaliya.

     Guddoomiyahe Muuse Geelle ayaa dhisay gud do ka kooban 5 xubnood, kuwaas oo qabanaya doo rashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka oo dhici doonta maalinta Axada oo aay taariiqda ku beegan tahay 4-July-2021.

    Goobta lagu doortay guddoomiyaha kmg ah waxaa kh sugnaa guddoomiyahii hore ee guddiga Maxamed Xasan Cirro, kaaso goobta isaga casi lay xilkii guddoomiyenimo, islamarkaana sheegay inuu ku wareejiyay guddoomiyaha cusub uuna la shaqeyn doono.

    Shacabka Soomaaliyeed iyo waliba Beesha Ca alamka ayaa il gaar ah ku wada eegaya qabsoom ida doorasho loo dhan yahay oo dalka ka qabso onta, taas oo laga sugayo R/w/aha Soomaaliya.

Duqa Muqdisho oo dhacdooyinka Amni daro ku eedeeyay gacmo shisheeye oo qarsoon

      Gudoomiyaha G/Banaadir Ahna duqa M/Muqd isho Md.Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filsih ) ayaa dhalinyarad

Ku nool Caasimada Habeen hore kala qeybgalay Munaasabad ay ku xu sayeen (1 luuliyo) oo Maalintii ay gumeestaha ay ka xurooween Ko ofurta iyo Bartamaha Dalka gumeestihii Talyaani ga iyo israacii Gobalada waqooyi iyo Koofur .

      Gudoomiyaha ayaa ugu baaqay dhalinyarada ku nool Caasimadda in ay ka qeyb qaataan sugita anka Ammaanka Magaalada Muqdisho si looga hortaggo qaraxyada iyo dilalka Muqdisho ka dha ca. waxaa tilmaamay gudoomiye Cumar Finish in maalmihii lasoo dhaafay ay soo kordheen falal amni darro oo dheeraad ah oo ay ka mid yihiin qa raxyada ka dhacaya goobaha ay dhalinyarada isku yimaadaan loona baahan in laga taxadaro.

    Duqa Muqdisho ayaa sheegay inaan la sugi kar in Amniga haddii aysan ka qeyb qaadan dadka Shacabka ah ee kunool xaafaddaha magaalada Muqdisho, waxaana uu ku eedeeyay falalka Amni  daro in ay ka dambeeyaan gacmo shisheeye oo Qarsoon.

     Ciidanka Ammaanka ayaa howlgallo ay same yeen Muqdisho kusoo qabtay  kooxo burcad ah oo dhibaato ku hayay shacabka ka dib markii ciid anka booliska ay ku wargaliyeen dadkii la dhacay.

Warar Dheeri Ah Oo Laga Helaayo Qaraxii Shalay Ka Dhacay Muqdisho

    Waxaa isa soo taraya warar dheeri ah oo laga helaayo Qarax Khasaaro bad an dhaliyay oo Shalay ka dha cayM/Muqdisho, waxaana soo baxaya faah faahiino dheera ad ah oo laaga helayo qaraxaasi dhacay iyo khas aaraha ka dhashayintaba.

     Qaraxa ayaa wararku sheegayaan inuu ahaa mid xooggan oo jugtiisa si weyn looga maqlay Ca asimadda Dalka inta badan ,qaraxa ayaa  waxaa uu si gaar ah uga dhacay maqaayad ku taalla aag ga Isgoyska Jubba ee M/Muqdisho,  iyadoo la she egay inay  ku dhinteen dad badan, halka ay  uu jir aan dhaawacyo intaa ka sii badan iyo  waliba bur-bur xooggan oo soo gaaray goobta uu Qaraxu  uu ka dahcay.

    Qaraxaan oo uu fuliyay Qof isku soo xiray wa xyaabaha qarxa ayaa la sheegay inay ku dhinteen dad ka badan 10 ruux, halka ay ku dhaawacmen tiro intaa ka badan.

Dowladda oo ka hadashay Qaraxii Ismiidaami nta ahaa ee ay ku dhinteen 10-ka qof

     Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho ayay ku dhinteen ugu yaraan 10 qof halka tobane eyo kalena ay ku dhawacmeen, waxaana warsax aafadeed ka soo baxay W/Warfaafinta lagu can baareeyay weerarkan oo ay dowladdu ku eedeys ay inay ka danbeysay koox da Al-Shabaab.

    Weerarka ayaa la sheegay inuu ka danbeeyay qof walxa ha qarxa isku soo xiray oo beegsaday maqaayad da ku taalla isgoyska Jubba oo ay dad badani ku fiidsanayeen.

    "Mar 2aad al-Shabaab waxa ay caddeysay in rabshadda ay waddo aysan soohdin laheyn ayna si aan kala sooc laheyn u leyneyso dadka. Al-Sha baab waxa ay ku dadaashaa oo kali ah inay gays ato burbur iyo fowdo. Himilooyinkaasina ma ahan kuwa meel ku leh Soomaaliya,” ayaa lagu yiri qor aalka.

       Dowladda ayaa sheegtay inay socdaan baari taano ku aaddan weerarkan.

Rooble oo war kasoo saaray qaraxa iyo Al-Shabaab oo sheegtay cida ay la beegsatay

      Xukuumadda Soomaaliya iyo dagaalamayaa sha Al-Shabaab ayaa warar kala duwan ka soo sa aray qaraxii is-miidaaminta ahaa ee Shalay ka dhacay M/Muqdisho, kaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

    Qoraal ka soo baxay R/ wasaare Rooble ayaa aad loogu cambaareeyey qaraxaas, "Inta dhimat ay Allaha u naxariisto, dhaawacyadana Allaha bo gsiiyo,” ayaa lagu yiri qoraalka.

    "Falkan bahalnimada iyo arxan darrida ah waxa uu muujinayaa sida ay argagixisada uga go’antah ay waxyeelleynta shacabka, taas oo waajib nooga dhigeysa in aan isu kaashanno la dagaallanka iyo ciribtirka argagixisada noo diiddan nabadda iyo dowladnimada,” ayuu yiri Rooble.

    Warbaahinta taageerta kooxda Al-Shabaab aya a baahisay in qaraxaas ay mas’uuliyadiisa sheegt een, islamarkaana ay ku dhinteen ugu yaraan 15 qof, halka dhaawacyada ka dhashana ay ku shee geen inay 20 kale kor u dhaafa yaan.

    Sidoo kale Al-Shabaab waxay sheegeen in qaraxaas ay la beegs adeen ciidamo ka tirsan dowladda oo ka kala tirsan booliska iyo sird oonka Qaranka, sida ay ku sheegeen warkan ka soo baxay.

      Goobta uu qaraxa ka dhacay oo ah maqaayad ku taalla isgoyska Jubba ayaa waxaa ku sugnaa dad badan, waxuuna kusoo aaday qaraxu xili uu mashquul badan ka jiray isgoyska Jubba, waxaa na baraha bulshada lagu baahiyey sawirrada qaar kamid ah askartii ku geeriyootay qaraxaas.

    Xuska 1da Luulyo oo lagu qabtay xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya

     Munaasabad kooban oo loogu dabaaldagayay 61 sano guuradii kasoo wareegatay markii xorna mada ay qaateen Gobollada Koonfureed iyo Mido wgii Gobolada Waqooyi iyo Koonfur ayaa  lagu qabtay xarunta safaaradda Soomaaliya M/Nairobi ee dalka Kenya.

     Munaasabadda waxaa ka soo qaybgalay diblo maaasiyiin iyo sidoo kale qaar ka mid ah Jaaliyad da Soomaaliyeed ee ku sugan magalada Nairobi ee dalka Kenya.

    Safiirka Soomaaliya ee Dal ka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ka had lay munaasabadda ayaa shac abka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaas abadda 1-da Luulyo, isagoo sidoo kale umahad celiyay marti sharaftii ka soo qeyb gashay xaflada

    Dhinaca kale Safiirka ayaa sheegay in maalinta Isniinta ah dib loo billaabi doono dhammaan ade egyadii ay safaarddu u haysay bulshada Sooma aliyed ee ku nool magaalada Nairobi.

    D/Soomaaliya ayaa dhawaan dib u furtay safaa raddeeda M/Nairobi kadib markii dowladaha Ken ya iyo Soomaaliya ay dib u soo celiyeen cilaaqa afkoodii diblomaasiyadeed ee la jaray dhammaad ka sanadkii hore.

Ciidamada DF oo howlgal ‘isbaaro qaad is’ ah ka sameeyay waddada xiriirisa Muqdisho & Baydhabo

    Howlgal si wadajir ah ay uu sameeyeen Ciidan ka  kumaandooska Danab ee XDS iyo Ciidamada Daraawishta K/Galbeed ayaa dham maan  loogu qaadey isbaarooyinkii yaalay waddada Xariirisa Baydhabo iyo Muqdisho.

Howlgalkan oo uu horkacayey was iirka Amniga K/Galbeed ayaa waxaa qeyb ka ah aa wasiirka Arrimaha gudaha Taliyaha Ciidanka Daraawishta,Sarakiil ka kala socdey Ciidamada Xoogga Dalka .

      Inta uu socdey Howlgalkan isbaara qaadista ah ayaa waxaa ciidamadu ku gubeen isbarooyin ka kala ah Balow,Daa’uud Buulle,Isbaaro Taraafi co iyo dhufeysyo meleshiyaad beeled ay ka sa meysteen gudaha Degmada Walanweyn,

     Mudada uu socday howgalkan waxaa ciidama da huwanta ah gacanta ay ku soo dhigeen askar si sharci daro ah lacago ugu qaadayey Gadiidka isticmala waddooyinka muhiimka u ah Gobolka

 iyo guud ahaan dalka.


 Sheekh Mukhtaar Roobow oo cuntada ka soomay

     Ilo wareedyo kala duwan oo ay ku jiraan ehell ada Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Masnu ur ayaa Caasimada OnlineSheegtay in ay  u xaqii jiyay in maalintii 2-aad uu Shalay cuntada ka soo man yahay Abuu Mansuur oo mud do saddex sano ah u xiran dowlad da Soomaaliya.

  Dadka aan la hadalnay oo ah qa raabada Abuu Mansuur ayaa shee gay in Dorraad subax ilaa Xalay uu diiday inuu furo qolkiisa oo dhaxda uga xiran, waxaana soo baxa ya warar kala duwan oo ku aadan caafimaadkiisa.

    Yuusuf Xasan Mursal oo qaraabo la ah Abuu Mansuur, sidoo kalane ka tirsan masuuliyiinta Xis biga Amniga iyo Cadaalada ee uu hogaamiye ka yahay Sheekh Mukhtaar ayaa Caasimada Online u sheegay in xubno ka tirsan NISA oo la socda xa aladda Abuu-Mansuur ay ku soo wargeliyeen in maalintii 2-aad uu raashinka ka sooman yahay.

     "Waxaa naloo xaqiijiyay in Sheekh Mukhtaar Dorraad ilaa Xalay aan idinla hadlayo uu diiday in uu furo qolkiisa si raashin loogu geeyo mana ogin sababta waxaana sidoo kale la ogeyn caafimaadk iisa,” ayuu yiri Yuusuf Xasan Mursal.

      "Haddii y dhibaato soo gaarto Abuu Mansuur waxaa masuul ka ah Farmaajo waxaana ra’iisul wasaare Rooble ugu baaqayaa in xaaladda She ekha la socdo,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Yuusuf Xasan Mursal.

      Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo Baydhabo laga soo xiray daba-yaaqadii sa nadkii 2018-kii ayaa sidaan oo kale dhowr jeed ka soomaya cuntada, waxaana mas’uuliyiinta uu ka soo jeedo iyo maamulka K/Galbeed lagu eedee yaa in aysan xil iska saarin sidii uu cadaalad ku heli lahaa Abuu Mansuur.

Xigasho:caasimadda.net

Madaxweynaha Galmudug oo kulamo ka wadda Gaalkacyo

     Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogg aaminaayo oo Dorraad gaaray M/Gaalkacyo ayaa bilaabay kulamo looga hadlaayo xa aladda  Ammaan ee gobolka Mudug oo maalmihii lasoo dhaafay xumaa tay.

    Md.Qoorqoor ayaa lagu wadaa inuu la kulmo odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana uu sheegay in dhawaan ay qa adi doonaan howlgal oo ka dhan ah ururka Al-Sha baab.  Waxaa lagu waddaa sidoo kale inuu booqa sho uu ku tago degaanka Wisil oo dhawaan ay dad badane ku dhinteen ka dib markii Al-Shabaab ay ku qaaday weerar culus balse ciidanka iyo dad ka degaanka aan lagu guuleysan in degaanka looga qabsado.

    Boqolaal ka mid ah ciidanka Galmudug ayaa deegaankaasi gaaray hadda, waxaana ay sheeg een in guud ahaan G/Mudug laga saari doono Shabaab.

CC Shakuur oo u jawaabay madaxwey ne FAR MAAJO: "DALKA waxaa ragaadiyey kaligii waddani iyo kaligii…”

      Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah Musharaxiinta mucaaridka ah ee ku bahoo bay G/Midowga Musharaxiinta Mucaaridka ayaa waxa uu si adag u naqdiyay khudbadii Shalay ee madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Max amed C/hi Farmaajo.          Cabdiraxmaan Cabdis hakuur ayaa ka hor-yimid aragtida Farmaajo ee uu Shalay ku sheegay in dalka ay ka jiraan labo afkaarood oo kala ah Waddaniyada iyo Qabyaa lad, xili uu

    ka hadlayay munaasibad da 1-da Luulyo oo ka qabsoomtay xarunta Tiyaatarka Qaranka.

Waxa uu sheegay in dalkeena ay ka jiraan labo      fikradood oo xagjir ah, kuwaasi oo labadooduba ay magac dileen Diintii iyo dalkiiba, sida uu had alka u dhigay.

     "Dalkeenna laba fikradood oo xagjir ah ayaa ra gaadiyey. Kaligii Islaam iyo kaligii Waddani. Laba dduba Diintii iyo Dalkiiba magaca ayey ka dileen,” ayuu yiri.

     "Diintu waa caqiidadeenna, dakuna waa deega ankeenna cid aan magacooda nagu dulmin ee inna wada deeqsiisa, deriskana nabad kula noola ata, dunidana la jaanqaadda ayey shacabku doon ayaan.”

     Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Max amed C/hi Farmaajo ayaa Shalay shaaciyey in dalka ay isku hayaan labo qolo, kuwaasi afkaaro kala duwan ah oo Waddaniyada iyo Qabyaalada, taasi oo ay tahay in muwaadinka kala doorto, isa goona xusay in qaybaalada kala qeybsanaanta ay keentay ka faa’iideysanayaan cadowga dalka, sida uu sheegay.

      "Dalkaan waxaa isku haysta afkaar dad maa ha, labo afkaar ayaa isku haysata, anaga ayaa nalaga rabaa midda aan qaadan laheyn, Ilaahay waxa uu ina-siiyey inaan kala doorano, midka aad qaadato waxa uu leeyahay dhibaatadiisa midna wuxuu leeyahay wanaagiisa. 2da afkaar ee dalka an isku haysatay waxay ahaayeen Waddaniyada iyo Qabyaaladda.”

DF oo dheereysay muddada bixinta ruqsadaha shidaalka xilli ay dib u gurteen shirkadaha

      Hay’adda Batroolka Soomaaliya ayaa waqti dheeri ah ku dartay xilliga kama dambeysay ah ee shirkadaha caalamiga ah kusoo dalban karaan ru qsadda sahminta shidaalka la rumeysan yahay inuu ku jiro xeebaha Soomaali ya.

  Hay’adda Batroolka ayaa bi shii August 2020 si rasmi ah u daah-fu rtay wareegga koowaad ee bixinta ruqsadaha, waxaana kadib bishii March la dheere eyey waqtiga ay ku ekeyd, ayada oo lasoo gaarsi iyey 30-ka bishii hadda dhamaatay ee June.

     Si kastaba, Hay’adda Batroolka Soomaaliya ay aa qoraal ay soo saartay 29-kii June oo ay hesh ay Caasimada Online, waxay ku sheegtay in ka dib codsiyo ka yimid maal-gashtayaasha iyo shirk adaha shidaalka ee caalamiga ah ay hadda ka shaqeyneyso inay mar kale waqti ku darto xilliga kama dambeysta ah ee loo qabtay inay shirkada ha kusoo gudbistaan codsiyadooda.

     Wasaaradda Batroolka iyo Hay’adda Batroolka ayaa sheegay inay muddo 14 maalmood gudaho od ah ku shaacin doonaan waqtiga cusub ee lagu kordhiyey xilliga kama dambeysta ah.

    Hase yeeshee, Caasimada Online ayaa rumey san in kadib qalalaasihii siyaasadeed ee dalka ka dhacay, kaasi oo ka dhashay muddo kororsigii fa shilmay ee uu sameeyey madaxweyne Farmaajo, ay inta badan shirkadaha caalamiga ah dib u dhig een inay soo dalbadaan ruqsadda.Waxaa sidoo kale jirta in Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ay uga digeen shirkadaha inay heshiis la galaan dowlad muddo xileedkeeda sharciga ah uu dham maaday, haddii ay sidaas sameeyaanna aan la aq oonsan doonin heshiis kasta oo galaan marka ay dalka dowlad cusub ka dhalato.         Arrimhan oo dhan ayaa cabsi geliyey shirkadaha shisheeye, taasi oo sababtay inay dib u dhigtaan dalabyado oda.

     Afartii bishii janaayo 2021, waxaa dib u dhac uu ku yimid munaasabadd lagu saxiixi lahaa bixin ta ruqsadda shidaalka Soomaaliya, taasi oo ka dhici laheyd madaxtooyada Soomaaliya. Munaas abaddaas ayaa waxa lagu saxiixi lahaa bixinta xir mooyin shidaal (Blocks) oo ku kala yaalla Xeeb aha degmooyinka Hobyo iyo Baraawe, ee hoos taga maamulada Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

     Waxa lagu waday inuu Wasiirka Batroolka Soo maaliya, Cabdirashiid Maxamed uu heshiiskan u saxiixo labo shirkadood oo lagu kala magacaabo Liberty, iyo Coastline Exploration Petroleum oo horay loo oran jiray Soma Oil and Gas.

      Baaqashadaas ayaa waxaa sababay cadaa dis caalami ah oo la saaray dowladda oo ahaa in ay dib u dhigto, sida ay ogaatay Caasimada On line, hase yeeshee dowladda federaalka ayaa u yeeshay sabab kale.

      Wasiirka Batroolka Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed oo xiligaas hadlay ayaa sheegay in he shiiskaas uu u baaqday arrimo farsamo. Hoos ka aqriso warqadda kasoo baxday Hay’adda Batrool ka ee dheereynta waqtiga kama dambeysta ah.

Xigasho:caasimadda.net

In ka badan 30-Gabdhood oo Boorama laga soo xiray iyagoo wata Calanka Soomaaliyeed.

    Hargaysa:-Guddiga Xuquuqul Insaanka Soma liland ayaa dhaliilay sida loo dhaqmayo 35 gabdh ood oo laga soo xirey magaalada Boorama iyaga oo 26-kii Juun xusaya ama maamuusaya Maalinta Calanka Somalia.

     Guddiga ayaa sheegay in gabdhahan oo la soo qabtay 30-kii Juun iyaga oo ku lebbisan Cal anka Somalia la iska xirey iyadoo aan ilaa iminka la hor keenin wax maxkamad ah, taasoo ka dhan Dastuurka Maamulka Somaliland.

     ”Waxaannu booqasho hablaha ugu tagtay 30-kii Juun, waxayna sheegeen in si wanaagsan lo ola dhaqmay, balse ay seexdaan goob ciriiri ah.” Ayuu yiri Komishanku.

     Komishankan oo si muuqata aan ka madax ba nananayn nidaamka gabdhahan xabbisay, ayaan khalad ka dhigin in qof loo xiro waxaad ku lebbisn ayd Calanka Somalia oo ah aragti ka hor imanay sa dimoqraadiyadda iyo Xorriyadda is Bandhigid da qofka, balse wuxuu codsaday uun in kiiskooda la dedejiyo.

     Somaliland ayaa sheegta inay ka go’day Soma lia 1991-kii, waxaana had iyo goor ka dhaca dad lagu xabiso inay siteen maro buluug ah ama xitaa dhar muujinaya Calanka Somalia, iyadoo aan la ogayn sababta ay taasi dembi u tahay, maadaa ma dal hebel ayaan ka go’nay aysan si otomaatig ah u noqon karin dagaal ayaan kula jirnaa.


Somaliland oo ka laabatay xayiraad ay saartay shirkad u hogaansantay amarka DF

      Xukuumadda Somaliland ayaa Shalay dib u fasaxday Shirkadda Diyaaradaha ee Fly Dubia oo kal hore ay xayiraad kusoo rogtay, midaasi oo jooj isay duulimaadyadii ay sameyn jirtay.

     Maareeyaha Hay’adda Duul ista iyo Madaarada Somaliland, Cumar Sayid oo warbaahinta la hadlay ayaa she egay in Fly Dubai ay dib usoo buuxisay shuruudi hii looga baahna ee sababay in la joojiyo duu limaadyadeeda.

     Somaliland ayaa hore u soo saartay amar ay ku mamnuucayso in shirkadaas aysan ka shaq eyn Somaliland, kadib markii ay shirkadda u hog gaansantay amar kasoo baxay DFS

      Mareeyaha ayaa carabka ku adkeeyay in dha mmaan diyaaraddaha ka shaqeeya degaanada Somaliland kaliya ay qaadan karaan Amarka So maliland, islamarkaana ay ku shaqeyn karin mid ka duwan.

    Somaliland oo ku dooda inay tahay dal madax bannaan ayaa ka carootay amar kasoo baxay do wladda federaalka, oo ayadu gacanta ku haysa maamulka Hawada Soomaaliya oo qeyb ka tahay Somaliland.

     Dowladda federaalku Soomaaliya ayaa 19-kii March 2020 dib u celisay diyaaradii Fly Dubai oo qorshaheedu ahaa inay ka dagto madaarka Ciga al ee magaalada Hargeysa.

    Somaliland ayaa xilligaas sheegtay in arrintaasi ay la macno tahay in Villa Somalia ku iclaamisay dagaal ka dhan ah Xukuumadeeda, maadama ay soo faro-gashatay hawadeeda, waa sida uu hadal ka u dhigay Wakiilka Somaliland ee Qaramada Midoobay.

    Dowladda federaalka ayaa xilligaas joojisay dhammaan duulimaadyadii caalamiga ahaa ee da lka, midaasi oo dhalisay in dib loo celiyo diyaarad aasi oo rabtay inay ka soo dagto madaarka Soma liland.

Al-Shabaab oo saddex ruux ku dilay Dhoobley

     3 qof oo Kenyan ah ayaa la dilay midna waa la dhaawacay khamiistii, ka dib markii rag hubeysan ay weerareen xili ay wadeen dhismaha goob ku ta alla M/Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip