HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 26-KA JUNE2021

0
Saturday June 26, 2021 - 08:01:53 in Wararka by
  • Visits: 435
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 26-KA JUNE2021

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Farmaajo "Waxaan Walaalaha Gobollada Waqooyi Ugu Baaqayaa Midnimo Iyo Wadajir

      Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamma aday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb ga lay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun ayaa u gu hambalyeeyey dhammaan shacabka Soomaali yeed Sannad Guurada 61-aad ee ka soo waree gtay Maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi.

     Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey Muna asabadda 26-ka Juun oo ah maalin ku astaysan mirihii ka dhashay halgankii gobannimo doonka iyo maalintii koowaad oo calan Soomaaliyeed la ga taago dhul Soomaaliyeed oo xor ah ayaa soo bandhigay taariikhda halgankii xornimadoonka dal ka, isaga oo shacabka Soomaaliyeed ee Gobolla da Waqooyi ku boggaadiyay doorkoodii gobanni mo u dirirka iyo isu-doonta ummadda Somaliyed.

     "Halgankii gumaysi diidka iyo Soomaali isu doo nku waxa uu ahaa mid ay hormuud u ahaayeen Gobollada Waqooyi. Dhaqdhaqaaqy adii gobonni mo doonka ahaa ee ka curtay Gobolladaa waxa ay horseed u ahaayeen madaxbannaanida iyo mi dnimada Soomaaliya, waxaana xusid mudan halg ankii gobannimo u dirirka ahaa ee Daraawiishta iyo doorkii SNL ay ku lahayd xoreynta Gobollada Waqooyi oo la mid ahaa doorkii SYL ku lahayd xornimada Gobollada Koonfureed.”

     Madaxweyne Farmaajo ayaa kula dardaarmay shacabka Soomaaliyeed in ay xejistaan gobannim adooda, wadajirkooda iyo sooyaalkooda, isaga oo walaalaha Gobollada Waqooyi ugu baaqay in ay hormuud u noqdaan midnimada iyo wadajirka um madda Soomaaliyeed.

     "Gobannimadu waa xujo hortaalla cidda he sha, oo uga baahan xejisasho iyo ka miro-dhalin. Waa inaan dhowrannaa, waa inaan wadajir iyo mindimo ku wada waardiyeysannaa. Awooweyaa sheen waxa ay u dhinteen inaan xornimo helno, i nana waa in aan u guntanno ilaalinteeda, innaga oo jiilasha danbe u diyaarinayna mustaqbal iyo nolol wanaagsan.”

     Dhanka kale, Madaxweyne Maxamed Cabdull aahi Farmaajo oo salaan sharaf ay siinayaan cut ubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, baambay duna ay ku maamuusayso heesta Calanka ayaa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, halkaas oo ay munaasabaddu ku qabsoontay.

      Munaasabadda waxaa sidoo kale ka qayb gal ay, Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Ibraahim Muudeey, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda FS Mudane Maxamed Xuseen Ro oble, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, Guddoomiya ha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Caasimadda Md. Cumar Maxamuud Maxamed Filish, xubno ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Taliyeyaasha Ciida mmada Qalabka Sida iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Ra’iisulWasaare Rooble oo shacabka Soomaal iyeed ugu hambalyeeyay muna asabadda 26-ka Juun

      R/Wasaaraha XFS Md .Maxamed Xuseen Ro oble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hamb alyeeyay munaasabadda 26-ka Juun oo ku bee gan xorriya ddii Gobollada Woqooyi ee markii ugu horreysay Calan Soomaaliyeed laga taago dhul Soomaali yeed oo xor ah

      Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay halyeeyadii halganka horseeday in ay mudan yihiin ammaan, duco iyo ku dayasho rag iyo dumarba, kuwaa soo dhidibada u taagay calanka iyo Jamhuuriyadda   Soomaaliya ee xorta ah.

     "Si gaar ah waxaan u xusuus aneynaa halgameyaashii iyo dhaqdhaqaaqyadii gobannimo-doonka ee gobollada woqooyi ee markii ay gumeysiga iska dulqaadeen gartay in ay la midoobaan walaalahooda Koonfureed, ta asoo uu ka dhashay qaran Soomaaliyeed”.

Eng.

     Rooble oo ka hadlayay miraha guushii ay hor seedeen halgamayaashii gobonimada dhaliyay ay aa sheegay in wali baahi weyn u qabaan bulsha da Soomaaliyeed midnimo, walaalnimo iyo wada jir, si loo xaqiijiyo himilooyinka shacabka ee dhin ac walba leh. --DHAMMAAD----

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha

     Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaal iya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dam beyay ee cudurka Karoonaha ee Soomaaliya, wa xaana kiisas cusub laga diwaangaliyay gobolka Banaadir

     Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan Soomaaliya waa : 1,399

o Laga Helay: 7

o Puntland:1

o Banadir:3

o Jubbaland:3

o Lab:5

o Dhedig:2

o Bogsashada: 15

o Dhimasho:0

Tirada Guud ee Laga Helay: 14,875

Bogsashada Guud: 7,231

Dhimashada Guud: 775

     Dhanka kale Wasiirka Wasaaradda Caaf imaadka Dr Fawziya Abikar Nur iyo Agasimaay sha Wasaaradda ayaa hanaanka fogaan araga ee Zoomka kulan la qaatay  Kuxigeenka Ergayga Ga arka ah ee qaramada Midoobay Soomaaliya, DSRSG / RC / HC Adam Abdelmoula oo ay wehe liyaan Madaxada Hay’adaha WHO & UNICEF ee Soomaaliya, doodad kulanka waxay ku saabsa nayd sida ay labada dhinac isaga kaashan laaha ayeen kawada shaqeynta iyo dardargelinta Tallaal ka ka hortaga Covid19  iyo kor u qaadista dadaal lada hadda socda.

Askar ku dhimatay rasaas loo ridayay daba aldegga 26ka June magaalada Jowhar

     Labo askari oo ka kala tirsanaa ciidamada xoo gga dalka iyo ciidamada Haramcad ayaa ku geeri yootay xalay rasaas loo ridayay dabaaldegga san adguurada 61aad ee ka soo wareegatay xornima dii gobolada waqooyi ee dalka Soomaaliya.

     Munaasabad ay ka soo qeybgaleen madaxda maamulka degmada Jowhar iyo kan gobolka Sh/ dhexe oo xalay lagu qabtay caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa askartani ay ku gee riyoodeen kadib markii saqdii dhexe xalay la sa aray calanka soomaaliya.

     Lama oga sababta rasmiga ah ee askartaan ay ugu dhacday rasaasta hase yeeshee wararka qaar ayaa sheegaya in rasaasta ay ku dhinteen cii damadan ay ahayd mid ay is weydaarsadeen cii damada milatariga iyo kuwa Haramcad ee ku sugnaa xarunta ay ka dhacaysay dabaaldegga 26ka June.

    Ma jirin dad rayid ah oo wax ku noqday is rasa aseyntan iyadoo dadka ku nool magaalada Jo whar ay ku soo baraarugeen rasaas xoog leh oo dhacaysay saqdii dhexe.

     Sanadihii la soo dhaafay ayaa waxaa ku soo kordhay qaar ka mid ah gobolada dalka rasaas loo ridayo dabaaldegga

Maxkamadda Ciidamada oo dhageysaneysa kiiska Ajaanib loo heysto Shabaabnimo

      Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee So omaaliy ayaa Shalay dhageysan doonta labo eedeysane oo ajnabi ah kuwaas oo loo heysto ka mid ahaanshaha Ururka Al-Shabaab.

      Labada eedeysane ayaa u kala dhashay dalalka Malaysia iyo Britain.

Labadan eedaysane ayaa loo haystaa inay dalka ku soo galeen sifo sharci da rro iyo inay ka barbar da gaaalameen Al-Shabaab, waxaana loo haystaa in mudadii ay Soomaaliya jo ogeen inay gaysteen tacadiyo iyo gabood falo ka dhan ah muwaadiniin Soomaaliyeed iyo inay qayb ka noqdeen weeraro ka dhacay dalka.

     Maxkamadda Ciidamada ayaa waxaa horay ay xukuno kala duwan ugu riday dad isugu jira Soo maali iyo Ajaanib, kuwaas oo lagu helay inay la Shaqeeynayeen Al-Shabaab iyo Kooxda Daacish-ta Soomaaliya.

Saraakiil ballan-qaad u sameeyay qoyskii laga dilay Cabdifataax Maxamed Cali

      Saraakiil ka tirsan booliska gobolka Banaadir oo ay kamid ahaayeen taliye ku-xigeenka qeybta guud ee booliska gobolka, taliyaha qeybta gal beed, taliyaha saldhiga degmada Wadajir iyo gu ddoomiyaha degmada ayaa gurigooda ku boo qday qoys dhawaan warbaahinta ka sheegay inay cadaallad u waayen dil loo geystay wiil ay dhal een.

Saraakiisha ayaa qoyska wiilka laga dilay oo lagu ma gacaabo Cabdifataax Maxa med Cali Atoore ayaa waxay u ballan-qaadeen In ay cadaalada marsiin doonaan dambiilaha ku eed eysan dilkaas, islamarkaana ay ku kalsoonadaan cadaallada.

     "Waxaa markale kugu celinayna inaad xaqaa ga helayso, oo aad ka helayso cidii gacan ku dhii glaha aheyd ee wiilkaaga Cabdifataax dishay, sha rciga ayaa idiin jooga oo garab idiin ah oo ay tah ay inaad kaashataan,” ayuu yiri mid kamid ah    Saraakiisha u tagtay qoyska wiilkooda la dilay oo ballaan-qaadka u sameeyay.

       Dhacdada kiiska dilka Cabdifataax ayaa wax aa loo soo qabtay eedeysanayaal, waxayna sara akiisha sheegen inay wadaan baarista dilkaas, ay na ka warsugaan baarista uu wado booliska.

      Saraakiisha ayaa sidoo kale qoyska marxuu mka ka dalbaday inay ku gacan siiyan sidii cadaal ada loo marsiin lahaa gacan ku dhiiglaha dilay wiil kooda, iyagoona carabka ku adkeeyay in markas ta u taagan yihiin sareynta sharciga.

     Booqashada saraakiisha iyo guddoomiyaha degmada Wadajir uu ku tegay hoyga qoyska laga dilay wiilkooda ayaa imaneysa kadib markii ay warbaahinta ka sheegen inay cadaalad ka waa yen laamaha amniga, xili ay ku gudo-jireen duugi sta marxuumka.


James Swan oo war cusub kasoo saaray doo rashada xilli dib u dhac uu muuqdo

     Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Sooma aliya James Swan ayaa sheegay in waqtigeeda oo lagu soo geba-gebeeyo hanaanka doorashada Soomaaliya ay muhiim u tahay dalka, xilli ay muuqato inay dib uga dhaceyso waqtigeeda.

Doorashada ayaa heshiiskii la gaaray 27-ka May waxaa lagu go’aamiyey inay ku dha cdo 60 maalmood gudahood, wax aana ayada oo hadda ay baxday bil ka mid ah muuqata inaysan ta asi suurta-gal aheyn.

 "In hanaanka doorashada waqtig eeda lagu soo dhameystiro, iyo si ku dhisan he shiis haysta dhammaan taageerada shacabka So omaaliyeed, waa u muhiim xaqiiqdii wax ka qaba shada ahmiyadaha dalku u baahan yahay ee dad ka looga faa’iideynayo,” ayuu James Swan u shee gay wakaaladda wararka Anadolu, isaga oo ku su gan magaalada Antalya oo uu kaga qeyb-galay madasha diblomaasiyadda ee Antalya Diplomacy Forum.

      "Tani waa daqiiqad muhiim u ah Soomaaliya,” ayuu yiri madaxa howlgalka QM ee Soomaaliya.

James Swan ayaa ammaanay dadaallada la xir iira doorashada ee uu wado ra’iisul wasaare Ma xamed Xuseen Rooble, oo bishii April si rasmi ah ula wareegay maamulka doorashada iyo amnig eeda.

    "Aad ayaan ugu qanacsannahy in lixdii toddoba ad ee tegay, uu ra’iisul wasaare Rooble hoggaami yey wada-hadallo dhab ah oo uu la yeeshay ma dax goboleedyada, oo ay heshiis doroasho isku raaceen 27-kii May, kaasi oo deg deg ah loo hirg elinayo, waxaana si firfircoon u taageereynaa fuli ntiisa,” ayuu yiri James Swan.

    Swan ayaa sheegay in saaxiibo badan oo caala mi ah ay si aad ahu daneynayaan arrimaha Soo maaliya, islamarkaana Turkiga ay ka mid yihiin ku wa ugu muuqda.

     "Turkey waxay ku lug leedahay taageerada qe ybta amniga, waxay ku lug leeyihiin dhaq-dhaqa aqyada arrimaha bani’aadannimo. Turkey sidoo kale waxay kaalin ka qaadaneysaa xiriirka dhinac yada aan dowliga aheyn,” ayuu yiri.

     "Waxaa jira caqabado amni oo weli taagan, ga ar ahaa cawaaqibka joogitaanka Al-Shabaab ee dalka, waxaana sii dheer baahiyaha bani’aadann imo ee dalka ka jira.”

     Swan ayaa sheegay in booqashooyin ay dho waan xubno ka tirsan beesha caalamka ku tageen maamul goboleedyada ay qeyb ka tahay isku day lagu xoojinayo dardarta lagu qabanayo doorasha da, si aan looga gaabin.

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay degmada Yaaqshiid

    Wararka naga soo gaaraya degmada Yaa qshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheega yaan in Kooxo hubeysan ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka booliska Soomaaliyeed.

      Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray  Cu mar idiris waxaana la dilay xilli sii galayay Masa ajid ku yaala Agagaarka Saldhiga D/yaaqshiid.

     Ninkaan ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid da’ ah oo si weyn looga yaqaanay degmada oo ka shaqeeynayay sanadyo badan saldhigeeda.

Waxa uu ahaa OBI qoraha Saldhiga D/Yaaqshiid.

Cuba ku sheegay inay aas-aas u tahay inay dalk aasi ka hirgasho dimuqraadiyad,

Cuba ku sheegay inay aas-aas u tahay inay dalk aasi ka hirgasho dimuqraadiyad,  sida uu shaaci yey Rodney Hunter oo ah isu-duwaha arrimaha siyaasadda howl-galka Mareykanka ee u qaab ilsan Qaramada Midoobay.

    "Cunaqabateyntu waa dariiqa sharciga ah ee la gu gaari karo siyaasada arimaha dibada, amniga qaranka, iyo ujeedooyinka kale ee qaranka iyo ku wa caalamiga ah,” ayuu yiri.

Si kastaba waxaa qaraarka ka soo baxay gol aha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay tag eeray illaa 184 wadan, halka ay kasoo horjeeste en Mar eykanka iyo Israel.

     Xiyaaradda dhaqaale ee saaran Cuba ayaa wa xaa soo rogay madaxweynihii hore ee Mareyk an ka Trump, wuxuuna saameyn ku yeeshay Cuba oo daris la ah Mareykanka.

Madaxweynihii Hore Ee Dalka Filibiin Oo  Geeriyooday

     warbaahinta Dalka Filibiin ayaa sheegtay inuu Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Benigno Akuwi ino uu geeriyooday Waaberigii hore ee Shalayto  oo Khamiis ah.

     Akuwiino oo 61-jir ahaa waxaa isbuucii hore la dhigay Isbitaalka, iya doo dhowr bilood ka horna Qaliin looga  sameeeyey Wadnaha.

      Telefishinka ABS-CBN News waxa uu baahi yey in Akuwiino Khamiistii hore la dhigay Isbitaa lka uu Shalayto ku geeriyooday.

Benigno Akuwiino waxa uu ahaa Madaxweynihii    15-aad ee dalka Filibiin muddadii u dhexeysay 2010-kii ilaa 2016-kii, ka hor inta uusan Xilka kaga wareegin Madaxweynaha haatan ka taliya dalk aasi ee Rodrigo Duterte.

Nin Soomaali ah oo dhowr qof ku dilay WEER AR uu ka gaystay dalka Jarmalka

     Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay, 10 kalena si darran ayaa loogu dhaawacy weerar loo adeegsaday mindi, oo uu 24 jir ah Soomaali ah xalay ka gaystay magaalada Würzburg ee dalka Jarmalka.

      Saraakiisha ayaa sheegay in ninkan maalmihii dhowaa uu marayey daweyn xagga xanuunada maskaxda ah oo lagu qasbay, kadib markii laga yaabay hab dhaqankiisa.

Booliska ayaa markii dambe jooj iyey weerarkan kadib markii nin ka Soomaaliga ah ay lugta ka too gteen, waxayna sheegeen inuu gaaray dhaawac aan halis gelineyn naftiisa.

     Joachim Herrmann, oo ah Wasiirka arrimaha gudaha gobolka Bavaria oo magaalada Würzburg ay ka tirsan tahay, ayaa sheegay in ayada oo inta badan dadka dhaawac ah ay xaaladdoodu ay aad u darran tahay, uusan hubin inta ka bad-baadi doonto.

     Ninka Soomaaliga ah oo aan magaciisa la sha acin ayaa ku noolaa magaalada Würzburg tan iyo sanaddii 2015, sida uu sheegay Herrmann.

    "Xaaladdiisa ayaa laga war-hayey bilihii tegay, waxaana lagu arkay hab-dhaqan rabshado leh maalmo kahor, kadibna waxaa lagu qasbay inuu maro daweyn dhanka maskaxda ah,” ayuu yiri He rrmann.         Herrmann ayaa goor dambe taleefishin u sheegay, in sida laga soo xigtay hal qof oo ka mid ah goobjoogeyaasha, uu Soomaaliga markii uu weerarka gaysanayey ku qeylinayey "Allahu Akb ar”.   "Taasi waxay soo jeedineysaa inay suurta-gal tahay in ficilladiisa ay dhiiri-geliyeen xagjirn imo, balse weli waa la baarayaa,” ayuu yiri Joa chim Herrmann.

    Dadka dhintay ayaa waxaa ka mid ah wiil yar iyo mid ka mid ah waalidiintiisa.

    Booliska ayaa sheegay inaysan jirin wax asta amo ah oo muujinaya in dad kale ay ku lug leeyihiin weerarka, islamarkaana xaaladda ay iminka caadi kusoo laabatay.

    Muuqaallo laga baahiyey taleefishinka ayaa muujinaya nin Soomaaliga ah oo cago cad, oo mi ndi ku eryanaya dadka. Muuqaallada qaarkood ay aa sidoo kale muujiyey dhiig daadsan waddo oyinka.

     Würzburg oo ah magaalo qadiimi ah oo ay ku nool yihiin 130,000 oo qof ayaa 100 km koonfur-bari ka xigta magaalada Frankfurt.

Qareenka Donald Trump oo been darteed looga xannibay shatigii uu ku shaqeysan jiray

     Gobolka New York ee dalka Mareykanka ayaa xannibay rugsaddii shargi ee uu ku shaqeysan jir ay Rudy Giuliani oo ah qareenka madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, kaddib markii maxkamadda racfaanka ee gobolkaas ay ogaatay inuu been ka sheegay doorashadii Mareykanka ee 2020.

     Giuliani oo 77 jir ah ayaa sheegay in doorash adan laga xaday Donald Trump, haye yeeshee maxkamadda racfaanka ayaa sheegtay in be en abuur cad iyo marin haba abin’ uu ka sheegay doorashadii uu ku guuleystay madaxweynaha xisbiga Dimoqraadiga ee Joe Biden.

      Gareenka Trump, Giuliani ayaa hore u soo no oday Garyaqaankii degmada Manhattan iyo duqa magaalada New York, waxaa lagu ciqaabay hada llada uu ka sheegay doorashadan.

Iyadoo tixraaceysa qalelaasihii lixdii Janaayo ee ka dhacay Xarunta Congress-ka Mareykanka ay aa Maxkamadda Racfaanku waxay sheegtay in been-abuurka Giuliani ay khatar galin karto kalso onida shacabka ee hannaanka doorashada, taas oo astaan u ah dimoqraadiyada Mareykanka iyo sidoo kale xirfadda sharciga.

     Maxkamadda ayaa soo xigatay hadalkii Mada xweyne Joe Biden ee ahaa "Dalkan waxaa kala dhantaalaya weerarada joogtada ah ee lagu qaadayo saxnaanta doorashadii 2020 iyo madax weynaheenna hadda, gaar ahaan hadalldada bee nta ah ee uu sheegayo (Giuliani), isagoo ku sha qeynaya awoodda qareennimo, isla markaana dhawaqiisa meeldheer geynaya. Waxyeella wey nna waa geystay”

     Isagoo wariyeyaasha kula hadlayay bannaan ka gurigiisa ku yaal bariga Mamhattan ayuu Giu liani ugu yeeray "ganaaxa la saaray mid hal dhin aca ah oo aan ku saleysneyn caddeyn”.

     Wakaaladda wararka Reuters ayaa qortay in Trump uu si isdaba joog ah u sameeyay sheega shada beenta ah ee ah inuu ka adkaaday Biden.

Maxkamada racfaanka ayaa sheegtay in hakinta kumeelgaarka ah ee Giuliani ay isku bedeli karto in si buuxda shatigiisa sharciga looga xayuubiyo.

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH ,,,

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH OO Hooyo Khadiijo Maxamed Ibraahin,C/laahi Ax med Xasan,Xuseen Axmed Xasan,Caasho Ax med Xasan,Safiyo Axmed Lasan,Sheekh-Nuur Cumar Xasan,Axmed Cumar Xasan,Deeqo Da ahir Xirsi,Cabdiraxmaan Cumar Xasan, Cabdi raxmaan Xuseen {Sacuudi},Faameey Cumar Xaaji, Aamino Xaaji Maxamuud {Aamineto}, Xa limo Maxamed Maxamuud, Kamaal Cabdicasiis {K.Cadde}, Xaajiyo Muumino Macallin iyo Xaa wo Guuleed Dhammaan Dadkaasi waxay Ham balyo farxad leh u diryaan:-Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe}iyo Maryan Sheekh Maxam uud Cismaan oo GABAR ugu dhalatay 22-ka Juun 2021-xaafadda kaaraan ee Magaalada Muqdisho waxayna leehiyiin Alle haka dhigo tii soo Bar-baarta oo Dadkeeda Dalkeeda iyo Dii nteedaba Anfacda 

Aamiin Aamiin Amiin

 

Muuse Biixi oo DF Somalia ku eedeeyey in ay ‘cunaqabateyn’ dhaqaale saartay Somaliland

     Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyey munaasab adda xuska 26 June oo ah markii ay gobollada wa qooyi qaateen xornimada ayaa weerar afka ku qaaday madaxda dowl adda dhexe ee Soomaal iya.

     Muuse Biixi ayaa shaa ca ka qaaday in dowladda federaalka ah ay Somali land ku qaaday dagaal dhi nac kasta leh, isla-marka ana ay saartay ‘cunaqabateen’ dhinaca dhaqaala ha ah, isaga oo hoosta ka xariiqay in afartii sano ee lasoo dhaafay ay ka xayirtay lacag dhan $60 milyan (Lixdan Milyan oo Doollar) oo ah kaalmo uga imaaneysay Bangiga Adduunka.

      Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Qaram ada Midoobay ku dacweysay  dowladda Imaaraad ka Carabka oo la macaamishay Somaliland, sida uu hadalka u dhigay.

      "Dowladda maanta Xamar joogta waxa ay Qar amada Midoobay ku dacweysay Imaaraatka Car abta oo mashaariic ka fulinayay Dekedda Berbe ra, Heshiiskii London 2012 ee dhigayay in kaal mada sanduuqa naloo furay aan u madax banna anaano ayay xannibtay oo waxa ay naga joojisay afarta sanadii u dambeysay in ka badan $60 ayaa naga xayiran” ayuu yiri.

     Dhinaca kale madaxweynaha Somaliland oo hadalkiisa sii wata ayaa ‘meel ka dhac’ ku tilmaa may in xuska 26-ka June oo ah xornimada goboll ada waqooyi in lagu qabto magaalada Muqdisho, iyada oo Somaliland ay dagaal ku heyso dowlad da federaalka ah.

     "Xamar waxa ay leedahay waxa aan u dabba aldegeynaa Gobollada Waqooyi xorriyadooda, aniga meel ka dhac ka weyn & Gardarro intaa ka weyn ma garanayo, In Xamar tiraahdo anaga ay aa Xukuno Somaliland balse dhanka kale dagaal gudaha ah mid, mid diblumaasi ah, mid xabad ah iyo mid cunaqabateyn ah saarto” ayuu yiri sii raaci yey Muuse Biixi Cabdi.

      Somaliland ayaa inta badan dhaliilo hawada u soo mariso dowladda federaalka ah, balse wuxuu hadalkan kusoo aadaya, iyada oo afartii sano ee lasoo dhaafay aan meelna loo dhaqaajin wada-ha dalladii muddada fog soo socday ee u dhexeeyey labada dhinac

Al-Sisi oo qaaday tallaabo kasii dareysa xiisad da Masar iyo Ethiopia ee biyaha Nile



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip