Madaxweynihii Hore Ee Dalka Filibiin Oo Geeriyooday

0
Thursday June 24, 2021 - 11:27:36 in Wararka by
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Ee Dalka Filibiin Oo Geeriyooday

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inuu Madaxweynihii hore ee dalkaasi, Benigno Akuwiino uu geeriyooday Waaberigii hore ee saakayto oo Khamiis ah.

 

Akuwiino oo 61-jir ahaa waxaa isbuucii hore la dhigay Isbitaalka, iyadoo dhowr bilood ka horna Qaliin looga sameeeyey Wadnaha.

 

    Telefishinka ABS-CBN News waxa uu baahiyey in Akuwiino Khamiistii hore la dhigay Isbitaalka uu saakayto ku geeriyooday.

Benigno Akuwiino waxa uu ahaa Madaxweynihii 15-aad ee dalka Filibiin muddadii u dhexeysay 2010-kii ilaa 2016-kii, ka hor inta uusan Xilka kaga wareegin Madaxweynaha haatan ka taliya dalkaasi ee Rodrigo Duterte.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip