Wafdi Ka Socda Dowladda Sweden Oo Gaaray Baladweyne Iyo Ujeedka

0
Wednesday June 23, 2021 - 13:40:17 in Wararka by
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi Ka Socda Dowladda Sweden Oo Gaaray Baladweyne Iyo Ujeedka

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa goordhow gaaray wafdi uu hoggaaminayo Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Staffan Tillander, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ayaa Safiir Staffan oo ay la socdeen xubno ka tirsan Beesha Caalamka waxaa kusoo dhaweeyay Guddiga loo magacaabay soo dhaweynta Safiirka, Maamulka Gobolka iyo Mas’uuliyiin kale.

    Safiirka Sweden ee Soomaaliya ayaa kulan kula qaadan doona Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed iyo Guddi loo xilgaarsiinta ka Warbixinta mashaariicda ka socda Hirshabeelle.

Sidoo kale Guddiga ayaa Safiir Staffan Tillander la wadaagi doona baahiyaha horumarineed ee dhanka bulshada ka jira deegaanada Hirshabeelle, isla markaana Guddiga ay Warbixin ka dhageysan doonaan Safiirka iyo xubnaha la socda.

Safiirka Sweden ee Soomaaliya Staffan Tillander ayaa kormeeri doona goobaha Biyo-xereenada fatahaada Webiga Shabeelle laga dhisay qaarkood, xili Baladweyne laga fulinayo mashaariic horumarineed, sidoo kalena la qorsheynayo inuu halkaas gaaro Safiirka Talyaanig





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip