Maxkamada sarre ee Somaliland oo ka hadashay dacwado ay usoo gudbiyeen musharixintii dhacay

0
Wednesday June 23, 2021 - 15:27:40 in Wararka by
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada sarre ee Somaliland oo ka hadashay dacwado ay usoo gudbiyeen musharixintii dhacay

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Adan Xaaji Cali, ayaa sheegay in maanta ay bilaabeen dhagysiga 23 dacwadood oo musharixiin uso gudbisay.

 
 
Guddoomiyaha ayaa sheegay in 25 cabasho soo gaadheen markii hore lakin ay laba kamid ahi ka noqdeen dacwadooda

Musharixiintan dacwadaha gudbiyay, ayaa ah musharixiintii aan ku qancin natiijadii doorashada.


Ka garnaqa dacwadahan ayaa bilaabmay maanta sida uu sheegay gudoomiyaha maxmada sare.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in kadib marka lagu dhawaaqo, natijada rasmiga ah ee doorashada uu madaxweynaha Somaliland muddo 30 cisho gudahood ah iskugu yeedhi doono golaha wakiilada.

Maxkamada sare, ayaa ka garnaqaysa dacwadaha ay soo gudbiyeen musharixiintii aan ku qancin natiijadi hordhaca ahayd ee doorashooyinka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip