Mareykanka Oo Shaaciyay Dowlad Ku Fashilantay Dayax-Gacmeed La Diri Lahaa

0
Wednesday June 23, 2021 - 14:47:29 in Wararka by
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka Oo Shaaciyay Dowlad Ku Fashilantay Dayax-Gacmeed La Diri Lahaa

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Afhayeenka Waaxda Difaaca Maraykanka ee The Pentagon ayaa sheegay inay Iiraan ku guul-daraysatay bartamihii bishan June Isku-day ay ku doonayeen inay Gantaal Cusub u diraan Hawada Sare.

Afhayeenka oo lagu magacaabo KolonelUriyah Orlandayaa xogtaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Telefishinka caanka ee CNN-ka, wuxuuna xusay inay Taliska Hawada Sare ee Maraykanka ka war qabaan inay Iran ku fashilantay Isku-daygaasi bishan June 12-dii.

     Lama sheegin waxa u sabab ah Fashilkaasi, welina Dowladda Iran kama aysan hadlin arrintaasi.

Waxaa la soo weriyey inuu markii 4-aad ee ay Iran ku guul-daraysato inay Hawada Sare u dirto Daax-gacmeed-Xambaaraha eeSIMROGHoo laga soo minguuriyey Muuqaalka Gantaalka ay Waqooyiga Kuurya hindistay.

Bishii May, Wakaalladda Wararka Iran ee IRNA waxay sheegtay inay Iran qorsheynayso inay dhowr Daax-gacmeed u diraan Hawada sare mustaqbalka dhow.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip