HALKAAN KA AKRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYNEWS PEPAR 20-june 2021

0
Sunday June 20, 2021 - 09:02:06 in Wararka by
  • Visits: 1053
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKRISO: WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYNEWS PEPAR 20-june 2021

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

RAYSAL WASAARAHA SOOMAALIYA OO SOO SAARAY LIISKA KAMA DAMBEYSTA AH EE GUDDIYADA DOORSHOOYINKA

Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray liiska kama dambeyska ah ee wax ka badalka guddiyada doorashooyinka heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed, Guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo kuwa Somaliland.

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Guddiga heer Wasiir ee uu u xilsaaray xaqiijinta ergooyinka ayaa isbeddel ku sameeyay 40 xubnood oo ka mid ahaa 67dii xubnood ee cabasho laga keenay, kuwaas oo lagu celiyay dhinacyadii ay markii hore ka yimaadeen.

 

Farmaajo oo war kasoo saaray dib u doorashada Guterres

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dham maaday,Md. Maxamed Cabdullahi Maxamed (Fa rmaajo) ayaa ka hadlay dib doorashada Ant onio Guterres oo markale loo dhaariyey xilka xogha yaha guud ee Q/Midoobay

Ugu horreyn madaxweyne Farmaajo ayaa dha mbbaal hambalyo ah u diray Antonio Gut erres oo markale Qaramada hoggaaminayo shanta sa no ee soo socota.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa tilmaamay in dawladda fed eraaka ah ay soo dhowayneyso inuu markale Antonio Guterres noqdo xoghay aha guud ee Qaramada Midoobay.

Ugu dambeyn madaxweynaha waqtigiisa uu dhammaaday ayaa shaaca ka qaaday in xogh ayaha Qaramada Midoobay ay dowladda ula sha qeyn doonto si hagar la’aan ah.

Mr.Guterres oo ka hadlayey guushiisana wux uu ballan qaaday inuu halkiisa kasii wadi doono dadaalladii u waday, isla-markaana uu si dhow ula shaqeyn doono dowladaha caalamka.

"Waxaan ku bixin doonaa wax walba oo aan ku xaqiijinayo inuu soo ifbaxayo kalsoonida u dha xeysa iyo umadaha waaweyn iyo yar yar, si loo dhiso buundooyin, iyo inaan si hagar la’aan ah u ga qeybqaato dhismaha kalsoonida,” ayuu yiri Mr. Antonio Guterres.

Qaramada Midoobay ayaa Soomaaliya la-leh wada-shaqeyn xoogan, iyada oo ka taageer to arrimo dhowr ah sida dhaqaalaha, siyaasad da, ammaanka iyo dhanka bani’aadanimada.

Dowladda Somalia Iyo Norway Oo Wada Hadal Ka Yeeshay Dib U Furista Safaaradda

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaa shiga Caalamiga Balal Maxamed Cusmaan, ayaa Shalay ku qaabilay Caasimadda Muqdi sho, Safiirka Norway ee Jamhuuriyadda Fed eraal ka Soomaaliya, Marwo. Elin Bergithe Rognlie.

Kulanka dhexmaray Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda xukuumadda xilgaarsiinta iyo SafiirElin Bergithe ayaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga labada dal.

Safiiradda Norway ayaa ku dhawaaqday in ay bilowday qaban-qaabada dib loogu furayo xafiis diblomaasiyadeed oo joogta ah oo ay ku yeesha an Muqdisho si loo fududeeyo howsha rasmiga ah iyo midda adeegga ah, iyadoo shaaca ka qaaday in Agaasinka Socdaalka Norway ay aqoonsatay baasaboorka Soomaaliya, waxayna muujisay taa geerada dalkeeda ee ku aadan hannaanka door ashada Soomaaliya.

Dhankiisa, Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa cadeeyay sida ay Soomaaliya u danaynayso xoojinta xiriirka ay la leedahay Norway, halkaas oo ay ku nool yihiin jaa liyad aad u tiro badan oo Soomaaliyeed, taasoo leh aragti horumarineed iyo mid wax dhisid leh, is agoo xusay muhiimadda ay leedahay in la ballaa riyo iskaashiga istiraatiijiyadeed si loo gaaro dano wadaagga labada dal ee saaxiibka ah.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo faah faahiyay safarkiisa degmada Waajid

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gar een iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degm ada Waajid ee Gobolka Bakool, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweey ay.

Madaxweyne laftagar een oo faah faahin ka bixiyay safarkiisa ayaa sheegay in marka ore uje edkiisa uu yahay ka qeyb galka munaasabad lagu caleemo sa arayo Maamulka Cusub ee Golaha degaanka deg mada Waajid.

Sidoo kale Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa sheegay in Golaha degaanka ee degmada Waajid loo dhisay ay qeyb ka heyd balanqaad uu sameeyay safarkii kan ka horeeyay ee uu ku te gay degmadaas.

Degmada Waajid ayaa waxaa ay kamid tahay degmooyinka ka tirsan Gobolka Bakool ee mu dada ka badan 10 Sano u go’doonsan Ururka Al-Shabaab, waxaana dadka ku nool ay wajahayaan xaalado bani’aadanimo.

Soomaaliya & Kenya oo ka wada hadlay soo celinta & adkeynta xiriirkooda

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa Shalay kula kul may Magalada Antalya ee dalka Turkiga Xoghay aha Golaha Wasiirrada ee Arrimaha Dibadda dal ka Kenya.

Wasiir Cabdirisaaq iyo . Amb. Raychelle Om amo ayaa waxaa ay kulankooda ku sheegeen ku na celiyeen markale baahida loo qabo in la sii wa do dhismaha xiriirka wanaagsan ee labada dal.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa Amb. Raychelle Omamo iga mahad celiyay kulanka, isaga oo sheegay in Soom aliya ka go’an tahay adkeynta xiriirka lab ada dal.

Dowladaha Soomaal iya iyo Kenya ayaa labadii sano ee la so dhaafay xirirkooda waxaa uu ahaa mid sii xumaanayay, ha yeeshee labadii todobaad ee la soo dhaafay uu yahay mid soo hagaagayo, waxana Shalay muq disho soo gaaray Safiirka Kenya ee Soomaaliya oo dhowrkii bilood ee la soo dhaafay khilaafka jira uga maqnaa Muqdisho.

Galmudug oo soo bandhigtay Sahan Caafi maad oo la sameeyay

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa daahfuray munaas abad lagu soo bandhigayay war bixin ku saabsan sahanka caafi maadka iyo macluumaadka dad ka Galmudug.

Munaasabadda ayaa waxaa si wadajir ah u soo Agaasimay Wasaaradaha Caaf imaadka iyo Qorsheynta ee Maamulka Galmudug iyo Xafiiska Istaatistikada Qaranka.

Madaxweynaha Galmudug ayaa hadaljeedinti isa ku sheegay ahmiyadda ay u leedahay Galm udug xog ka helidda caafimaad ka iyo arrimaha bulshada si loo qorsheeyo adeegga bulshada. SOOMALAIYA oo tagaeertay lana safatay AZERBAIJAN

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadsa xuk uumadda federaalka ah ee Soomalaiya, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Ma xamuud ayaa dalka Tur kiga kulan gaar ah kula qa atay dhigiisa dalka Azerba ijan Jeyhun Bayramov.

Labada mas’uul ayaa ka wada-hadlay arrimo ku aadan xoojinta xiriirka diblumaasiyadeed ee Soo maaliya iyo Azerbaijan.

Safiirka Soomaaliya ee Turkiga, Azerbaijan & Turkmenistan Jaamac Cabdullaahi Caydiid oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka warbixiyey kula nkaasi, isaga oo rajo wanaagsan ka muujiyey in uu sii hagaago xiriirka labada dal, isla-markaana uu gaaro meel sare.

Dhinaca kale, warbaahinta Azerbaijan ayaa sheegtay in wasiirka arrimaha dibedda Soomaal iya uu taageeray mowqifka Azerbaijan oo ku sal eysan xeerarka caalamiga.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Azerbaijan Jeyhun Bayramov ayaa sidoo kale sheegay in safiirka cusub ee Soomaaliya ee Azerbaijan uu 13-kii June booqday magaalada Aghdam oo ciidamada Azerbaijan ay ka qabsadeen kuw Armenia, halka asi oo ay ku dagaalameen sanadkii tegay dabay aaqadiisa.

Kulankan ayaa kusoo beegmaya, iyada oo lab ada wasiir arrimo dibadeed ee Soomaaliya Aze rbaijan ay dalka Turkiga uga qeyb-galayaan shir ka diblumaasiyadda oo Sanadkaan ka dhacaya magaalada Antalya.

Si kastaba xiriirka cusub ee labadaan dowlad ood ayaa soo shaac baxay 12-kii June 2021 kadib markii Danjire Jaamac uu la kulmay Wasiirka Arri maha Dibadda Azerbaijan.

Soomaaliya ayaa sanadihii u dambeeyey xoojisay xiriirka caalamiga ah, iyada oo iskaa shu buuxa la yeelatay wadamo badan oo ku yaalla caalamka.

Ma run baa in Cabdirashiid Janan uu Safar qar soodi ah ku tagay Magaalada Addis Ababa?.

Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) Wasii rki hore ee Amniga Jubbaland ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, isagoo safarkii u horreeyay kaga ambabaxay Muqdisho tan iyo markii bishii March uu isku soo dhiibay dowladda Federaalka.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya socdaalka C/rash iid Janan ee Addis Ababa oo uu ku wehliyo Wasiiru Dowlaha Gaadiidka C/raxmaan Dheere oo ahaa ninkii hoggaaminayay wada hadalkii iyo qorshihii C/rashiid Janan isugu soo dhiibay dowladda.

Ilo kala duwan ayaa sheegaya in qorshe ku saabsan dhaq dhaqaaqyada Gobolka Gedo uu u tagay Addis Ababa, halka warar kalena sheega yaan in arrimo Baasabor uu u tagay.


Xubin ka mid ah guddiga uu magacaabay Qoor Qoor ee doorashada oo is-casishay

Xubin ka mid ah guddiga doorashooyinka Galmu dug ee uu dhowaan dib usoo magacaabay madaxweyne Axmed Cab di Kaariye Qoor Qoor ka dib xubnihii lagu celiyey, ayaa sheegtay inay is-casishay.

Xaawo Aadanyare Culus ow (Xaawo Kiin), oo ka mid xubnaha guddiga do orashada ee heer dowlad goboleed ayaa go’aankan ku shaacisay qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda facebook.

"Waxaan ogeysiinayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed inaan iska casilay xubinimadii gudiga doorashooyinka heer maamul goboleed ee Galmudug, ee uu ii magacaabay 16/06/2021 mad axweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor,” ayey tiri Xaawo Kiin.

"ls-casilaadeyda waxaa keenay arrimo aniga ii gaar ah. Waxaan u mahad-celinayaa madaxweyn aha Galmudug oo ii gartay inaan ka mid noqdo da dka u adeegaya Reer Galmudug, laakiin aan ii suurta-gali karin,” ayey tiri Xaawo Kiin, oo aan fa ah-faahin ka bixin arrimaha ku qasbay is-casil aadda.

Is-casilaadda Xaawo Kiin ayaa dib usii dhigey sa in ra’iisul wasaare Rooble uu shaaciyo liiska gu ud ee xubnaha guddiyada doorashada, ayada oo mar kale laga filayo madaxweyne Qoor Qoor inuu soo buuxiyo booska ay baneysay Xaawo Kiin.

AL-SHABAAB oo mar kale weerar ka fulisay Biyo Cadde

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay markale dagaalyahanada Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Biyo Cadde oo ka tir san gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo ay fa riisin ku leeyihiin ciidamada Xoogga dalka.

Weerarkan oo loo adeegsaday madaafiic ayaa Habeen hore saq-dhexe ka dhacay halkaasi, sida ay u sheegeen Caasimada Onl ine ilo dadka deegaanka ah.

Madaafiicda qaar ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhaceen gudaha sal dhig ay dagan yihiin ciidam ada milatariga Soomaaliya oo gacanta ku haya de egaanka Biyo Cadde ee Shabeelaha Dhexe, hal ka kuwa kalena ay ku hoobteen xaafado ay dagan yihiin shacab.

Illaa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaasi oo ay jawaab ka bi xiyeen ciidamada dowladda ee ku sugan saldhig ga la weeraray.

Sidoo kale ciidamada Xoogga dalka ayaa ho wl-gallo iyo dhaq-dhaqaaqyo Shalay ka bilaabay duleedka deegaankaasi oo marar badan ay soo weerareen xoogaga Al-Shabaab.Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaana dadka deegaanka ay cabsi ka muujinayaan in markale dagaal uu ka dhaco halkaasi, maadaama ay ka jiraan dhaq-dha qaaqyo ciidan.Dorraad ayey aheyd markii kooxda Al-Shabaab ay weerar is-miidaamin ahaa oo loo adeegsaday gaari ka fulisay deegaanka Biyo Cad de, kaas oo uu dhaawac kasoo gaaray taliyaha Guutada 4-aad ee ciidamada Xoogga dalka Soo maaliyeed Col. Saney Cabdulle.

Weeraradan ayaa ku soo aadayo, xilli maalm ihii u dambeeyey ciidamada huwanta ay sare u qaadeen howl-gallada ay ka wadaan Shabeeloo yinka oo ay ku xoogan tahay Al-Shabaab.

Xigasho:caasimadda.net

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa waxaa la sheegay inay toogasho ku dileen muwaadin So omaaliyeed oo kamid ahaa Soomaalida Ganacsi ahaan u tegay dalkaas.

Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu Magaca abi jiray Maxamed Cali Kaariye ayaa Kooxaaha Burcada ah waxaa ay ku dileen meel aan ka fog een Goobtiisa Ganacsi oo ku taalla gobolka Limp opo ee dalka Koonfur AfrikaDalkaasi Koonfur Afrika.

Mid kamid ah Soomaalida ku nool dalka Koonf ur Afrika ayaa sheegay in ragga dilka u geystay Muwaadinka Soomaaliyeed ay goobta ka baxsadeen, isla markaana ay iyaga goo bta ka qaadeen meydka marxuumka.

Ciidamo ka tirsan Booliska Koonfur Afrika ayaa tegay halka uu dilka ka dha cay, kuwaas oo sameeyay howlgallo aan wax na tiijo ah kasoo bixin oo ay ku baadi goobayeen Ko oxda dilka geysatay.

Dalka Koomfur Afrika ayaa waxaa sanad wal ba si bareer ah loogu dilaa Soomaalida ku Gan acsatada, waxaana todobaadkii hore ay aheyd markii muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay Guda ha dalkaas mid kalena lagu dhaawacay.

40,000-kun oo arday oo Shalay Imtixaan u fa dhiistay degaanada Somaliland

Imtixaanka Shihaadiga Dugsiyadda Sare ee Somaliland ayaa Shalay si rasmi ah uga bilowday degaanada maamulka Somaliland sida ay shaa cisay Wasaaradda Waxbarashada maamulka Somaliland.

Ku dhawaad 40,000-kun oo arday ayaa Shalay si rasmi ah ugu fadhiistay imtix aanka shahaadi ga ah ee fasarada afraad dugsiga sare iyo sideedaad dugsiga hoose dhexe.

Amarkii Puntland ee siddeeddii bishan ay imtix aankaasi kaga mamnuucday gobolka Sanaag aya ana hirgelin, waxaana imtixaanka uu ka socdaa gobolka Sanaag.

In ka badan 200 oo goobood ayuu ka dhici do onta Imtixaanka, waxaana daahfuray Masuuliyiin ta Somaliland.Imtixaanka Somaliland ayaa sanad kii hore hal maalin dhacay sababo la xariira cudur ka Karoonaha oo xoogganaa.

Maxaa ka soo kordhay kiiska dacwada loo he ysto Cabdi Maxamuud Cumar?

Xeer ilaalinta guud ee dowlad deegaanka So omaalida Itoobiya ayaa war cusub kasoo saartay dacwadda ka dhanka ah madaxweyinihii hore ee dowad deegaankaasi, kaas oo haatan ku jiro xabsi ku taallka magaalada Addis Ababa.

Xafiiska xeer ilaalinta ayaa qoraalkan ku sheeg ay in haatan la soo gaba-gabeeyey dhammaan baaritaanadii socda ee ku aadanaa tacadiyadii uu geystay Cabdi Maxamuud Cumar, xilligii uu hogga anka u hayey maamulka Jigjiga ee dowlad deega anka Soomaalida.

Sidoo kale qoraalka kasoo baxay xafiiska xeer ilaalinta ayaa waxaa lagu shaaciyey in natii jada baaritaankan ay u gudbiy een xeer ilaaliyaha guud ee dawl adda Itoobiya.

Dhanka kale xeer ilaaliyaha dow lad deegaanka Soomaalida, Cab diweli Jaamac oo wareysi siiy ey laanta afka Soomalaiga ah ee BBC-da ayaa fa ah faahin ka bix iyey baaritaankaasi, wuxuuna sheegay inuu salka ku hayo dambiyadii la galay tobankii sano ee la soo dhaafay.

Cabdiweli Jaamac ayaa sidoo kale intaasi ku daray in kiiskan uu qeyb ka yahay musuq-maasuq ay gashay dowladdii xilligaas jirtay.

"Tobankii sano dhibaatooyin badan ayaa dha cay, tacaddiyo ballaadhan oo umadda Sooma aliyeed loo geystay, waxa kaloo jira musuq-ma asuq badan oo dawladdii xilligaa jirtay samaysay baa jirta, dawladda oo keliya maaha waxaa jira dad kale jeneraalladii halkan ka shaqayn jirey oo dhibaato badan dadka u geystay baa jira.” ayuu yidhi Cabdiweli Jaamac.

Cabdi Maxamuud Cumar oo xukumayey dowl ad deegaanka laga soo bilaabo 2010-kii illaa 2018-kii ayaa haatan wajahaya dambiyo culus, is aga oo loo heysto tacadiyo uu geystay maamul kiisii, wuxuuna marar badan kasoo muuqday max kamad ku taalla dalka Itoobiya.

Guddoomiyaha Mandheera oo sheegay inay kordheen weerrarada Al-Shabaab

Guddoomiyaha Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Cali Ibraahim Rooba ayaa sheegay in dhibaato dhanka amniga ah ay Al-Shabaab ku hayaan degaannada hoostaga mag aalada Mandheera.

Guddoomiyaha oo Boqolaal Ruux kula hadla yay magaalada mandheera waxaa uu sheegay in Al-Shabaab ay had iyo jeer ay weeraro joogto ah ka fuliyaan Magaalada Mandheera degaanada hoostaga,isla markaana aysan jirin cid waxka qabaneysa.

Waxaa uu ugu baaqay bulsha da ku nool Magaalada Man dheera inay hal meel uga soo wada jeestaan una midoobaan la-dagaalanka Al-Shabaab oo uu sheegay in ay ka gaabisay dowladda Kenya la dagaalankooda.

"Waa inaan galno dagaal nafsi ah, nolashaa nada cariiriga gashay waa inaan u istaagno oo aan isku tashano kan adkaano Al-Shabaab, ma ar agno askar la dagaamaleysa oo cabsi ayaa heysa ayuu yiri” Guddoomiyaha Mandheera.

Hadalka Guddoomiyaha Magaalada Mandhee ra ee Gobolka Waqooyi Bari Cali Ibraahim Rooba ayaa kusoo aadaya xilli labadii todobaad ee la soo dhaafay Al-Shabaab ay weeraro kala duwan ka fuliyeen degaanno hoostaga Magaalada Man dheera.


Yaa lala xiriirinayaa dilka Najma Cabdullahi, gabadhii Soomaaliyeed ee Mombasa?

Haweeney lala xiriirinayo dilka Najma Cabdull aahi, oo aheyd gabar Soomaali ah oo 19-jir ah, taasi oo lagu dilay magaalada Mombasa ah ayaa lagu maxkamadeynayaa magaaladaas.

Maxkamadeynta Faa’isa Cali Xasan oo ah gab adha lagu tuhunsan yah ay inay dilka ka dambe yso ayaa dib loo dhigay kadib markii ay Faa’iso sheegtay inaysan fahmi karin luuqadaha English-ka iyo sawaaxiliga, sidaas darteedna aysan ka ja waabi karin codsi uu sameeyey sarkaalka baarit aanka gacanta ku hayo.

Garsooraha sare ee deegaanka Vincent Adet ayaa amar ku bixiyay in Faa’iso la sii hayo laba maalmood iyada oo maxkamadu ay raadineyso turjumaan Soomaali ah oo u kala turjumo maxk amadda iyo eedeysanaha.

Faa’iso ayaa lagu eedeeyey inay aheyd qofkii u gu dambeeyey ee lala arko Najma Cabdullaahi ka hor intaan laga helin iyadoo miir daboolan ag agaarka Dongo Kungu.

Najma ayaa u dhimatay dhaawacyo loo geys tay saacado yar kadib markii lagu daweynayay isb itaalka degmada Port Reitz halkaas oo booliska ay geeyeen.

Sida laga soo xigtay warqadda dhaarta ah ee sarkaalka baaritaanka John Mutwiri, Faa’iso ayaa ah eedeysanaha ugu muhiimsan ee dilka Najma oo ay saaxiib la aheyd isla markaana ay haysay macluumaad muhiim ah oo ku saabsan dilka.

Mutwiri wuxuu sheegay in gabadha dilka lagu tuhunsan yahay ee Faa’iso la arkay iyadoo la soc oto marxuumadda dhimatay fiidkii 9-kii Juun oo ah isla maalintii Najma la waayey.

Marxuumadda ayaa ka tagtay gurigeeda oo ku yaal aagga Chaani abbaare 6-dii fiidnimo wax ayna ku wargalisay walaasheed inay raaceyso Fa a’iso oo ay saaxiib dhow la tahay.

Si kastaba ha noqotee, taleefankeeda ayaa hawada ka baxay daqiiqado yar ka dib 7 fiidnimo ka dib markii ay walaasheed u xaqiijisay inay dib ugu noqonayso gurigeeda.

Baaraha ayaa maxkamada u sheegay in Faa ’iso ay ka baxsatay Mombasa laguna arkay mag aalada Eldoret 10-kii June, saacado kadib markii marxuumadda la waayey.

Sarkaalka oo sii hadlayey ayaa u sheegay ma xkamadda in eedaysanaha uu markaas ka car aray Eldoret una socday Nairobi markii uu ka war helay in booliisku raadinayo.

Dhanka kale Booliiska magaalada Mombasa eegobolka Xeebta ee dalka Kenya ayaa baara ya shabakad tahriibinta dadka ah, oo la rumeysan yahay inay ka dambeysay dilka gabadhaan Soom aalida ah loogu geystay gudaha magaaladaas.

Booliiska ayaa ilaa iyo haatan xiray labo qof oo la sheegay in markii ugu dambeysay ay Najma isla joogeen.

Sida ay sheegeen baarayaasha, xog laga helay telefoonka mid ka mid ah dadka kiiska looga shakisan yahay, ayaa gacan ka geysatay baadigoobka shabakaddan.

Kenya oo fulisay heshiiskii ay la gaartay Soomaaliya

Safiirka Dowladda Kenya ee Soomaaliya Luc as Tumbo ayaa Shalay dib ugu soo laabtay Ma gaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ay ada oo fulineysa heshiiskee ay la gaartay dowl adda Soomaaliya ee lagu soo celinayo xiriirka labada dal.

Lucas Tumbo ayaa Muqdisho ka maqnaa in ka badan 6 bil kadib markii uu xumaaday xiriirka dibl omaasiyadeed ee labada dal, oo horseeday inay safiirada kala qaataan.

Imaashaha safiirka Kenya ee Muq disho ayaa imaneysa kadib markii labada dowladood ay ku heshiiye en in dib loo soo celiyo xiriirkii dibloomaasiyadeed, waxaana la filayaa in dhaw aan dib loo furo safaaradda Soomaaliya ee Nai robi. Kenya iyo Soomaaliya ayaa 16-ka Bishaan ku heshiiyey in si deg deg ah loo furo safaarada ha labada Dowladood kadib wada-hadal dhanka taleefoonka ah oo dhex maray Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxa muud iyo wasiirka arrimaha dibadda Kenya Ray chelle Omamo.

"Labada wasiirba waxay dib u xaqiijiyeen baa hida loo qabo in si deg deg ah dib loogu furo lab ada safaaradood ee Soomaaliya iyo Kenya ee Muqdisho iyo Nairobi, waxayna ku nuuxnuuxsade en muhiimadda ay leedahay in la hagaajiyo xir iirka diblomaasiyadeed ee labada dal,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha De badda Soomaaliya.

Wasiirradu waxay muujiyeen rajo weyn oo ah in la horumariyo ganacsiga, amniga iyo xiriirka dha qan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, sida lagu shaaciyey qoraalka ay wadahadalkaas ka soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soom aaliya.

Soomaaliya iyo Kenya ayaa hadda ka shaqeyn aya dib u soo celinta xiriirkoodii diblomaasiyadeed oo waayahaan mugdi badani uu hareeyey, balse weli waxaa jira marxalado markii hore xumeeyey oo aan hagaagin, sida dacwadda badda, qaadkii ay Kenya u soo dhoofi jirtay Soomaaliya oo aan la fasixin iyo dacwad kale oo Soomaaliya ay ka gudbisay Kenya, kadib markii duqeyn ka dhacda Gedo ay ku dishay dad rayid ah.

Wasiirada Arrimaha dibedda Turkiga, Afgaa nistan iyo Iiraan oo kulan yeelanaya

Wasiirada arrimaha dibedda ee Turkiga, Afgaa nistaan, iyo Iiraan ayaa Axadda wada yeelan doo na wada hadallo saddex geesood ah oo qayb ka ah Madasha Diblomaasiyadda Antalya, Wasaara dda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa sheegtay Jimcihii warkan.

"Marka lagu daro horumarkii ugu dambeeyay ee ku saabsan Geedi soc od ka Nabadda ee Afgaanis ta an, iskaashiga dhinacyada amniga, tamarta, isku xirna anta iyo socdaalka aan caadiga ahayn ayaa laga wada hadli doonaa inta lagu gudajiro Shirka Sad dex geesoodka ah,” ayaa lagu yiri bayaan ay soo saartay wasaaraddu. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa sidoo kale kulamo laba geesood ah la qaadan doona dhiggii sa Iran iyo Afgaanistaan ​​ dhinaca Shirka Mada sha Diblomaasiyadda ee Antalya

Doodaha ahmiyadda u leh caalamka ayaa si qoto dheer loo falanqeyn doonaa inta lagu guda jiro madasha, oo ay ku jiraan Balkans, mustaqbal ka Yurub, xiriirka trans-Atlantic, qaxootiga iyo mu haajiriinta, iyo halista argagixisada. Waxaa sidoo kale jiri doona kalfadhi ku saabsan soo jeedinta Turkiga ee shirka bariga Mediterranean.

Ebrahimi Raisi oo loo doortay Madaxweynaha cusub ee dalka Iran

Ebrahim Raisi ayaa lagu wadaa inuu noqdo madaxweynaha soo socda ee Iran kadib markii uu ku guulaystay inta badan codadkii ilaa hada la tiriyay. Wuxuu ka adkaaday saddex musharax oo kale taas doorasho Dorraad ka dhacday dalka Iran.Mr Raisi waa xaakimka ugu sareeya Iran wax aana saaran cunaqabateyn ay dowlada Mareykan ku soo rogtay.

Madaxweynaha Iiraan waa ninka labaad ee ugu darajo sareeya wadanka, ka dib hogaa miyaha ugu sareeya. Madaxweynaha wuxuu saa meyn muuqata ku leeyahay siyaasada gudaha iyo arimaha dibada. Laakiin nidaamka siyaasadeed ee Iran waa hogaamiyaha ugu sareeya ee wadan ka Ayatollah Ali Khamenei, oo ah wadaadka diinta ugu sareeya, kaas oo leh go’aanka ugu dam beeya ee dhammaan arrimaha gobolka.

Si kastaba ha noqotee, in badan oo reer Iira aniyiin ah iyo kuwa u ololeeya xuquuqda aad anaha ayaa walaac ka muujiyey doorka Mr Raisi ee dilkii badnaa ee maxaabiista siyaasadeed 1980-yadii. Wuxuu ka mid ahaa afar garsoore oo maamula yay xukunnada dilka ah ee qiyaastii 5,000 oo maxbuus, sida ay sheegtay Amnesty Inter nat ional.

Sudan oo Khadka Internetka loo jaray Qishka Ardayda

Wasiirka Isgaarsiinta dalkaasi, Enjineer Haash im Xasab Al-Rasuul ayaa ku dhawaaqay in Khad ka Inernetka ee Mobaylka la jari doono saacad aha ay socdaan Imtixaanka Shahaadiga ee Dug siyada Sare ee dalkaasi oo Shalay bilowday.

Waxa uu tilmaamay in maalma ha ay socdaan Imtixaanaadka la ja ri doono Khadka Internetka muddo 3 saacadood, laga bilaabo 8-da Arornimo ilaa 11-ka Barqani mo, si looga hortago Qishka Ardayda.

Go’aanka lagu jaray Khadka Internetka waxaa wada gaaray Wasaaradaha Tacliinta, Isgaarsiinta, Xeer-ilaalinta Guud iyo Shirkadaha Isgaarsiinta ee dalkaasi.

Sanad-dugsiyadeedkii hore Sudan oo kale ay aa loo Xanibay Khadka Internetka maalmihii ay socdeen Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee dalkaasi, balse sanadkii ka sii horeeyey Ardayda waxay ka faa’ideysteen Internetka, iyagoo Mobaylada isugu gudbinayey Qishka.



Operations - Senior Assistant

Job categories Project Management, Programme Management

Vacancy code VA/2021/B5001/21947

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty stationMogadishu, Somalia

Contract typeLocal ICA Support

Contract levelLICA-5

DurationOngoing contract (Open-ended, subject to organizational

requirements, availability of funds and satisfactory performance)

Application period 15-Jun-2021 to 29-Jun-2021

 

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.



Background Information - PSC


Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities


The Operations - Senior Assistant works under the direct supervision of the Oper...

Competencies


Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

Education/Experience/Language requirements


*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY *Qualified fe...

Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

Background Information - UNOPS


UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp..

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip