R/W Rooble oo shaaciyey liisaska dhammaan guddiyada doorashada dalka

0
Saturday June 19, 2021 - 19:41:54 in Wararka by
  • Visits: 235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    R/W Rooble oo shaaciyey liisaska dhammaan guddiyada doorashada dalka

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa digreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guddigaXalinta Khilaafaadka.

Rooble ayaa magacaabay: 1- Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Liiska guddiga Xalinta Khilaafaadka, 2- Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed,3- Liiska Guddiga Doorashooyinka Xubnaha Somaliland, 4- Liiska Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga, 5- iyo Liiska Guddiga Xubnaha Dowladda Federaalku ku darayso dowlad goboleedyada.

Haddaba hoos ka aqriso dhammaan liiska.

Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal iyo Liiska guddiga Xalinta Khilaafaadka.



2- Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed

Liiska Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga

Liiska Guddiga Xubnaha Dowladda Federaalku ku darayso dowlad goboleedyada

Liiska guddiga Xalinta Khilaafaadka



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip