Booliska Kenya oo toogtay laba Ruux oo dhac u geystay Haweeney Soomaali ah

0
Saturday June 19, 2021 - 19:37:40 in Wararka by
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Kenya oo toogtay laba Ruux oo dhac u geystay Haweeney Soomaali ah

    Ciidamo ka tirsan booliska dalka Kenya ayaa ku guuleystay inay toogtan laba Nin oo la sheegay inay ahaayeen Burcad dhac ka geysanayay wadada Muhoho ee deegaanka Lang'ata ee magaalada Nairobi. Labada Nin ayaa xilliga la toognayay Waaxda dambi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan booliska dalka Kenya ayaa ku guuleystay inay toogtan laba Nin oo la sheegay inay ahaayeen Burcad dhac ka geysanayay wadada Muhoho ee deegaanka Lang'ata ee magaalada Nairobi. Labada Nin ayaa xilliga la toognayay Waaxda dambi baarista dalka kenya ee DCI-da ay sheegeen inay Mobile & qakab kale oo qaali ah ka dhaceen Haweeney mareysay wadada Muhoho ee deegaanka Lang'ata, isla markaana ay is rasaaseeyeen Ciidamada Booliska. Saraakiil ka tirsan Booliska ka howlgalla Magalada Nairobi ayaa waxaa ay sheegeen in raga Burcadda ah ee la toogtay laga qaaday Bustoolad iyo 5 wareeg oo rasaas ah. Dilka Ciidamada Booliska Kenya ay u geysteen labda nine e burcaddda ahaa ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli Maalmihii la soo dhaafay waxMagaalada ee Nairobi ku soo badanayeen burcadda xeeladaha kala duwan dadka ugu dhaca.



 


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip