40,000-kun oo arday oo maanta Imtixaan u fadhiistay degaanada Somaliland

0
Saturday June 19, 2021 - 19:35:41 in Wararka by
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    40,000-kun oo arday oo maanta Imtixaan u fadhiistay degaanada Somaliland

    Imtixaanka Shihaadiga Dugsiyadda Sare ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday degaanada maamulka Somaliland sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada maamulka Somaliland. Ku dhawaad 40,000-kun oo arday ayaa maanta si rasmi ah ugu fadhii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Imtixaanka Shihaadiga Dugsiyadda Sare ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday degaanada maamulka Somaliland sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada maamulka Somaliland. Ku dhawaad 40,000-kun oo arday ayaa maanta si rasmi ah ugu fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee fasarada afraad dugsiga sare iyo sideedaad dugsiga hoose dhexe. Amarkii Puntland ee siddeeddii bishan ay imtixaankaasi kaga mamnuucday gobolka Sanaag ayaana hirgelin, waxaana imtixaanka uu ka socdaa gobolka Sanaag. In ka badan 200 oo goobood ayuu ka dhici doonta Imtixaanka, waxaana daahfuray Masuuliyiinta Somaliland. Imtixaanka Somaliland ayaa sanadkii hore hal maalin dhacay sababo la xariira cudurka Karoonaha oo xoogganaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip