Xisbiga WADANI oo Xukuumadda ku eedeyay inay faregelin ku heyso doorashooyinka Magaalooyinka

0
Saturday June 19, 2021 - 19:14:07 in Wararka by
  • Visits: 194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga WADANI oo Xukuumadda ku eedeyay inay faregelin ku heyso doorashooyinka Magaalooyinka

    Xoghayaha Guud ee xisbiga Mucaaradka WADANI ee Soomaaliland Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in xukuumaddu faro-gelin ku hayso Doorashada Maayirada Magaalooyinka Burco, Laascaanood iyo Oodweyne . Xoghayaha oo Shir jaraa'id Warbaahinta u qabt

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha Guud ee xisbiga Mucaaradka WADANI ee Soomaaliland Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in xukuumaddu faro-gelin ku hayso Doorashada Maayirada Magaalooyinka Burco, Laascaanood iyo Oodweyne . Xoghayaha oo Shir jaraa'id Warbaahinta u qabtay ayaa sheegay in Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland ee Xisbiga Kulmiye ay dib u dhigeen doorashada Maayirka Magaalada Burco iyo kuxigeenkiisa si ay dorashada lacag ugu adeegadan. Waxaa uu hadalkiisa intasi uu ku daray Xoghayaha Guud ee xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI ayaa uga digay Xukuumadda Somaliland uga dgay faragelinta ay ku heyso doorashada, isla markaana ay isku dayaan in helida kalsoonida Shacbaka ay si kale ku helan. Warkan kaso yeeray xisbiga Mucaaradka WADANI ee Soomaaliland ayaa kusoo aadaya xilli dib loo dhigay doorashada Guddoomiyeyaasha Magaaloyinka Burco, Laascaanood iyo Oodweyne, taas oo lagu eedeeyay Xukuumadda Soomaaliland.



 


 
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip