Galmudug oo soo bandhigtay Sahan Caafimaad oo la sameeyay

0
Saturday June 19, 2021 - 19:11:53 in Wararka by
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug oo soo bandhigtay Sahan Caafimaad oo la sameeyay

    Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa daahfuray munaasabad lagu soo bandhigayay warbixin ku saabsan sahanka caafimaadka iyo macluumaadka dadka Galmudug. Munaasabadda ayaa waxaa siwadajir ah u soo Agaasimay Wasaaradaha Caaf

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa daahfuray munaasabad lagu soo bandhigayay warbixin ku saabsan sahanka caafimaadka iyo macluumaadka dadka Galmudug. Munaasabadda ayaa waxaa siwadajir ah u soo Agaasimay Wasaaradaha Caafimaadka iyo Qorsheynta ee Maamulka Galmudug iyo Xafiiska Istaatistikada Qaranka. Madaxweynaha Galmudug ayaa hadaljeedintiisa ku sheegay ahmiyadda ay u leedahay Galmudug xog ka helidda caafimaadka iyo arrimaha bulshada si loo qorsheeyo adeegga bulshada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip