Yaan heli karin?= Musharixiinta maxaa u diiday in ey ku labistaan Dharkii Hidaha & Dhaqanka?=

1
Friday June 18, 2021 - 09:01:32 in Wararka by
  • Visits: 1014
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Yaan heli karin?= Musharixiinta maxaa u diiday in ey ku labistaan Dharkii Hidaha & Dhaqanka?=

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Qola waliba Musharaxoodu waxa uu u soo labistay Suud Cusub oo Abuu Turkey ah, ama Huu dhaay "who Dead” la habeeyay.

 
yaan u soo labisi karin Musharaxooda. Annaguna maanta musharaxeenii waxaan u soo iibinay Suud Cusub. ( F.S:1aad).


 
Berrina waxaad arkee isaga oo Labtop wato oo ku leh: Goot Moorings, loodis and Gantaalmaan, Xuuquuqda Beeshu waa lama taabtaan, Dalka yeelkadiis.
 
FG: Huu dhaay ama "Who dead” Magacu waxa uu soo if baxday berigii Dagaalkii "Vietnam” oo dharkii ey ka dhinteen Asgartii Mareykanka oo jumlo ah, la sii iib geey jiray iyada oo qaarkood uu dhiig ku yiil, waxaana la dhihi jiray ” Who dead” yaa ka dhintay?
 
Maanta Huu dhaay, Suuqa waad ku aragtaa, waxaana la gadaa 3 Dollar Suudkii, Shaleema Super horteeda. kadibna Waxaa la geeyaa Lafadaanyada Casrigaa ee……. , oo Lagu dhaqaa.
 
Iiga jawaab:
 
1. Xagee laga keenaa Suudka Huu dhaayda cusub ee Musharixiinta. ma Dad dagaal ku dhinttay, ma Covid 19, mise?
2. Maxeeyse ugu labisan waayeen Dharka Hidaha & Dhaqannka?
3. Xildhibaankeygu ma ku nuuraa Suudka Cusub?


 
Qore: Yahya Amir

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip