HALKAANKA AKHRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES TALAADO 15XalayJUNE 2021

0
Tuesday June 15, 2021 - 08:07:55 in Wararka by
  • Visits: 502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAANKA AKHRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES TALAADO 15XalayJUNE 2021

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

 XOG: ROOBLE IYO MADAX GOBOLEEDYADA OO KU WAJAHAN KISMAAYO + UJEEDKA

Xog ay heshay Caasimada Online ayaa she egeysa in dhammaan madaxda dowlad gobolee dyada dalka iy Ra’iisul wasaare Rooble ay isugu tegi doonaan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoos. Halkaas maalmaha soo socda waxaa lagu qaban doonaa shirka Golaha Wad atashiga Qaran, waxaana shirkaas marti geli doonta Jubbaland.

Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa shirka ay Kismaayo ku ye ela doonaan waxaa looga hadli doonaa dardar gelinta doorashooyinka dalka.

Sidoo kale waxaa shirkaas lagu qiimeyn doo naa waxyaabihii ka qabsoomay heshiiskii lagu kala saxiixday magalaada Muqdisho 27Xalaykii bishii May.

Illaa hadda waxaa ka hirXalaygalay heshiiskaas in guddiyada doorashooyinka laga reebay qaar ka mid ah xubnihii laga cabanayey ee la tilmaamay inay ka tirsan yihiin shaqaalaha dowladda iyo cii damada qaranka, inkastoo ay weli aysan tallaa badaas ku qancin musharaxiinta qaar.

R/wasaare Rooble ayaa tan iyo markii lasoo magacaabay safarro ku tegay dhammaan xar umaha dowlad goboleedyada dalka, markii laga reebo magaalada Kismaayo oo haatan la shee gay inuu ku wajahan yahay, isla markaana uu halkaas ku shir guddoomi doono shirka Golaha Watashiga Qaran.

DF OO GOLAHA AMNIGA U GUDBISAY CADDEYM AHA DUQEYMO KENYA KA GEYSATAY DALKA

Safiirka Somaliya u fadhiya Qaramada Midoo bay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muuji naya duqeymo Diyaarada ha Dagaalka Kenya ay ka geysteen Gudaha Soomaaliya.

Danjire Abuukar Baalle ayaa Golaha Amma anka ka hor akhriyay cadeymaha ay heyso dow ladda Soomaaliya ee la xiriira waxyeellada Cii damada Cirka Kenya ay ka geysteen Gobalka Gedo, taasoo dhimasho iyo dhaawac ka soo gaa rtay muwaadiniin Soomaaliyeed oo ay ku jiraan Caruur iyo Haween.

Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan ka hadashay qasaaraha soo noqnoqday ee diyaara daha dagaalka Kenya ka geystaan gudaha Soo maaliya, waxyeellana gaarsiisa dad shacab ah, laakiin waa markii koowaad ee ay xukuumaddu caddaymo geyso Golaha Ammaanka ee Q/Mido obay.

Xiriirka labada dowladood ee Soomaaliya iyo Kenya oo muddo kala go’onaa ayaa maalmahan soo hagaagaya, kadib markii DFS ku dhawaaq day inay dib u soo celineyso xiriirkii labada dal, si doo kalane Kenya ay soo dhaweysay.Si kastaba duqeyntii ugu dambeysay ee Kenya ka fulisay deegaanka CeelXalaycadde iyo deegaano kla oo ka ti rsan G/Gedo ayaa waxaa ku geeriyood ay hooyo iyo canug ay dhashay, halka dad kalena oo u ba dan Carruur ay dhaawacyo soo gaareen.

KENYA OO KASOO JAWAABTAY SOOXalayJEEDINTII KA TIMID DF

Dowladda Kenya ayaa soo dhoweysay qoraal ka soo baxay D/federaalka Soomaali ya, oo ay ku casuumtay inay dib u furto safaaraddii ay ku laheyd M/Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha di bedda Soomaaliya 11Xalaykii bishan ayaa lagu yiri "Iyadoo laga duulayo daris wanaagga, JFS wax ay ugu baaqeysaa J/ Kenya in ay dib u furto how lihii diblomaa siyadeed ee ay ka wadday Soo maaliya, DF/Soom aaliyana ay si isXalaydabaXalayjoog ah safaaradda uga furayso Kenya. Dib u soo celinta xiriirkii diblom aasiyaded oo buuxa waxay bi low wanaagsan u noqon do on taa bilowga wadahadalada 2da dal u dhexe eya.”

Kenya ayaa qoraalka jawaabta ah oo ay Sha lay soo saartay ku tiri "W/Arrimaha Dibedda Ken ya waxay bogaadinteeda usoo bandhigeysaa W/Arrimaha Dibedda Soom aaliya, waxayna si xushmad leh ugu warXalaygelineysaa in dowladda Kenya ay soo dhoweeneyso oo ay qireyso cas uumadda DFS ee ah inay dib usoo celiso xiriirkii diblomaasi ee Soomaaliya iyo Kenya.”

Dowladda Kenya ayaa intaas ku dartay inay sida ugu dhaqsiyaha badan u billaabi doonto ha naanka ay ku fureyso safaaradd eeda Muqdisho.

Waxay sidoo kale sheegtay Kenya inay ku casuumeyso safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan inuu dib ugu soo laabto Nairobi, oo uu dib u billa abo waajiba adkiisa.

W/Arrimaha Dibedda Kenya ayaa ugu damb eyn sheegtay inay fursaddan uga faa’iideysane yso inay mar kale u xaqiijiso wasaaradda arrim aha dibedda Soomaaliya inay u hayso tixgelin weyn.

WASIIR DURAAN "DUULIMAADYADA QAYB KAMA AHAN QAADKA KENYA”

Iyadoo Axaddii Dorraad ay dib u bilowdeen du ulimaadyadii Mag aa looyinka Muqdisho iyo Nair obi ayuu Wasiirka Gaadiidka & Du uli sta Hawada Somaliya, Duraan Axmed Faarax sheegay inaanay duulimaadyad aasi qayb ka ahayn kuwa qaadka keena.

Dowladda Kenya ayaa Khamiistii dib u fasax day duulimaadyadii labada dal, ka dib markii ay joojisay bishii May, sababo aanay sheegin awgood. Wasiir Duraan ayaa marka hore yiri "Ko lba sidaad la socoteen illaa iyo bishii May aanu soo dhaafnay bilowgeeda ayay Dowladda Kenya soo saartay digniin ay leedahay waxaan joojinay oo mamnuucnay dhammaan diyaaradaha isaga kala imaan jiray Somaliya iyo Kenya ama dhina cee doontaba hama yimaadaan.

Marka mudda daasi illaa iyo bisha ku siman ayay xanibnaayeen isu socodkii hawada ee lab ada dal, haddana markii dambe inta ay garows adeen ayay ka noqdeen howshii ay ayaga markii horeba mamnuuceen.” Wasiirka ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan go’aanka ay Kenya dib ugu fasaxday duulimaadyada labada dal, haddii ay culeyso ka dhasheen muddadii ay hakadka ku jireen.

"Ka Hay’ad Duulista Somaliya ahaan aad ba anu u soo dhoweynaynaa runtii, maxaa dhacay waa wax dhib ku ahaa labada wadan iyo sha cabXalayba inaysan kala maarmin, laba wadan oo de ris ah oo isku gudbeynin dhibkeeda iyo culeyske eda ayay leedahay.” Ayuu yiri Wasiirku.

This image has an empty alt attribute; its file name is WasiirXalayDuraan.jpg

Duraan Axmed Faaraax, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Somaliya ayaa sheegaya duulimaadyada la fasaxay inaanay ka mid ahayn kuwii qaadka ka keeni jiray dalkaasi Kenya.

"Diyaaradaha iyo isu socodka dadka maahee qaadka iyo howlahiisa iyo ganacsigiisa labada dowladood ayaa u baahan inay ka wadahadl aan.” Ayuu yiri Wasiir Duraan oo u waramay BBC.

Wasiirka ayaa hadalkiisa ku xoojiyay "Du ulim aadyada qaadku ka mid maaha diyaarada ha ha dda isu soconayo ee la furay.”

GUDDOOMIYE CALI YARE OO QAABILAY SAFIIR KA UGANDHA U FADHIYA SOOMAALIYA.

Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga iyo Siyaa sadda Maamulka Gobolka Banaadir Md. Cali Ca bdi Wardheere ayaa Shal ay Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka dowladda Ugan dha Ambassador Mugisha, labada masuul ayaaka wa da hadlay adkeynta Xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Ugandha.

Ambassador Mugisha oo ka mahadceliyey sida loogu soo dhoweeyey xafiiska Amniga ee M/Muqdisho ayaa sheegay in aaney Soomaaliya ka tageerin oo kali ah dhinaca Milatariga iyo da gaalka AlXalay Shabaab, balse ay taageero buuxda siiyaan Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ku howlan sugidda Amniga shacabka.

Mr. Mugisha ayaa intaa ku daray in xiriirka lab ada dal uu aad u wanaagsan yahay taasina ay saamaxdey in ay dalka Ugandha wax ka bartaan ku dhowaad lix kun oo arday oo ku jira kulliyado kala duwan, waxaa kale oo uu sheegay iney xiriir wanaagsani ka dhexeeyo Ganacsatada 2da dal ,isagoo hoosta ka xariiqay iney dalka Ugandha ku nool yihiin ka badan 40 kun oo soomaali ah.

WASAARADDA WAXBARASHADA OO WAXBARA SHO LACAG LA,AAN AH SIINAYSA 57000 OO ARDAY

Wasaaradda waxbarshada, Hiddaha iyo Tac liinta Sare iyo hey’adda CARE International ayaa kala saxiixday mashruuca wax Bar Caruurtaa oo ay ka faaideysan doonan 57000 oo ah caruurta Som aliyeed ee aan aadin scho ol/waxbarasho.Wasaaradda waxbarshadda, Hid daha iyo Tacliinta sare Xukuumadda Federaalka Somalliya iyo hey’adda CARE Internatonal ayaa magaaladda Muqdishu ku kala saxiixday ma shruuca loo yaqaano wax bar caruurtaada (Educ ate your Children),oo ay iska kaashanayaan wa saaradda Waxbarshadda iyo He’adda CARE kaasi oo kordhin doona tirada ardayda Somaali yeed ee aadaya goobaha waxbarshadda lana qo rsheeyay in lagu kordhiyo caruurta hadda wa xbarata tiro gaareysa 57000 oo arday.

Mashruucaan ayaa waxaa wasaaradda waxb arshadda u Saxiixay Agaasimaha guud ee Wasa aradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta XFS mudane Maxamed Caabi Xasan iyo maa mulaha mashaariicda waxbarshadda, hurumarin ta ee Hey’adda CARE International u qaabilsan Somaaliya mudane Ibraahim Maxamed Nuur, inta uu socdo mashruucaan ayaa waxaa maalge linaya Educate a child of Qatar Foundation ee Dowladda Qatar oo soo marsiisay hey’adda CARE International.

MADAXWEYNE DENI OO MAANTA FURAYA KALFADH IGA 48AAD EE GOLAHA WAKIILLADA PUNTLAND

Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu ka furmoKalXalayfadhiga 48Xalayaad ee Golaha Wakiilada Maamulka Puntland.

Kulanka oo uu furi doono Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntl and Saciid Cabdullaahi De ni ayaa waxaa goobjoog ka noqon doona Guddoon ka Golaha Wakiilada iyo inta badan Xildhibaan nada Golaha Wakiilada Maamulkaas.

Xildhibaannada Puntland oo bilihii la soo dhaafay ku jiray fasax ayaa waxaa la filayaa inay ka hadlaan Shaqooyinka adage e horyaalla iyo wixii u qabsoomay tan iyo markii la doortay.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa la filayaa in uu kulanka ka jeediyo khudbad uu kaga hadlayo intii ay qabatay Xukuumadiisa tan iyo markii la doortay iyo waxyaabaha haatan u qorsheeysan.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa la filayaa in uu ka hadlo xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya iyo shirkii madasha wadatashiga do orashooyinka ee uu uga qeyb galay magaalada muqdisho, kaas oo heshiis lagu garay.

Xildhibaannada Golaha Wakiilada Maamulka Puntland ayaa waxaa haatan horyaalla Ajanda ya al dhowr ah oo ay kamid yihiin, doorashada Xub naha Aqalka sare ee dowladda Soomaliya iyo ka doodista heshiiska horumarinta dekedda Boo saaso ee DP World & kuwo kale.

SAADAQ JOON IYO CIIDAMO LA SOCDA OO GAARAY MAGAALADA…

Jeneraal Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Jo on) ayaa gelinkii dambe ee Shalay gaaray maga alada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay laga dejiyey ciidamo aad u hubeysan oo hor dhac u ahaa wafdigiisa Shalay gaaray Dhuusa mareeb.

Saadaq Joon lama hadlin saxaafadda, lama na shaacin u jeedada dhabta ah ee safarkiisa Dhuusamareeb, balse warar ay heshay Caasi mada

Online waxay sheegayaan in Dhuusamareeb uu ka dhigan doono saldhigiisa ugu weyn inta ay socodaan doorashooyinka dalka.

Salkaalkaan ayaa ilaalo xoog leh la tegay Dhuusamareeb, waxaana la sheegay in qorshihiisu uu yahay in uu saameyn ku yeesho doorsha da dalka, gaar ahaan xildhibaanada la gu soo dooranayo Galmudug oo deegaan ahaan uu ka soo jeedo.

Warar aan la xaqiijin waxay tilmaamayaan in uu isku soo sharaxi doono Senator, gaar ahaan kursiga guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Aqalka Sare Abshir Bukhaari, kursigaas oo Aqalka Sare ka soo gala magaalada Cada ado.

Saadaq Joon ayaa maalin ka hor ka soo laabt ay safar dibadda ah oo mudooyinkii dambe uu ku maqnaa, waxaana jirta xurguf xoog leh oo ka la dhaxeysa madaxweynaha waqtigu ka dham aaday Farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo ayaa dagaal toos ah iyo mid siyaasadeedba ku qaaday Saadaq Joon markii uu noqday sarkaalkii ugu horeeyey ee ka hor yimid mudo kororsigii fashilmay ee dhacay 12Xalaykii Abriil, waxuuna Farmaajo garaadihii iyo xuquuqdiisii ciidan kala noqday Saadaq Joon.

Safarka Saadaq Joon ee Dhuusamareeb waxa uu ku soo aadayaa xilli madaxweynaha Ga lmud ug Axmed Qoor Qoor uusan weli soo ma gacaabin xubnihii laga sugayey ee guddiyada doora shada, waxaana maalmihii u dambeeyey soo bax aysay xog sheegeysa in Qoor Qoor cad aad is la xariira magacaabidda guddiyadaas uu ka soo wajahaayo xafiiska Farmaajo oo doonaya inuu sameyn ku yeesho Xigasho:Casimadda.Net.

XILDHIBAAN ZAKARIYE OO SHAACIYEY INUU ASKAR TA MAQAN KALA XIRIIRAY MADAXDA ERITREA – MUX UU SOO OGAADAY?

Xildhibaan Zakariye Xaaji Cabdi oo ka tirsan baarlamaanka waqtigu ka dhamaaday ee Soo maaliya ayaa sheegay inuu xariir la sameeyay madaxda dalka Eritrea, islama rkaana uu wax ka weydiiyey nolosha dhalinyarada Soomaaliy eed ee la weysan yahay.

"Shakhsiyan anigu waxaan isku dayey inaan hubsado warar ka laga faafiyey dhalinyarada loo qaaday Eritrea, waxaan la xariiray madax Eritre an ah, hadde iyagu kuma dhahayaan ciidankiinii ayaan dagaal gelinay, laakiin waxaan kala hadl ay bal inaan dalkaas tegi karo, waxayna ii shee geen in sidii Coronavirus uga dilaacay dunida ay san diyaaradu tegin Eritrea, marka inaan arrinta as soo hubsado ayaan rabay, laakiin si lagu tegi karo dalka Eritrea maba jirto,” ayuu yiri Xildhiba an Zakariye.Xildhibaanka oo wareysi siiyey TVXalayga Universal ayaa sheegay in dhalinyarada ma qan ay uga jiraan kuwo ehel la ah iyo kuwo isa ga la shaqeyn jiray oo sida uu sheegay qaarko od darawaliin u ahaan jiray. "Arinigu halbaan ogahay, dadka Eritreanka ah dhamaantood waa tababaran yihiin oo waa dad u soo dagaalamay xorriyadooda, marka haddii ay ciidan ajanebi ah oo aan ciidankooda aheyn ay geeyaan goob da gaal, waxay sumcad xumo ku tahay ciidankeeda oo waxaa hubaal ah in ciidankaas ay jebayaan oo laga guuleysanayo, marka arrintaas waan hu bsaneynaa,” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Sidoo kale Xildhibaan Zakariye ayaa sheeg ay in haddii arrintaasi ay run noqoto ay dowlad da Soomaaliya ku kacday dembi culus, kaas oo lagu maxkamadeyn doono, "Dunuub weyn wa aye haddii ay dowladdu ku kacday arrintaas oo dagaal ay u dirtay askar Soomaaliyeed.”

Xildhibaan Zakariye sidoo kale waxa uu shee gay in haddii la isku dayo in la tago dalka Eritrea ay aad u fududahay, "Haddii ay diyaarad qaata an xubnaha guddiga ee uu Rooble u magacaa bay baarintaanka arrintaas inta diyaarad gaar ah qaataan ay dowladda Soomaaliya dhahdo Eritr ea diyaaradaas noo fasaxa inay dalka timaado deg deg ayey ku ogolaaneysaa dowladda Erit rea,”ayuu yiri.

Mar wax laga weydiiyey Xildhibaan Zakariye xiriirka kala dhaxeeya dowladda Eritrea ayaa wa xa uu sheegay inuu madaxda dalkaas la leeya hay xiriir qota dheer oo soo jiray ku dhawaad 30Xalaysano.

"Xiriir qota dheer oo waliba 30 sano ku dhaw ayaa naga dhaxeeya madaxda dalkaas, kaas oo soo bilaawday markii ay u dagalamayeen xorriyadooda, sidoo kale anaga waxay garab noo noqdeen markii ay Itoobiya na qabsatay, an agoo siyaasiyiin Soomaaliyeed ah ayaan u tag nay gacan ayey nasiisay dowlada Eritrea xillig aas, saldhig ayaan ka dhiganay abaal gud aye yna aheyd, marka xiriir kale oo gooni ah ma jiro,” ayuu yiri Xildhibaan Zakariye.

LAFTAGAREEN OO SHEEGAY INAY SUGI DOONA AN AMNIGA GOOBAHA LAGU QABANAYO DOORASHADA

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed ( lafta gareen) ayaa sheegay inay u diyaar garoobeen howlaha doorashada Xildhibaannada labada Aqal ee lagu qabanayo degaannada Maamul kaas.

Laftagareen oo Shalay db ugu laabtay magal ada Baydhabo ayaa sheegay inay si weyn u ad keyn doonaan amniga labada Goobood oo

ay ka dhacayaan doorashooyinka labada Aqal ee Magalooyinka Baydhabo iyo Baraawe.

Sidoo kale Madaxweynaha Ko onfur Galbeed waxaa uu sheegay in ay diyaar u yihiin in dalka doo rasho uu galo, dhankoodana ay qa ban doonaan doorasho xur iyo xal aal ah oo lagu wada qanacsan ya hay. Hadalka Madaxweynaha DGKGalbeed laf tagareen ayaa kus oo aadaya xilli dhawa an la filayo in dhawaan dal ka ay ka bilaawdaan howla ha doorashooyinka, iy ada oo la fulinayo heshiis kii doorashada ee lagu gaaray magaal ada Muqdisho.

MASUULIYIIN KA SOCDA CIIDAMADA TALYAAN IGA OO KULAN LA QAATAY AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA

Masuuliyiin ka socda Cutubka ciidamada Taly aaniga oo kulan la qaatay Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Cabdulaahi Xayir Ducaale iyo Taliyaha Ciidam ada Talyaaniga Col Matteo Mineo waxaa ay ka wada hadleen hannaanka ugu haboon ee dib loogu soo celin karo xariirka warbaahineed ee u dhaxeeyay labada dal oo ahaa mid aad u qoto dheer.

Taliyaha iyo agaasimayaasha Radiomuqdisho ayaa kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee Warbaahinta Dowlada sida Tvga iyo Radiyaha waxaa sido kale ay kormeer ku tageen keydka Baaxadda weyn ee Radio muqdisho oo ay ku keydsan yihiin xasuus iyo taariikh dheer ee ay wadagaan labada dowladood ee Soomaaliya iyo Talyaaniga.

MAGAALO MARAYKANKA KU TAALLA OO SI WAYN U MAAMUSI DOONTA CALANKA SOMALIA

Waxaa soo dhow Todobaadka Xorriyadda Somaliya oo bilaabanaya 26Xalayka bishan Juun oo ah maalintii ugu horreeysey ee geyi xor ah oo Soomaaliyeed la suro calanka buluugga ah ee dalka, taasoo ahayd Hargaysa 26Xalaykii Juun 1960Xalaykii.

Haddaba, Maam ulka maga alada Columbus oo ah caa sim adda Gobolka Ohio ee dalka asi Ma raykanka ayaa maa muus gaar ah u sam ayn doonta Calanka Soma liya.

Maamulka ayaa sheegay in Calanka Soma lia la suri doono fagaaraha caanka ee Xar unta Ohio Statehouse ee Capital Sq.

Marka fiidkii la gaarana, waxaa midabbada Calanka Somalia qaab LED ah looga ifin doonaa CXalaybus City Hall, buundada webiga Scioto oo ku taalla faras magaalaha iyo Carwada magaalada ugu ballaaran ee Easton Mall.

17 QOF OO LAGU EEDEEYEY DILKA 300 OO QOF OO DIL TOOGASHO LAGU XUKUMAY, GAALKACYO

Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ay aa Shalay waxaa xukun lagu riday dad gaarayo illaa 18 qof oo dhamaantood ay ah rag, kadib dambiyo culus oo lagu helay.

Sida ay maxkamadda ciidamada qalbka sida ee Mudug ku dhawaaqday, 17 kamid ah raggaan ayaa waxaa lagu xukumay dil toogasho ah halka qofka sideed iyo

tobanaad lagu xukumay xabsi daa’in.

Ragga xukunka lagu riday ayaa lagu soo eedee yey inay dad gaarayo ilaa 300 qof ku dileen mag aalada Gaalkacyo iyo qeybo kala duwan oo ka tirsan deegaanada Maamulka Puntland.

Dadka lagu soo eedeeyey inay laayeen ayaa waxay isugu jireyn xubno kamid ah dowladda iyo shacab rayid ah. Raggan la xukumay ayaa ka hawl galayey Puntland muddo dhan 13 sano.

Ragga xukunka lagu riday ayaa la sheegay inay ka tirsan yihiin ururka AlXalayShabaab isla markaa sna ay u qaabilsanayeen dilalka iyo qaraxyada laga geysto gudaha deegaanada Maamulka Puntland .

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee go bolka Mudug ee maamulka Puntland ayaa she egtay raggan iney isugu jireen qeybo kala duwan oo AlXalayShabaab ah.

Magaalada Gaalkacyo ee Caasimadda Mud ug ayaa waxay muddooyinkii ugu dambeeyey marti gelineysay dilal iyo qaraxyo qursheysan.

Xukunka lagu riday 18Xalaykaan qof ayaa noqonayo tiradii ugu badneyd ee dil toogasho ah lagu xuku mo mar qura taariikhda maamul Goboleedka Puntland

WARARKII UGU DAMBEEYAY EE DHISMAHA WADDA DA MUQDISHO IYO BALCAD

Dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Balcad ayaa si habsami leh u socda, iyadoo maalmihii u dambeeyay la bilaabay in qeyb ka mid ah Waddada la saaro laamiga.Waxaa socda dhismaha illaa 13KM oo laga bilaabay ag agaarka Ex Koontarool Balcad, kaasi oo kamid ah dhismaha waddada is ku xirta Muqdisho iyo Bal cad.

Dhismaha waddada oo muddooyinkii dambe si ha bsami leh u socday ayaa waxaa maalXalaygalisay dowladda Qatar oo saaxiib dhow la ah dowladda federa alka.

Qatar ayaa sid oo kale hore u bixisay mashruu ca dhismaha wad dada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye oo marxalado adag oo uu maray ka dib gabaXalaygabowday, halka midka Muqdisho iyo Balcad uu marayo marxalad bilow ah.

Waddada laamiga ah ee bilowgeeda uu socdo ayaa wax badan ka tari doonta isku socodka ma gaalada Muqdisho iyo Balcad, oo ay hore ugu dhib qabeen dadweynaha.

PUNTLAND OO KA HADASHAY DABKII KHASAARA HA GEYSTAY EE KA KACAY SUUQA BOOSAASO

Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa ka hadlay dabkii xoogganaa ee Habeen hore ka kacay Suuqa we yn ee M/Boosaaso ee Xarunta Gobolka as oo geystay khasaaro hantiyad eed. Guddoom iye Cabdisamad Abwaanka oo la ha dlay warb aahinta ayaa waxaa uu sheegay in dabkii Hab een hore ka kacay Suuqa uu ahaa mid xooggan, isla markaana demistiisa ay ku qa adatay muddo 3 saacadood ah oo xiriir ah.

Waxaa uu sheegay in sababta waqtig hore loo demin waayay dabka ay tahay in la waayay wad dooyin ay soo maraan gadiidkii dab demiska ahaa ee dowladda ha Hoose iyo kuwa Shirkaddaha ay leeyihiin, ma adaama waddooyinka dhexmara Suuqa ay yihiin kuwo ciriiri ah.

Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka Bari ayaa Carabka ku dhuftay inay furi doonaan waddooy inka ku yaalla hareeraha Suuqa oo dhibaato ay ka jirto, isla markaana ay ka shaqeyn doonaan in mar kale aysan dhicin dhibaatadii Habeen hore ka dhacday Suuqa.

Isaga oo sii haayay Abwaanka ayuu tilmaam ay in Shalay ay Go’aan soo saari doonaan, isla markaana waxaa uu shirkadaha bixiya adeega korontada ku eedeeyay inay qeyb ka yihiin dhiba atada oo ay isku dhex daadsan yihiin fiilooyinka korontada, ayna arrintaas kula xisaabtami do onaan.

Khasaaro hantiyadeed oo farabadan ayaa ka dhashay dabkii Habeen hore ka kacay Suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobo lka Bari, waxaana dabka uu baabi’iyay Goobo ganacsi oo isugu jiray Carwooyin iyo dukaaman ku yaallay Suuqa.

QARAX LALA EEGTAY GAARI AY SAARNAAYEEN CIIDAMO KA TIRSAN AMISOM

Faah faahino dheeraad ah ay aa laga helayaa qarax miino noo ca dhulka lagu aaso ah ee laga hago Remote ControlXalayka oo gelinkii dambe ee Dorr aad ka dhacay duleedka M/Bal ad weyne ee Xar unta G/Hiira an. Qaraxa ayaa wa xaa lala eegtay gaari Soomaali da u ta qaano Uuraal oo saarnaayeen Ciidamo Milateri ah oo ka tirsan kuwa Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM,waxaana qaraxu ku qabsad ay halka loo yaqaano buurta qowlo oo ku dhow Baladweyne.

AlXalayshabaab oo weeerar ku qaaday Saldhig ay ku sugnaayeen Ciidamo Weli si dhab ah loo ma oga khasaaraha kasoo gaaray Ciidanka Ito obiyaanka ahaa qaraxii gaarigooda lala beegsa day, waxaana xusid mudan in qaraxa kadib ay Ciidanka fureen rasaas farabadan.

Ciidanka la qaraxiyey ayaa kusii jeeday Sal dhig Ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin halka loo yaqaan Jante Kuundishe ee Gobolka Hiiraan, iya doona Mas’uuliyada qaraxas dhacay ay sheegt een AlXalayshabaab.

Si kastaba AlXalayshabaab ayaa marar kala du wan sidaan oo kale qaraxyo miino ula eegtay ga adiid ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan AMI SOM gaar ahaan kuwa Itoobiya, waxaana dhin

acyada dhexmaray dagaalo geystay khasaaro.


GABAR SOOMAALI AH OO QAAB AAD LOOLA YA ABAY LOOGU DILAY MAGAALADA MOMBASSA

Najmo Macalin Cabdullaahi oo ka mid ahayd ardaydii sanadkan ka baxay Dugsiga Sare ayaa meydkeeda laga helay deegaanka Bonji ee M/ Mombasa, ka dib saddex cisho oo la la’aa.

Xasan Bashiir oo ka mid ah ehelada marxu umadda ayaa sheegay in gab adha ay ugu war dambeysay gelinkii dambe ee Arbac adii ,3cisho ka dibna ay meydkee da heleen

Xasan Bashiir ayaa tilma am ay in gabadha ay is raaceen gabar kale oo saa xiibo ahaayeen, markaasna ay ugu dam beysay.

"Gabar yar bay ahayd oo 19 jir ah. Gabadha waxay maqneyd saddex cisho, waxay baxday Arbacadii 4Xalayta Shalaynimo. Gabar kale oo saaxi ibteed ah ayay guriga iska raaceen, oo ay u raa cday meel la dhaho Martini,” ayuu yiri Xasan Bashiir.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in meydka ga badha uu ka muuqday dhaawacyo loo gaystay, isagoo intaa ku daray inaanay garanayn sababta loo beegsaday gabadha.

"Gabadha dhaawacyo ayaa ka soo gaaray jir keeda meelo ka mid ah, sida wejiga dhinaca dhabanka, kelida oo kale, ilkaha oo afka hore ah. Dhaawacyada meelahaas ayaa ugu wey naa,” ayuu yiri Xasan Bashiir.

Xasan Bashiir ayaa yiri "Gabadha sababta loo beegsaday weli maanan garanin, hadda baarit aan baan ku haynaa, baaritaankaas markaan dhameeno uun baan ogaan doonnaa, Insha Allah.”

Waxaase uu sheegay in dilka gabadha ay ka ga shakisan yihiin gabadhii ay saaxiibada ahaa yeen ee guriga iska raaceen, taasoo ay soo xir een Booliska Kenya.

Soomaalida ku dhaqan magaalo xeebeedka Mombasa ayaa ka carooday dilka halkaasi loogu gaystay gabadha dhalinyarada ah.

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDA HAY’ADDA ICRC

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid C/hi Deni, ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay wa fdi ka socda Hayádda laanqayrta cas ee ICRC oo uu hogaaminayo Madaxa Hay’addaas u qaa bilsan Galmu dug, Puntland iyo So omaaliland Tim filip ros.

Wafdiga ayaa wax aa sidoo kale kamid ah iskuXalayuduwaha amaanka Goobaha shqada iyo Maaraynta dhibaatooyinka ee Soomaaliya Mr Cyril Juarena iyo madaxa Xafiiska Hayádda ICRC ee Puntland Mr Axmed Siciid.

Madaxweynaha Deni ayaa Madaxda Hayád da ICRC uga mahadceliyey booqashadooda, wuxuuna kadib ka dhegaystay warbixin ay ka siiy een halka ay marayaan howlaha gargaar iyo ban i’aadanimo ee ay ka wadaan deegaanada Puntland.

KIISKA ‘ISKU DAYGII AFGAMBI’ EE JORDAN OO LUG AHA LA GALAY MAXAMED BIN SALMAAN

Amiir HamzahXalayha Jordan ayaa doonayey inuu afgamabiyo walalakiis boqor Cabdallaha Laba ad, isaga oo taageero ka helaya Sacuud Carab iya, sida lagu sheegay eedeymo maxkamadeed oo lasii daayey Axaddii oo ka dhan ah laba qof oo kiiskan lagu eedeeyey.Labada qof ee la eede eyey ayaa xiriir dhow la leh Sacuudi Carabiya: Mid ka mid ah waa madaxii hore ee maxkam adda boqortooyada Bassem Awadallah oo hay sta dhalashada Sacuudiga, kan kalena waa ergeygii hore ee gaa rka ahaa ee boqortooyada, Sharif Hassan bin Zaid.

Labada nin ayaa dabaXalayyaaqa da bishan lagu maxkamadeyn do onaa Maxkamadda Amniga Qaranka ee Jordan, waxayna wajahayaan illaa 20 sano oo xabsi ah, haddii danbiga lagu helo, sida uu sheegay mid ka mid ah qareenadooda.

Hase yeeshee Hamza, oo ay isku aabe yihiin boqorka, kaasi oo lagu eedeeyey 3Xalaydii April inuu ku lug lahaa isku day "lagu arbushayo amniga boqortrooyada,” ayaan maxkamad lasoo taagi doonin

Mas’uuliyiinta ayaa sheegay in kiiskiisa lagu dhex xaliyey gudaha qoyska boqortooyada Ha ashimiyadda.

Sacuudi Carabiya si xooggan ayey u beeni say inay wax lug ah u laheyd shirqoolka la tuhu nsan yahay.

Inkasta oo Amiir Hamzah uusan soo horXalayistaa gi doonin maxkamadda, haddana ku lug lahaan shihiisa shirqoolka ayaa xuddun u noqon doona maxkamadeynta,.

"Amiir Hamzah waxa uu go’aansaday inuu qa nciyo damaciisa shaqiyeed ee xukun qabasho, isaga oo ku xadgudbaya dastuurke iyo dhaqan ka Haashimiyadda,” ayaa lagu yiri eedeynta.

Awadallah ayaa warbaahinta Jordan ay u arkaan inuu xiriir dhow la leeyahay dhaxalXalaysugaha Sacu udiga Mohamed bin Salman.

Dacwadda lasoo oogay ayaa lagu sheegay in Awadallah uu "ku dhow yahay saraakiisha bo qortooyada Sacuudiga” uuna dibedda ku leeya hay shabakado xiriir ah.

Hamzah ayaa lagu warramaya inuu ka walacasanaa mowqikfa Riyadh.

"Haddii ay wax igu dhacaan aniga oo jooga Jordan, saraakiisha Sacuudiga ma i caawin doo naan mise?”, ayaa lagu warramay in Hamzah uu weydiiyey Awadallah, sida lagu

sheegay eedeynta.AFP + VOA

MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA ZAMBIA OO LA DHIGAY ISBITAAL

Kenneth David Kaunda oo 97 jir ayaa la dhig ay Isbitaalka Milliteriga ee ku yaalla Caasimadda dalkaas ee LuShalay, iyadoo la ga daaweynayo Xanuun aan la shaacin.

Kaaliyaha Maamulkiisa, Rodr ik Nagola waxa uu sheegay inuu Kenneth Kaunda xanuun dare emay, lana dhigay Xarunta Daaweynta ee The Maina Soko Medical Center ee magaalladda Lusaka.

Waxa uu intaasi ku daray in Kooxda Daawe ynta ku hawlan yihiin sidii uu u soo kaban lahaa Madaxweynihii hore ee dalkaasi.

Kenneth David Kaunda oo lagu naanayso KK waxa uu Madaxweyne ka ahaa dalka Zambia, la ga soo bilaabay sanadkii 1964Xalaykii oo ay ka xor oobeen Gumeysigii Ingiriiska, isagoo xilkaasi ha yey tan iyo sanadkii 1991Xalaykii. Waxa uu ka mid yahay Geesiyayaasha Xorriya dda ee tirada yar Qaaradda Afrika ee weli sii nool.

DOWLADAHA GACANKA CARBEED OO WAR KASOO SAARAY DUQEYNTII XUUTIYIINTA

Dowladaha Imaaraadka, Baxrayn iyo Barla maanka Carbeed ayaa waxaa ay si kulul u cam baareeyeen falkii ay Kooxda Xuutiyiinta ay Diy aarad Daroon ah Dorraad ugu weerareen Gob alka CASIIR ee K/Galbeed ee dalka Sacuudiga.

Afhayeenka Ciiddanka Madaniga ee Gobal kaasi, C/Casiis ALXalayJalban waxa uu sheegay in Di yaaradda Daroon oo laga soo buuxiyey Waxyaa baha qarxa ay ku dulXalaydhacday Dugsi ku yaalla Gobalka CASIIR.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Shalay dib ugu laabtay Baydhabo

Waxa uu intaasi ku daray inaysan cid wax ku noqonin Duqeyntaasi oo burbur u ge ystay Dhismaha Dugsig a.

Dhinaca kale, Ururka Islaa mka ee OIC iyo Barlamaanka Carbeed waxay Cambaareeyeen Duqeynta ay Xuutiyiinta geyst een, waxayna ugu baaqeen Beesha Caalamka inay tallaabo ka qaadaan Dhaqdhaqaaqyada Ko oxdaasi ku carqaladaynayso Deganaanshaha iyo Ammaanka Mandiqada.

FAMILY PROBLEM SOLVED : ARRINTII QOYSKA WAA LA XALIYAY.

Casha dheer ayaa Duqeeda oo Gudoomiye Degmo ahaa ku tiri:

1.War hurdada ka kac oo Salaadda tuko.

2.War Dadkii Xaafadda oo kugu Banaanbaxayo ayaa iridda taagan ee la hadal.

3.War Foolaa i heeyso ee Isbitaalka i geey.

Odaygii oo ku wareersan Jawaabta, ayaa Wiilki isu ku yiri: Aabe ha is daalin ee Sadaxdaba "Gu ddi ha loo magaacbo iska dheh”.

Aabihii ayaa ku yiri: Wiilkeeygoow, Caqligaan waa kaan Caruurta kaaga xushay ee Cilmigaan yaa ku baray ?. Wiilkii ayaa yiri: Aabe soow ma arag Israeli oo Guddi Wasiiradeeda iyo Janarala deeda ah u magacaawday arrinta Gaza ee Reer Falastiin.

Odaygii ayaa yiri: Wiilkeeygoow Arrin kale ayaa i heeysato ee "Shalay ma Jimcaa mise waa Arbaco” ?. wiilkii ayaa yiri: Aabe iyadana "Guddi u saar” ee inteey Jawaab aan jirin u jamceerihaa yaan, ka seexo.

Family problem Solved. Arrintii Qoyska waa la xaliyay.

Ar Ununkaa yaabnay.

Labadaan Warqadood ma saxaa mise Madx daa waa lagu been Abuurtay:

1. Yaa Qoraya, yaase loo qoray? ( F.S:1aad)

2.Yaa laga dacwoona, yaase loo dacwoonaa? ( F.S: 2aad)

3. Saddaxda Maamul Gobaleedna Siraa ku dug an, yaanw, yaanw. yaanw, ee yaa sameeystay, yaase loo sameyastay? ( F.S: 3aad)

Ar ununkaa yaabnay.

QORE: YAHYA AMIR

XAMAS OO JAWAAB KULUL KA BIXISAY LAXalayMEEL DHIG AY KU SAMEYSAY ILHAAN CUMAR

Xarakada Muqaawamada Islaamiga ah ee Xamas ayaa si carro leh uga jawaabtay qoraal kasoo baxay Ilhaan Cumar oo ay kooxdaas kula meel dhigtay Mareykanka, Israel iyo Taliban, oo ay sheegtay inay tahay in dhammaantood lagu sameeyo baaritaano la xiriira dambiyo dagaal.

Ilhaan Cumar ayaa qoraal ay soo dhigtay twi tterXalayka ku tiri "Waa inaan la xisabatan isku mid ah iyo caddaalad u helnaa dhammaan dhiban ayaasha dambiyada ka dhanka ah bani’aadan nimada. Waxaan aragnay dilal aan lagu fakari karin oo ay gaysteen Mareykanka, Hamas, Isra el, Afghanistan iyo Taliban.”

Xamas ayaa taas ku tilShalayy arrin aan la aqbali karin iyo isla meel dhig lagu sameeyey dhibanayaasha iyo dilaaga

"Waxay isla meel dhigtay dhibanaha iyo dila aga, markii ay isku si ula dhaqantay wax iska caabinta shacabka Falastiin, dambiyada dagaa lka ee Israel ee Falastiin, iyo gardarrada Marey kanka ee Afghanistan,” waxaa sidaas bayaan uu soo saaray ku yiri afhayeenka Xamas ee arrim aha caalamiga ah Bassem Naim.

Naim ayaa ku ammaanay Ilhaan taageerad eeda ku aadan cadaaladda iyo xuquuqda dadka la caburiyo ee dunida oo dhan, si gaar ahna xuq uuqda reer Falastiin.

"Si kastaba, waa wax aan la aqbali karin inay sameyso isXalaybarbar dhig caddaalad darro ah oo ka horXalayimanaya xeerarka cadaaladda ee aasXalayaasiga ah iyo xeerarka caalamiga ah,” ayuu yiri Bassem.

Bassem ayaa ugu baaqay Ilhaan iyo dhamm aan kuwa difaaca xuquuqda dadka Falastiin inay qeexitaan sax ah oo ku habboon ka bixiyaan xaa ladda.

Ilhaan ayaa sidoo kale horey ula kulantay dhe elaceyn xooggan oo kaga timid xildhibaanada Yahuudda ah ee CongressXalayka Mareykanka oo ku eedeeyey inay Mareykanka iyo Israel la meel dhigtay "ururo argagixiso.”

DIGNIIN LAGA SOO SAARAY AYAX KU SOO WAJAHAN GUDAHA SOOMAALIYA

Wasaaradda Deegaanka, Biyaha iyo Beeraha dalka Sacuudiga waxay ka digtay inuu Ayaxa, no oca LamaXalaydegaanka uu isbuucyada soo socda ku soo faafi doono dalalka Geeska Afrika, gaar ahaan Somalia, Jabuuti iyo Ethiopia.

Wasaaradda waxay tilm aatay in la rajeynayo in Koronkoro cusub oo Aya xa ay isbuuca soo socdo ku sii faafaan Waqo oyiga Somalia ilaa ay Cimilada qalaylka tahay, isla markaana ay weli jiraan Khataro ku aadan inay qaar ka mid ah Ayaxa Koronkorada ah ka dhaqaaqaan Waqooyiga Somalia iyagoo u gudbi doona qeybo ka tirsan dalalka Yemen iyo Ethi opia.

Dhinaca kale, Warbixin ay soo saartay Hay’ adda QM ugu qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee FAO ayaa lagu muujiyey HJawlgalo Shminj iyo Kontorool oo laga sameeyo Gobalka Bariga Somalia iyo dhamaan Deegaanada uu Ayaxu ku sii faafi karo.

FAO waxay kaloo tilmaamtay inay Hawlgala daasi yaraynj doonaan Fursadaha ay ku sa maysmi karaan Koronkorada, inkastoo weli ay jirto xaalladaha laga walaaco ee Fafafista Ayaxa ee Bartamaha Somalia.

Warbixinta FAO waxaa lagu soo gebagebee yey inay waajib tahay in la kordhiyo Hawlgalada Sahanka iyo Kontoroolka Dhaqdhaqaaqa Ayaxa ee dalalka Somalia, Ethiopia, Sacuudiga iyo Yemen.

DOWLAD AFRIKAAN OO LAYSINKII KALA LAABA TAY TELEFISHIN CAALAMI AH

Afhayeenka Dowladda Algeria iyo Wasaara dda Warfaafinta ee dalkaasi, CAMAAR BALXAY MAR waxa uu ku dhawaaqay in la kansal gare eyey Laysinkii uu Telefishinka France 24 ka hawlXalaygeli jirey Algeria.

Tallaabadaasi ayaa la sheegay inay timid, ka dib, markii uu Telefisinka Fran ce 24 uu si mutuxan uga horXalayyimid Hay’adaha Dowladda Algeria iyo in horey loo siiyey Digniintii u dambeysay si uu Telefishinka u joojiyo Baa hinta Wararka ka dhjanka ahj Qaranka Algeria, waa sida hadalka loo dhigay.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Shalay dib ugu laabtay Baydhabo

Go’aanka ay Dowladda Algeria kala laabatay Laysinka Telefishinka France 24 waxay ku soo beegantay hal maalin kadib, markii ay Doorasho oyinka Barlamaaniga ah ka dhaceen dalkaasi, iyadoo ay kuXalaydhawaad 70% CodXalaybixiyayaasha qaadaceen Doorasadaasi.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Xisbiga Islaa miga ee Dhaqdhaqaaqa Bulsho Nabadeed, C/ris aaq Makri ayaa sheegtay inuu Xisbigiisa Guul Hordhac ka gaaray Doorashadii Sabtidii la soo dhaafay ka dhacday Algeria.

ALXalaySHABAAB OO WEEERAR KU QAADAY SALDHIG AY KU SUGNAAYEEN CIIDAMO

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Kenya ee qey bta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo xubno ka tirsan AlXalayshabaab ayaa waxaa uu saqdii dhexe ee Habeen hore ka dhacay deega an ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Dad ayaa ku warramay in dagaalka uu bilowd ay ka gadaal, markii AlXalayshabaab weerar loo adee gsaday Madaafiic ku qaadeen Saldhig Ciidan ka Kenya ay ku leeyih iin deegaanka Hoosing oow ee Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland.

Inta uu socday dagaalka dhexmaray dhinacy ada ayaa waxaa dadka deegaanka ay maqlay een dhawaqa rasaas xoogan oo la is dhaafsan ayay, in kastoo aysan xaqiijin khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo weerarkii dhacay.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii daraya an Ciidanka Kenya ee ku sugnaa deegaanka Ho osingoow ay tuureen Madaafiic Jawaab ah oo aan la ogeyn halka ay ku dhaceen, waxaana Shalay degan xaaladda deegaankaas.

AlXalayshabaab ayaa marar kala duwan weeraro isugu jiray qaraxyo iyo mid toos ah ku qaaday Sa ldhiyo Ciidanka Kenya ee qeybta ka ah how lgalka Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin degaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland.

Masar Oo Codsi U Dirtay Dalal Ay Ku Jirto Soomaaliya

Description: Vice-Chairman-of-Banque-Misr-Akef-El-Maghraby (1) KuXalayxigeenka Guddoomiyaha Bangiga Masar, Akef ElXalayMaqrabi ayaa khudbad ka jeediyay Ma dasha Koowaad ee Shirka Hay’adaha Dhiirig elinta Maalgashiga Afrika ee IPAs ee Dorraad lagu qabtay magaalladda loo dalxiisXalaytago ee SharmaXalayShe ekh ee dalka Masar.

Guddoomiye Akef ElXalayMaqr abi ayaa waxaa uu tilmaam ay inuu Bangiga Masar ka codsanaayo dalalka Somalia, Jabuuti iyo Kenya, Laysin ay kaga shaqeysan karaan dalalkaas.

Bangiga Masar waxa kale oo ka hawlgalaa 4 Waddan oo Afrikaanj ah, iyadoo uu horey Farac uga furteen dalka Ayfori Kosti.

Bangigaasi oo la asaasay sanadkii 1920Xalaykii, waxay Dowladda Masar la wareegtay ama qar amaysay Xilligii Madaxweynihii geeriyooday ee dalkaasi, Marxuum Jamaal C/naasir Xuseen sanadkii 1960Xalaykii.

Dhinaca kale, Ra’isulXalaywasaaraha dalka Ma sar, Mustafa Madbuuli waxa uu bilowgii bishii April ee sanadkii 2019Xalaykii la kulmay Wasiirkii ho re ee Arrimaha Dibedda ee Somalia, Axmed Ci ise Cawad oo ay ka wada hadleen IsXalaydhaafsiga Ganacsiga ee Somalia iyo Masar iyo sidii Faraca Bangiga Masar oo ay Dowladda Masar leedahay looga furi lahaa Somalia.

Taliye Muhiim U Ah Ururka Daalibaan Oo La Qabtay

Taliye Ruuxullaahi Ruuxaani oo ahaa Taliye qeybeed ka tirsan Ururkaasi ayaa lagu qabtay Hawlgal ka dhacay Degmadda Yangi Qala ee Gobalka Takhar ee Waqooyiga dalka Afgan istan.

Afhayeenka Deegaanka, Xamiid Mubarays oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee Shinhuwa ayaa sheegay in Taliyahaasi lala qabtay mid ka mid ah Ilaaladiisa, kadib, markii ay Hawlgal Khaas ah fuliyeen Ciiddanka Sirdoonka Afganistan ee NDS.

Dhinaca kale, Ciiddan ka Ammaanka ee dalka asi waxay dib u qabsad een Degmadda Khaan Abad oo ay Malee shiyadda Daalibaan la wareegeen dabayaaqadii isbuucii hore.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip