Taageerayaasha Barcelona Oo Aflgaado Jinsi Faquuq Ah U Geystay Cristiano Ronaldo Intii Ay Socotay Xuskii Johan Cruyff Ee Kulanki El Classico

0
Tuesday April 05, 2016 - 13:32:55 in Sports News by
  • Visits: 715
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taageerayaasha Barcelona Oo Aflgaado Jinsi Faquuq Ah U Geystay Cristiano Ronaldo Intii Ay Socotay Xuskii Johan Cruyff Ee Kulanki El Classico

    Hey'da dulmeerta la socodka jinsi faquuqa Spain ayaa eedeyn disha kaga tuurtay kooxda Barcelona oo ay jamaahiirteeda ku aflagaadeyeen Cristiano shakina ka abuureen jinsiyadiisa intii lagu guda jiray kulankii EL Classico ee dhexmaray labada koox.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hey'da dulmeerta la socodka jinsi faquuqa Spain ayaa eedeyn disha kaga tuurtay kooxda Barcelona oo ay jamaahiirteeda ku aflagaadeyeen Cristiano shakina ka abuureen jinsiyadiisa intii lagu guda jiray kulankii EL Classico ee dhexmaray labada koox.

Intii lagu guda jiray waqtigii xusitaankaJohan Cruyff, who died oo dhawaan u geeriyooday cidirka kansarka waxaa qeyb kamid ah codadka jamaahiirta Barca laga maqlayay aflagaado ay u geysnayaan Cristiano Ronaldo, sida ay qoreen jariiradaha Spain kasoo baxa badankooda.

"Waxyaabahani waa nasiib daro, ceeb iyo wax ciqaab lagu muteysan karo marka la eego qaanuuka Sport ee 2007, ciyaartooyda iyo garsooreyaasha waxay badanaa la kulmaan aflagaado iyo jinsi faquuq, ciqaab tusaale u noqota kuwa qaldan ayaa loo baahan yahay” ayuu yiri agasimaha guud ee hey’da ay ku mideysan yihiin raga iyo dumarka uu damiirkooda jinsi qaldamay ama uusan aheyn sidii loogu talagalay.

cr7

Ramirez ayaa intaa ku daray "[Cristiano] Ronaldo wuxuu dhexda kaga jiraa su’aalo ay saxafiyiinta iyo dadka isaga neceb iyo taageeroyaasha kooxaha kale ay ka keenayaan jinsiyadiisa raganimo si ay u ceebeyaan isaga, laakin argagax galinta jinsiga ma ahan in qofka lagu tilmaamaba uu yahay qofaan rag aheyn, laakin taasi waxay kaliya xanuun dareensiineysa dadka dhibkaas qaba, arintaan ma aha wax aflagaado laga dhigo ama wax lagu ceebeysto” ayuu yiri ninkaan ka madaxda ah ururkaas.

Cristiano ayaa mudooyin kii u danbeeyay dhexda kaga jiray dood ku aadan jinsigiisa aadaminimo iyadoo ay saxafiyiinta qaar ee isaga dhaleeceeya ay ku tilmaamaan sababta uu aado Marooko iney tahay arin jinsi uu la leeyahay feer yahanka wadankaas u dhashay ee Ahmed Al Badri.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip