Madaxweynayaasha Galmudug & Hir-Shabeelle oo Salaada Ciida la dukaday Boqolaal Shacab ah

0
Thursday May 13, 2021 - 11:22:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynayaasha Galmudug & Hir-Shabeelle oo Salaada Ciida la dukaday Boqolaal Shacab ah

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaaMaanta boqollaal shacab iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug kula tukaday Salaada Ciida masjidka INJI ee Magaalada Dhuusamareeb.

 

Madaxweynaha ayaa shacabka ku dhiirrigeliyey in la caawiyo dadka masaakiinta ah, lagana wada shaqeeyo xoojinta amniga & midnimada umadda Soomaaliyeed si dalka uu u gaaro horumar iyo amni.

Dhinaca kale Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa salaada ciida kula tukaday boqolaal shacab ah iyo madax kala duwan aqalka madaxtooyada Hirshabeelle ee Magaalada Jowhar.

Madaxweynaha jaaliyada Soomaaliyeed gaar ahaan reer Hirshabeelle inay iscaawiyaan oo ay caawiyaan dadka daadku qaaday, agoonta iyo danyarta ah eek u nool degaannada Maamulka Hir-Shabeelle.

Guud ahaan Gobolada dalka Soomaaliya iyo Magaalada Muqdisho ayaa Maanta siweyn looga Ciiday Maalinta Koobaad ee Ciidul Fitriga, iyada oo Madaxda dowladda & Dowlad Gobleedyda ay u hambalyeeyeen Shacabka Soomaaliyeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip