Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda

0
Wednesday May 12, 2021 - 21:00:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabada Ciida.

"Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambaleyeynayaa munaasabadda Ciidda Soonfur, waxaan dadka wax heysta ka codsanayaa inay caawiyaan dadka walaalahood ah ee ay waxba heysan si ay ula qeyb sadan farxadda ciidda, waxaan Alle ka baryayaa in ciidaan teeda kale nagu gaarsiiyo Nabad iyo barwaaqo.” Ayuu yiri Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip