MAAMULKA IYO HOWLWADEENNADA WABKA WWW.MOGTIMES.COM OO UMADAHA MULIMIINTA MEEL KASTA OO AY JOOGAANBA LEH CIID WANAAGSAN

0
Wednesday May 12, 2021 - 19:03:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 517
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAAMULKA IYO HOWLWADEENNADA WABKA WWW.MOGTIMES.COM OO UMADAHA MULIMIINTA MEEL KASTA OO AY JOOGAANBA LEH CIID WANAAGSAN

    Maamulka iyoHowladeennada Wabka Mogtimes.com waxuu dhammaan Akheistayaashiisa iyo Macaamiisha ku taxan ugu HamblayeynayaanMaa;maha Ciidul Fidriga oo caawa at bilatay Bisha Shawaal waxaan alle ugu baryeyneynaa in ay samo ku ciidaan. Sidoo kale w

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka iyoHowladeennada Wabka Mogtimes.com waxuu dhammaan Akheistayaashiisa iyo Macaamiisha ku taxan ugu HamblayeynayaanMaa;maha Ciidul Fidriga oo caawa at bilatay Bisha Shawaal waxaan alle ugu baryeyneynaa in ay samo ku ciidaan. Sidoo kale waxay umadaha muslmiinta iyo gaar ahaan ummada soomaaliyeed leeyihiin CIID MUBAARAK Waxayna alle ugu barayeyaan in Muslimiinta ay Guuleystaan, waxana All SWC ka Rajeyneynaa in uu Gudashadii Bishii Barakeysneyd ee RAMADAAN Kherykiisa na Waafajiyo.. AAMIIN .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip