Musharax Daahir Geelle oo la kulmay dhalinyarada Aqoonyahanka ah

0
Wednesday May 12, 2021 - 21:54:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Daahir Geelle oo la kulmay dhalinyarada Aqoonyahanka ah

    Gudoomiyaha Xisbiga Dan Qaran musharrax madaxweyne danjire Dahir Mohamud Gelle ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah dhallinyarada aqoonyahannada ee ka shaqeeya Jaamacadaha daka, hay'adaha caalamiga ee ka shaqeeya dalka iyo hay'adaha g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Dan Qaran musharrax madaxweyne danjire Dahir Mohamud Gelle ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah dhallinyarada aqoonyahannada ee ka shaqeeya Jaamacadaha daka, hay'adaha caalamiga ee ka shaqeeya dalka iyo hay'adaha ganacsiga gaarka ah. Musharraxa ayaa dhallinyarada si qota dheer ugala dooday xaaladda dalka ee xilligan, caqbadihii la soo maray sanadihi danbe iyo sida looga gudbi karo xilliga kala guurka. Dhallinyarada ayaa musharraxa kula dardaarmay in laga wada shaqeeyo sidi dalka ay uga dhici lahayd doorasho loo wada simanyahay oo xor iyo xalaal ah.

0⁹




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip